ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Axmed madoobe geesi geesi dhalay guulayso marwalba
😂😂😂😂🎉
Ka shacab ahaan wan soo dhawaynaynaa dhoofinta xoolaha in loo xiro ajnabi.. ganacsatada marka ay u xoog yesheen xakufinya iyo barakicinta shacabka masakinta ah musiibooyin badan ban idin rajaynaa inshallh
Ethiopia Somalia waxee ku joogtaa xoog dowlada faderalka amar keeda ma ahan wax soconaya Ahmed madoobe waa nin Ethiopian ah Shawaabna waxa dhaqaala siiyo iyo hub Ethiopianka
Ethiopian le ku digridan war teeda heysata Ethiopian iska aamusa
Asc Asxaabeey Somali weey ka tirtirmi doon taa Dunida haduunan Shacabka Somaliyeed hurdada ka kicin Somali waxa aay uqeeyb santahay Shan qeeyb oo Mareeykanka itobia uga Masuul tahay Somalia Hadaan Shacabka isku Duubni iyo Somalinimo Somalia dhawaa iyo dheeraaba Somalia Kenya iyo itobia ayaa Maalin Cad qeebsan doono Dalku waxuu leeyahay Shan Madax Weenye, kun Xildhibaan iyo kun Wasiir Madax Weenye Madax Weenye Xukumo iyo Fadaraal ma Jiro Shabkuna Qabiil ayuu Digtaa toor Madax Weenye Maamul Gobaleed ugu qanac san yahay Ganacsatada Dhiig miirad ka ah na Dalka marabaan in Dalku lacag in uu yeesho Bad ayaa itobia lasiihaa waa sahanka koowaad Hadaanan Shacabku kicin Dhulka ayaa Maalin Cad lagu kala daraa Dal Calankiisii uu dhalay labaatan Calan Lacag tiisana Doolar noqotay Shacaboow Maanta waxaad ku Jiiftiin Hogaamiye Kooxeed qaab Qabiil ugu qanac san tihiin Walaahi Somalia waxay ku Dambeeyn doontaa Sidii kuriga aan Dal laheeyn wadamo Badan loo qeebshay oo kale Dhul Bad, Dakad iyo Garoon Diyaarad waala wada Xaraashay sow bari Maahan tabtii Falastiin Aloow Somali Qabiil ka ka tirtir oo Dalkooda in aay Difaac daan tus
Give out somali port for free to Ethiopia thanks hasssn
Hhhhhhhhhh
Garad TV hees ayey bilowday oo ah in been ka sheegto wixii ethopia lagula heshiiyay iyaga oo raba marin haha abingdon shacabka dhageysta idacadaan Garad TV.
maxa xasan sheikh ayaa badagatay miyaa kaadhadhacsan itoobiya wxay ugu mahiimsaneed waywaysay oo ah saldhig militry lkn dakad ganacsi waloo ogolyahay data farmaajo ayaa Ogalaa dib udaawo fiidiyowgiisa hore
Hore ayaa waxaa layiri XABASHI ABAAL MALEH ABEESO NINKII KORIYOOW ADAA U AAYICABDULAAHI YUUSUF WEEY KU SHAQEEYSTEEN UGU DANBEEYNTANA XABSI BEEY DHIGEENAHMED ISLAAM WUU LA SHAQEEYN JIREY XABASHIDA UGU DANBEEYNTA XABSI BEEY DHIGEEN XABASHI HADEEY AQABO LEEDAHAY SOOMALIDA KU NOOL DDS WAREEYSTA Xasan Shiikh waa qaain walaahi waa qaain qaain dhaleyDhoor mar buu masaajidka dhexdiisi ka sheegey TAAKO KA MID AH DHULKA SOOMAALIYA IN CIDNA BIXIN KARINmaanta intuu Itoobiyanka hishiis la galeyUusan ka hadleeyn masjidkii uu ka hadli jireySheekadiisi wexeey ku soo biyo shubatey YAMEEY YAM YAM YAXAAS KU QAAD YAM Waryaada Xasan Shiikh yuu na iibsan Waa manexe SHAAFTADA U TAAGAN aniga wax kasta uu qaato dhul iyo lacag waxba uma arkayoBes waxaa i xanuujinaya Dhulkeeni uu cadaw ka iibinayo
