KANI WAA SANADKEYGII 2024 WHAT A MOMENT

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @NajuuNajuu-133
    @NajuuNajuu-133 2 วันที่ผ่านมา +405

    Sanadka wuxu bilowmaya cawa 12 habenimo waxan rajaynaya asad inad lugahaaga cawa ku istaagtid oo uu sanadka la kow noqdo adoo taaagan insha allh😢❤

    • @SahraBiindhe-b1f
      @SahraBiindhe-b1f 2 วันที่ผ่านมา +6

      I.A ❤😢

    • @iframrobledjama
      @iframrobledjama 2 วันที่ผ่านมา +2

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @HaniHanuush-j7k
      @HaniHanuush-j7k 2 วันที่ผ่านมา +1

      Oo wngsn ❤

    • @qaalimcan3801
      @qaalimcan3801 2 วันที่ผ่านมา

      Aamin❤

    • @Dmaxamuud
      @Dmaxamuud 2 วันที่ผ่านมา

      Aamiin

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin 2 วันที่ผ่านมา +424

    😢ASAD HAGlO 27❤100k🎉200k🎉300k🎉400k🎉500k🎉600k🎉700k🎉800k🎉900k🎉1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉5M🎉🎉❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +541

    Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan Saliga Nabiga ﷺ ﷺﷺ ﷺ ﷺﷺ .N.N.K.H🥺💓🤝

    • @faaymaxamed5982
      @faaymaxamed5982 2 วันที่ผ่านมา +9

      Scw scw scw scw scw scw

    • @hajiraabdiaziz5016
      @hajiraabdiaziz5016 2 วันที่ผ่านมา +7

      SCW❤

    • @KowsarabdiQurux
      @KowsarabdiQurux 2 วันที่ผ่านมา +6

      Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️

    • @Gabo-y2u
      @Gabo-y2u 2 วันที่ผ่านมา +3

      Scw🎉🎉🎉🎉

    • @ShukriAbdi-m5h
      @ShukriAbdi-m5h 2 วันที่ผ่านมา +4

      Scw scw

  • @Mariahassan-gr6cz
    @Mariahassan-gr6cz 2 วันที่ผ่านมา +53

    Sanadkan siduu u dhamaadey alle kursiga ha kaaga kiciyo 😊cagahaagana aad ku istaagto inshlaah wllky mcn I love you mor and more huno Mcn 🤲🏼🥰😍

  • @Hijabigirl6833
    @Hijabigirl6833 2 วันที่ผ่านมา +93

    Asad aqoon gaar ah kuuma lihi kaliya waxa dawada muqaladada waxana kamid ahay tagerahaada lawo mar aa wlhi kuriyoday adoo lugahaada kusoconosid waxa kurajena cafimaad iyo guul aqiro iyo aduunyo inshallah ❤

    • @MaxamedSalebanMaxamed
      @MaxamedSalebanMaxamed 2 วันที่ผ่านมา

      Alx dheh wll si ilahay kuugu wanaajiyo sanadada soo socda

    • @SacdiyoMahamed-x5p
      @SacdiyoMahamed-x5p 2 วันที่ผ่านมา

      Ilahay ha sad ugu riyotay ilahay ha u aqbalo

  • @Afra_mohamett-r6y
    @Afra_mohamett-r6y 2 วันที่ผ่านมา +191

    Ma aqaano cida arki doonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo♥️🥺

  • @Kiki_Afcad-e7y
    @Kiki_Afcad-e7y 2 วันที่ผ่านมา +185

    Cwa waa dhalashadeyda Balse likE dhan Mahelin 😢🎉

    • @AaliyaAaden
      @AaliyaAaden 2 วันที่ผ่านมา +2

      Happy party day 🎉❤

    • @YoonisYare-s4h
      @YoonisYare-s4h 2 วันที่ผ่านมา

      Intee joogdaa waan ku la dabaal dagaaye😂

    • @ABDIRAHMANShiines
      @ABDIRAHMANShiines 2 วันที่ผ่านมา

      Happy birthday

    • @kingzollo8618
      @kingzollo8618 2 วันที่ผ่านมา

      dhalasho wacan buskut ❤

    • @ifrahabdi7014
      @ifrahabdi7014 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Kiki_Afcad-e7y Yussuf’s father is the only person to be seen by a camera on a regular day and the camera can see him and the camera will see the person on the other hand in a video and he will see him as he sees him as a person and not a man of the world is there a lot more to him that is the only person to

