Dagaalka Seddexaad ee Dunida | Xasuuqa DEYR Al Balax ka dhacay & isku Dhaca Masar & ISRAIII |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @Ubaxabduqadir-w5e
    @Ubaxabduqadir-w5e 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha u naxareesto inta ku dhimatay inta ku dhawacantan Allah haa cafiyo aaamiiiiiiiiiiin yaarabi

  • @mnageeye
    @mnageeye 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer,Allaah ha kaa deeqo, xayaysiinta bacriminta iyo arrinka dhalmada ubadka.
    Waa arrin Allaah u gaar ah.

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs 2 หลายเดือนก่อน +10

    Allaha unaxariso dadkas shahiday😭🖤 mujrimka natenyahu waa wecelka ahi Washington jooga gaalka fadarada ahi guuul muqawamada iska caabintana xamas 🎉❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @KAŊTƏ
    @KAŊTƏ 2 หลายเดือนก่อน +12

    Allow ugargaar cumar barbar aan uwada ducayno wlalkeen❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in la cadibo libiyaanka siday tahriibta afrkaanka U cadibeen.
    Rabbi haw hiiliyo falastiin aaaaamiin yaa Rab

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 2 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAH asaga aya awood badaan o cilmi badaan wax kaqarson na majiro awood umawayin balse xigmaada kujirta asaga ayaa naga og e Rabiyow ugaargar walalahen cadowga masibo kurid o dhulka lagow Ameen Ameen ya Allah ducadena Rabiyow naga aqbaal Amiin Amiin Amiin ya rabi❤❤❤❤

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAH haxuu kalasarayaa muunaafiqiinta iyo muimiinta musliimiita ah

    • @Saadaahmed-o2e
      @Saadaahmed-o2e 2 หลายเดือนก่อน

      ALLAH ayaa khashifaya munafiiqiinta dhumanaysa

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaben iyo hadal shacabka masar lagu manwelinayo waayo wanognahay siisi inushaqale uyahay yahuda guul iyo gobanimo dagdaga ayaan uarajeynaya walalaha falastiin insha alaah

  • @fayslhase5923
    @fayslhase5923 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks maracade

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 หลายเดือนก่อน

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 หลายเดือนก่อน +13

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 หลายเดือนก่อน +1

      آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲

  • @ibrahimismacil__777
    @ibrahimismacil__777 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahayaw u gargaar walaaladay Qasa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @maxmuudsaxne7974
    @maxmuudsaxne7974 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye heer sare ah maracade show gulayso libaax

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 หลายเดือนก่อน

    Maracade kala saar warka iyo ii dhexda...

  • @mustafexasan6799
    @mustafexasan6799 2 หลายเดือนก่อน

    Good job Mohamed isse🙏

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 หลายเดือนก่อน

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha jabiyo yuhuuda

  • @ImanAli-u2r
    @ImanAli-u2r 2 หลายเดือนก่อน

    Waalooga dabeyn donaa xasuqan maanta iyo kuwiihoraba srail wey dhamani iishaa alaah

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ax reer qasa dhibatada iyo rafadku uu kudaba dheeraday alaha ha u gurmado amin

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 2 หลายเดือนก่อน

    rabiyoow adaa awoodaadu wayntahay allow cadwga jabi oo baabi 😢😢😢wan la daemayna xanuunka walalheen falastiin duco ayan u awodnaa ee aan u badino ducada

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 2 หลายเดือนก่อน

    Mpumalanga aniga joga maracade
    Somali bathan aya kunol gobalkan.

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 หลายเดือนก่อน

    YAA RABBI CIQAAB CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO MAREYKAN IYO XULUFADOODA AAMIIN YAA RABBI

  • @KhadarXasan-ew6wf
    @KhadarXasan-ew6wf 2 หลายเดือนก่อน

    Alahuakbar ilahow jaabi yuhuda iyo inta tagersanba falastina guuul

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuud iyo reer galbed waa jabayaan insha Allah

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll qaaliya maxamed ciise maracadee salaan ka dib ,wallaal waxaan ilaahay ka baryayaa ,inaanu ilaahay innagu ciqaabin wallaalaheen oo muda sanad ku dhawaada islaamku ay ku daawanayaan .xasbunalaahu wanacmal wakiil waa shuhadaa ilaahow u raxariiso .guushii way soo dhawdahay xamaas guul😢❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Alaahayow falastiin ugargaaro culayska fudeeyd ugu badal inta dhimaty Alaaha unaxaristo inta nool Alaaha badbaadiyo