Axmed madoobe geesi geesi dhalay guulayso marwalba
😂😂😂😂🎉
Ka shacab ahaan wan soo dhawaynaynaa dhoofinta xoolaha in loo xiro ajnabi.. ganacsatada marka ay u xoog yesheen xakufinya iyo barakicinta shacabka masakinta ah musiibooyin badan ban idin rajaynaa inshallh
Ethiopia Somalia waxee ku joogtaa xoog dowlada faderalka amar keeda ma ahan wax soconaya Ahmed madoobe waa nin Ethiopian ah Shawaabna waxa dhaqaala siiyo iyo hub Ethiopianka
Ethiopian le ku digridan war teeda heysata Ethiopian iska aamusa
Asc Asxaabeey Somali weey ka tirtirmi doon taa Dunida haduunan Shacabka Somaliyeed hurdada ka kicin Somali waxa aay uqeeyb santahay Shan qeeyb oo Mareeykanka itobia uga Masuul tahay Somalia Hadaan Shacabka isku Duubni iyo Somalinimo Somalia dhawaa iyo dheeraaba Somalia Kenya iyo itobia ayaa Maalin Cad qeebsan doono Dalku waxuu leeyahay Shan Madax Weenye, kun Xildhibaan iyo kun Wasiir Madax Weenye Madax Weenye Xukumo iyo Fadaraal ma Jiro Shabkuna Qabiil ayuu Digtaa toor Madax Weenye Maamul Gobaleed ugu qanac san yahay Ganacsatada Dhiig miirad ka ah na Dalka marabaan in Dalku lacag in uu yeesho Bad ayaa itobia lasiihaa waa sahanka koowaad Hadaanan Shacabku kicin Dhulka ayaa Maalin Cad lagu kala daraa Dal Calankiisii uu dhalay labaatan Calan Lacag tiisana Doolar noqotay Shacaboow Maanta waxaad ku Jiiftiin Hogaamiye Kooxeed qaab Qabiil ugu qanac san tihiin Walaahi Somalia waxay ku Dambeeyn doontaa Sidii kuriga aan Dal laheeyn wadamo Badan loo qeebshay oo kale Dhul Bad, Dakad iyo Garoon Diyaarad waala wada Xaraashay sow bari Maahan tabtii Falastiin Aloow Somali Qabiil ka ka tirtir oo Dalkooda in aay Difaac daan tus
Give out somali port for free to Ethiopia thanks hasssn
Hhhhhhhhhh
Garad TV hees ayey bilowday oo ah in been ka sheegto wixii ethopia lagula heshiiyay iyaga oo raba marin haha abingdon shacabka dhageysta idacadaan Garad TV.
maxa xasan sheikh ayaa badagatay miyaa kaadhadhacsan itoobiya wxay ugu mahiimsaneed waywaysay oo ah saldhig militry lkn dakad ganacsi waloo ogolyahay data farmaajo ayaa Ogalaa dib udaawo fiidiyowgiisa hore
Hore ayaa waxaa layiri
XABASHI ABAAL MALEH ABEESO NINKII KORIYOOW ADAA U AAYI
CABDULAAHI YUUSUF WEEY KU SHAQEEYSTEEN
UGU DANBEEYNTANA XABSI BEEY DHIGEEN
AHMED ISLAAM WUU LA SHAQEEYN JIREY XABASHIDA
UGU DANBEEYNTA XABSI BEEY DHIGEEN
XABASHI HADEEY AQABO LEEDAHAY
SOOMALIDA KU NOOL DDS WAREEYSTA
Xasan Shiikh waa qaain walaahi waa qaain qaain dhaley
Dhoor mar buu masaajidka dhexdiisi ka sheegey TAAKO KA MID AH DHULKA SOOMAALIYA IN CIDNA BIXIN KARIN
maanta intuu Itoobiyanka hishiis la galey
Uusan ka hadleeyn masjidkii uu ka hadli jirey
Sheekadiisi wexeey ku soo biyo shubatey
YAMEEY YAM YAM YAXAAS KU QAAD YAM
Waryaada Xasan Shiikh yuu na iibsan
Waa manexe SHAAFTADA U TAAGAN
aniga wax kasta uu qaato dhul iyo lacag waxba uma arkayo
Bes waxaa i xanuujinaya Dhulkeeni uu cadaw ka iibinayo