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 2 วันที่ผ่านมา +170

    Inta og Asad videogaan uu ku dhhibtooday wax bdn editing gareynaye😢 ilaheyy hakula garab galoo sanadkaan ilahey lugahaga hakuu soo celiyo I.a Abowe Ilahoww asadoo socdo natuus yaa rabiih waa awoodaye💕❤️

    • @salmabintuyusuf5688
      @salmabintuyusuf5688 2 วันที่ผ่านมา +3

      Waaba sababtuu xalay u maqnaa😢

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 2 วันที่ผ่านมา

      Ha xalay dhan sugay😢😢 ilhow u so celi cagahiisi🎉

    • @Salma-f6o
      @Salma-f6o 2 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin ❤❤

  • @NadhifaNoor-e5i
    @NadhifaNoor-e5i 2 วันที่ผ่านมา +16

    Asad, we missed amira ceyda ...the old team 27😢please for youur fans sake bring the old happiness back plz we missed amira ceyda ...the old team 27😢please for your fans sake bring the old happiness back plz plz

    • @hoodoaxmed8575
      @hoodoaxmed8575 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      xaqiiq walahi

  • @Apazz-qs8yr
    @Apazz-qs8yr 2 วันที่ผ่านมา +18

    Majiro umalenaaa qofa aniga iga daaacd san oo team 27 just now wax sodhigo iga hormaro daawashada video gaas igu ficnan lahayd Asad inu iso jawaawo farinteyda Asad Allah Dartiisa kujeclahay sxp mcn Sonka inta la gaarin 3.5M kabadan kurajenaa inaksto aysi fududeen lkn Aniga waxan ku kalsonahay tallent gaaga wqn huwaa intaas iyo kabadan ina Gaareso Asad magacyga waaa Abass Abdirahman mohamed kunool Dalka Kenya sxp mcn Guul ku rajenaaa waxa ino tahay Number one ka somali You tube Guul waligaa Numberkas qofan adiga ahayn kuma ogi Love Team 27❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +128

    indhahan quruxda badanoow wall aan ku xasuusiyo xbbikena mohamed ﷺ N.N.K.H 💙

  • @Hamsumo.onelove
    @Hamsumo.onelove 2 วันที่ผ่านมา +110

    Asad insha allaah sanadkaana Alle hakaaga dhigo mid ka khayr badan kuwii hore dhan uguna horayso in aad dib ugu istaagto lugahaaga Alle Haku xifdiyo walal Aamiin

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 2 วันที่ผ่านมา

      aamiin insha allh❤

    • @hiponoura
      @hiponoura 2 วันที่ผ่านมา

      🤲ameen wlhi waa farxada kaliyeen sugayno team 27 dhamaanteen incha allh allow nosoo dadaji adaa awoodada tahaye🤲🤲🤲🤲

    • @Nsraabdullhy1234
      @Nsraabdullhy1234 2 วันที่ผ่านมา

      Inshalllh❤️😭🤲🏻

    • @AishaMuhumed-y4i
      @AishaMuhumed-y4i 2 วันที่ผ่านมา

      AAMIIN AAMIIN ❤🤲🤲

  • @Princessdeeqsan-l1z
    @Princessdeeqsan-l1z 2 วันที่ผ่านมา +70

    2025 qof kaste ilahay ha urumeeyo rajadiisa anigana ii duceeya 😢😢🎉🎉

    • @SacadMaxamed-gg9cj
      @SacadMaxamed-gg9cj 2 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin wllo sidoo kale

    • @Princessdeeqsan-l1z
      @Princessdeeqsan-l1z 2 วันที่ผ่านมา

      @SacadMaxamed-gg9cj amiin allaha hanoo rumeeyo dhamanteen 😢🙌🤴

    • @HindaHassan-xl5dl
      @HindaHassan-xl5dl 2 วันที่ผ่านมา

      Aamiiin wlll❤

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 วันที่ผ่านมา +67

    Masha allah arimaheena tiisa wuxu ka horaysiiyay taada runtii waa walaal qiimo badan sidookale waxaad halkan kusoo gaadhay juhdi iyo dadaalkaga way adag tahay in muuqalo noocas ah oo maskax iyo dadaal ubaahan lasameeyo waxan oran karaa waxaad tahay qofka ugu talentiga iyo muqalada fiican somalida goat 🐐 haduu jiro youtube ka soomaalida waa adiga asad hagio waxan sugnaaba een ilaahay ka baryayaynaa inuu natuso adigoo lugahahaga ku istaagay insha allah one daY 🤲💝

