yaa allah kheyrka nagaransii oo ku luubtayada noo nadiifi. culimadana noo barakee. wadankana dhibka nooga saar. illaahow waalidkayana u naxariiso. wallayaal like iisaars bal maanta.
*sheekh shibilena* maku soo biiray mansha Allah wlh waa culumo an jeclhy waa kuwa an aduunka ugu jeclhy Allow inoo daaa*sh.mustafe .sh.shibile sh.cali sh.c.rashiid sh.umal*
Masha Allah dadka kasoo kheyb galay aaad nasiib baa leedihiin Masha Allah Allah no xafido sheikhyaasheena Aduuny iyo Aakiraba Anagana kuwii kafaa'iideysta Allah naga dhigo insha Allah
Mashallah Culumadeen Allaha qeer badan siiyo,lakiin Culumadeena min dacal ilaa dacal in ay isku yimadaan oo Dalkaan iyo Dadkaan si Daacad ah u Badbadiyaan, waayo 30 sano oo qas iyo qalalaso ah, wali lama Helin Dawlad Daacad ka ah Mas'uulka ay u qabatay Dalkaan iyo Dadkaan mid walba oo Imaado waan ku Faraxna, waxan leenahay manta laga baxa dhibkii yaalay, isaguna waxow Kitaabka Weyn ee Muscafka ah uu Gacanata u Gelinaa in uu La imaanayo wixii aan ku Aminey ee uu Afkiisa ka shewgey lakiin markow yimado wixii uu sheegay wax aan Dalka iyo Dadka Anfacayn buu la Imada waa Hashu manka Gade ma Mishaar bay liqday,waayo waxow ku yimid iyo waxow qabana waa kala duwan yihiin, Culumada waxan u shega in ay Badbadiyaan Dalka iyo Dadka Bidnilaah.
Ma Sha Allah Rabiyoow qalbigayaga ku sug diinta Rabiyoow Awlaada iyo Arsaaqadaba noo barakee
MashAlh
Muxadrdaan xlay goob joog ayaan uahaa
Waliba safka hore ayan fadhiyay
Rage edit hdii hargaisa lagu qapan lahaa salaada duhur banu sii fadhiisanaa
Mashalh
Anoo shaqo kujiro aya laiisoshegay saladi duhur kadib in bacdal marib ay muxadro jirto culimduna masjidkas kucasuman yihiin casikii meshii aan kutukaday ayan fadhiayay ila muxdardi dhamaty
@@qorgaabchannel6746 Masha Allah Allah idnk aqablo kheyer siidad ugu dagdgisn lkn an camera 🎥🎥 Ayn kale socon inasha Allah
@@ismahanbintufarah2478
Mahdsnd inbdn 💞 wllshy
Illahey hano xafido culamadeyna aqero iyo adunba amiin amiin
yaa allah kheyrka nagaransii oo ku luubtayada noo nadiifi. culimadana noo barakee.
wadankana dhibka nooga saar.
illaahow waalidkayana u naxariiso.
wallayaal like iisaars bal maanta.
Mashalh allaah alle ha xifdiyo culimadeeyna caafimam tam ahne alle hasiiyo aamiin yarabi
Amiin walaal sharafey.Ilaahay adigana ha ku xifthiyo ii soo ducee in uu ilaahay i hanuuniyo.Wanaag ayaan kugu Tuhmayaa.
Mashallaaaah xalay ooy taariiq da ku beegneyd 18-12-2019 waxaay noo ahayd habeen kaloo kheer badan culimada soomaaliyeed allow noo barakeeey
Masha Allah
Waad
Naga nasiib badantihiin
Cadnan Mumin xagee weeye walaal waa nasiib badantihiin
Masha aallah wll miyad jogtahy meeshan kheyerbadan ka soocodo
Cadnan Mumin 🤲🤲🤲🤲😢
Masha allah sh shibile siduu ukala qaaday xadiiska uu ugu qeybiyay masha allah cilmiga qofka yaqaano waakaa ilaahow barakeeyy
Masha Allah Allaha ino xafido dhmn culinadha sh Abdi rashis Ibnu sh Ali Iyo sh mustafa Iyo sh mahamud shibli Iyo dhmn culinadha kale
Masha aallah allah naa xiifadyo culumadeen somaliiiyeed dhamanatootab
M
Masha Alllah culmada soomaaliyed illaahiyo noo barkeeyo amiin yaa rabi🥰
Aamiin yaarab
Ilhaay ha u naxariisto aduun aakhiro Sheikh yadena❤️❤️❤️❤️
Mansha allah ilahey haxafido culumadena anaganah kuwii dhageysto oo ku dhaqmo allle hanaga dhigo aamiin yaa allah
Waa markii igu horeysay ee aan si toos ah u arko sh abdiRshiid Shikh Cali iyo mustfa
😭😭😭 quranka sawtku lagu akhrinayo wa sawtu Rahma
Mashallah Tabarakallah 😊😊 Alle ha Idin dhowro culamadena 😍
ما شاء الله، حفظهم الله تعالى من كل سوء
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا خيرا الجزء في الدينا والآخر يا شيخنا
Maa shaa allaah waa wax lagu farxo sideey umdeena ujacel yahiin qeyrak allaah ha noo siyaadiyo aamiin
Mansha allah xafiduhulah culimadeena somaliyed barakalah
*sheekh shibilena* maku soo biiray mansha Allah wlh waa culumo an jeclhy waa kuwa an aduunka ugu jeclhy Allow inoo daaa*sh.mustafe .sh.shibile sh.cali sh.c.rashiid sh.umal*
sheikh cabdirashiid cali suufi sheikh mustafa sheikh ismaciil sheikh maxamad iris Dr Cali allha idinxafido maxadarooyinka aad noqabateen hadanahy rer nairobi wxn idinleenahy Jisaakalaah khayr
Masha allah allow culumada noo xifdi amiin amiin yaa rabbi
Masha Allah. Jazakumallahu qayr Sheukhna
Macha Allah allow culimadeena khier badan sii amiin
Maasha allaah ilaahow noobarakee culimadeenna aamiin aamiin yaa allaah
Masha allah dad badan ayaa isugu yimid masjidka gudahisa iska daaye wadooyinka soo gala ayaa xirmay waana qeerka iyo wanaga kasocda mesha sha allah
Manshallah culmadayada ilaahayow barkee Oo noo daa
mansha allah alle ha barakeeyo culimada
Culimadeena ALLOOW barakeey cimri iyo caafimaad na sii Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲.
جزاك الله خيرا
Alle hanoo Barakeeyo Culimadeena👈
msha allah ilahow culimadeena cimrigooda udheeree anagana kuwa cilmiga kalahara inagayeel
Aamiin yaarab
Ilaahay ha xafido Culimadeena dhamaantood Aamiin Yaa Rabi
masha alaha ilahay.ha idin xafido culimadi janatu faradawasa logubushareyo alaha idinkadhigo
Masha Allah dadka kasoo kheyb galay aaad nasiib baa leedihiin Masha Allah Allah no xafido sheikhyaasheena Aduuny iyo Aakiraba Anagana kuwii kafaa'iideysta Allah naga dhigo insha Allah
Maasha’Allah Allaha xifdiyo culumadena
Khayr allaha kusiiyo Sheikh Abdirashid
masha alllh allh ha xafido dhamaan culumadena🤲
Rabbi haydin xafido dhamaantiin, allena cimriga haydiin kordhiyo oo wanaag haydiinku dhameeyo ❤️❤️
Ilahay SWT qalbigena Allah ka cabsida haku badiyo Ameen
Malikul Mulk Thul Jalali Wal Ikraam
Rasullulah Muhammad SCW
Ilahay SWT hanoo xafido culumadeena iyo umada Dhamaan.
Ameen
Aamiin yaarab wll
MASHA ALLAH DAD KHEYR BADAN AYAA ISKUGU YIMID 🇸🇴💕🇸🇴🌹🇸🇴🍀🇸🇴💙🇸🇴💚💯👌
Masha.allaah culimadena. Allaha.idin barrakeyo dhamaantiin
Mashaa Alaah culimadan waa culimadii San Adduuka ugu jeclaa
Masha Allah, ilaahay hano xifdiyo culamadeena..
Manshallah ilahay ha ku xafido
Mansha allah allah haidin dhawro sheekhyada aduunyo aakhiroba
Masha Allah
Jazaakalaah ahlul culamaa
Maashaa allah culumada iyo anagaba janada allah ha nagu kulmiyo
maashaallah illahay ha nii Wada xafido
Mansha allah ilaahay ha xifdiyo dhaan culamada soomaaliyeed
Allahu akbar allow idiin cafid
Manshalah aloow barakee culumadena ilahay dartiis baan u jecelnahay aloow janada nagu kulmi yaa alah idinka qeyr alaha idin siiyo anagana naga dhigo kuwo ku camal qatay
Mansha Allah Tabarakalah Allaha xiifdiyo Culumada aduun iyo akhiiraba Allahumma amiin yaa Rabi
Masha Allah Alle haxifdiyo dhamantood
Maashaallah jazakumullahu khayran
Mashallah Culumadeen Allaha qeer badan siiyo,lakiin Culumadeena min dacal ilaa dacal in ay isku yimadaan oo Dalkaan iyo Dadkaan si Daacad ah u Badbadiyaan, waayo 30 sano oo qas iyo qalalaso ah, wali lama Helin Dawlad Daacad ka ah Mas'uulka ay u qabatay Dalkaan iyo Dadkaan mid walba oo Imaado waan ku Faraxna, waxan leenahay manta laga baxa dhibkii yaalay, isaguna waxow Kitaabka Weyn ee Muscafka ah uu Gacanata u Gelinaa in uu La imaanayo wixii aan ku Aminey ee uu Afkiisa ka shewgey lakiin markow yimado wixii uu sheegay wax aan Dalka iyo Dadka Anfacayn buu la Imada waa Hashu manka Gade ma Mishaar bay liqday,waayo waxow ku yimid iyo waxow qabana waa kala duwan yihiin, Culumada waxan u shega in ay Badbadiyaan Dalka iyo Dadka Bidnilaah.