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 หลายเดือนก่อน

    Masarida marka qarashku ka yaraado ayuu hadlaan markaasa deg deg loogu diraa.
    Illaahay haw haw hiiliyo muslimiinta gaar ahaan falastiin Iyo xuutiyiinta Iyo xisbulaah guul Insha Allaah

  • @saidwarsame3491
    @saidwarsame3491 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    ilahow ka qabo masaakinta maalin walbo la laaynayo ya rabi

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahoo muslimiinta wllehen u gargaar 😭😭😭😭😭😭🤲

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 2 หลายเดือนก่อน

    الهم نصفي اخواننا في فلسطين يارب العالمين امين يا رب العالمين

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน

    Warbaahinta Soomaalida Dagaalka Gaza ha u dhigaan Dagaalka Mareykanka & Xamaas magaca Israa'iilna iska daaya waa fekerkeyga

  • @Bescimed-po6dd
    @Bescimed-po6dd 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlada Islamku wa Adomaha Mareykanka iyo Israil

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masaarida waxaa lagu sheegaa in dhakhso aysan u kicin lkn haday kacaan maxay ka qaban karaan maanta Israel?

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haja biyo yuhuud iyo xulu fadeeda falas tiina faraj alle how furo amin amin

  • @AbdirokiMohamedMoussa
    @AbdirokiMohamedMoussa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul wacan xamaas

  • @maxamedaxmedmuudey
    @maxamedaxmedmuudey 2 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @Abdirahmaanmustafe20
    @Abdirahmaanmustafe20 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muslinka dhabta kama cabsado geerida❤❤❤

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux8691 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro ree falastiin

  • @IqromohamedNuur
    @IqromohamedNuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    qofkii u soo horeeyay❤😂

  • @cabdiRaxman-y1s
    @cabdiRaxman-y1s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaalka sadexaad alah rido maa muslimiinta ubaa Indhaha lagadawanayaa i

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 2 หลายเดือนก่อน

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin

  • @KafiIsmail-e1v
    @KafiIsmail-e1v 2 หลายเดือนก่อน

    Bien 👍

  • @NafisoMaxamuud-dt7jz
    @NafisoMaxamuud-dt7jz 2 หลายเดือนก่อน +10

    Mashruuca la dagalanka nuurka inta dawatay like ❤

    • @ashwaaqsayd7846
      @ashwaaqsayd7846 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waan daawaday lkn lasoco hadalka ilaahy iyo hadalka rasuulka mooye wixi inta kasoo haray 100% lama wada laqo hadalkooda iyo fakradooda buugasin way ubadantahy inu saxanyahy waxyaabaha usheegayo dhamaan waynu aragna oo way dhacayan waliba mashruuca dhalmada qalliinka oo badanaya waa xaqiiqo aan aragno midaas

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 หลายเดือนก่อน

    Umadaaney ilaahaybaa idiin maqan,😢

  • @saabitxasan
    @saabitxasan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aynu u wada ducayno muslimiinta ku nool Gaza alle dhibaatada ha ka dul qaado 😢

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤

  • @yahyesinwarro1cn
    @yahyesinwarro1cn 2 หลายเดือนก่อน

    asc. maracade shaw wan kuslaamay sxb adoo raali ah sadexda wakhti noo kala saar subax iyo haben iyo galanimo

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 2 หลายเดือนก่อน

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @zakariyemaxamud-nf3jq
    @zakariyemaxamud-nf3jq 2 หลายเดือนก่อน +1

    yaaa alha ilhoow carbta madhi iyo tabodhilfka marykanka😢

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 หลายเดือนก่อน

    Carabtan shaki weyn ayaa ku gadaaman

  • @YonisMoha-e9f
    @YonisMoha-e9f 2 หลายเดือนก่อน

    doqonimo Bay LA amusnyihiin

  • @cumarxogbadane6064
    @cumarxogbadane6064 2 หลายเดือนก่อน +1

    Carabi waa dad wanaagsan waxayse u afduubanyihiin yuhuud la carabeeyay sida binu zaayid

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 2 หลายเดือนก่อน

    Guul reer falastiin iinsha alaa walaalahood ayaa gabay ayaa la odhan karaa laakiin ilaahay ayaa la jira

