Ninkii Soomaalida Baray Xasan Aadan Samatar iyo Farxiya Fiska oo (Wariye Baylood) Cidlo Ka Helay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @yahyowkassimsanei4262
    @yahyowkassimsanei4262 11 หลายเดือนก่อน +4

    Cadcedii xidigihiyo
    Cimilatha adunaytha
    Cirka awrka jogiyo
    Halka caynku kagayal
    Adgoon kucaan noqoon
    Cara ithil kahathalked
    ama camir kala xadhiin
    Haiskaga cumamadhiin
    Culumkagu weynoo 😢❤...
    .....
    Cayayanka dula ee
    Ciid aynu arag
    Cirsi ruha kuhiga
    Hakunoqqon cathawgee
    Ciribtiray walalked 😢❤....
    Caqli iyo wax garashiyo
    Ceynana nabadhed
    Xajatha cakirantiyo
    Golo lagu cadeyn karoo
    Adgoon cadibeyn
    Garta cadilked noqoon
    Codkarkisa weyn
    ama cawiin kariin nolol
    Haucaroon waqtiga iyo
    calaf waxad kuweydoo 😢😢❤..
    ...
    Adgoon cashirka dintiyo
    Cabsithi Ilah wathan
    Ama caliin weyn noqqon
    Hauoraan carigsiga
    Cathab midhad kugaleyso
    Hathathin ruhaan
    kagaliin colathee 😢😢❤
    ...
    FARHIYO FISKA POQORADA CODKA🇸🇴❤️🎤🎶

  • @omarmataan.
    @omarmataan. ปีที่แล้ว +6

    Me from tiktok 😅

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 หลายเดือนก่อน +3

    Hassan Aadan SAHAL MACALIN CIISE iyo Mohamed Cali Kaarie, Hadraawi, ito Hassan Ganney ayaa Soo saaray Haddii Ciddi ugu mano sheeganaysona iyagaa mudane HUU HAA TV 📺-EEY Title-ka iyo waxaa qoraysaan iska hubiya Abwaan dhaglasna Ha suurad xumaynina oo waxaanu Odhan meesha haku qorina.

  • @jama19
    @jama19 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Cimriga haku dheereeyo abwaan an jeeclahy

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay cimriga hakuu dheereyo abwaan dhaglas

  • @bushaaromaxmuudkeefle6902
    @bushaaromaxmuudkeefle6902 10 หลายเดือนก่อน

    Curadii hoyaday dhashay aabihii ilhy ha ku daayo adeer❤❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว +2

    Masha allah somaliland abwanimo iyo fanba udaa❤❤❤

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan waaa nin kaaan oo kale m.a

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 3 หลายเดือนก่อน

    Horyaal mowduuca idinka qaldan Abwanka ma soo saarin Xasan Aadan Samatar.

  • @elmiosmanahmed1438
    @elmiosmanahmed1438 ปีที่แล้ว +2

    'Ciirsi ruuxa Kuu xiga haku noqon cadawgii ciribtiray walalkii"🥺😭

    • @kopiluwak2943
      @kopiluwak2943 ปีที่แล้ว

      Haku noqonin ✅️ weyaan
      haku noqon maaha

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว

    Lgend abwan dhaglas.❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Mohamed Hassan Dhaglas.

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Aadan ha Odhan dee Horyaala Ciwaan Xumaan ku Nacay

  • @samtarkhadarmaxamed8405
    @samtarkhadarmaxamed8405 ปีที่แล้ว

    Maxamed hasan dhaglas long life camoo

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 ปีที่แล้ว +3

    Maskax wanaagsanaaa aduunku qoraankana qayb insha alaaa

  • @salmanabdi8802
    @salmanabdi8802 ปีที่แล้ว

    1 month a radinaye ninkan from tittok

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m ปีที่แล้ว +1

    War nin kaan doqon Sanaa. , kulahaa nin kii Xasan Aden dad ka baray. War sidaa looma Hadlo , Reemiya ayaad tahay xasan miyuu dad ka bar. Bal soo aqri taariikh faneed kii Xasan Aaden🇬🇧🤔

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Xasan Aden somali muubarin
    Xassn aden 1970 ayuu Heesaayey. Ee kani Heeso ayuu u dhiibey Xasan 50sano heesaayey

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 ปีที่แล้ว

    Kkkk ninkii baray xasan aadan dadka kkk alla kareem

  • @khaalidcabdisamadofficial3649
    @khaalidcabdisamadofficial3649 ปีที่แล้ว

    Abwaan qaaliyq

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว

    Xasan adan Ayuu Dadka Baray Markaad Nalee dahay Ma Shalaan Dhalanay.... Cinwaanka iska Sax, Abwaan Barbarad ah Ha Udhaawicin Fanaanka Soomaalida Ugu Qiimaha weyn

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 ปีที่แล้ว +1

    Hadalka hayska odhan ,dajiyi waa shalay Hassan A Samatar wuxu caan yahay 60 sannadood, ee aqoonta korodhso, Good bye.

