Urdugan yuusan soo galin Dalkeenna. Waa Khaa'in Soomaaliya Gacmaha ayuu rabaa inuu qabto Ethiopiaanka. Waa laba Wejiile Daacadnimo ma jirto. Dantiisa ayuu ka dhex arkay Mashuuracaas Khayaanada Qaranka ee uu Xassan-Xaabsade la soo galay Abby
Awal ayaan karti iyo wax qabad kasugeynin askari garaadada ila shaqee garbaha loogu saaray gaashaan iyo xidigo aan la shaqeysan I'M SORRY 🙏 kuwa sidaa u marin habaabinayo ciidamada marka hada odowaa in uu yiraahdo waan is casilayaa gar uma laha balse waa aboto koris ma maqli jirteen
Intaan arkaynay maqlaynay RS hor boodaya dagaalkas asaga u arkayey arintu ogaadem Nimo. Asaga iyo Ahmed arintu u taalo arintan wayna is ogayn rs iyo madaxweyniaha madahood Allah haka shubo
Marka youtube ka bariiska kaa galo adigoo jaahil ah wa iska sidaan Taliye ciidan oo is casili karo ma jiro sharciga ciidanka mar ka hore baro wa loo dhiibaa waana laga qaadaa wasiir maad Mooday ciidanka dabka galee waana Amar
Xamza ha iscazilo.wax faidha ah umehayo ummada somalia
ASC Waa mahadsan tihiin dhamaan Saaxiibada #Sahanka TV sida aad Aragtidiina uga dhiibateen Jabka Ciidanka Gaaray cida qaadeysa Masuuliyada 🙏🙏
Kulli hanadhafan Xansr odowaa xasan .
Madaxwaynaha ha is casilo
Xassan-Xaabsade ayaa iska leh. Cid kale yaan loo raadin.
Asc waxaa qadaya xassan sheekh gurguurte
Xasan iyo xamzaka masuul ah askrtii raskanboole
Xasan sheikh Ayaa ka masuul ah fashilkii raaskambooni
Buufle qabyaaladii ku qaado kuma dhigto 😂😂😂
Hassan Cheick
RW Hamse iyo Gen Odawaa labadaba Qaladkaan maleh ee Xassan Sheikh Ayaa Ciidamada Raaskamboni looga Digay udiray ee isaga Talaabo Baarlamaanka Haka Qaadan Xilka Xassan Guurgurte
Asc Waxa qadayo xasan caruur
Madaxweyna & resalwassaaraha has casilaan
Odawaa waa wiil xallaala
Waa run laakiin hamza waa geesi diyaar u ah inui dowladnimo difaaco
Acw.waa.kamasuul.ah.xasan. gurguurte
Nin dacad ah mesha kama shaqeyn kro oo damiir wiilka yar waa dacad
Dff😢😢🎉
Ha iska casilo sharaf ayuu dadka Soomaaliyeed ku leeyahay odaywaa
Xamze. Ayaqadaya
.madax weynah.turkiga.marabno..waa.ninka.badeenii.itoobiya.siiyay
ODOWAA WAA NIN MUHIIM U AH SOOMAALIYA MANA AHEYN IN UU LASHAQEEYO XASAN DHIIQO CODSI INTII LAGA HELAYO MADAXWEYNE DALKA IYO DADKA DAACAD U AH ISCASIL.