  • @CawilXashi
    @CawilXashi 2 หลายเดือนก่อน

    Allow ugar gar

  • @hamsehussen5179
    @hamsehussen5179 2 หลายเดือนก่อน

    Allee ha kadul qado dhibta

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waliga qaban maysid ku dheeh shaydan trum

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wan arkay muqalada indhaha loma dhamestiri karo alle hau gargaro falstiin 😢😢

  • @RaaxoColad
    @RaaxoColad 2 หลายเดือนก่อน

    Alaa weyn oo awood leh walaaladay reer falastiin samra insha al laah😢 ale hadul qaado dhibaatada haysata

  • @CawilXashi
    @CawilXashi 2 หลายเดือนก่อน

    Xax

  • @NostresYt
    @NostresYt 2 หลายเดือนก่อน +1

    sucuudiga kuwa hogaamiya nacalada rabbi haku dhacdo

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin iyo siisi ba baqtiga

  • @danfehyabehrobleh2556
    @danfehyabehrobleh2556 2 หลายเดือนก่อน

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    Gugii carabta kasootusceliyay bariga Dhexe

  • @AliJama-vu5ex
    @AliJama-vu5ex 2 หลายเดือนก่อน

    Wcsmaxed ciise allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waafatax nasri fii falsatiin guushan iygaaiska leh loon baqi mayo israilwaa burburtaya iygaan ku danbayandoon tangase ku jirto

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 หลายเดือนก่อน

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 2 หลายเดือนก่อน

    Carabta qarkod waa lahaystayal

  • @AxmedCadbi
    @AxmedCadbi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Ciise Zxb aad baan kuu salaamayaa ee waxaad isku day daaa inaad noo soo gudbiso xoogaga Iska caabinta Falastiiniyiinta iyo sida ay u kala sareeysan tusaale:Xamaas,fatax, Islaam-jihaad.
    maxay ku kala duwayn yihiin.
    maxay kala yihiin maxay mid walba maxay qaabilsan yihiin mahadzanid

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Wanaagsan

  • @AyuubAk-g4m
    @AyuubAk-g4m 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa quri buuga mashuuc ladagaalka nuurka waa Kuma ruux qori ee sheekida ku socto intees ku danbey qofkaas magaciis warbixn naga see saan filaa in wax badan in ka ogaano ayaan u bahanye ?

  • @abdiqaadiryuusuf-k2f
    @abdiqaadiryuusuf-k2f 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan ku talin lahaa saudiga masar Imaraadka moroco muslimiintu xiriirka haujaraan midakale muslimiintu mawaxay sugayaan marka. Shacabka falastiin dhammaadaan

  • @AyubMohamed-bp3mc
    @AyubMohamed-bp3mc 2 หลายเดือนก่อน

    ficil la anta sisi dhabcan aniga uma jawaben ya arxamu raximin farij calal muslimin

  • @abdulqadirmahamudahmed3925
    @abdulqadirmahamudahmed3925 2 หลายเดือนก่อน

    1

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR NINKA XUKUMA HA AAMININ WAA DOOFAAR YUHUUDDA USHAQEEYA

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 หลายเดือนก่อน

    Weyd rifa anigana waxay ijirtaa 85km

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 หลายเดือนก่อน

    Carab alla dhiig iyo damiir la'aa bal waxay indhaha ka daawanayaan dey, maalin walba waa xasuuq reer qasa ilaahay unbey leeyihiin
    إنا لله وإنا إليه راجعون، لاحول ولا قوة إلا بالله

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuuqaa iyo silicaa qaza ka socda waxaa Ku raxaysanaaya oo Ku indho qaboojisanaaya carabta khalishka iyo masar sacuudiga iyo Dubaï waa cadawga falastiin

  • @أميرإبنالاسد
    @أميرإبنالاسد 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay falastiiniyiinta ha u gargaaro madaxda Saudi Arabia Bahrain Qatar UAE Kuwait iyo masar Alle waxaana iga baryayaaa in Alle dhulka la jaro sucuudiga dagaalka wuu geli garaa lkn waxa uu udiiday in uu kahadlo waa 2arrin mid waan cabsi uu kaqabo mareekan iyo xulufadiisa tankalena waa tan ugu daran 2034 wuxuu qaban qaabinayaa koobka adduun
    Aala sucuud qalbi adaka walaalohood baa la duqeyn carruur yaryar ah baad arki oo aan waxba galabsan oo jirkooda qeybtii danbe la la yahay ayaguna koob adduun bay qaban qaabinayaa hadde waa kumanaan naf iyo masjidkii aqsa oo khatar ku jira ayaguna lahwi iyo ciyaar bay isu diyaarinayan wajiyadiina Alle hagubo yaa xukaama alcarab