    • @imranadan-e2q
      @imranadan-e2q 2 วันที่ผ่านมา

      Masha Alaah wlkey sasd hurmr wcn❤❤❤❤❤

  • @Zuhourgoud
    @Zuhourgoud 2 วันที่ผ่านมา +7

    Sannadka baxayee tagow walee boqor baad ahayd🎉❤❤❤❤ the one and only TH-camr asadkeeena wxn ilaahay kaaga baryaya sanadkan 2025 inaad xidho 4m insha'alh can't wait

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 วันที่ผ่านมา +78

    Asad wlhiii waa qof wnagsan asxabtisaaa halmid ma hagran kuli wu sogaliyay wu ku fanay wxs wllnimo iyo gobanimo an la heli karin asad agtise taaal wlhi qof qalbi xaraan bthy wllkey wliga frxsanow ❤❤❤

    • @Umulkhyr1
      @Umulkhyr1 2 วันที่ผ่านมา +1

      asad cayda lama soo duubo video🤔🤔🤔🎉🇸🇴

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 2 วันที่ผ่านมา +1

      @ byo asad isagaa cayda iyo kuli wlaalo sxibo igu dhow bu kadhgtay sasuna wali ugu fanaya ee iygaa weeye dadki mnta wllkod kufani la grab istagi lha cyda amira isagoon baran buu asad yaqanay mrka hdu mnta soboqon wyy uu TH-cam kisana goni ula bxay dhimleh wllnimadu ma dhmato mihimadu wa inu asad mrwalbo qof fcn yahay usan xumnen wlhi qofka xun xita hda rbto ina kreysoo wnagaa lobadiya ba horay lo yiri mrka cyda iyo asad way isku dhcsanyihina ma dhihi krno waysan in dhwed wx islA dubin wakas

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 2 วันที่ผ่านมา +42

    Welcome 3M Azad Hagio xaqiiq dii waxaa faraxad ii ah In aad ka mid tahay dadka aan ugu jecelahay TH-cam waligaa ha'dhageysan cadaw gaada iyo inta neceb in ay guuleystaan noloshu kuma xumeyso guuleyso.

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 2 วันที่ผ่านมา +20

    Asad Haajiyo 27, you are a hero,waxaad ku suntantahay in aad tahay qof aqyaar ah,taa darteed waxaad leedahay taageerayaal aad u badan oo Soomaaliyeed, qabyaalada iyo Quran ka fayow,madaxda iyo dadka Soomaaliyeed aan caayin, ku dayday Asad Haajiyo 27.
    Waxaan kuu rajaynayaa in aad mar dhow aad gaartid 3,000,000 Subscribers mar dhow 2025 ka, guulayso noolow bravo.

  • @IbraKadarba-qk2pe
    @IbraKadarba-qk2pe 2 วันที่ผ่านมา +18

    Mashaalah,Guleeso taliye ilahey hakucaafiyo,intaas iyo in kabathan kurajeenaya i.a❣️

  • @NadhifaNoor-e5i
    @NadhifaNoor-e5i 2 วันที่ผ่านมา +6

    Asad, we missed amira ceyda ...the old team 27😢please for youur fans sake bring the old happiness back plz plz

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 2 วันที่ผ่านมา +31

    Mansha allaah waligaa sidan ufaraxsanaw run ahantii farxadaa laqiirooday 🥹🥺waxkudhibo ilaahey kuma tuso ani sfaradaada waxaa ugu shidnaa midka adi iyo tiimka oodhan markad iswada raaceyseen horay usoco wll intan iyo inkabadan wad uqalantaa😊😊😊🥹🥹🥺❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 2 วันที่ผ่านมา +21

    Best year ayuu aha team27 iyo asadba sanadkan Alle waxa ka rajaynaa inuu noqdo sanadka soo socda kan iyo kasii fiican anaga cafimd qabnana Allah na gaariyo🤲❤️

    • @JabirAhmed-lk4kn
      @JabirAhmed-lk4kn 2 วันที่ผ่านมา

      Keep brother team 27 always is the best 😅❤❤

  • @IxsaanAxmedMaxamed
    @IxsaanAxmedMaxamed 2 วันที่ผ่านมา +32

    🎉🎉🎉🎉🎉hanplyo wllkeen asad haio ❤ alleh hakaaga dhigo sanad nabadeed oo wax ku faraxdo aad kala kulantid ❤❤❤ allleh kan dhamaday wanagiisa hakaaga dhigo kii aad wanag kaga soo gudubray dhamaanteenba ❤❤❤❤ hanplyo wakhtigan cusub ee inoo wada bilaabmaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @manaaLinamoha
    @manaaLinamoha 2 วันที่ผ่านมา +15