  • @abdis70
    @abdis70 ปีที่แล้ว +1

    Cinwaanka iska saxa. Saxaafaddii wey ciyaala Badhjowday- Taariikh iyo Run midna ma qiimeeyaan. Xasan Adan miyaanu ahayn ninkii Beledweyn qaaday 70nsddii ee qaaday Sooyaal Guyaal badan !iyo qaar haloo badan.

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว

      Haduu qaadey yaa usameyey Marky sobaxa laga hadlaya aduu heestuunvad maqashee tariikhba laga hadlayaa

    • @imanali4463
      @imanali4463 ปีที่แล้ว

      Waa ciyaal view raadis ah

  • @Ahmedmmohammedd
    @Ahmedmmohammedd ปีที่แล้ว

    Cowaanada iska hagaajiya samatar waa la yaqiinaye

  • @mishki2810
    @mishki2810 ปีที่แล้ว

    CIyaal ba taha bayloodaw nin wayn bad waraysanaysaa ee waayahayda badan iyo sheeko was ka kadaa dadka waawayn

  • @abdiali9817
    @abdiali9817 ปีที่แล้ว

    Hadraawi xasan ganey

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 ปีที่แล้ว +1

    Afsomaligi la yidhi waqooyi ka yimid hadana meeshuu ku baqtiyey horyaal TV ayaana dilay hadal xumidooda afsomaliyow xaalqaado sida cinwaan lagaaga dhigto

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 ปีที่แล้ว +1

      meshan ku yaban taganahy 🤣

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 4 หลายเดือนก่อน

      Dareenkaaga lagu soo jeedinayaa, saaxiib lasoco

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 4 หลายเดือนก่อน

      @@CarroEdeg dareen jeedis ma ahee waa afsomali xumo iyo iimaan daro hunguri raac

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Waar Hadraawi aun, Xasan Ganey kaariye aun cisman askari aun oo wad iyo wacad iyo gar cadaawe iyo caashaq isagoon afkan a garanayn oo sooraan aun stage-ka ka caawinayay ayaa Xasan Adan soo saaray khuraafaadka iyo sheeko caantaynka kala hor kaca dadka, waxaa wariye bilaa aqoona oo jaahila uunbaa waxaa loola tagaa ninkaasi car hereri bahaa bahaadaa ha ula tago ama wariyayaasha radio Hargeisa sida Abiib Xasan xuseen Cabdillahi deeqsi iyo qaar kaloo badan.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Heesihii uu kusoo caan baxay waxaa u dhiibay aun maxamed cumar nidaamiye inta kale mar danbe ayey u dhiibeen kaariyaba ha ugu badnaade.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Tan kale yaa ku yiri xasan aaden afkaan ma aqoon so ma ogid in hooyadii iyo aabihiiba ay ahaayeen reer mudug isaga unbaa ku dhashay baay.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Warbadanaa waaban ku daalay

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 ปีที่แล้ว

    Ciwaan xuma mse wax dawada waayeen😅

  • @Haibe571
    @Haibe571 ปีที่แล้ว +2

    Xasan Adan somalidu way taqaanay dhaglas ka hor. Waar cinwaanada iska hagaajiya.

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว

      Imika lagama hadlaye sidukuso baxa laga hadlayaa shalaad dhalte ciyaal

    • @Haibe571
      @Haibe571 ปีที่แล้ว

      @@nimcocabdi-ij9vu ciyaal malaha adigaa ah. Waayo Xasan Adan dhaglas oon jirin buu heesayey. Adeer hadad shalay dhalatay hanala qabsan

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft ปีที่แล้ว

    Nimankan wariyayaash ,waxay kaga Darren ciwaan xumada ,wax aan is lahayn ayay qoraan ayagoo marka horaba xaga somaliga ka dhintay ,dhuuni raac ,waa dhibato

    • @khaderawalehabdi8334
      @khaderawalehabdi8334 ปีที่แล้ว

      Waar ninyahaw waxaa tahay qof firo lee waa arinka aan laa yaab Xasan aadan bilaw abwaankaba uu ka hooreyay

  • @maxamedcali1712
    @maxamedcali1712 7 หลายเดือนก่อน

    Beenale