ABWAANAD FARTUUN KAREETO OO KA HADASHAY BURAANBURKII LAGU EEDEYAY IYO WAREYSI XIISA BADAN BY HORSEED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Fadlan hadii aad nagu cusub tahay subscribe inoo saar hadii aad nala joogtay waad ku mahadsan tahay, hadii aad ka heshay like, share and comment la wadaag asxaabtaada mahadsanidiin.
    Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir tell: +254726964599

ความคิดเห็น • 70

  • @horseedstudio1329
    @horseedstudio1329  4 ปีที่แล้ว +9

    Asc asxabta dhamaan abaayo hala soo booqdo th-cam.com/video/TnTu7FnMamU/w-d-xo.html

    • @dajiyamohamed3453
      @dajiyamohamed3453 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo gabadhaasan rabaa inaan laxidhiidho

    • @abdisamed2152
      @abdisamed2152 3 ปีที่แล้ว

      💯💯💯💯💯❤❤💝💝💝💖

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah fartuna inolow macan qaali wllo 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🤲inolow ishala wllo 💓💓💓

    • @SahraSsDama
      @SahraSsDama 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc waa sax waa runtaa fariid

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 4 ปีที่แล้ว +3

    Fartun waa gabar aad u da yar walahi masha Allah Alle ha ubarakeyo

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 4 ปีที่แล้ว +5

    Asl Fadumo wan Salamaya Hoyaded Allaha unaxariisto Arooskeyga ayey kabaranburtey, Janadii Fardowzo Allaha geyo

  • @faizoyusuf5864
    @faizoyusuf5864 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa gabar caaqilad ah illahey haku xifdiyo walashey Fartuun

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah
    Qof garsho badan
    Alkaha xafido fartuun karatee

  • @anisomohamed3161
    @anisomohamed3161 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadban ujclhy fartuun kreeto cimridheer allaha kusiyo

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Fartuun waa runtaa

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah waa Fartun c/qadir xasan cilmi allaha kuxifdiyo

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc waa sax waa runtaa fariid

  • @fadumohassan2164
    @fadumohassan2164 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah 😘🤗, Illaahow xafid say u baraanbur Macaan tahay ayeey u xigmad badan tahay. Good for you

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannn

  • @naimawahiliye6094
    @naimawahiliye6094 4 ปีที่แล้ว +3

    Faratuun abayo waxaan jecalahay buraburkaka ALAH ha Ku xafudo

  • @fardowsamacalin995
    @fardowsamacalin995 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah habo macaan fartoon keerto

  • @xaliimosacdiyo9246
    @xaliimosacdiyo9246 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah fartuun kareeto boqortoyo

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 4 ปีที่แล้ว +11

    Kareeto Allah ka cabdo haka cabsan reer, Kenya kuwaasi waa kuwa Somalida kala yareeyay iska dayaye dhaqalaha, ay Somalida u dhiseyn ee U.N. ayaa sanad walba lacag ku siisa Somali ayaan hayaa adiga kareeto wax ma ka aragtaa dhaqsslaha. Allah ka baqo waad sheegtay runta haka noqon, wa golo xaasideyn joogan xitta Somalikenya Allah ka ka so saaro xaqqa Somalia

  • @balqiis-Abdirahman
    @balqiis-Abdirahman 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlshy garabkaga aya nahay

  • @fatxicabdulahi8648
    @fatxicabdulahi8648 4 ปีที่แล้ว +2

    Fartuun kareeto alle haku daayo

  • @farhiyachina6308
    @farhiyachina6308 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo mcn fartun

  • @fowsiyhussen2028
    @fowsiyhussen2028 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaashay waa runtii waa gabdha qaali ah

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 ปีที่แล้ว +6

    Fartun wa gabar ad uu wanagsan isku mel ban daganey waliba anako ad uu yaryar yan laga daba qadanin gabadhan wlhi xita ma ahan dadka hadla ama hdlka badan

  • @araasaaraasa9404
    @araasaaraasa9404 4 ปีที่แล้ว +6

    Baraanburkaan anigaa leh fartuun anigay iga qaadatay wlhi blhi anigaa habeen usheegay labadaas bes ay ka qabatay Kenya gola xaasid weeyoo malahan xigaal dadka midkii kuugu xigo ways xariifinaa xigaalo ladugsado iyo xoola kale malahan aniga qalbigayga ayuu jiraa waana dheeryahay marka been qabri makula galayso anigaa leh marqaati ay katahatay fartuun kareeto hoyaded ayaa lashaqayn jiray

  • @maryancusman6893
    @maryancusman6893 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah queen

  • @idilmaxamed2853
    @idilmaxamed2853 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaarabi

  • @raqiyomohamud1434
    @raqiyomohamud1434 4 ปีที่แล้ว +3

    Fartuun birimaata hoo bulshadaa kubahan abwanad baatahay amaan baad ucuciridaa umada somaliyeed somali war badan afka maba isku qabataan guleyso horay usoco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @QueenBusinesss
    @QueenBusinesss 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sis keep going forward ❤️🌹💕🤗😘🥳

  • @QueenBusinesss
    @QueenBusinesss 4 ปีที่แล้ว +2

    🤲🏾🤲🏾🤲🏾👌🏾 Mashallah

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going wlshy

  • @faizamohammed3935
    @faizamohammed3935 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 4 ปีที่แล้ว +3

