Maansha Allah 👍 Garaad Jaamac Garaad Cali waa nin caqli badan markaa waxa loo baahan yahay in aynu ilaashano oo aynu u ducayno Garaad cimri dheer iyo caafimaad taam ah Illahay idamkii amiin ya rabi
Masha allah Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac Garaadka guud ee beesha Daarood Geesi halgama ah aan kufaano guud ahaan beesha Daarood from Geri Koombe Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha barakeyo garaadka ummada , Waxan ku baaqaya 2 ino kala doora ma rer snm baynu garabsana o wax ina dhamays Tira kadoonana mise tolken iyo harti baynu garab ina dhamays Tira ka doonana , so kala sheega dhankan u jesan lahayn
garaad jaamac garaad cali meeshay tahay baad dhigtay ee wallay wa garaneyna dadka idoor sirta kahayan oo weli kaquusan isaaq ee jamaahiirta joogta ee wel wel bajiro dee taladaadu wa sida sax da ah ee allaah haku xifdiyo
Alla ayaandarro weynaa tolkey dhulbahante ma heer kaasay marayaan in odey u taliyo maanta oo mustaqbalkoodii kolba si kayeelo Maamulku maanu madaxweyne lahayn, mee maye aqoonyahnkii dhulbahante maye waxgaradkoodii maye kuwii ay ahayd in ay maanta taliyaan oo aqoontooda iyo garashadooda ku hormariyaan
garaad wa runta wacadahay in horgalo xanuunsan weli kaquusan idoor oo xata lagu yidhi berbera maal gasta intad garacad iyo majeerten aadeysan ee horgaladas wa in laga takhaluso
Bal Ka warran Garaadow, haddii SSC iyo Buntland wax ku heshiiyaan oo ay samaystaan maamul ballaadhan oo ay noqdaan Dawlad- Goboleed qudha. Aniga wax ay ila tahay in aad noqon doontiin kuwa hoggaamiya dawladda Soomaaliyeed ee mustaqbalka.
@@ya3746 adaa nasab weyn ee wax hakuu qabto anuu dhulkaygii waan haystaaye laga bilaabo caynaba ilaa wajaale amni, shaqo abuur, waxabarasho, iyo horumarba alx " من بطأ به عمله لم يسرع به نسبه" Xadiis kaasna si fiican u baro jaahilow
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋❤ there are absolutely right both of them Garaad Jama Garaad ismacil iyo Garaad Jaamac Garaad Cali Allaha Xafidullah GUUL SSC Khatumo Staat Puntland Staat there are twin brothers and they always share a bones and share sweet and blood GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
Waa runta. Xasan shiikh baa ka dhiga ye adiga. Yaa ka dhigaya. Arinku waa xeegana xeego u noqtaa ilka a u nabad gala an. Waxni waa rayi. Go an maaha. LAKIIN waxaa ku jira xaqiiqiyin badan baa ku jira
Khaatumo SSC shaqo hakaqabtaan Kuwaas was la ogyahey mushahar BEY qaatan oo welli lasiiyaa Xamar iyo hargeysaba waa lagasiiya Lacagtas been madoow iyo Kuwa kala kashqeynya shaqo adag Baatal
Oo Galmudug ba oo gobol iyo bar ahba waa maamul goboleed xubin ka ah D ka. Ssc uma baahno in deegaan lagu biiriyo. Sideedey ku noqon kartaa dowlad xubin ka ah DF ka.
