jooqle kaban C filfil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 19 วันที่ผ่านมา

    Yaa Maxamed kabanle caleeq
    Waa saaxiibkaa oo ku leh😂caaqil uk oo leh ustaat Maxamed Kabanle iyo ustaat fil Fil ❤🎉

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin filfil yaa ustaad seed nayeeeshay ....❤❤

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 26 วันที่ผ่านมา

    Yaa cabdulqadir Fil Fil❤ Fil ❤

  • @MohmudMohmud4003
    @MohmudMohmud4003 2 ปีที่แล้ว +1

    Filfil the best musician ever seen 🤜🤛

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Heesta iyo kabanku isma laha yaa ila arkay? Jooqle aad baan u taageeraa ilaahay ha xifdiyo.

  • @MaxamedxusenMaxamedxusen-g6k
    @MaxamedxusenMaxamedxusen-g6k 7 วันที่ผ่านมา

    Khadiijo fodey ya u jedo fanaanad wen waw

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Nice alle hacaafiyo fannaanka.

  • @mohamedabdullahiabdille1424
    @mohamedabdullahiabdille1424 4 ปีที่แล้ว +5

    Filfil walle poqorow dhaxal baad haysaaa👍👍👍

  • @cristover8552
    @cristover8552 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga heesaha igu soo dara wxaan ahy fanaan cod leh

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 ปีที่แล้ว +3

    Kabanka ku raaxeyso sida Filfil 🇸🇴🌹✌

  • @goldengirlGamergirl
    @goldengirlGamergirl 4 หลายเดือนก่อน

    ilahow ada waxido weyne al fanan jooqle caafimad taama kaga baryaya ya allah 😩

  • @redlion7176
    @redlion7176 2 ปีที่แล้ว +1

    Fil Fil waan kaa hayaaa

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow jooqle caafimad dagdag sii 5sano ayuu dhaqtar kujiraa

  • @kabanlekabanle1963
    @kabanlekabanle1963 5 ปีที่แล้ว +3

    anuuuu nikan kaban
    tumaya uuun baan daawada
    siduuu bahalka tumayo

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 9 ปีที่แล้ว

    Cabdulqadir Fifil kabanka macalin ayaad ku tahay saad ugu jalbootay ayaan arkaa.

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 4 ปีที่แล้ว +1

    Kabaniistaha moodkiisa aad ayuu u sareeya Marqaan.com woow

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 9 ปีที่แล้ว +4

    Rag is hubo ayaa kaban loo tumaa Jooqle ku raaxeyso waa howshaadiye..

  • @abdulkadirismail9367
    @abdulkadirismail9367 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani codka kuma haysto balse kabanka ku haystaa😍

  • @maxameddeeqaxmed8660
    @maxameddeeqaxmed8660 9 ปีที่แล้ว +2

    axsan Yaa jooqle iyo filfil

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

    Nice baashaal

  • @isakabdirahmanisak8442
    @isakabdirahmanisak8442 ปีที่แล้ว

    AHUN

  • @filfilstudioproduction
    @filfilstudioproduction  5 ปีที่แล้ว +3

    thnxz asaxaabtayda qaaligaa

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 ปีที่แล้ว

    Cod maaha waxan wa wax la raad raadinayo.tolow caateeye miyaa ku dhacay

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว +3

    allow jooqle caafimaad taam ah sii dambi dhaaf oga dhig xanuunka.

  • @badriabdulkadir5798
    @badriabdulkadir5798 9 ปีที่แล้ว +2

    Jooqle waa boqorka codka ee qarnigaan

  • @shariifofficial2208
    @shariifofficial2208 8 ปีที่แล้ว

    yaasaalam

  • @najiibmahamed
    @najiibmahamed 11 ปีที่แล้ว

    Waa Run Jooqle Qaaci Kuma Soo Baxo

  • @maxamedkhadar9244
    @maxamedkhadar9244 5 ปีที่แล้ว +1

    filfil stress bu qaba cadi maaha marku kabanka garacayo

  • @alihassan7974
    @alihassan7974 12 ปีที่แล้ว +1

    MA U JEEDAA CEEBTA MEESHA KA JIRTO WAR JOOQLE CODKA WAA LOO DHASHAA MAAHEE ISKA DOON-DOON MAAHA MADAX XANUUN AA LAGA QAADAA CODKA AAD ISKA RIIXAYSID ,NA DAAYA FANKII DISHEENE KU DARSOO WALIBA ABWAAN AAN AHAY UU KU LEEYAHAY SUU HEESO DADKII CALOOL XANUUN KU RIDAY SOO DHOODHOOBAY GARASHADA ALLA KAA QAAD

