Dhamaanteen naarta waan ka baqnaa, janno inaan galnana waan jecelnahay lkn wax baa inaga hortaagan, waxaasna waa sheydhaan nacalad ha ku dhacdee aan la dagaalno si aan uga guuleysano si an naarta uga badbaadno 😢😢😢😢😪
Asc. Team ka wan salamaya inta kadib waxan rabaa inan idin dhaho horta dhalin yara idin dawata iyo carur io dad wawaynba. Markasta oo qawananta babjey is qawiway aad si kaftama ugu so daraysan inad ka jojisan ban idin ka codsan lahaa sbabto ah qawanantii ceebta ahay baa waxad ka dhigaysan. Wax funny ah. Yacni waad cadiyay naysan idin kon is ogayn. Fadlan marka kadaya mahadsanidin🎉
Macalutalaahi caleyk Baba jayow ilaahay halkaa mid dhigo kuwa caawa dabkooda dansanyahay adigana saanaa cuntada ugu cayaaraysaa dadkalana caawa dabkooda dansan cadalad maahan lkn ilaahay kuuma siin cuntada inaa SAAn ugu cayaartid wlhi comment biss AA Ku so qoray eema daawan
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
❤️صلئ الله عليه وسلم❤️ صلئ الله عليه وسلم❤️
Ku Sali nabiga 🥺 scw 😢
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
Scw scw scw scw scw
Dhamaanteen naarta waan ka baqnaa, janno inaan galnana waan jecelnahay lkn wax baa inaga hortaagan,
waxaasna waa sheydhaan nacalad ha ku dhacdee aan la dagaalno si aan uga guuleysano si an naarta uga badbaadno 😢😢😢😢😪
Sax waaye nio😢
Captanka waa legend ❤❤
Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤
Wllahi teamkaan waa funy ❤❤ captan waa legend wanku Salaamay
Asc. Team ka wan salamaya inta kadib waxan rabaa inan idin dhaho horta dhalin yara idin dawata iyo carur io dad wawaynba. Markasta oo qawananta babjey is qawiway aad si kaftama ugu so daraysan inad ka jojisan ban idin ka codsan lahaa sbabto ah qawanantii ceebta ahay baa waxad ka dhigaysan. Wax funny ah. Yacni waad cadiyay naysan idin kon is ogayn.
Fadlan marka kadaya mahadsanidin🎉
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
Baaba 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
😂😂😂😂😂 idirilka luguhiisa inta aragtay like isaar😂😂😂
Wllahi treamkaan waa funy ❤❤captan waa legend wanku Salaamay
Wllahi treamkaan waa funy😂😂
Baaba jeey dhaqan kaan dheelada ah joojiya Aduunka oo dhan baa laga fiirsan Challenge kale keena
Keep going bbd 800k coming soon inshallah 🎉
Baara respect 🙏 🫡
Kan saa u wabineesid ficiisa kareebtay captan caloley 😅😅😅😅😅😅
Wxn wa cayar xumo babajey muqalkan kulabo dadka wx sii adaba iska cunayee 😊
Wllhi idiris funny weeyi ninkaas marnaba teamka haka saarina
Three lenegns ❤🎉🎉🎉
At maxaa isku Duubee horta Ar Idirisaa # Lagend kabtan Baara sxbkisa Baaba Qalbigiisa Ayuu ilaaliyay
Idiris bis is kadhe😂😂😂😂😂😂😂 baaba je jii❤❤❤❤
Captain baraa funny wlhi😂😊
Idriska fiirsady mana qoslin 😂😂😂😂maskinkan dheylo haukenina😂😂😂😂
First coment 🎉😂❤ adkaatay qaali 😢
Captain wllhi leggen wye mar walbo Idiriska ayuu caawiyaa
Three legends ❤
Baba jey idiriska itaabo ikusalaam sxbkey wankufana wankutaqera. Plz reply isogaal
Waa ii sheegi kara nombarka jiif duuliye wll igu cawiya
Baaba jiis muna miski soo celi 🎉😂🎉
Captan io baaba
Idiriska adinku dhinto😂😂😂😂😂😂
Waa qofka kliya dilkiisa wuu fudud yahay 😂😂😂
Dharag buu udhimn doonaa😭😂
Baba jeey hore usoco❤🎉 800k coming soon insha'Allah ❤ from Kenya Nairobi
Hadaa Anaga Dhan Wax Barano Yaa Beri Kawaha Noo Caseenaya Ani Waxbarasho Saas Ku Diidey 🥺
❤ Baaba jeey legend wanku wataa ❤lkn ciyarta sideda uqabo wayo wandawenaa sharaf uyel ciyalka xitaa madawan Karan somahan
Wlh cawo manoli team BBD wniwata❤wlh farxadina waa farxadydha❤️plz part 2 i a
M.a lkn idiriska haku celelin afkaga waxa kaso hara bro
Wlhi qosol aa meeshan yaalo😂😂 Idiriska cid lahadashay maleh😂 asi lee yaabay
Walalyaal wadanka bahii baa jirto idinka cuntada ku cayaresa ee ilahay ka xishoda subxalalaah🙄