    Asad hagio inshallaaah sanad mid khayr qabe ale hakaa ka dhigo wiiL somaliyeed aa tahay hadana karti badan, dulqaad badan,wanaag badan ,naxariis tada qof walbo wuu arkaa 😭❤️ waxad noqotay wiiiL qof walaba wanagiisa ka sheekaynayo aniga dagaaL waaan kuu gali lahaa hadaa arko qof ku dhagaraynaya anoo ku arkinin waliba tageerahaaga kamid ahaan hadaa keep goin pro hamigaaga kor❤farxadaada to much bisadaha hostada ka qaylinaya hormakaga ka xunyihiiin 😭✊️hadafkaga guuuuL hamigaaga alle hakuu rumeeeyo pro✊️🎓❤️🤝asad adiga dad baad dhirigaliye u tahay marka walalkei ilaaah hakuu fududeeyo wax walbo😭✊️🎓👑

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 วันที่ผ่านมา +6

    Jah ASAD Waa ku wataa aduunka walaalka ugu mahadcelinta badan Waa qof sharaf leh sidaa u muujiso arimaheena inuu walaal sharaf leh yahay ❤❤❤❤❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +51

    indhahan quruxda badan iyo gacmahan
    quruxda badan inay dhaafayaan Umaleymaayo
    Saliga Nabigaﷺﷺ ﷺ .N.N.K.H 🕋💓🤝

    • @SumeyaAbdi-z4m
      @SumeyaAbdi-z4m 2 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo
    @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo 2 วันที่ผ่านมา +29

    Asadkeena sanado kle o qurux badan ku rajaynaya i.a ilhay cafimad tam ahna hku siiyi wllkeen❤❤💕

  • @nimohaji8446
    @nimohaji8446 2 วันที่ผ่านมา +16

    2025 insha allh asad inuu guursadaan rajeynaa insha allh waliba baby lagudhalo ❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamcarfaayecarfaaye4912
    @zamzamcarfaayecarfaaye4912 2 วันที่ผ่านมา +11

    masha alaaaah. asdkena. Sidaan ufaraxsanoof waligaa sanado badanoo qurux badanaa ku rajenayaa insha alaaah cafimaad taama alaha ku siiiyo riyooyinkaaga alaha kuu rumeeyo my walakey 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 วันที่ผ่านมา +2

    From 2017 up to now he is my favourite TH-camr💓🎈❤️

  • @ayaancumar2019
    @ayaancumar2019 2 วันที่ผ่านมา +17

    Asad waxan aqanaa 6sano 2019 ilaa 2024❤in sha allha waxan rageenyaa inta iyo inka badan walallky wan ku salamayaa adi iyo asaxabta🥰🥰🥰

  • @basmamohamud7797
    @basmamohamud7797 2 วันที่ผ่านมา +265

    2024 bye bye

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 2 วันที่ผ่านมา +16

    Asad Maxamed xaaji ilaahay adigoo socda maalin uun ha natuso inshaa Allah Kani waa sanadka aad dib cagahaaga uugu istaagi lahayd Wll from hargeisa guulayso wll

  • @Dekayazin
    @Dekayazin วันที่ผ่านมา +5

    Aaad bn ugu faraxsanhy ilaa 2022 bn dawaanayay wlky asad saan ujeclhy inaa daawado muuqaladiisa team 27 aad bn idiin tageeraa zxbayaal guulysta
    Asad iyo azxabtiisa from garoowe ❤🎉

  • @NastehoDaher-y4b
    @NastehoDaher-y4b 2 วันที่ผ่านมา +6

    Asad walahi wxn modayay markaad laaheed cawo wn hadlaya inaad dadka kuu xumeya aad uu jawabayso ama waax xuun kaa sheega lakiin wll qalbi wangsn ayathy runti wn qirodaay sobob walahi wanagaga ❤❤❤❤

  • @abdixakiinadan
    @abdixakiinadan 2 วันที่ผ่านมา +17

    Team 27 Waxaa ka mid ahay 5 years Alx❤
    Asad hagio we love you pro👍

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 2 วันที่ผ่านมา +12

    caawa 2.7 inaan garno ku ficned asad wxn ku rajeynaa hormar sanadkan sanadkisa cafimad wanagsan iyo cimri dheer bash bash iyo barwaqo Allow nagu garsii ❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +17

    Naftaada ii ilaali Salaadana ilaali Waxa Nasugeyso Meel kaqurxoon Aduunka Salaada Waa Furaha Guusha ✅️🥰💕كلام صحيح

  • @shankroonjames23
    @shankroonjames23 วันที่ผ่านมา

    Why was I crying watching the whole video😭🥹 ASAD came from a long way ! Am soo proud of you Brotherr! ❤️

  • @CanabEreg
    @CanabEreg วันที่ผ่านมา +1

    M a asad abwe allha ku xifdiyo guuuuuuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuuuuuul

  • @ZuraAbdi
    @ZuraAbdi 2 วันที่ผ่านมา +12

    Asad hagio waxaa tahay macali ❤waxaana jeclahay mar kasto inaa ku daawado in kastoo qoraalka isku fiicnen wll keb gowi haniyad jawi wll mcn ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @IdilIbrahim-l3j
    @IdilIbrahim-l3j 2 วันที่ผ่านมา +20

    Abti mcn sanadkaan kii aad lugahaga ku istagto allah kaga dhigo wan ku jeclhy ❤

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 2 วันที่ผ่านมา +6

    Asad hajio wlhi waxad tahay Qof Hard worker- ah Aduunka Hadad eegto Dadka caanka aha ee sidiisa 1M haysta waxay Haystan Editors u Edit gareya MuuQaldood una duuba
    Lkn isagu wuxu isku darsaday labadiiba taaso oo ay u dheertahay inu si maalinle ah uso geliyo muuqalo malina aanu joojin hadii malin la waayana wuxu so wada barnaamij ka Qaatey wakhti badan oo uu ka gadhsiinwayey wakhtigi uu so gelin laha
    Bro wlhi waxad Tahay Tusaalaha Dhalinyar Badan Hawl karnimada iyo dedaalka a Halka ka wad waliga Hays dhiibin The Goat of Somali you-tubers 🐐♥️

  • @Milyaneerad
    @Milyaneerad วันที่ผ่านมา

    Meelo badan oo ka sarraysa gaar Asad Mohamed Haji, Masha'allah. Dedaalkaaga ayaad halkan iyo meelo ka sarraysa ba ku gaaraysaa. Keep up the hard work huuno. ❤️

  • @asmafarid7093
    @asmafarid7093 2 วันที่ผ่านมา +3

    I cant believe that i watched all your Videos of all years 😊❤ inchallah sanada badan o kale 😭 i cried walahi too much emotional 😢

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 2 วันที่ผ่านมา +12

    MashaAllah Hambalyo shaqo badan qabate 2024 inshaAllah sanadkan cusub waxaa rajeenaya mid kaqeer badan inu kuunoqdo iyo anaka dhanba😢2025 Sanadkaa lugahaga kuistaaagi leheed ilahay hakadhigo ducadeena ilahayoow noo aqbal😭❤️❤️

    • @Naxariislowga
      @Naxariislowga 2 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin abaayo❤🤲

  • @Rayaneyy.8
    @Rayaneyy.8 2 วันที่ผ่านมา +11

    Wa sanad aan jeclady 2024 ilahayna kuwa kle sidas hayga dhigo I.a ❤😭 bye 2024💔🥺

  • @AxmedYacquub-w1h
    @AxmedYacquub-w1h 2 วันที่ผ่านมา +12

    Caan Kusali nabigeen maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +21

    Habeenkaan ugu dambeeya sanadka waxaan
    ku rajaynayaa farxad iyo guul mustaqbalkaaga, inkastoo xariirkenu u dhamaaday qalbigayga weli wuxuu ku hayaa xasuus wanaagsan❤

  • @AbdihakimAhmedAli-x9g
    @AbdihakimAhmedAli-x9g 2 วันที่ผ่านมา +1

    OMG!!!!! WHAT EDITING. Cajiib runtii muuqaalkan waxaa ku jeclaysiinaya daawashadiisa runtii qaabka amakaaga ah ee uu muuqaalkan u edit gareeyay ASAD. Hambalyo Walaal waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal qurux badan iyo inaad gaadhid hadafkaaga ugu wayn oo ah caafimaad iyo in ilaahay dib lugahaaga kuugu soo celiyo, anaguna muuqaaladaada aanu daawano adigoo socda. Sanad Wanaag idaylkiinba anigana isoo duceeya in ilaahay iirumeeyo hadafka aan ka leeyahay. Waa fariin kaaga timiday mid kamida Taageeryaashaada.

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch 2 วันที่ผ่านมา +10

    Omgg moment qurux badan ❤masha Allah Wllhi aad baan ugu faraxsanahy inana ahey tagero team 27 ❤omgg bye bye 2024 welcome 2025

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 2 วันที่ผ่านมา +12

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤️

  • @faraxdagan4863
    @faraxdagan4863 2 วันที่ผ่านมา +19

    2024 by by wan ku faraxasanayi Ina ku xidhanado Inataso sano ila sanadkii 2020 2024 Inata iyo Ina ka badan waxan jecelahayi Ina kugu sii xidhanado ishala waxan ku leyahayi hore uu soco wallo asda maxamed xaaji ila laba 200k iyo tuu miliyanka inta iyo In ka badan waan ku raajeenaya adiga iyo asxaabtaba hore uu socoda dhamantiiba ishall

  • @xanansiciid6792
    @xanansiciid6792 2 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allh wllky asad hagio wan ku tagera wllky mar walba guuleso waxad tahay qof wagsan 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha allah qof wanaagsan si kastoo u dhibtoodo ugu dembayn wuu guulaystaaa asad adna qof wanaagsan ayaa thy hupal waaye waad guulaysaneee❤❤❤❤❤❤❤❤❤farxadaan farxad kasii badan ayaan kuu rajaynaa sanadkaan 2025

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 2 วันที่ผ่านมา +28

    Asad HAGIO 🤍 is the best ❤

    • @FowziHassan-b4i
      @FowziHassan-b4i 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤

    • @AbdiMohamed-d4o
      @AbdiMohamed-d4o 2 วันที่ผ่านมา

      Good good❤❤❤

    • @HalimaQuen-k9o
      @HalimaQuen-k9o 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FeysalMohamedAhmed
      @FeysalMohamedAhmed วันที่ผ่านมา

      sxb hore usoco daad badan ayaa hoor moodal u tahay sxb

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 วันที่ผ่านมา +9

    Sanad wacn Oo Wanaagsan Sanadkaan kiisakale bash bash barwaaqo cafimaad Alle ha nagu gaarsiiyo❤

  • @FarduusAhmed-k4w
    @FarduusAhmed-k4w 2 วันที่ผ่านมา +8

    Sanadkan maxa aan soo arkay dhib farxad wallahi guys asad waxa aad moodaysa dheel dhel sanadkan waa kan idin bartay vedyow aad leedihiin ima dhaafo 27❤❤❤ jira

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 2 วันที่ผ่านมา +4

    Waaaaaaaw🎉🎉🎉🎉🎉 amazing walhi caadi mahan that’s why aan hal video idhafin asad channel kiisa 🎉🎉🎉🎉 hambalyo hambalyo walalkey🎉🎉🎉🎉

  • @Munadaahir-nx4dw
    @Munadaahir-nx4dw 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxanba isku haystaa inan aniga noqday qofka ugu sareya somalida keep going wall asad😢😢❤

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 2 วันที่ผ่านมา +15

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

    • @fadumoabdullahi8409
      @fadumoabdullahi8409 2 วันที่ผ่านมา

      Saw ❤ saw ❤ saw ❤ saw ❤ saw

    • @AsmaIsmsciil
      @AsmaIsmsciil 2 วันที่ผ่านมา

      scw scw scw❤❤

  • @hilalabdielmi443
    @hilalabdielmi443 2 วันที่ผ่านมา +6

    ❤❤first one noqde cawa asadow sanad qurux badan Eebe wayne hakaga dhigo 2025❤❤❤❤

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 2 วันที่ผ่านมา +9

    Horta cidna qalad kama galin lkn rabiga ayad qalad kagashay hadana waxad rabta inad wali xumihii kusi taag nato khasab mahan inad ifahanta lkn waxa khasab aha inad rabiga rali galiso sanadka dhamanaya waa sanad ilaahay kan sosocdana waa mid alle ilaahay khayrkisa ilaahay hana siyo sharkisana ilaahay hanaga hayo amin danbigena ilaahay hadhafo iyo kii walidkey iyo kii walalahay amin Alx cala kulixal

  • @RachidDjama-i1b
    @RachidDjama-i1b 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asad maxamed hagio sanakan sanadkiisa cafimad iyo cimri dher ayan ku rajaynaya zxp walal an tagero aya tahay allah ah ku sharfo nolow intay nololi jirto ❤🎉 happy New yar 2025🎉

  • @mariin__dhalad
    @mariin__dhalad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal qiimo badan ayaa tahay huuno ILLHAY wxan kaga baryayaa mustaqbal wangsan 🥰 Asad is the best TH-camr in Somalia 🇸🇴

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 วันที่ผ่านมา +7

    Laguma xaqiri kroo wll jira thy frxsnow❤ team 27ki saxdaa iyo kuwacusub ina isgrabtagnatan ban rajeyn coz adunkan wxa jogna wa ayamo asxabey asad ilashada ag joga ka warhayaaa waaa qof wngsan wlhiiii ❤❤❤❤

