Alla muxuu Ilaahay hibo u siiyay laxanka. Jooqle wuxuu ka mid yahay dadka aan la tacajabo awooddooda laxan. Mid kamida heesaha aan ugu jeclahay. Ilaahay ha caafiyo ustaadkii weynaa. Inaan wada dagnoo Dugsi kuu noqdoo Diifta kaa ba-shoo Dusha kuu ritaan Hadeer doonayaaa
Walal waxan taageere u ahaa fanaankan wsxan aad urabaa siduu jada yahay in aan ogaado waxan maqlay wararkala duwan marwaxan comenti ka arkay fooqbuu iska tuuray mar na waxan arkay xuskaa ka takay bal iiga waran maxaa runa hada siduuyahay
Masha allh ,Jooqle Shire Jamac Fanaan keena Allha ku dhowro Wall hadii Xanuun jire Alle Cafimaad Taam ah Alle haku Siiyo Runtii Waan ku taa geeraa Kasoo bilaaw 2010ki ilaa 2023 So is not easy jooqle Shire jamac,, Sanadka Waa 2023 inta Qoraal keyga Aragtay Like ha iisaarto Waliba Taageerada Qaaska Ee Fanaanka Jooqle Shire Salaan sare
Jidhkaa kuu damqoo waan kudoonayaa
Dumar lama hadloo dadkaad ii xigtaa. Ilaahoow caafi Jooqle dambigiisana dhaaf.
5/9/2024 baan dhagaysanayaa hadaad commnet-gaan aragtid like
Me 10/9/2024 iyo tripoli❤😢
Alaha ku caafiyo legend Jooqle GET WELL SOON.
Alla muxuu Ilaahay hibo u siiyay laxanka. Jooqle wuxuu ka mid yahay dadka aan la tacajabo awooddooda laxan.
Mid kamida heesaha aan ugu jeclahay.
Ilaahay ha caafiyo ustaadkii weynaa.
Inaan wada dagnoo
Dugsi kuu noqdoo
Diifta kaa ba-shoo
Dusha kuu ritaan
Hadeer doonayaaa
jooqle heestan ano ciyaal madarasa ah baan heesaha ku burtay 2010 Burco
From Holland Deleft..Allah yarxma ilaahow denbigiisa dhaaf
Libaax Ayuu ahaa Fanaan iyo Badh Dadnimo wacan Famley ciyaarjecel Hybad by u.leeyiin Fanka
Allow caafimaad taam ah sii joqle shire
Allow jooqle cafimaad sareecan ah sii isaga iyo inta cafimaad u baahanba Adiga waxkasta hayee🤲🤲🤲
Kabankii iyo laxankii iyo codkii macanaa cabdi shire jamac jooqle hesihii hore .
Odaygu kabankan ma isagaa tumahayaa show kabaniste weyn weeye waa sababta laxanka u sahashay.
@@ridwaanmaxamed7470 haa walaal isaga garaacaya
Allaha caafiyee aamin
@@mohawacayz5323 Aamin
𝗥𝗮𝗯𝗶 𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝘆𝗼
Walal waxan taageere u ahaa fanaankan wsxan aad urabaa siduu jada yahay in aan ogaado waxan maqlay wararkala duwan marwaxan comenti ka arkay fooqbuu iska tuuray mar na waxan arkay xuskaa ka takay bal iiga waran maxaa runa hada siduuyahay
Allaha caafiyo jooqle shire aamin
Ilaahay ku caafi jooqle shire
Walalo ilah haku cafiyo amin
Alle ha caafiyo fanaan ka
Oof caleek jooqle waa fanaan
Waa taageeraa
Ilaahaaw ku daa!
Illahyow ku daa inabti
Waa beelo
Allaha cafiyo
Cinwaanka sax sxb waa dibbed daba meesha mataale kkkkk
Haka hadlin mobeelada qof leeyahey ee kaaga ku ekaaw sxb aan kuwabtee isisax
Wa runtiis waa dibada heesta waxa iska laha oo xaaskiisa u qaaday xuseen shire markassu walalkiis u dhiibay luulbaana la dhaha ila haday joogta qaxi baa heestan la alifay caruurtiisuna kanaxay iyo xaaskiisa wa dibada ayaguna jarmalkay joogeen adeer
Adiga qudhaada aan ku sexee ee waa dibad .
Mahadsanid
Waxna ma laga fahmaayo lyrics u sameeya waa hees qiima Badan
❤❤❤
𝙒𝙖𝙖𝙝 𝙬𝙖𝙖𝙝
cod igadhe
🎉
Kabanka ma siciid husein baa tumaya??
waa jooqle
Ilaaahay