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 ปีที่แล้ว +1

      Ali Hassan WAR HEEDHE ISKA AAMUS ANAA KU MAQLEE CID KALE YEEYSAN KUMAQLINE JOOGLE WUU HEESAA WUUNA ALIFAA WELIBA LAXAN MACAAN AYUU HEESAHA SAARAA, KUDARSOO JOOQLE 1970 MEEYADI AYAA HEES UU QAADEY RAADIYO MUQDISHO LOO XAREEYAY HADAAD MOODAY DADKA WAAYADAAN FANKA KUSOO QAXAY MADAX JABKA KU HAAYANA SXB WAXAA LAGA YAABAA INEEY MALAARIYO KUSOO HEEYSO EE JOOGLE MAAHE DHAQTAR TAG KKKK WAAN KAFTAMAYA INTAAS DAMBE CAAY HA IISOO QORIN SAAXIIB KKKKK.

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 7 ปีที่แล้ว

      Mudane Sooyaal Mudane Sooyaal saaxib heesta keydka radio muqdisho loogu xareeya magaceeda iso sheeg bruh

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 5 ปีที่แล้ว

      @@TheMaestro8 sorry sxb hada leen arkay qoraalkaaga waatan heesta Jooqle oo caruurnimo ku heesaya th-cam.com/video/yLoN8qa-CaI/w-d-xo.html

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 4 ปีที่แล้ว

      @@MudaneSooyaal saxib mahadsanid marka hore, marka xigta hadad taqano heesti uu duncarbeed sameeyay ee tiyaatarka lagu furi jiray ee miraheeduna kamid ahayd "waxad halkan utimaaden oo an hagar lahayn bad cawa naga heleysaan" heesta magaceda hadad igu dhaanto iso sheeg.

    • @suugaanyahan2704
      @suugaanyahan2704 4 ปีที่แล้ว

      @@TheMaestro8 heesta tidhaa ..waxaad halkan u timaadeen dun carbeed ma samayn .. heestaa waxaa leh Abwaan Xasan Sheekh Muumin Allah ha u naxariiste ..waxaanay u jirtay ruwaayadii shabeel naagood oo laga soo qaaty

  • @moussamoussa75
    @moussamoussa75 7 ปีที่แล้ว

    waalayaabe kaape waad heestee ciyaalka wax bar hakaa dabaa heesane ufiirso rakaabka sida loo aamusinayo nin waxbarta dhameeya

  • @Bashi869
    @Bashi869 11 ปีที่แล้ว +5

    War ilayn yaabkan. Filfil ma kan tumayaa? kkkkkkkk waaba nin quraansaar u baahan, muxuu la boodboodaya

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 ปีที่แล้ว

      2bajeerlibaax Libaaxdhalay ruuxaanta kabanka ayaa wad wada asaga maahaa

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 7 ปีที่แล้ว

      2bajeerlibaax Libaaxdhalay waa xaqiiq bruh taa ninkan waa macalin liqay garaacista kabanka wuxuu bixinayaa sumad kalsooni.

    • @geesigeesidhalay433
      @geesigeesidhalay433 5 ปีที่แล้ว +1

      Fil fil quraan saar uma baah no ee adiga baa ubahan runtii. fil fil waa Somali wuxuu kayahay ma aqaan walahi . hanolado fil fil . aniga waxaan ahay MURUSADE waxaan ka ahay AYAAN SAME . SAMALIYA anolato dhamaan teed

    • @kamalhonest73
      @kamalhonest73 3 ปีที่แล้ว

      @@geesigeesidhalay433 yaa qabiil kaaga ku weydiyay

    • @cabdiraxman2484
      @cabdiraxman2484 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkk