Yaxya SINWAAR oo Ku guuleystay 4 Arin uu Dagaalka u galay & 9 Bil kadib Cubeyd Sidan ayuu u ekaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 139

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 17 วันที่ผ่านมา +3

    Alaha unaxaristo inta shihiday dhibatada alaha haka dulqado amin

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 17 วันที่ผ่านมา +3

    Geesiga reer qasa nolow guul Ayaan ku rajaynaya Yahya sinwar insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raageugaas4279
    @raageugaas4279 17 วันที่ผ่านมา +13

    كم من فئة قليلة غلبت فئة كثيرة بإذن الله والله مع الصابرين

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 17 วันที่ผ่านมา +2

    Insha Allah guul dhammaan musliminta, adiganeh wariye jisakAllah khair

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 17 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqliga ba

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 17 วันที่ผ่านมา +3

    Falastiin Allah ayaa umaqan Allow ugargaar امين يا ربلعالمين

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 17 วันที่ผ่านมา +4

    Rabbi swt Muslims ka how gargaaro gaar ahaan reer Palestine 🇵🇸 🤲🏽♥️

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 17 วันที่ผ่านมา +2

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏🙏🙏🙏

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 17 วันที่ผ่านมา +1

    Alle SWT ha u gar gaaro rer qasa
    Yuhuud iyo wixi la socda ba guul daro aan dhaman ayaan u rajaynayaa insha allaaah

  • @DeeqCraxmaan
    @DeeqCraxmaan 17 วันที่ผ่านมา +3

    mara cadde sho mahadsanid saxib ❤❤👍👊✊

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 17 วันที่ผ่านมา +4

    Yaxya sinwaar iyo yaxya sariic allow xafid ❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 17 วันที่ผ่านมา +1

    أللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-oe8gq7vg9s
    @user-oe8gq7vg9s 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ale waxuu yiri
    والله معكم وانتم الأعلون
    Ilaahy baa niila jira inigiina sareeyo hadaad tahiin muslimiinta

  • @HuseenCabdi
    @HuseenCabdi 17 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamed ciise sxb mcn wakusalaamay guuleyso adduun iyo aakhiraba dhamaantenaba❤❤❤❤

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay ha mideyo muslimiinta meelkasta ay jooga

  • @Islam-somalia-halal
    @Islam-somalia-halal 17 วันที่ผ่านมา +2

    Israel iyo mareeykan gabalkoodu waa sii dhacayaa wax qaza ma socdaana waa aayado Alle natusayo hadaan islaam nahay iyo kuwo aan islaamka ahaynba reer qaza alle ayaa u doorta In lagu dulfuliyo aayadaas iimaankooda darteed marka guushu waa dhawdahay in shaa Allah waana u ducaynaynaa Alle dhibkaas gaaray oo dhanwalba looga fiirsaday guul ha ugu badalo waxwalba Alle awoodiisa ayay ku hoos jiraa waxa la samaynayo waa un sabab.

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah maracade show gulleysta welligin

  • @Miisaanka2024
    @Miisaanka2024 17 วันที่ผ่านมา +19

    Maracadde show guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 17 วันที่ผ่านมา +3

    يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض يا خالق البشر يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا رب كل شيء كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين اللهم امين 😢😢😢😢

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha guuleeyo ciidamada xamaas gaalada yahuudaa allaha jebiyo aamiin

  • @TaxaneTube
    @TaxaneTube 17 วันที่ผ่านมา +3

    Nabiga aynu ku salino (S.C.W)❤

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 17 วันที่ผ่านมา

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MuxyadiinHoosh-et9eu
    @MuxyadiinHoosh-et9eu 17 วันที่ผ่านมา +1

    Muslimiin farabadan ducadoodiii ayaa hada Soo duxaysay insha allh illhay ayaa lajiri yaxye sinwar

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 วันที่ผ่านมา +3

    Alaahu akbar way guulaysteen

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 16 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @user-qm9mp3cp5u
    @user-qm9mp3cp5u 17 วันที่ผ่านมา