isimkas oo kale ba laga raba beesha dhulbahante weligisna maracin somaliland, kuwa hadalada qalocinaya ee laascanod kahadlaya talada udaaya isimka guud wana nin mabda adag ,waana isim harti isku hayn kara xata iyago kala siyasad ah
Garaadku Runtuu taabtay Khatumo wa in Gobal ay heshaa si lo sugo dowlad nimadeeda Waa wajib inaan ka mid noqono dowlada federalka xasan sheekh bari wuu dhacaya sidii kuwii hore Gabalka mudug wlaalayal inoo garab noqda
horta ssc khaatumo hadi mudug laguso daro iyo hadi laguso daran ba wa maamul dhismay oo guuleystay laakin garaad wa sax in ssc iyo puntland ay kala maarmi karin dee mudug qayba ah ssc oo reer puntland degaameysten ee harti bay utaala inay wada fadhiistan oo goaamiyan
Maansha Allah 👍
Garaad guulayso geesi Daarood, Harti waa midaysanyihin Dhubanhatana ka ba siidaran midnimada
Maansha Allah 👍
Garaad Jaamac Garaad Cali waa nin caqli badan markaa waxa loo baahan yahay in aynu ilaashano oo aynu u ducayno Garaad cimri dheer iyo caafimaad taam ah Illahay idamkii amiin ya rabi
Garaad jamac garad cali
Guuleyso garaad run baad sheegtay
Ilaahey ha inoo kaa barakeeyo
Aamiin aamin alahayoow
Runtii gaadku waa gob laakiin gun baa rifaysa maansha allaah laakiin daarood iyo harti iyo somaliweynba garaadka way jeceshahay
Garaadkeenow inaad tahay nin Tiir udub dhaxaad aan weligii liicin Dhulbahante doowlad qaas leh waan ognahay. Garadadeena Garaad Jaamac Garaad Ismaciil, Garaad Soofe, Graad Cabdulaahi Garaad Saleebaan, Ugaasyada, boqorada Dhulbahante Allha idin sharfo kuli, shir weeyne ALLAH bari hala qabto Quraan badan lagu akhriyo saaxiriinta Idoor lagu jabsho.
💯 waa xaqiiq hadalka garaadku waana ma hurto in la wada hadlo dawlad goboleedka puntland
Garaad ilaah ha ku xafido guul gobinimo SCC Khaatumo State
Waalidii ugu weynayd ayuu saarey
garad wan kusalamaya anoo jigjiga jooga dhag jalaq ha'usiinina dadka iney iskukiin diraan raba, waa propaganda ay wareejinayan cadawga dhulbahante ee midooba dadkaygiiyow.
Mshaa allah rabi haku xifdiyo💓
Gaarad
Garaad jaamac garaad cali ilaahey ha noo xafido waana geesi aan gabasho aqoon sharaf deeqsimo la u dhamaayey
GARAAD KII KAA SHAKIYA IN AAD WAX LEEXINAYSO WAA DULI AAN DHULBAHANTE KA MID AHYN, ILAAHY BA KU JECEL ILAAHYNA WAA KULA JIRAA ❤❤❤GARAAD JAAMAC GARAAD CALI GARAAD JAAMAC XAFIDULAAH HALYEEY❤
Garaad jaamac waa geesi aan libiqsan ❤
Garaad JAMAC ILLAHAY haku xifdiyo MANSHA ALLAH horgalada noocas halaga soosaaro sharciyad
Masha allah Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac Garaadka guud ee beesha Daarood Geesi halgama ah aan kufaano guud ahaan beesha Daarood from Geri Koombe Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
garaad jaamac garaad Cali guleyso❤❤
Allah ha barakeyo garaadka ummada ,
Waxan ku baaqaya 2 ino kala doora ma rer snm baynu garabsana o wax ina dhamays Tira kadoonana mise tolken iyo harti baynu garab ina dhamays Tira ka doonana , so kala sheega dhankan u jesan lahayn
Maasha allaah garaadkeena
ILAAHEY hakudaayo cadowgana hakaa xifdiyo
garaad jaamac garaad cali meeshay tahay baad dhigtay ee wallay wa garaneyna dadka idoor sirta kahayan oo weli kaquusan isaaq ee jamaahiirta joogta ee wel wel bajiro dee taladaadu wa sida sax da ah ee allaah haku xifdiyo
ManshaAllah guuul guuul ssc 💪🏾💪🏾💪🏾♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Masha Alla Garaad❤
Afkaaga caano lagu qabay
GARAADKU SIYAASADA UU WADAA WAA MID AAN WANAAG CIDNA UGU JIRIN WAANA IN COLAAADA ISAAQ IYO DAAROOD SII JIRTO , BALSE XALKU WAA NABAD IYO UMMADA WANAAG IN LA DHEX DHIGO.
