SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN DALKA SOMALILAND 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Sakariye Kobciye & Xamdi Bilan
    Erayada iyo Laxanka Kobciye
    Music Furinle
    somaliland xidigaha geeska

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @bisharomoha7720
    @bisharomoha7720 2 ปีที่แล้ว +203

    Dadku waa dadkii waana duriyadii 💚💭❤ noloda walalheen reer Somaliland from Somalia 🇸🇴

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +6

      Tknx abaayo mcn garabkayagi midig wlladayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @bisharomoha7720
      @bisharomoha7720 2 ปีที่แล้ว +2

      @@farhiaabdi2222 ❤

    • @nourmahamet3785
      @nourmahamet3785 2 ปีที่แล้ว +4

      Thanks 👍😊 my dearest ❤️❤️ brothers of Somalia much love from Hargeisa Somaliland

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว

      Xage nokala waadaa @Somaliand
      Somahan dhul soomaaliyaad
      Wll. Waxa intaa dan soqorinka fiirso

    • @user-ml8bj4rd3i
      @user-ml8bj4rd3i 2 ปีที่แล้ว +6

      @@alihussein1432 haday tahay dhul somaliyed dawlad gaara soo malaha

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 2 ปีที่แล้ว +172

    Dadku wa Dadki🥰
    Wana Duriyadi💚🤍🖤❤️
    Waana Daahirkii👏
    Dunwanaagsana💋
    Somaliland💓
    From Moqdisho🙏

  • @Mr_Baraf123
    @Mr_Baraf123 2 ปีที่แล้ว +169

    Jecliyaa walalahayo galmudug from somaliland

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 2 ปีที่แล้ว +1

      Rr maxaa laga wada wllo galmudug miyaa layidha

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Frhkulmiye qabiil magacii miyaa RR anaga yaab aragnay😂😂😂🤣

    • @hamsebaashe7504
      @hamsebaashe7504 2 ปีที่แล้ว

      @@Frhkulmiye ha wayay wlo

  • @maxamedbaashe2162
    @maxamedbaashe2162 2 ปีที่แล้ว +189

    Sakariye kobciye iyo xamda bilan two legends dhashii general caydiid noolaada from duroyadii reer shiikh isxaaqa 💯💯💯💯💯 from gobolkii raga burco ♥️♥️♥️♥️

    • @ridwaanraaxo435
      @ridwaanraaxo435 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdulaziiz waa ceyr kobciye

    • @Abdulaziiz
      @Abdulaziiz 2 ปีที่แล้ว

      @@ridwaanraaxo435 Haa sax wll

  • @hafzaqueen2422
    @hafzaqueen2422 2 ปีที่แล้ว +523

    Dadku wa dadkii 🥰
    Wana duriyadii❤
    H_g hada nahay somaliland quluubta ka jecelnahay😢🤍❤💚

    • @najahyuusuf4405
      @najahyuusuf4405 2 ปีที่แล้ว +5

      Ayy🥺😘

    • @bilyandhaan7379
      @bilyandhaan7379 2 ปีที่แล้ว +10

      Shukran Qaali anaguba waa Idin Jecelahay ❤💯💋💋💋💋

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 2 ปีที่แล้ว +9

      Anaguna sidaa si lamid ah❤❤❤❤👍👍👍👍

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 2 ปีที่แล้ว +46

      Durriyaddu marbay Reer Koonfur ba HG ka taqaanay! Wax kalena ma ahee Geesigii Caydiid baanu wadanaa Godka lagu jannee.

    • @hafzaqueen2422
      @hafzaqueen2422 2 ปีที่แล้ว +6

      @@mohamedothman7519 hada ma xa noo taqanid

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +256

    Dad hor marey Dad libin gaarey waa Somaliland From Galmudug☝❤💚

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +9

      Mhdsanid galmudug wa garabkayaga midig wa dadki marki aanu somalia la midoobaynay nagu yidhi war shuruud la,aan heshiis haku galina e shuruud keensada ad wax kula qaybsataan konfur e aanu maqli waynay

    • @Ali-uh4lo
      @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +8

      @@farhiaabdi2222 Mhdsnd SisterTalada Wanaagsan Iyo isgarabsiga waligeen bey naga dhaxeysay❤

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +4

      @@Ali-uh4lo sax aad iyo aad wllo wlhi wan jeclaan lahayn inan aragno galmudug o xoog leh o is fahmo wadadi horumarka ku talaabsata

    • @Ali-uh4lo
      @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +6

      @@farhiaabdi2222 Insha allaah Wll Qaali Waan Rajeynaynaa Inay Noo hagaagto Oo Nabad Noqo Galmudug
      Iyo Dhamaan Wadankena Insh allaah❤🙏

    • @abdirisaaqcismaan4723
      @abdirisaaqcismaan4723 2 ปีที่แล้ว +3

      Thanks ziztr anakaa daran wllhi

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 ปีที่แล้ว +502

    Ereyadiii & Laxankii Cayr Habargidir Codadkii Cayr Habargidir Iyo Saruur Habargidir Soosaaristii Isaaq Waligeenba waan iskaashan jirnay Anaga Iyo Isaaq From General Habargidir Ah Xaaji Saleebaan ah 🙏👈 Somaliland Iyo Galmudug 💪👈

    • @luckyyh0612
      @luckyyh0612 2 ปีที่แล้ว +48

      Anigoo habargidir sacad waa kula qabaa🙌🏾❤️

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 ปีที่แล้ว +17

      @@luckyyh0612 Abaayo sharafi korkaaga ha ahaaato ❤️🙏

    • @luckyyh0612
      @luckyyh0612 2 ปีที่แล้ว +12

      @@miftaaxtube2907 aamin abowe fsrxaf iigu nolow dhiiga 🥰🥰

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 ปีที่แล้ว +3

      @@luckyyh0612 hadaad iidhawaan lahyd waanku dhinkan lahaa ❤️

    • @caashoahmed3986
      @caashoahmed3986 2 ปีที่แล้ว +16

      From sacad Sicid ✌🎤😁

  • @cabdiqani3108
    @cabdiqani3108 2 ปีที่แล้ว +103

    Wallhi anigu qabiilda somalida hg ayaan oga jeclahay from isaaq boy😍🤗

    • @sagalahmad7989
      @sagalahmad7989 2 ปีที่แล้ว +2

      Ala ina adeero goba nimadi oo qof ah batahe kalaay laabta💋❤

    • @samiirafaarax4642
      @samiirafaarax4642 2 ปีที่แล้ว +3

      @@sagalahmad7989 anba qof hg wligy marsg hda hg adunka ugu jeckhy

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว +2

      👏💞🌹😍🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍

    • @sagalahmad7989
      @sagalahmad7989 2 ปีที่แล้ว +1

      @@samiirafaarax4642 ina adeer quruxey wlhi anakuba wan ku jeclhy nahy ee ma hayadad tahy mise habar yoonis mise habar awal mise geesiyada arab mise ayuub mise ciidagale😄❤

    • @samiirafaarax4642
      @samiirafaarax4642 2 ปีที่แล้ว

      @@sagalahmad7989 haayada hh

  • @HornLy
    @HornLy 2 ปีที่แล้ว +312

    Sakarie kobciye & xamda bilan two legendary.
    Somaliland people Respect, from Hargeisa 👑👑

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 2 ปีที่แล้ว +152

    I love it so much Beel waynta HAWIYE Fiska,kabayare,Kobciye,BiLan,Aarka,keyow,Liicaato. Intaasba sida boqortoyada Hargeisa ugu so dhawaynaa🥰🥰

    • @salmanofficial8980
      @salmanofficial8980 2 ปีที่แล้ว +5

      Abaayo anigana ma igu soo dhaweyneysaa. Fanaaan baaan ahay eee

    • @abdikanijama9935
      @abdikanijama9935 2 ปีที่แล้ว

      @@salmanofficial8980 adigaa leh wadanka zxb

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 2 ปีที่แล้ว +2

      Iᴋʀᴀᴀɴ ᴄᴀʀᴀᴀʟᴇ ᴀᴀᴡᴀʏ🥵😂

    • @sabaaxyuusuf3349
      @sabaaxyuusuf3349 2 ปีที่แล้ว

      Dowlinimadu.dad

    • @sabaaxyuusuf3349
      @sabaaxyuusuf3349 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashalaah. SoomaalilanD

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +166

    Msh alaah Mi somaliland Walalhyga aan jacelhy from Mogadishu Naga gudooma Heeskan ay Hawiye gaar ahan HG idinku gara baxen From HG Boy ❤🔥
    Waqal is the best

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 2 ปีที่แล้ว +315

    HG sharaf ku noolada from Durriyada ♥️
    Dhashii General caydiid ka xunta Badane ismuujiya ilmaderayL ♥️

    • @hafsaxidiigofficiale305
      @hafsaxidiigofficiale305 2 ปีที่แล้ว +9

      Wad dhalsho from isaaq

    • @maskiintaalle4944
      @maskiintaalle4944 2 ปีที่แล้ว +13

      Wankagudonay inadeer jamhuuriyada barakaysan Allaha dhowro from Dhashi jananka

    • @talyahalabadhagax4956
      @talyahalabadhagax4956 2 ปีที่แล้ว +14

      Waxan Liibanay Oo Hormarnay Marki CaYdiid Hadalkisa QaadanaY oo ahayd Shuruud la'aan Koonfur wax hala Qeybsanina 💚◽❤ Love HG Geesi Baa idin Ka dhashaY

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว +4

      Anigu habargidir iyo isaaq hbaryonis ka dhashey 💕one Love reer aptiyashey Viva Somaliland 💕

    • @samatusemedia348
      @samatusemedia348 2 ปีที่แล้ว

      Dadkaygiii dhigiin usharaf badnaada from hargaysa cadeey❤

  • @abdimalik4932
    @abdimalik4932 2 ปีที่แล้ว +102

    Walahi anagu hadan Habargidir nahay wan wadana, wanawadadona JAMHURIYADA BARAKEYSA "SOMALILAND"❤🗨💚 guul insha'Allah dadkeygow.

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 2 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanidiin walal guul iyo cisi dhamaan idilkeed soomaali 🙏🏾🙏🏾

    • @mohamedabdiibrahim8094
      @mohamedabdiibrahim8094 2 ปีที่แล้ว +6

      Habargidir geesiyada geeska Africa. noolada

  • @sekixasan871
    @sekixasan871 2 ปีที่แล้ว +88

    Yaaa Salaaam Xamda Bilan Iyo Sakariye Kobciye labaduba Waa my favorite singers Big Respect Dhashii Caydiiid Ahu) From Burco Viva Geesiyada Geeska Habar Gidir 💗💗💗💗💗

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi ปีที่แล้ว +1

      NOLAADA HUNNO FROM DHASHII CAYDIID🥺♥️

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 2 ปีที่แล้ว +181

    Somaliland The Land Peace And Stability Mayee Dadkaygii 👍🏽 Ayaan Laysla Dhaafin
    ❤🤍💚

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 2 ปีที่แล้ว +181

    Masha alh Somaliland idin jclhy 💚🤍❤ from Galmudug 💚💋💯

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +3

      Side kalo abaayo wllalahayo ❤️❤️

    • @muna_____somali
      @muna_____somali 2 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiaabdi2222 💋💯

    • @kowsarjama2575
      @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว +2

      Dadku waa dadku rer galmudug dunwanaagsana

  • @baashehetiye8795
    @baashehetiye8795 2 ปีที่แล้ว +36

    Habargidir iyo Isaaq meel.mawada dago hadan wlhi dadkay iskugu jecelayihin sababta watan ila hada garan layahay qofka isaaqi wuxu amiinsanyahay Hg inay somaliland la ledahay kaa reer galmudugna somaliland inu leyahahbuba amiisanyahay xidhidh qoto dhero ila hada lafasiirin ba ka dhexeya one love 🥰🥰❤

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi xaqiiqada ayad ka hadashay from hg

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 ปีที่แล้ว +3

      Wey wada dagaan weliba xildhibaan ayaan ku leenahay 😊 beesha Faqashini ayaa dagta Somaliland 🤗

  • @sakariyeliverpool1593
    @sakariyeliverpool1593 2 ปีที่แล้ว +136

    Masha allh somaliland qulubta Ayan idinka jejelahy
    Sikasta oo siyasiiyintu isku hayan shacabku waa wllo from galmudug masha jamuuriyada barakaysan 🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤🧡💛💚🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @samiirafaarax4642
      @samiirafaarax4642 2 ปีที่แล้ว +4

      Dhiiga

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +2

      Manshallah thnkis wllo anaguba sido kale garabkayaga midig 🇸🇴🇸🇴

    • @maymuunabdulahiwarsame8198
      @maymuunabdulahiwarsame8198 2 ปีที่แล้ว +1

      calankina kan miyaa marka

    • @nuurtomohamed9094
      @nuurtomohamed9094 2 ปีที่แล้ว +2

      anaguba idinma necbin wll ayan isku.nahay siyasad waxba shegimayso😘😘😘

    • @hamdihassan7095
      @hamdihassan7095 2 ปีที่แล้ว

      @@nuurtomohamed9094 🙏🏼😘

  • @Mo_Bulshaawi
    @Mo_Bulshaawi 2 ปีที่แล้ว +461

    Team Madaxa NaFuran song Somaliland Layaab layaab😍

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ปีที่แล้ว +144

    From somali state Ogadenia Somaliland waa wehelkayaga
    Waa garabka aan weheshado ✍️👨‍👩‍👧‍👧😊🏆💯

    • @Ramdammubarak
      @Ramdammubarak 2 ปีที่แล้ว +3

      Walaahi waa runtaa 💪sikasta 💯✍🤲 ilaahay ha idiin kaqabto cadoowga aamin yaarabi

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 2 ปีที่แล้ว +3

      Mahadzanid wll cidkasto somaliand jecel anakuna garab Ayan u nahay

    • @faizaismail3759
      @faizaismail3759 2 ปีที่แล้ว

      Somali Galbeed waa goob walee. 🩸❤️

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว

      @@Ramdammubarak @Somaliand soma ahan dhul somaaliyaad ader. War dhukiina. Kala Barta qay qabyaald iyo qabiil baa idin layee