  • @NadiiraCali-j8y
    @NadiiraCali-j8y 2 วันที่ผ่านมา +8

    waa qof anan ka xisa dhacin asad hajiyo waxan ku rajinaya gul badan waxad kahayi qof karti badan noloshu kuma xumiso wllo qali waxan ka mid hayi tagerahaga sida ad iyo ad ku xusisa ❤❤❤❤❤❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali 2 วันที่ผ่านมา +13

    Asad hagio sanado badan oo qurux badn wallo iyo horumar wacan 3m inshaa allah ❤❤

  • @Kingcaamir416
    @Kingcaamir416 2 วันที่ผ่านมา +5

    Asadow waxan umaleyey sawirka ugu horeyo markan arkay inaa marlabad dalxiis aadeen asxbta 27 ee gormee arkenaa amiira sundus koko asad iyo ceyda game wada dheelaayo 2025 wax badan filaneynaa haduu illahay ka raali noqdo waxan idin lee yahay sanad wanagsan insha’a allah mid qeyr leh illhay hanooga dhigo

  • @UgbadinaCarab
    @UgbadinaCarab 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mnzha Allah Asad Haji wxa hormarkas oo dhan kugu wacan wa qalpiga wanagsan qof walba oo wanagsan hormar ayu gaadh intas iyo inka badan wa uqalantaa inaa gaadho hormar wacan 😢❤

  • @Muniramaanka-c7h
    @Muniramaanka-c7h 2 วันที่ผ่านมา +10

    Ilaahay waxwalbo aa jecel nahay oo khayr ah hanoo sahlo happy new year to all Muslim ❤❤❤

  • @AyaanCali-xi6kn
    @AyaanCali-xi6kn 2 วันที่ผ่านมา +8

    Asad wad fiican tahaye wll heesaha uun inagadaa❤❤❤❤

  • @NabiihamaxameIndhaadagta
    @NabiihamaxameIndhaadagta 2 วันที่ผ่านมา +17

    M.a arimaheena walal aan lawada haysan wllhi hore u soco walaaladayy❤❤❤

    • @Suleka-m3i
      @Suleka-m3i 2 วันที่ผ่านมา

  • @NasuuraAbdlla
    @NasuuraAbdlla 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Congratulations asad hagio wlahi Aad ban ugu faraxsanahey guushad Aad gaartay 2024 mar walba wan ku duceya inu ilaahey cafimad taama ku siiyo waxan ku leyahay asadow asaga ugu horay garabkada nahy waxana ku xasuusin rabey marka shegey sid dadka gushada ka dambeyay waxa ka bilaawda allah kadib dadka kale ku xiji ❤🎉🎉❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 วันที่ผ่านมา +5

    Asad Maxamed Hajow Alleh ha ku sharfo. Dar alleh ayaan ku jecelahay♥️❤️

  • @XamdiNuurInshaar
    @XamdiNuurInshaar 2 วันที่ผ่านมา +8

    Mahadsanid Sanadyhow Inkasta Oo Aad Dhamatey hdna waxad Ibartey in wax walpa Oo Dhaca Ay Nolosha si Soconeyso Goodbey....🌷👋💗

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 2 วันที่ผ่านมา +5

    Happy New year to all team 27 supporters May the almighty Allah give us good health and peace this is the only Somali channel that I mostly watch when I am free. I hope one day you will visit Kenya...

  • @baabkakismayo
    @baabkakismayo 2 วันที่ผ่านมา +7

    In alle u nogu dhameyo cafimad tam ah 2025 anku salino prophet Mohammed S.A.W S.A. W .S.A.W S.A .W❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SmiiroKabaji
    @SmiiroKabaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha alha wll qali 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiWahaab-mahad
    @AbdiWahaab-mahad 2 วันที่ผ่านมา +2

    M.sha'alaah zxp sare,
    hore usoco Don't give up
    Congratulation 🎉🎉 hadaan qiyaaso 3M wxaa garidontaa 3 bilood kadin in sha'alaah🤩🤲

  • @Sinbaa123Sinbaa
    @Sinbaa123Sinbaa 2 วันที่ผ่านมา +7

    Sanad wanaagsan wllkey mcnow waxaan ku.jaraynaaya cimri dheer iyo caafimaad taama aan uwada ducayno walaalkeen aan jecelnahay guulayso walaalo waan ku garab taaganay Mar kasta wlloh mcn😭❤️🫶