Alla ayaandarro weynaa tolkey dhulbahante ma heer kaasay marayaan in odey u taliyo maanta oo mustaqbalkoodii kolba si kayeelo
Maamulku maanu madaxweyne lahayn, mee maye aqoonyahnkii dhulbahante maye waxgaradkoodii maye kuwii ay ahayd in ay maanta taliyaan oo aqoontooda iyo garashadooda ku hormariyaan
Ilaahay ha xafido Garaad Jaamac Garaad Ali
Garaad jaamac garaad cali illaahay ha noo xafido waan geesi aan gaban aqoon iyo gobanimo
Mashaa Alla ❤
Mashaallah graaad ilaahey ha ku cafido🙏🙏😇
Maanshalaah Maanshalaah Amaano Hartiyoow Iyo dhamaan
Daarood iyo
Inta midnimadjecel
Allaha ku barakeeyo hogaamiyihiyo...midiyaha tolkayna...iyo xoraynta dhulkeena
SSC WA PUNTLAND
PUNTLAND WA SSC
❤❤❤
Waxwalbo ashegte wa sax garaad labo dowlad o walalo eh o isladagan waye
Garaad inta aad puntland kala jareyso maad laascaanood kusoo biirisid garacad laascaanood see looga xukumayaa yaab
Great speech
garaad wa runta wacadahay in horgalo xanuunsan weli kaquusan idoor oo xata lagu yidhi berbera maal gasta intad garacad iyo majeerten aadeysan ee horgaladas wa in laga takhaluso
Bal Ka warran Garaadow, haddii SSC iyo Buntland wax ku heshiiyaan oo ay samaystaan maamul ballaadhan oo ay noqdaan Dawlad- Goboleed qudha.
Aniga wax ay ila tahay in aad noqon doontiin kuwa hoggaamiya dawladda Soomaaliyeed ee mustaqbalka.
Dhaqaalaha la iskuma ogaala taas ogow micnaha dhaqaalahu masoo dhaafi karto garoowe
Ina adeer Puntland Maxamuud saleebaan kama badna Dhulbahante waa beel weeyn cudud iyo dhulba ku xigeen inama qaado. Taas ayaa ku midoowi karin.
@@abshir2010 Haddaa Awood Iyo Dhul Heeysato Maxaad Ubuuxin Ladihiin Maamulgobaleed? Meeye dhulka? Maxuu Garaadkaagan Hadlaya Uleeyahay Dhulka Puntland Buu Ka Imaanayaa? Alla maxaad been isku sheegteen ina Adeer.
@@Cici_mimi hhhhhhhhhhh miskiin baa tahay aqoonsi uma baahni anagaa isku filan 1800 DARWIISSHTA yee aqoonsi oga baahneed waa cidna DAROOD baa ahay weliba SHIRAHOORE ah Soomaali anigaa ugu sareeya. Berina nin DAROOD ah ayaa xilka la wareegi doonoIntaa meel ku qoro.
Laascoot iyo garowe inad isku dartaa rabta 😂
Kurasiiga. Weny. Maarakaan. Aaraka o. Aad. Baan. U. Qoosala. Bis.
guruubkan oo sheegayo ma garaad jamac garaad is maaciil miyaa from buuhoodle
Waa eeyda nasabka
Yar ee iidoor
Fahankaa kugu yar fulaanoow kuwa laga hadalayo MIYAAD KA MID TAHAY!!!!!
@@suadismail7881 iska ooy naag isxaax Xaako ciilan 😂
@@ya3746 adaa nasab weyn ee wax hakuu qabto anuu dhulkaygii waan haystaaye laga bilaabo caynaba ilaa wajaale amni, shaqo abuur, waxabarasho, iyo horumarba alx
" من بطأ به عمله لم يسرع به نسبه"
Xadiis kaasna si fiican u baro jaahilow
@@suadismail7881
Waxan ka hadlayaa
Eeyda iidoor ma dood
Kale ka sheykeyneysaa
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋❤ there are absolutely right both of them Garaad Jama Garaad ismacil iyo Garaad Jaamac Garaad Cali Allaha Xafidullah GUUL SSC Khatumo Staat Puntland Staat there are twin brothers and they always share a bones and share sweet and blood GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
الحمد لله رب العالمين
الحمد لله على سلامتكم
Kani ma wax sax ayuu is leeyahay mise isaga dadka kala kaxaynaya wuu casho hadlaya hadalkii garadka kale wax badan oo huursana ayuu bananka keenay
Eydoor ka ahoow waxiina ma,dhaxgalno hungurigaaga dib u liq Dhulbahante waa tashadey
@@naimam.9551 caadi ma jira ??
Garaad khaatumo iyo puntland hal maamul oo xoogan ha noqdaan intaad wax sii kala jari lahayd
Galmudug maaha laba gobol iyo badh.
Waa gobol iyo badh
Waa runta. Xasan shiikh baa ka dhiga ye adiga. Yaa ka dhigaya. Arinku waa xeegana xeego u noqtaa ilka a u nabad gala an. Waxni waa rayi. Go an maaha. LAKIIN waxaa ku jira xaqiiqiyin badan baa ku jira
Guul
Garaad, Somaliland ku biira.