  • @baarlinmacalin
    @baarlinmacalin 2 หลายเดือนก่อน

    Yahuuda walee waxay dad badan ucadeysay in aysan caalamkaba ka jirin wax la yiraahdo xuquuqul insaan taas oo wax badan lagu gaadey dadka aan si badan wax ufahansaneyn

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudi si fulaynimo ah cadawnimo ah naf la caarinomo ah ayey u dagàalamayaan xasuuqa ay wadaani waa mid waxshinimo ah

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax xasuuqan umadan loo awoid sheegtey ilawhayaw adaa adaa awoodle maxad dhulka ula Jari weydey yuhuuda cadawga ah ee dadkii aad abuuratey xasuuqaya ilaahayaw meedey awoodaadii ax ax ax ax deg deg ilaahayaw uxasuuq yuhuuda cadswga ah

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya waxabo lamajoogto
    Dusheeda ayaa lagushaxaa

  • @osamaabdi7429
    @osamaabdi7429 2 หลายเดือนก่อน

    Walalow muqalda xamas ay soo bandhign intee kahesha please let know 😊

    • @sagaaro12
      @sagaaro12 2 หลายเดือนก่อน

      Aljaziira aya youtube soo dhigto ka daawo wll❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan wariye masar ayaa carootay ha noo sheegen inta uu ninkan wadanka xukuma

  • @MustafaCabdi-v9d
    @MustafaCabdi-v9d 2 หลายเดือนก่อน

    Meeshaas somaali bay ubaahan tahay

  • @shinaahmed6238
    @shinaahmed6238 2 หลายเดือนก่อน

    Maskiin

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow ugargaar shacabka reer qaza dhibkana ka qaad
    Musliiminta xaauuqa joogtada looga dhigay
    Ilaahy kufaarta masiibo haku rido oo haka qabto reer falastiin

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 หลายเดือนก่อน

    Masar dowlad ayeey iska dhigtey haddii ey u yeertey safiirkeeda ka joogey Israel.

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 หลายเดือนก่อน

    Siisii waa gabar marna kaduday ninkeeda marna usoo noqoya ninkeeda waaba intaas isma dhaqaajin karaan gacanta

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน

    SUCUUDIGU HADDEERBA XIDHIIDH AYUU LALEEYAHAY WUU ISQARINAYAA

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Masar ayaa ka danbeysay burburka wadanka falastiin sababta oo ah xuduuda ka dhaxaysa falastiin io masar maxay ugu ogo,laden yuhuuda

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน

    WAY FIICNAAN LAHAYD INUU DAGAALKA SADDEXAAD EE UU SHEEGAYO MUJRIMKAASI

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu wax ma .oga ..meeshan carabtaa .ay ka mid yihiin masar jordan emarats sucuudiga marooko cuman intaasiba waxay yuhuuda kula heshiiyeen in la tirtiro xm iyo qasaam gasana laga dhigo meel patroolka laga qodo yuhuuduna ka taliso waataa runtu . Markaa somaliyeey dhulkiina ilaashada inagaa ku xigna falastiin halka laguu soo marayaana waa carab

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Markasta ocidanka israiil xanungaro waxayka arsadan rayidka ufirso muqalki sacadihi udanbeyay gurigi sogalen minada laguqarxiyay xanunkisa waxayradsadan meldadku rayidku kubadanyahay oka arsadan dorasho agawaxkadhecen majirto

  • @DeeqAadam-eg4bz
    @DeeqAadam-eg4bz 2 หลายเดือนก่อน

    waxan ku diinay wali amala tirokobayi ciidamad xamaska dhiitayi am malataro kobayi

  • @ambassadorofpeace143
    @ambassadorofpeace143 2 หลายเดือนก่อน

    Devilyahu is criminal war

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Masar ee aan sharciga ahayn Israa'iil ayaa keensatay manna ku af celin karto ogoow weligaa.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    sisi waa beentiis yaa biilaayo hadow yareeyo xiriirka yuhuuda