Madaxweynaha ayaa ah talyaha guud ee cidanka isaga ayaana ka masul ah waxii ka dhacay raskanboni
Xasan dhiqo ha iscasilo
Dhilp waaxid
Kaas heshiis Qiyaano Qaran ayuu ahaa muxuu soo doonaya urdugan
😢Somalia intey xukumayan dad basaboro shasheye wato ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bilayan dowladanimo ha sugin
7
Madoobe ayaa qadaya eeda
Tuug weeye turkiga
Waxa qaladka dusha saaran madax weymaha iyo ra,isal wasarah, Sababto ah cidanka
General Odawaa inuu Taliyenimada ku soo laabto mahayn sumcaddiisa baana lagu xumaynayey
Xamsa cabdi barre
Urdugan yuusan soo galin Dalkeenna. Waa Khaa'in Soomaaliya Gacmaha ayuu rabaa inuu qabto Ethiopiaanka. Waa laba Wejiile Daacadnimo ma jirto. Dantiisa ayuu ka dhex arkay Mashuuracaas Khayaanada Qaranka ee uu Xassan-Xaabsade la soo galay Abby
Madaxwaynaha ayaa musuul ka ah wixii kudhacay ciidanka raaskaanbooni
Xasan gurguurte iyo xamse marxuum is casilay
Dhika dhamaantii waxa mas uul ka ah xassan sheydaan. Wa in max kamad lala tiig sadaa si deg dega.
Waxaan Durham ka saarayaa madaxweynaha xasan sheikh madaama uu yahay taliyaha ciidanka wadanka
Ordogaan wadankeena amaan hanoosii waa laqdabo qarsoon ..ee somaliya usoo korortay .
Madaxweenaha ayaaqadayo
Bililio xasan gargurte iyo xamza ha is cazilan tuugada
Sxb Nimanka ugaadeen lalama wadaago wixii meeshaas kadhacay yeeyna waxba cidkale ku rafanin
Ordagan waa tuug lama aamini karo
Yuu Muslimnimo nooga faaiidaysan
Away wasiir cadala war qofkan talabo kaqaad Bal dhageysta waxu kahadlayo waa shaqo aan shaqadiisa aheyn ayuu kahadlaya nocano kale hadan wadanka laga qaban wlhi inan waxba hirgaleyn
Fiqi Danjire miyaa mise waa Wasiir. ? Kafiirsada. Mise Aqoondarro ayaa idin haysa Kooxda Sahanka Tv.?
Madaxwaynaha
eeda ska leh cid lawadaagta
majirto
Hogaamiye kooxeedyada Deni iyo Madoobe in mar hore canaanto aheed .. ma xishoodaan ilee
Beenaale hadda ayaan ka soo tegay odawaa
Waxa ka dhacay raskanboni waa wax lasii ogaa waxaana ka dambeyey xasan gurguurte gacan taagte duliga waxad baal madow ka gashay taariikhda meel xun Ayaana kuu dambeyn doonta sida Bishan Al assad mardhow waxaa ku kici doona shacabka waana lasoo baban doonaa waxaana lagaa oofi doonaa khaladka aadka gashay madax banaanida dadka iyo diinta dalka soomaaliyeed
Awal ayaan karti iyo wax qabad kasugeynin askari garaadada ila shaqee garbaha loogu saaray gaashaan iyo xidigo aan la shaqeysan I'M SORRY 🙏 kuwa sidaa u marin habaabinayo ciidamada marka hada odowaa in uu yiraahdo waan is casilayaa gar uma laha balse waa aboto koris ma maqli jirteen
Odawaa ha is acasilo ama hajoogto danbiga dhanba adeerkiibaa ka danbeey maxaa xamze kaliya loogu xambaarinayaa fashilka
Waxaa denbiga heer qaran galay cidda Amartay in ciidanka Dayaarado ha lagu geeyo tiri.
Wanna in cid loo toogto si deg deg ah
Xaalad dagaal oo lagu jiro awgeed
Ciidanka xoogga waxaa Nicolas Amar dagaal waa liyaha xoogga isagoo ogolaansho ka heysta Madax weynaha jamhuriyadda somaliya
Masha allah gen odaywa nin dhalanyaro ah Somali ah nadif ah qabiil ka weyn sax waye aad iyo aad ha gulaysta wiilka yar haddii sidaas run tahay
Intaan arkaynay maqlaynay RS hor boodaya dagaalkas asaga u arkayey arintu ogaadem Nimo. Asaga iyo Ahmed arintu u taalo arintan wayna is ogayn rs iyo madaxweyniaha madahood Allah haka shubo
Dhamaan Waa ineey iscasilaan ma jirto sabab Eey iskacunaan mushaar waawaa Fashilmeen