أسأل الله الكريم رب العرش العظيم أن يحفظ علماءنا ومشايخنا وطلبة العلم، كما أسأله تعالى أن يجزيهم عن الأمة الإسلامية خير الجزاء. وأسأل الله العليم أن يزيدهم من علمه وفضله ويرزقهم العمل به. اللهم امين
Asc walaalahayga soomaaliyeed muraad baan leeyahay ee ilaahay ii barya inuu ii fududeeyo ducadiina waan ubaahanahay, waxaan ahay qurba joog.dhamaan khayr badan Allah haydin siiyo.
Allaha kuuuu sahlo muraaadkaaga ooo Eebe raaali ka yahay, khayrna kuuu ah…ان شاء الله Sheekha warkiiisana dhegeeeyso….QURAAANKA QURAANKA QURAANKA AQRISTIIISA BADSO….IYADAAAA BARAKO. KHAYR, IIMAAN.DHAQAAALO KA HELAYSAAA ان شاء الله
@31:26 ( Buuggaa uu Sheekhu sheegaayo uu qoray Sheikh Ibnu Qayyim (RahimuAllah ee la yidhaah مفتاح دار السعادة Waxaa English ku turjumay bro Sheikh Hassan Somali (From London) Imam in Philadelphia, USA Buugga waaa kan FOR FREE , Ciddii English ka si fiican u taqaaan, linkingaa ka helaysaaan waaa kan hoos ku qoran U duceeeya Sh. Hassan Somali in ajar Allah ka siiyo....Muslimka nadiifka ah LACAG MA FIIRIYO MARKUU OGYAHAY AAKHIRA JANADA TAALA IYO AJARKA ALLAH IN AAN DUNI LA SIISAN........JAZAAKA ALLAH YAA SHEIKH HASSAN SOMALI darpdfs.org/wp-content/uploads/2020/04/The-Keys-to-Happiness-by-Ibn-Al-Qayyim-Exp.-by-Sh.-Muhammad-Aman-al-Jami.pdf
Jazakalaah khayr rabi miisaanka xasanadka hakugu daro sheikh abdi rashid ali suufi
أسأل الله الكريم رب العرش العظيم أن يحفظ علماءنا ومشايخنا وطلبة العلم، كما أسأله تعالى أن يجزيهم عن الأمة الإسلامية خير الجزاء.
وأسأل الله العليم أن يزيدهم من علمه وفضله ويرزقهم العمل به.
اللهم امين
Masha allah jasakallah kheyr sheikh abdirashid illaahy miisanka iyo xasanaadka haku daro muxadaradan qayimka.
Allaahu Akbar meel ayuu sheekhu iska soo Saray adduunyo ❤❤❤❤
jazakallah sh cabrishadi ilahay ha ku xifdiyo
Maash Allah waan kafaaiidnay sheikha jazaakallahu khayr sheikh cabdirashiid sufi cimrigaada barako allaha yeelo
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وافصح الله لسانك شيخنا احسن محاضره
Masha allaaaah tabaraka illahey ha ku barakeyow sheikh
Allah ka abaal mariyo shakhayna anaga Allah naga dhigo sisso o kale amin amin amin amin amin ya
Rabi
Masha allah sh . Abdirashid sh cali SUFII Wan jeclehe daar alle allow noxafiid sh Abdirashid ali sufi amiin ya rabbi
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah sheekh ilaahey ha ku xiftiyo fidunyaa wal Aakhira
Maashaa allaah sh c/rashiid sh cali suufi jannada gala adiga iyo ehelkaagaba bi idnillaah☝️
Insha Allah
Maansha alaah sheekhayga cabdi rashiid
من لم يحفظ الحركات كحفظه للكلمات فليس بحافظ | شيخ عبدالرشيد صوفي
MashaAllaah tabaaraka Allaah
sheekh ale haku xiftiyo
Amiin yaarabi
اللهم امين يارب العالمين
Mash alh sheek ilah ku barakeyo
Masha allah sheekh allaha ku barakeeyo
Masha Allah tabarakallah sh abdirashiid
M.allaH Ilahay haku xafido Sheikh Abdirshiid I LoVe Uuuu♥️
Mashaaa alllah ilaahey haku xafido
Masha Allah Allah ku xafido
إن الله على كل شيء قديرً*
Nacam 👍
Yaa Allah nagu anfac Qur'an ka Karim ka
Masha.alah
❤❤❤guulayso
Ma shaa Allah ilahay janadha gurigaa hainagadiso
Mansha allah
جزاك الله خير
Masha Allah
Ok here and there 🤗🤗🤗🤗
Maa sha,alàah ilaahay hakubarakeeyo anagana ilaahay hanagu anfaco
Ilaahayow culumadeena noo xifdi meel walbo ey joogaan
ASÇ ÀLAHII KU WAA FAJIYAY AYAA MAHAD ISKA LEH ADIGANA SAWDKAGA ALAHA KUU BARAKEYO ALAHUMA AMIIN
Asc walaalahayga soomaaliyeed muraad baan leeyahay ee ilaahay ii barya inuu ii fududeeyo ducadiina waan ubaahanahay, waxaan ahay qurba joog.dhamaan khayr badan Allah haydin siiyo.
Allah haku fududeeyo muraadkaga iyo wixii ad jeceshay o wngsan
Allah haku sahlo muradkga hadu qer kugu jiro
🔑🕋💋💔🤐🙁🕋😌😍😍😍😍😉😉😉😝😝😍😍😍
ok Hooyo. ksv. ok
Allaha kuuuu sahlo muraaadkaaga ooo Eebe raaali ka yahay, khayrna kuuu ah…ان شاء الله
Sheekha warkiiisana dhegeeeyso….QURAAANKA QURAANKA QURAANKA AQRISTIIISA BADSO….IYADAAAA BARAKO. KHAYR, IIMAAN.DHAQAAALO KA HELAYSAAA ان شاء الله
جعل الله مثواك الفردوس الأعلى من الجنة
P⁹lllloo
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
M.a m.a
Allah hakuxafido
Hi
Ok
Good
Why
BGQ
Kan waa qiyaamoole 2 bilood isgoo qaba shukaansi bilaabay naa katasho kan waji masoowadee
Sheekh abdirashid Ali suufi weeye wll
@31:26 ( Buuggaa uu Sheekhu sheegaayo uu qoray Sheikh Ibnu Qayyim (RahimuAllah ee la yidhaah مفتاح دار السعادة Waxaa English ku turjumay bro Sheikh Hassan Somali (From London) Imam in Philadelphia, USA
Buugga waaa kan FOR FREE , Ciddii English ka si fiican u taqaaan, linkingaa ka helaysaaan waaa kan hoos ku qoran
U duceeeya Sh. Hassan Somali in ajar Allah ka siiyo....Muslimka nadiifka ah LACAG MA FIIRIYO MARKUU OGYAHAY AAKHIRA JANADA TAALA IYO AJARKA ALLAH IN AAN DUNI LA SIISAN........JAZAAKA ALLAH YAA SHEIKH HASSAN SOMALI
darpdfs.org/wp-content/uploads/2020/04/The-Keys-to-Happiness-by-Ibn-Al-Qayyim-Exp.-by-Sh.-Muhammad-Aman-al-Jami.pdf
Masha Allah
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Masha allah