Garaad alle haku sharfo
GARAAD GARAC DNA AYAA LAGAA RABAA FAANKA INTAAD JOOJISO.
ISXAAQ XAAKO DHILO OROMO
Reer Abaarso remember 25/08/23😂😂😂
Garaadka waa dhal nasab ma aha idoor gun ah gunter iyo gaalo madoow fucking street hargeeysa ku dhaleen.
Garaad Harti hadaa nahay waxaad noo go’aamiso ayaan qaadaneynaa
Waar waxahadlaya wicilkii ina dirawal kkkkk
Daciif fooqal daciif
MASEYR IGA DHEH
NIMAAN CIILAY AYAA CAYTAMA UUF
Khaatumo SSC shaqo hakaqabtaan
Kuwaas was la ogyahey mushahar
BEY qaatan oo welli lasiiyaa
Xamar iyo hargeysaba waa lagasiiya
Lacagtas been madoow iyo
Kuwa kala kashqeynya shaqo adag
Baatal
Oo Galmudug ba oo gobol iyo bar ahba waa maamul goboleed xubin ka ah D ka. Ssc uma baahno in deegaan lagu biiriyo. Sideedey ku noqon kartaa dowlad xubin ka ah DF ka.
Been badana waxad wado waa la.og yahay😂😂😂
inuu muuse biixi
Waso rabaa
@@ya3746Muse Juudan isxaax Xaako never ma so noqon dono
Xeer illaanta iyo maxkamaduhu waa ineey sgaqadooddda qabsadaan, golaha sharci dajinta waa ineey soo saaraan xeerar cadcad iyo waxa lagayeelayo daddka garaadaddu sheegayaan,
Kuyeh Dhulka Banaadir Kama Imaanayo Ee Puntland Buu Ka Imaanayaa. Oo haddaaba Ogtahay Inneeyddaan Dhul Heeynin Oo Isku Filneeyn, Maad Iska Joogtaan? Warsangali Idin Diidye Puntland Kaloo Idin Raaceeysana Maleh. Reerkaan Yaayiri Siyaasad Galla Horta? Weeyba wareereen.
Garaad ssc waxay noqonkaraan maamul ka tirsan fedralka marka maxaad uga baahantihiin dad kale waa yaab
Hartiiii ma wax la cunaaaa
Maya ee waa wax la sheeg sheego oo laysku mahadiyo
Xassan iyo xamse idin kuma xujeen karaan labo gobol waayo galmudug maaahan labo gobol waana aqoonsanyihiin
Garaad Guuullayso
Galmudug waa Gobol iyo badh. SSC waa labo gobol iyo badh. Midda kale nin walba isaga ayaa is dhisa.
Soomaaliya sharci kama jiro ee xiniinyo ayaa ka jira. Wallahi Garaad haddii aad tuulo keliya leedahay oo aad dadka iska edbiso iyadaa MaamulGoboleed loo aqoonsanayaa.
Ma Xamar baad aqoonsi uga baahan yahay Garaad?
Maxaaf isu liidaysaan indinka oo dadka ugu sarreeya uguna dhul ballaadhan?
adeer soomaalinimo ayaa inna deeqda, haddii lawaayo harti oo dhan hal maamul ha sameesto wixii intaa ka yar waa wakhti lumis. maamullada soomaaliya jubba land putland iyo koonfur galbeed iyo somaliland wixii kale waa isbixin maayaan
Handicap iidoor ah baad tahay ama horgal. @@AbidiMohamed-ih7fb
Thanks
isimkas oo kale ba laga raba beesha dhulbahante weligisna maracin somaliland, kuwa hadalada qalocinaya ee laascanod kahadlaya talada udaaya isimka guud wana nin mabda adag ,waana isim harti isku hayn kara xata iyago kala siyasad ah
Wuu xanaaqsan yahay caawa kii dhiigyacabka ahaa ee dilka iyo dhimashada Dhulbahante uun ka shaqayn jiray
😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂 lacagti meeday adeer
Maya isaaq isaaq waaye idoor dabacayuun 😅😅😅😅
Lacagtii waa ta dhulka iyo dadka aad aragtay ay ku baashaalaya😂😂
Garaadku Runtuu taabtay
Khatumo wa in Gobal ay heshaa si lo sugo dowlad nimadeeda
Waa wajib inaan ka mid noqono dowlada federalka xasan sheekh bari wuu dhacaya sidii kuwii hore
Gabalka mudug wlaalayal inoo garab noqda
Magacaabe.
