Faysal Cumar Mushtek |Naagtii Walaalkaa |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @hamseosman1758
    @hamseosman1758 11 หลายเดือนก่อน +3

    Raggeedii la yaqaanay baad tahay aleylehe saaxiib. Habeen hore ayuu midi soo dhigay faysbuuggiisa heestan oo aan dhammaystirnayn. Heestii oo dhammaystiran adiga ayaanu kaa helnay mahadsanid👍.

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxb codka xabeebta dabiicigaaa AHUN FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

  • @hassanadan-y5l
    @hassanadan-y5l 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @qadarahmed6859
    @qadarahmed6859 3 หลายเดือนก่อน

    Yasalaam war muxu yiri nasiib daro se waxey tahay naftu waxanan yeelayn iyo wuxuu sheegay nuur dhacay iyo naaf galbeed saday kalmad kaculus ma arag AUN feysal cumar

  • @abdallemohamoud7880
    @abdallemohamoud7880 5 หลายเดือนก่อน

    Faysal cumar ilaahay haw raxmado isago macalin ka dayaxa maxan arkay oo la jaaday

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 2 หลายเดือนก่อน

    Nugulkii haraadani maxaa looga jeeda?

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 3 หลายเดือนก่อน

    CalaYk CalaYk
    Yaa FaYsal 🤦