Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- 👨🏽💻Halkan iska diwangali: allcourses.fac...
//wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️
⏰
📚
👨💻
MY COURSES:
👨🏽💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....
I have been using since 2019
Notion waa program-ka ugu bdan aan isticmaalo the last 1 year
Jazakalah.....🙏
Notion app waa kaala iska arag ilaa intuu so baxay wa isticmaalayay masha allah
Thanks ustad
Asc first one thanks my brother 🎉
The I’m only asking because for some reason people android and me is a the not😂
Thanks wll
Thanks
Mahadsanid ustaad dadkoo dhan hormar aad lajeceshahy🥰
Wllo mcn keep going waan ku heystaa guuleyso ❤❤❤
Thanks ustadii
Warsamoow muuqaladada way fiicnyihin lkn markaad wax tusaalaynaydo eed muqalada iyo sawirada kusoo dhex dareyso bilaa sound ka dhig huf huf xooga warki caadigi ahaa buu inaga dhex samaynaya👍👍
@@warsamebadeWaxa caadi wye video-ga in si professional ah loo diyaariyay aye cadayn u tahy
❤❤❤❤mahadsanid ❤wallo tusala iithy ❤
ustaad aad baa umahadsantahay run ahaantii wax badan ayuu videogan iga caawiye allah kusharfo ustaad
Notion app waan isticmala, run ahaantii waa i anfacay.
الله مستعان!ماشاءالله.
Notion caadi ma ahan ilaa 2020 ayan isticmaalaaya, waad kumahdsanthy in aad soo gudbiso
Masha Allah self education kasoo hadal teacher Macalinka channel Ka Hala share gareeyo
Aad baad umahadsantahy ustaad
Notion yar ali abdaal la dhaho ayan ka fiirsaday aad ayu u fiican yahy Lkn xooga complicated wye
Ali abdaal ayaa u isticmaala sannadkii hore bilawgiisii Ayaan soo degsaday waa App cajiib ah iyaga iyo qaarkaleba
Igu dar shaqaalaha janalkaaga idhitar ahaye 🎉
Sidee application loo sameeya zxp 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Notion waa appska ugu fiican an jadwalkeyga ku isticmalo
Mahadsanid ustaadi
Ustaad aad baad u mahadsantahay
runtii wax badan ayaan kafaaidaystay baraamijkan
Mhd walal warsame❤
Asc bro nambar ankalasoxiriro rawa waxan jecla inan talakuweydiyo
Wax badana ka fa'iday❤
Waxaan rajayhaa inaan buug soo wado oo soamliya laga Heli Karo macalin allaha dadaalka Kula garabgalo
Asc ani comment qofna Uma qoro kani waa comment 2aad an qoro 2023☺️
Mahad sanid walal, videogana i anfacay
Shukran walal lakin link walal halkan comments noogu reeb
👍
jaha wareerntu ma fiicna
nio waxan oo been ah nagadaa
Mhdsanid
Dd
appkan waa maqlay lkn sidii loo isticmaalayay ayaan fahmi wayey, aad ayaad u mahadsan tahay inaad somali ku sharaxdo
Don't like
Yeah just unsubscribed because this embarrassing title bye 👋🏿
What