  • @Amiira_qurux45
    @Amiira_qurux45 2 วันที่ผ่านมา +8

    indhahan quruxda badanoow wall aan ku xasuusiyo xbbikena mohamed ﷺ ﷺﷺﷺ

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 2 วันที่ผ่านมา +25

    2024 sanad qurux badan waxaku faraxsanahay ina tagero uahay team 27❤❤❤❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 วันที่ผ่านมา +2

    Best TH-camr of all the time 🎉❤❤❤❤

  • @AyaanMohmed-w6z
    @AyaanMohmed-w6z วันที่ผ่านมา +1

    Asad waxan kuu leeyey hore uu soco 3m 4m 5m 6m 7m 8m 9m 1B waa sugi lanay alle cimrigaga iyo cafimadkaga haa kuu siyadiyo haduu jiro 2qof oo kaso hoor jeda waxa hesata 2m oo kuu tagersan hore uu socoo yaneey jiriin wax kuu joojiya waxanu rabana inaa naga barajeso mr bes allle haa kula garab galo wll waxad tahay youtubarka kaliye isgo 200k maraya ann soo racay hadana wato 2.63m subscrab masha allh alle haa kula garab galo wll inta iyo ikabadan ayaan kuu rajanaya wana ogahay inaad sameenayso waxanàn kaa mid ahay tema 27 oo jeceel inay maruun malasiya cagata soo dhigato saan idiinku soo biiro slee haa kulaa garab galo wllo🎉❤😢

  • @Mascudnaaz97
    @Mascudnaaz97 2 วันที่ผ่านมา +6

    The goat asad wish y more life 🐐

  • @Saabiriicd7eg
    @Saabiriicd7eg 2 วันที่ผ่านมา +7

    Ana kuwada salino xabiibkeena maxamed scw scw sanadka cusubna allow nooga dhig mid qeer badan aamiin dhex adiguna ❤😢🎉

  • @ExMaanoH
    @ExMaanoH 2 วันที่ผ่านมา +6

    Kaas dhamadey ada lha kan kale ada leh i.a hormar palaadhan io waxqapad inta ka padan alle ha ku garsiyo 👍🏆

  • @maaidachannel-lg3pw
    @maaidachannel-lg3pw วันที่ผ่านมา +1

    Ala ilhyooow bishii rajab ayaan galney waa bisha ilhy ducooyinka aqbalo ala ilhyooow asad cafimad tamaama siii ala ilhyoow kursiga ka kici oo cafimad dagdaga sii😢❤🤲

  • @AxmedCumar-n7u
    @AxmedCumar-n7u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asad hagio wllkei +chpikei walhi intaas iyo in ka badanba waad u qalantaa walhi adiga waligey uma malaynaayo inuu jiro qof kaa wanaagsan hore u soco pro 🥺🫡

  • @fardowsomahamad7519
    @fardowsomahamad7519 2 วันที่ผ่านมา +7

    Ana ugu horeyo manta❤Asadkena sanad quruxbadan ku rajayna iyo cafimaad insha Allah❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 2 วันที่ผ่านมา +6

    ASAD HAGIO Wan ku tageeraa zxb guulayso marwalba❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ziyaanipoi5666
    @ziyaanipoi5666 2 วันที่ผ่านมา +16

    the Goat🐐🔥

  • @WaberiHHMS
    @WaberiHHMS 2 วันที่ผ่านมา +1

    Oo nabiga kussaliya Habib kena Mohammed NNKH (scw)

  • @fardosaqorane4497
    @fardosaqorane4497 2 วันที่ผ่านมา +1

    You are great and you deserve more love and outstanding brothe keep it up ❤️🙏

  • @neimaayan5501
    @neimaayan5501 2 วันที่ผ่านมา +8

    Asad xajigo wan ku garab taganahy gesigi somalida🎉🎉🎉🎉❤

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 2 วันที่ผ่านมา +4

    Sannadka kala badh idinkaa noo qurxiyay Team 27 aad baad u mahadsantihiin.❤❤

  • @HASSANHASSAN-jo4rn
    @HASSANHASSAN-jo4rn 2 วันที่ผ่านมา +5

    Mwaaah❤ oo Samia ayad istihmashe ...walal Asad ibashal guuleysoo

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hambaliyo asadkoooo😂❤🎉love U team 27 dhan gabdhaha dhan Hug ❤🫂 wiilasha iska baxa😂❤

  • @apdalapoi9108
    @apdalapoi9108 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mar kasta aad hormar karto ilahy ayaa ka dambeya Sas ha la ogado ilahay ka so kowna waa umada mar kasta aad gul karto Alx 🤲❤️