masha allh allh yacfidkum jamican
Mash Allah Allah habarkeyo culmada dhmantod
Manshalh ilahay ha xifdiyo culumad musalintahbarkalh
BaarakaAalahu fiikum culimadeena soomaaliyeed Alle haka ajarsiiyo
علماء جهابذة
Yaa alllaah aadbaan ujaclahay culumadeena alloow xefdi
Sheekha saddexaad waa muthaqaf. Aqoonyahan weeyaan.
Maansha alah alaha xifdiyo culimadena sharafta leh
Alhu akbar mashalh 👆👍ilh hy hanbarakeyo
Allah ha idin xafido
ilhay ha idin xifdiyo dhmn sheekhyada islamka ah
Alle ha barakeeyo culimada
Alle ha barakeeyo cilmigooda
Mansha alllh ilhy ha ino xifdiyo culumadena
Subxaanallaah ilaahay culimadeena caadil nooga yeel
Masha alllh tabaraka kaah aloow noxafid
ما شاء الله تبارك الله
نفعنا الله به
ماشاالله انا احبكم في الله
Manshallah culumada ilahow ka ajir see noo xafid damantood
mashaa Allaaah ilahayoow nooxifdi culumadeena
M a alaaha barakeyo sheekhyada
Maasha Allah Cuomo aan jeclahay isku imaatay ☺☺☺☺
Jazaakallahu lakum
Walle waan jeclaa inaan xaadiro Laakin Alle subxanahu watacaalaa waxba kuma aha inuu noogu keeno magaaladeena inawaafajiyo in aan kafaaiideeysto
Mashaalaha sheekhyad Somaliayed
Masha Allaah
Ajarka ha idiin siii kordhee walaalahaya Xasanaadka inoo soo gudbiya, kolkii Mashaa'ikhada ay Sababa Nuzuulka Aayadaha inoo sheegahayaan IYANA inoogu dara Raqamka aayadda iyo Casharka ama Suuradda ay ku jirto Insha Allah......Iminka aniga waxbaan ka kororsaday, waana doon doonay, Rabigeeyna ii fududeeyay
Aaayadda Sheikheena Sh. C.Sh.C.Suufi Khayr Allaha siiyee waa tan
11:114 (وَأَقِمِ الصَّلَاةَ طَرَفَيِ النَّهَارِ وَزُلَفًا مِّنَ اللَّيْلِ ۚ إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ)
Aamiin 🤲🤲🤲❤
Ma shaallAh
Mañshaa Alaa🥰🥰🥰🤩🤩🤩
Maansha alaah alaha noodaayo culumadeena waa lagdjabarti umadaan
Allahu Akbar xalay looma kala harin
Ilaaahow naxariistaas meesha kasocota waa jeclahaye igu dar
Allahuma Aamiin
Masha allaha sheekh
allow cimrigodaa o dheeree culumadeenaa
Wllo salafmedia waxan idinka codsan conference day 1 ama day 2 oo dhamaysan bn rabnaa noso gasha illahy wnag ha idinsiiyee
ما شاء الله
M.a alle ha idin xifdiyo
Mashaa alhaa
Masha allah
Manzha allah
masha allah alle ha barakeeyo culimadeena. waxan jira channel la idhaa "ADOOMAHA ILLAAHAY" oo diini aha ka faa'idayso insha allah
السلام عليكم ورحمة الله mashaa aaalh sidan ugu farxay markan arkay intaso shekh oo wada fadhiya waa farxad wan waxay cadaynaysa siday isku jecelyihin iyo siday dinta ugu midoben dhamentin ilahay khayr hainisiyo iyo cafimad dher ilahay haidin xiftiyo dhamantiin yaa culima maslimina
Mashallah
WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA IN CULIMADU BADISO MUXAADARADA MEELKASTANS AADAN
Mansh allah
Mashlh
Mashalah kariimculumo
AMIIN
aaaamiiin aaaaamiiiin