    Codka maracade guul iyo falastin iyo danaheyna ruushka guul

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 17 วันที่ผ่านมา

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 17 วันที่ผ่านมา +2

    Kufriga waa mila waaxid ah Gaza islaamkii ayaa dayacay Ukraine na kufriga ayaa garab u ah falastiin allaah haka dulqaado dulmiga iyo xasuuq ah

  • @user-lf9ms6rt6h
    @user-lf9ms6rt6h 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid maracade marwalba waxaa nala soco siisaa hadba magaalada qasa xaalada sida ay u socoto

  • @abdirizackkulmia1715
    @abdirizackkulmia1715 17 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks Mr maracade

  • @sadam1318
    @sadam1318 17 วันที่ผ่านมา +1

    waa jaajuusintii gaalada b allaha mariyo yahuud in shaa allah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha ugargaaro muslimiinta reer falastiin Ilahay ha zilzaalo yahuuda ciqaab aduun iyo akhiro Ilahay ha usoo dadajiyo yahuuda

  • @sumayaayub421
    @sumayaayub421 17 วันที่ผ่านมา

    YA RABI YA RAXMAN U GARGAAR REER FALASTIN IYO MUSLIMINTA DHAMAN

  • @khadaraadan5764
    @khadaraadan5764 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay swt guusha hannasiiiyo haddaannahay muslimiinta gaar ahaan reer falastiin

  • @omerabdisalam8447
    @omerabdisalam8447 17 วันที่ผ่านมา

    Alle hawnaxriisto Anta walalaalahen ku dhamaadey dagaalka yuhuuda lagula jiro 😊

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 16 วันที่ผ่านมา

    اللهم أنصر إخواننا في فلسطين

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 17 วันที่ผ่านมา

    Maashaalaah mara Cade mahdsanid

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 17 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم فانصرنا على القوم الكافرين اللهم اهزمهم وزلزلهم

  • @maxamedwaxkale7710
    @maxamedwaxkale7710 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dekedan oo mareykanka hor ii gadaal uu wado sida addeeg cml shacabka ayaa lagu xasuuqi raba

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan waydiinayaa dhagaystayaasha wararka ma qiimaysaan wariyaasha aad dhagaysataan anigu waxaan labar wan ka dhigayaa maracade show maxamed ciise sabab tuna waa warar sugan iyo qabyaalad la aan soomaalida dhaxdeeda

  • @SaynabIsmail-mg5hg
    @SaynabIsmail-mg5hg 17 วันที่ผ่านมา +2

    Gaalo alle ha is ku salido daalimiinta dhagarta muslimiinta ka shaqaynaysa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 17 วันที่ผ่านมา

    Subxana laah
    Wali isma dhihin qof israiil maxbuus unoqdy aya rajo yeelandoona

  • @user-zq4mx4lo8z
    @user-zq4mx4lo8z 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wll

  • @user-pg3lz8lf9t
    @user-pg3lz8lf9t 17 วันที่ผ่านมา +2

    Asc maracadde haguuleeysto

  • @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
    @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv 17 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb m a alaha haku xafido adooon iyo aaqiraba

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 17 วันที่ผ่านมา

    Reer galbeedka waxey yihiin waalaogaaday waanalagu fahmay marin habaabinta eykuhayeem caalamka weyma u aayidonaan gabodfalad eykageysten guudahaan caalamka gaarahaan islaamka hadeydonto hagadhee guul falastiin insha alaah

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 17 วันที่ผ่านมา

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil. Israa’iil 🥲😭

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud 17 วันที่ผ่านมา +1

    Xanuun ayaa kaa muuqda maanta isbadal ayaan kaa arkaa

  • @khadaraadan5764
    @khadaraadan5764 17 วันที่ผ่านมา

    Yaxye sinwaar guul inshlh yaxye guul inshl markatsa iyo meelkasta oo aad joogto

  • @Badri-oi8my
    @Badri-oi8my 17 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalo lasoo dhakhzo parnaamijyada

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 วันที่ผ่านมา +5

    Maracade guulayso

  • @maxamoudyousuf3467
    @maxamoudyousuf3467 17 วันที่ผ่านมา +1

    Managa hubtaa zxb warkaagaas

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaan oo dhaan laha Palestina caqli caqli ha ciyarto ciyarah socda dhinac walba hana fejik sanato insh Allah waxaan uu rajin guul warda in ilahay siyo arlada lagu haysyo iyo kuwa aay degan yahin bahaldo ba in aay dhawan kacan toda soo kasho insh Allah allahu ma aamiin aamiin 🤲🏿 yaa Allah

