MUUQAALO:Ciidanka Qalabka Sida oo dhooatus cajiib ah ka sameeyay munaasabada 1-da Luuliyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • MUUQAALO:Ciidanka Qalabka Sida oo dhooatus cajiib ah ka sameeyay munaasabada 1-da Luuliyo

ความคิดเห็น • 17

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxay dirayska kala noocu ee isku dhex jiraa ciidamada miyaan dirays cusub loo iibinsanadkan ciidamada dirays cusub ha loo iibiyo sanad kasta mushaaharka iyo raashinkana ha loo kordhiyo

  • @NaimaMohamoud-ze7cl
    @NaimaMohamoud-ze7cl 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mncha allah somalia Ilahay haka dhigo dawlada ugu quwada wayn africaba Insha allah wan ku fataxsanahay guushina hadan nahay walaaladina reer somaliland ma arkin in badan somalia oo ciidankedu lamiyada u marayan iyago guuto guuto ah guulaysta ilahay idamkii guulaysta ciidanka xooga somalia ❤❤

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yaa Rabi insha Allah Wey Noqome Dowlad Awood Badan Somaliya Hadey Shacabka Somaliyed Iska Dhafan Qabiilka iyo Qabyalada

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shicib wala daalan aa arkaa awey ciidamadi somalia

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliweyn Guul iyo Gobanimo Nabad Waarto ku Noolada Meel Kasto ku Nooshihin insha Allah. Ciidanka Qiibaha Badan Mahadsanidin Hore U Wada Geediga Nabaded iyo Nabada Sugideda Hambalyo Sanad Guuro Wacan Ilaahay Dadka Iyo Dalka ba Ha inoo Xafido Aamiin yaarab insha Allah ❤❤❤❤❤🇸🇴💙🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha guuleysta geeshkayagoow ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💯💯💯💯💯❤️🇸🇴🇸🇴

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 3 หลายเดือนก่อน

    Mesha Allah Dowladnimo Dhaba Ayaa Manta Muqdisho ka Jirta Gorme Ugu Danbeysay Ciidan Somaliyed Oo Ayago Dabaldegaya Aay Shacab Somaliyed fiirsadan Guul Madaxweyne Xurmadle Madaxweyne Xasan Shiikh Dal Xoreeye Manta Somaliya Nabada Kaso Carfeysa Lkn Qabyalad Ayan Laga Kicin Wali

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidankii badbaado doofaar miyaa? Ciidankii igaarkey caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 beeso iyo hub aan qaarna qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah aan siiyo qaarna mahad kawaanle iyo fiqi aan siiyo aan rabaa...mahad kawaanle iyo fiqi gobolada dhexe ay ka bilaabayaan moqdisho unuka iska leh qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ayagana dadka jubooyinka ay drones ka maraykanka ku laynayaan....unukuna beesada magaca umada somaliyeed Lagu soo tuugsado aan ku baashalaynaa...

  • @ClaahiAhmedHaaf
    @ClaahiAhmedHaaf 3 หลายเดือนก่อน

    CABDULAAHI CADE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mcqalimow6789
    @mcqalimow6789 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi ayaa daawanaya hada lolz😂😂😂😂😂😂

  • @after45
    @after45 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaas Oo calooshooda Ushaqeysta miyaa heysanaa😂

  • @seeynabcabdi-q2n
    @seeynabcabdi-q2n 3 หลายเดือนก่อน

    Msh,alla,guul somali

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 3 หลายเดือนก่อน

    Maschallah Maschallah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Rudwaan-jj6ms
    @Rudwaan-jj6ms 3 หลายเดือนก่อน

    M.a allh waye

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalah alow noo siyaadi nabada guul iyo farxad barwaaqo