Bajaaj Inventory Management System | Qaybta 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • video gan waxa uu ka mid yahay course ka la magac baxay " Complete Web Developement With PHP".
    Course kan waxad ku baranaysa aasaaska luuqada php iyo waxa kale oo aad ku baranaysa qaabka softwares loo dhiso anaga oo kow kasoo bilabayna kuna tusinayna qaabka softwareda loo dhiso adiga oo php isticmalaya.
    project waxan dhisi dona software loogu talo galay in ay isticmalan meheradaha iibiya bajaaj yada.
    course ka oo dhamaystiran waxad ka heli donta website kena , course waa free , hada bilow barashada web developement adiga oo luqada php isticmalaya.
    Course link : etechonlineaca...
    complete project download here : etechonlineaca...
    hadaba hadi aad rabto in software lagu sameyo , fadlan whatsappkan nagala soo xidhiidh.
    whatsapp: 0637840005.
    our facebook : www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 2

  • @tabsamoacademy7643
    @tabsamoacademy7643 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad larvel aad ayuu muhim uyahay ilaa hada majiro qof somali ah oo soo duubay oo ku dhisay system cool ah
    Next lesson ka dhig i.a thanks

    • @etech_online_academy
      @etech_online_academy  6 หลายเดือนก่อน +1

      Wyhy , laravel course wan so diyarin dona hadu Alle yidhaah.