Macalutalaahi caleyk Baba jayow ilaahay halkaa mid dhigo kuwa caawa dabkooda dansanyahay adigana saanaa cuntada ugu cayaaraysaa dadkalana caawa dabkooda dansan cadalad maahan lkn ilaahay kuuma siin cuntada inaa SAAn ugu cayaartid wlhi comment biss AA Ku so qoray eema daawan
Inta ugu fiican ka cunaa dad kula jooga xita camerada kadib cuna ma garanayo
Talented Team
Dad maanta waxaa jira baahi u dhimanaya dadna saan ay yeelooyan😢 aaqiro isla xisabtan ayaa yaalo😅
Sax waye walahi
Idiriska Somali maaha😢
Wixii oo dhan waa uu qasay tartan meesha kama dhicin in la dheelo lamkaftama muhiim
❤❤❤❤kabtan baara waa lageen
Zxp baaba jeyow mrk dhelada kunistisa bilaweysiin bisinka kubilaawa😢
Ma.dukado miyaa idiriska luga ku wasaq badanaa
Adi maxad isku duubtay idiriska dhib badanaa😂😂😂😂
Hadaa janal kayga aad boqato dhibka kuhaayo alle hakaa dul qaado😢❤
Waa ku sooo bookhday adna isoo bookho
Kan saa u wabineesid ficiisa kareebtay captan
Bas ku dhex raftay dadka ila yaween kkkkkk😅😅😅😅😅 😂😂😂😂
War guriga wasaq badanaa aad jogtaan ?? Idriska lugahisa fiiri 😮
Keedsane waa soo biiray boy let's go😂😊
idiriska iitabo iyo catoosh yare cunto ayaa aakhirka dilaysa 😂😂😂😂
Team Idiriska ismujiyaa
Idiriska oo dheylo arkay waji ma.alahan wlh ❤
Madhargaayo idoros
Macaan gooya aynu xasuusano😢
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤️❤
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂
Isfahankii aat ayaan uga heley masha allah idiriska katiin iyo quful lewaye xal kale uma hayo asxabey
Asc asxaabta nasoo booqda waxaad naga helaysan sheeko quruxbadan
Idiriska iyo cunno yaa reenaayo ani yaabee😂😂😂😂
Cawa sidan u qoslay ilahay umbaaa og😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
BABA JEEY SHACDIYO SHARAF NOOKEEN BRO
Saaxiibtinimadaasi xagay ku danbaysay way na waaleen e
Maxay marka hore Video noocan ah noogu soo duubayeen ...haday dhamaanayso 😢😢😢😢
Sax waaye baaba maxa isku duubtay horta 😂😂😂😂😂😂 ar idiriskaaa 😂😂😂
Always kabtan bara he's legend
Baba jey iyo kartan vara idiriska yoo idiinku dhiman waa dharagtay makssaayo dheylada iyo bariiska ka ilaaliya hadii kale waa idinku qarxaa
My love adunka kugu jeclahay mcney ❤️❤️🥺😭
Baaba waa baahan yahay caadi ayuu udilooyaa bariiska
BBD LEGENDS❤❤❤
Idiriska dhawac ayuu noqday miyaa
Team keliye iga qosolsiyo abti bara idiriska iyi babajey 😂guleysta Cunug yer guriga jogo wuxu jclyahay babajey hadal dhan asiga ku bartey
baara waxaa soo xasuusaty markii akabtanka ahayd ciyarta kahor 😊😂
Gumeysigii oo cad baaaba jiiiis
Masha aliha ❤️🤙
Mᴀsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ❤
Qaladaka ciyrta baba sameye😢😢😢
Hhhhhh ala manooli wlh waan fuury 😂😂😂😂
Waxan aad dhala ka daartay naga dami fikirkan xun ya kenay
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
Yaawaaye adi
Idiriska dhooso ka fakatay party 2noso dhig baba jey ❤
Idirisa waa legend wlhi🎉❤😢
😂😂😂😂😂 idiriska waa qosol miiran wllhay😂😂😂😂
Soo badiya asxabta ❤❤
Bisinka amuuu dilaaca idriskA😂😂😂
Wllayal muraad ayanleyahay isoduceya plz😢😮❤😊
wlhi ciyaar aad kala maqan tihiin nuurmalahan wlhi wan idin taaganahy ddb
Chalange xiga idiris dheylo diyaarsan ha keeno inuu dheylo chalang yahay yaa loo sheegin kadib halo dhaho chalange gacmaha liska xeraayo waaye kadib dheylaha hortiisa hala so dhigo halagu hor cuno
jow kow now doqmahan walahi wan ku qosla waayo aqliga carurta bay le yihin jow kow now hadana bow
Kuwaan yaa iigeeyo 😅😂
Fv team la antina abar wa 😂✊
Waxan lahadlayana Waa 1xbet
Idiriska wajigiisa EEG in uu wax cuno ma ahan maba farxayo yahu kan walahi dantiisa bas rabaa
Hadhintee dhaaf😅😮
Wllhi saanaa Mac ee halaku wado baabajeey
Baba jey tartamada nuucan ah ka reeb idiriska walahi wa habenkii labad an dawan
Bab markale hakenin asaganah dhagax iyo dhuxul luwada hada nah Saan uu udhaqma ciyarti oo xararad laheed keen bab
Bisinka amo dhinta idiriska😂
Team idiriska ismuujiya😂
Baba jey in lafero ayn kabaqa
Xaqiiqatan waa la isku jawaabaya labadda dhinac