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 17 วันที่ผ่านมา

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza

  • @sadam1318
    @sadam1318 17 วันที่ผ่านมา +1

    ayagaa isku diray yukureyn iyo ruushka reer galbedka yahuud ayaana madax ka ah

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 17 วันที่ผ่านมา

    Marcade guul falastina guul

  • @user-nn4lw1cb8v
    @user-nn4lw1cb8v 17 วันที่ผ่านมา

    adduunka caddaaladdii ma jirto sababtoo ah xasuuqa ruushka uu ka geystay ukraine wey diidan tahay cadaaladdu laakiin waxay aqbashan tahay mise ay ogoshahay xasuuqa falastiin ka socda in uu waxba la ahayn dhinaca yurubta ayaan anagu cadaynay markaan sidaa u eegno laakiin insha allah ummadda muslimka ah ee falastiiniyiinta allaha ayaa u gargaari marwalbana waanu ducaynaa waana garab joognaa aada iyo aada baad u mahadsantahay adiguna

  • @libanmohammad3998
    @libanmohammad3998 17 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 วันที่ผ่านมา +1

    XAMAAS, WAA IN AY DEKEDDA MACMILKA HOOBIYAYAAL KU GARAACDO, DHULKANA LA JARTO.

  • @SAMAFALE_06
    @SAMAFALE_06 17 วันที่ผ่านมา

    Mohamed ciise Maracade su'aal ayaan rabay in aan Ku weydiiyo

  • @user-tp1if8uj1s
    @user-tp1if8uj1s 17 วันที่ผ่านมา +1

    Yaxye sinwaar allahalajiro aamiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 17 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 17 วันที่ผ่านมา

    Ilahayow reer qaz u hiil ya rabii jabii cadawag uma reer palestine ilahayow waan ku barayaya awoodad ku cawi iska cabint dhibka ka kor qaada reer falastiin Ilahayow culayska fudaday ugu badel ya rabiii🤲🤲🤲😭😭💔💔

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 17 วันที่ผ่านมา

    Yaxya sinwaar iyo Mahamed dheyif iyo dhaamaan muqaawimada allaha xafido

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 วันที่ผ่านมา +2

    Yaxya wuu guulaystay

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 17 วันที่ผ่านมา +1

    Alaahu akbar ayaaga siku markhati furay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 วันที่ผ่านมา +1

    ASC Maracade

  • @user-qm9mp3cp5u
    @user-qm9mp3cp5u 17 วันที่ผ่านมา

    Guul rushka iyo falastin

  • @maanka4722
    @maanka4722 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow gumey sigaan kadul qaad 😢

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 17 วันที่ผ่านมา +2

    Yahuda jabkeda gormeen arki doona😢😢

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 17 วันที่ผ่านมา

    Hogaamiye yahye sinwar hanoolaado guul yahye

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 17 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah tabaarak

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif 17 วันที่ผ่านมา +1

    markabyada ay duqeeyen waa 3/saddex/

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 16 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر ولله الحمد 💪

  • @user-fc4iq6lz7u
    @user-fc4iq6lz7u 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maracade show

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 17 วันที่ผ่านมา

    Xutiyinta yaman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahiaadam3403
    @yahiaadam3403 17 วันที่ผ่านมา +1

    Duulaan cusub ayaa soo socda hadii la arkay dekedii sabayjaysay

  • @saleebaanmaxamed8556
    @saleebaanmaxamed8556 17 วันที่ผ่านมา +1

    Haguulaysato falastiin

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 17 วันที่ผ่านมา

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aduguna guulayso

  • @LuqmaanAlhakiim
    @LuqmaanAlhakiim 17 วันที่ผ่านมา

    Walaalayaal cinwaankaas hala ii soo taabto

  • @housseinabdillahi7125
    @housseinabdillahi7125 17 วันที่ผ่านมา

    allahu akbar allahu Akbar allahu akbar Waxan kula talinaya dadka RER falastin ee la xasuqay meydadka dhalanka iyo hoya iyo wayelka e siidi hilib laduqadeyey ay ka dhigen diyaradaha sahnuniyada wa inay Washington Paris Londres iyo Barlin si ay uu cuunan ilen iyaga aya ridqaday wabilahi tawfiq