    Kareeto allaha xafido

  • @lulyusuf1211
    @lulyusuf1211 4 ปีที่แล้ว +2

    Fartuun abaayo aad baa ku taagera ilxun kuma aragto

  • @habooncabdi7496
    @habooncabdi7496 3 ปีที่แล้ว

    Illhow hai geyn subxnlaah

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 ปีที่แล้ว +3

    Fartun yansugi lahay fartun hadalkeda iyo mansadeda

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa runteed

  • @mustabshirahltd7079
    @mustabshirahltd7079 4 ปีที่แล้ว +3

    Horey usoco walashay qaali

  • @sacdiyogaabo1386
    @sacdiyogaabo1386 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleyso abaayo

  • @munomuno7689
    @munomuno7689 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayn ku jeclahay fartun

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 4 ปีที่แล้ว +5

    Beenteed maaha gole xaasid weeyo xigaalo male maxaa loogu qabsan gabadha anagaa la aragnay inay somalida Kenya xaasidiin yihiin🤔

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaraaaabi

  • @fadumomohmed8652
    @fadumomohmed8652 4 ปีที่แล้ว +4

    Asckm wlhi waa runu anaga soomali isima xiririno sukeeyo ayaa ugu daran wara alle kabaqa

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 4 ปีที่แล้ว +5

    Haa walashey sasa kuwacan maxa kugelinayo siyasad

  • @munajaamac4175
    @munajaamac4175 3 ปีที่แล้ว +1

    Reeer Abtigaa maad Amaantid marka

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha mxaa laga rabaa kenya gole xaasid weyoo xigaale maleh runta ma la diidaa wixii somali sujuu lo dhahey qabaan

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 ปีที่แล้ว +5

    Sax abayo arin siyaasad waliga hagalin

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa soo meeli ka galey kenya

  • @hamdixaaji6937
    @hamdixaaji6937 4 ปีที่แล้ว +6

    keenya somalida kunool o dadkuxigo aya xun runta markankahadlo waana dad kuwa qarabada iskushego wale kuumasoxiso

  • @saciidocabdulahi7709
    @saciidocabdulahi7709 4 ปีที่แล้ว +2

    wlh ilahada lesmasoo dhaweeyo wax badan ayan lasookulmay hadane alx

  • @aminahussein2599
    @aminahussein2599 4 ปีที่แล้ว +3

    Mcny illahey kubarakey e dunta qarso is kusobi maratha

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว

    Kenya waa gole xaasid wlhi

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 4 ปีที่แล้ว +2

    amiiiin yaarabi

  • @umumushtaq5250
    @umumushtaq5250 4 ปีที่แล้ว +3

    qof kasta wu ogyahy hadi layiri kenya xigaalo maleh
    in aysa ula jeedin wwdanka gabadha
    ee ay uwado dadka ehelka ah
    ee somaliyey wax isku falaa
    oo xishodaa

  • @fatumaaden5124
    @fatumaaden5124 4 ปีที่แล้ว +1

    SHE

  • @HabibaMohamed-it5kp
    @HabibaMohamed-it5kp 4 ปีที่แล้ว +5

    Somli dhibadanaa kenya mxaa idinka gale

  • @fardosaibrahim5730
    @fardosaibrahim5730 4 ปีที่แล้ว +3

    Sx weye fartun abayo dadka somaliyed ee kenya joga isma gacashadan ani waxan ku nolahay kenya mudo dhowr iyo toban sano ah dadka kenyanka ah dhib kalama kulmin wali lkn dad iixiga dadka aya igu xun wlhi

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 ปีที่แล้ว +2

    Lkn baranburki makabixiday yutub wan wayay san uradinaye

    • @hodanxuseen8538
      @hodanxuseen8538 4 ปีที่แล้ว

      Buranbur ka ya lo qaday abayo?

    • @ceeblaofficial5520
      @ceeblaofficial5520 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanxuseen8538 calashan baranbur daren ey kutirisay iyada qof ulajeday o aha kenya gole xasidweyoo xigaalo maleh dadka qofki kuxigana wu isxariufiyaa

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse830 4 ปีที่แล้ว +1

    mamadii dhimatay fartun ma dhalin ban baqlay e hoyaded dhab ta ah away

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 4 ปีที่แล้ว +3

    Fartuun kareeto haha noqon, in Kenya ay tahay, golo xaasid wasyo Somali haddi asd yihiin waad u dhisteyn oo waad u kala kiciseyn oo dad baad ka, dhigteyn kenyatiga, ayagana intey ethopia la xirteyn ayery xigtadadii iyo dadkaadi iyo dhallankii xasuuq u geeysteyn, askar bay waddanka geesteyn, keenya was golo xaasid oo asnsn rabin in aaysan, Somali ineysan kor u soo kicin

    • @aminahussein5876
      @aminahussein5876 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc,abaayo,iskadaa,aakharo,kuumaraacayo,bal e,was,lady,waydiine,month,island,daa

  • @barilincabdulahi3117
    @barilincabdulahi3117 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayay u ronbadan tahay keenyo dadka qofka kugu xigo aya ugu xasadsan

    • @barilincabdulahi3117
      @barilincabdulahi3117 4 ปีที่แล้ว +2

      Wajiga lagu badalayah qofkii aad labo bari lajogto

    • @saidaabdi1531
      @saidaabdi1531 4 ปีที่แล้ว

      @@barilincabdulahi3117 sax wlh ana joge

  • @fardouzadan6904
    @fardouzadan6904 4 ปีที่แล้ว +3

    Ben ma ahan kenya dadka kula dhashay xita kuma raban