kani baryo iyo. tuugsi ayuu ka qaaday dagaalkii. lacag badan ayuu xaraystay
Ismacil.cabdulahi.ciilu.dhimo.wuuku.ciilaye.badhimadaw.lahadal.isagaa.isinkuu.ahe.hAlan.lagaagama.baahnee.ciiludhimoooooo
Kadaa kada ana ku fahmaye
tuug beenale ma xashooda
Xalaal badan ku dhalan Garaad ka afka ka jeedi. Ciyaal moorgan
Garaadku miyuusan ogeyn in Xasan Sheekh iyo cidkale aysan dhihi Karin maamul goboleed ma noqonkartaan waayo Galmudug màalintii gobol loo aqoonsaday ayuu qodobka dastuurka ah buray.
Waxaan layaabay wax ka khaldan khaatumo war khaatumo waa buuxisay fedralka waana maamul gobaleed buuxa waa gobolka sool waa cayn waa sanaag maxaa khaldan see fedralka udiidi karaan khaatumo
wa wacilka ina darawla
Waxaad timid lascanood oo ah magaalada darood ee ganacsiga ugu wayn loona ayqanaano dekeda qalalan. Waxaae ku celisay 1990. Imika ayaad deked qabiil raadsanaysa inta aad dab galisay caasimadi daarood ugu waynayd allah wayn
😂😂 eydoor dabacayuun
Gala dagaalka 😂😂😂
horta ssc khaatumo hadi mudug laguso daro iyo hadi laguso daran ba wa maamul dhismay oo guuleystay laakin garaad wa sax in ssc iyo puntland ay kala maarmi karin dee mudug qayba ah ssc oo reer puntland degaameysten ee harti bay utaala inay wada fadhiistan oo goaamiyan
Mr gala dagaalka
Reer tolkay dhulbahante waa reer aminkaba lakala qaybin karo subxaan ilaahy reer kaa soomaali waa kudul manyihiin haloo gurmado soomaali waa jecel yihiin laakin waa wala gumay yay
Waryaa aqoon darada kala tag meesha yaaku yiri
Dhulbahante la gumeeyey Taariikhda Taariikhda aqriso
Isaaq qii oo war raadinayey ayaakomontiga harti iskasoo wada dhigay kkkk
Beenaale. War fidnada Kala fadhiiso
Anigoo Majeerteen Cumar Maxamuud ah baa kuleh Puntland Dhul Kaagama Imaanayo Ninyahow Ee Bax Sool Idoor Kasoo Dhacso oo Labida Gaatima Aad Sheegi Jirteen Aadda Ama Meeshiina Joogga. Kuma Rabo Baadba Itiri Oo Waad Inacdday, Siddeen Anniga Kuugu Imaaddaa? War Reerkaan Wallaahi Waxeey Naga Doondoonayaan Weey Helin.
Isku kalsoonow innan gumeydyahaw oo reer aadan ahayn ha Sheegan cammi
Iidoor wagaash dabacayuun 🤪🤣
@@abdu5777 ma Ila aragtay meesha ay reeerki iidoor ah ay ka marayso!!??, waxaan Huba Hadi ay awoodan in khaatumo dhulka lala jari lahaa !!
@@HamsaFarah-q1z waa sidaas
@@HamsaFarah-q1z Maxeeytahay Kalsoonidda Igamqan. Waala hadlaa baad maqashay.
Nin kula midi ma joogo ssc oo kula qadiyada nooloow garaad cadowgaa ha jabo heerkaas ma joogteen ssc kii kugu gafana ale hasoo qabto
Dawlad mise Maamul goboleed? Daarood way khafiifeen. Dawlad baa hor cararty, Miyaaan DAWLADA MUQDISHO aanad hoos iman? Waa maxay dawlada kale ee aad dhisaysaa?. UMMADA SOOMALIYEED KA FADHIISTA WAA LAYDIN FAHMEE..
Ee ee een Haloow ina dirawal
Ina jajaban isaguna abaarso
Khatumo waxa dambaaba Jaamac Siyaad, isagaana meeshu doonaayo ku daraaya, haduudoono Banaadir ayey ka dhigayaan.😂😂😂
Khaatumo SSC
HORGALADA umataliyan
Wàa Wecelku ina DIRAWAL.baqal darso ladaaqaday
Garaada shuhiuno. Ah