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 17 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar❤😊

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aad ayaan j jeclaan lahaa in maxaabiistooda noloaha lagu cadaabo yuhuuda si ay j ogaadaan xanuunka ah marsiinayaan reer falastiin

  • @saleebaanmaxamed8556
    @saleebaanmaxamed8556 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waxay necebyihiin falastiin oo xaqirayaan

  • @Mohamedabdiaziz-dk8zk
    @Mohamedabdiaziz-dk8zk 16 วันที่ผ่านมา

    War XM uyaguna Mey jirdilaan oo iyagoo cad cad ka maqanyihiin ay udiraan 😢😢😢 nacalatullahi ibliis. Yaa allah Yaa allah Yaa allah adigaa og waxkasta oo ay kaa qarsooneyn falastiin io gayigeennuba cilaada ka socota raboow ka dulqaad io dhamaan caalamul islaam

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 17 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 17 วันที่ผ่านมา +1

    yaxye al mujaahid

  • @user-gv4nb8xu9u
    @user-gv4nb8xu9u 17 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah

  • @user-dz7hx9sp1d
    @user-dz7hx9sp1d 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waa.munaafiqiin.reer..galbeedku.ilaahay.ayaa.noosheekay.hadii.aan.nahay.dad.muslimiin.ah

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 วันที่ผ่านมา +1

    War fulaysanaa ma yuhuud baa

  • @user-nn4lw1cb8v
    @user-nn4lw1cb8v 17 วันที่ผ่านมา

    mararka qaar waxaan mudnaa inay caddaaladdu ka guurtay dhinaca afrikada laakiin yurubta qaar way ka guurtay gaar ahaantood iyo gabi ahaantoodna way ka soo horjeedaan dagaalka ruushku uu ku hayo ukraine laakiin way ku faraxsan yihiin dagaalka ay israel ku heyso falastiin aada iyo aada bay ugu faraxsanyihiin sababtoo xasuuqa falastiin uma muuqdo ee se waxa u muuqdaa xaasuuqa uu ruushku ka geysanaayo ukraine marka cadaaladda dunidu waa tii afrikado kulahaatee cadaaladdu kamay guurin xitaa yurubtooda ka guurtay insha allah waxaan u rajaynayaa walaalaha falastiin jooga in ay guuleysan doonaan waxa aan taariikh sanahay dowladda la yiraahdo xamaas ayaa mar walba taageersanahay waxayna ay noqon doontaa dowladda muslinka u hoggaansan ee gacan qaban doonto insha allah falastiin iyo guuleysan walaalaha falastiin hablo iyo rag iyo dumar iyo haween iyo carruur iyo hooyooyinba way guuleysan doonaan insha allah waxay ku noolaan doonaan nolosha adduunyada ugu wanaagsan

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
    @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv 17 วันที่ผ่านมา +1

    Manata waaad soodhaqsatay

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 17 วันที่ผ่านมา

    dekeda mareykanku ka dhisay gaza waa hu haa.

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 17 วันที่ผ่านมา

    Alkurfu milata waaxidah allaw jabi

  • @user-sv8fw7ui1d
    @user-sv8fw7ui1d 17 วันที่ผ่านมา

    Linkyads aankuusodiray soofalanqee maracde

  • @Annaatti
    @Annaatti 16 วันที่ผ่านมา

    Isnitaalka Ukraine wxaa la xaqiijiyay gantaalka kudhacy inuu ahaa nidaam.difaaceedka ciidama Ukraine, lama hubo in kutalagal loogu dhufy iyo misfired inuu ahaa.
    Mideeda kale 2 wajiila nimada reer galbeedkana wax cusub ma ahan

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 17 วันที่ผ่านมา

    alah ayaa ugargaari

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 17 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan 17 วันที่ผ่านมา +1

    Alow dhibaatada kadulqaad