Feysal cumar mushteeq Feysal xabeeb ninkii hablihii jarmalku sixiisa u ilmeeyeen allaha kuu naxariisto Hadaad iga dambeyso heestii lacagey soo dhageyso cajiiib waaye
Heestan markii ugu horaysay waxaa qaaday Orginalka Axmed Mooge balse waxaa heesta gadaalka qaaday oo caan ku noqotay Sahro Axmed oo ay u qaraxday waxaa Kaloo asna si Cajiiba u qaada Faysal Cumar Aun dhamaantood
Feysal cumar mushteeq
Feysal xabeeb
ninkii hablihii jarmalku sixiisa u ilmeeyeen allaha kuu naxariisto
Hadaad iga dambeyso heestii lacagey soo dhageyso cajiiib waaye
Ustaadku dhankaasna magaaray waxan uqabay Somalida inuu ka dhax shidnaaa
@@cosoblecade7668 walhi taasi heesiyo way dhaafty dareen soconaya
Faysal cumar mushteeg alla ha unaxariisto malahayga majiro fanaan ka cod macaan tariikhda soomaalida.
Heestan wax badan baan raadiyay iyadoo uu Faysal qaadayo Mahadsanid sxb
Adiga mudan walalo. Ayado "watermark" an laheyn ayan kuso diraya.
@@ikhajji haye sxb mahadsanid
Sxb heestaan safiican Looma maqlo fasiix ne ma ahan sxb mida kale yaa qaaday original ka
Heestan markii ugu horaysay waxaa qaaday Orginalka Axmed Mooge balse waxaa heesta gadaalka qaaday oo caan ku noqotay Sahro Axmed oo ay u qaraxday waxaa Kaloo asna si Cajiiba u qaada Faysal Cumar Aun dhamaantood
Inta yaree halkan soo booqatay waa inta dhadhanka suugaanta taqaanna ee xulka ah, nabad ahaada sxbyl wanaag baan markasta Alle idiinka rajaynayaa.
Heesihii hore waxay ahaayeen kuwa dhamaysa bal idinku hada hees dhamaysa arka. Kampala Uganda ku jabayaa ee halkee ku dhagaysanasaa.
1 Lulyo 2021
Ggaba......
@@ikhajji maxad kawadaa zxb
Gaba beach!
@@ikhajji halkee ku taal zxb waa meel igu cusube.
Kawuku, makindye.
Gacantii xudeydii❤️
Isma qariso rabi ha u naxariisto dhamntood
AUN FAYSAL CUMAR😢
Old is gold 🥰
Heestaan fannaniin bdn ayaa ku arkay sida ahmed mooge sahro ahmed marka yaa leh original ka
Original-ku wa Sahra Axmed Jaamac
Waa sidaa Sahra Axmed baa u horraysay qof qaada heestan.
Coska aad ki dhex duubayso ka daa sxb.
asc wankusalamay sxb kkkk
03:08. 7 Sep 2024 Saturday Night
Last N ADDS
Legendry aun.
Very nice.
Allow u denbi dhaf.
Abwaan kuna?
@@Maeyann9 Axmed Saleebaan Bidde.
Doqon ka ka dhex hedlaaya Qashin 👎