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว

      Dhulka Kala baro
      Hana ceebaynine
      @Somaliand soma ahan dhul somaaliyaad

  • @xafaxuppi9907
    @xafaxuppi9907 2 ปีที่แล้ว +55

    Heesta intaasan ka helay❤️
    Dadku waa dadkii
    Waa duriyadii
    Wana daahirkii
    Dun wanaagzana
    Dawladii Somaliland
    One love
    Dadkygiii💚💨❤️

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 ปีที่แล้ว +133

    Xamdi Bilan iyo Sakariye waydun mahadsan tihiin Habargidar iyo reer Galmudug guulaysta

    • @nafta7100
      @nafta7100 2 ปีที่แล้ว +2

      Duriyada isaaq wani jeclnhy

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +5

      @@nafta7100 sido kale wllo siba reer galmudug wa somaliland garabkoda kobaad

    • @fartacadey4409
      @fartacadey4409 2 ปีที่แล้ว +1

      zakariyana inu haaf rer somalidhan yahay ha ilobin nin isaaq dhalay

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu 2 ปีที่แล้ว

      Hawiye maxaad u kala saareysa?

  • @sacdiyosheqxusen9792
    @sacdiyosheqxusen9792 2 ปีที่แล้ว +69

    Nabad waarta walaladay somalind from kismayo love somali land

    • @hodomahamed3766
      @hodomahamed3766 2 ปีที่แล้ว +3

      Mahdsanid wllo sokleh nabad waaarta somali mahamed oo dhan inshaaalh 🤲

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 ปีที่แล้ว +76

    From somaliland HG waa idin wataan

  • @hamseismail9704
    @hamseismail9704 2 ปีที่แล้ว +197

    Somaliland for ever number one
    Somaliland dhiga indr ha I dhaafin dhiiga 😍 💚🤍❤️

  • @luckyyh0612
    @luckyyh0612 2 ปีที่แล้ว +64

    Somaliland qalbigaad ku taalan❤️❤️from galmudug

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +35

    Sakariye Kobciye Waa Wiil La Dhalay Oo Maamo SOMALILAND U Dhalatay Ayaa Dhashay. True Lander Weeye Abti Qarankaaga Sidaa Ugu Dhaado.
    Xamdi Quruxna Way Mahadsantahay.
    HG oo Ceyr ah + HG oo Saruura, Thanks 😊
    Dhallinyaradu badanka taariikhda ma hayaane beelweynta HG iyo Durriyadda xidhiidh fog baa ka dhexeeya oo soo taxnaa illaa Xilligii Gen Igarre Hobyo kusoo duulay ee uu soo qabtay budhcad badeedkii Kenadiid!
    Waxa xigtay Isbahaysigii SNM & USC.
    Gen Maxamed Faarax Caydiid iyo Diplomacy sare MADAXWEYNE Cabdiraxmaan Axmed Cali (TUUR).

  • @muktarinoali8385
    @muktarinoali8385 2 ปีที่แล้ว +31

    H_G wllhi dadka way Nooga dhawyihiiin dhashi CaydiiiD Noolada from Duriyadi somaliland❤️🤍💚

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaal Hawiye hakala saarin.Dir anagu makala saarno waa walaaladeen

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 ปีที่แล้ว +133

    Fanaanitii *rer galmudug* waa idin wataa
    💚💚💚
    🤍🖤🤍
    ❤❤❤

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +55

    Sakeriye Kobciye iyo xamdi biLan FuLL Respect ShodhaYaL
    SomaLiLand Allow barakeee
    From dhuLkii uduga❤

  • @mahdiabdielmi1635
    @mahdiabdielmi1635 2 ปีที่แล้ว +17

    Habartii koonfureed oo Habrahii waqooyi u heestay we love al isqaaqiyah
    From habrta koonfureed = hg 😀😀😀

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +4

      Habruhu ha is ogaadeen kkk

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +4

      We love u more hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @anfacmire6065
    @anfacmire6065 2 ปีที่แล้ว +50

    Love Somaliland 💚🤍❤🩸my Blood from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🥺❤

  • @sadaamartsofficial3146
    @sadaamartsofficial3146 2 ปีที่แล้ว +27

    Reer somaliland isku dhiig maanahey yaabaye Noolaada from Galmudug

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +2

      We love u hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

    • @NAIMA-co6hk
      @NAIMA-co6hk 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😢ma noshahay

    • @sadaamartsofficial3146
      @sadaamartsofficial3146 11 หลายเดือนก่อน

      @@NAIMA-co6hk wan soo noolanayaa😄

  • @a.suleiman9064
    @a.suleiman9064 2 ปีที่แล้ว +111

    Somaliland hanolato from dariska xalasha ah🇺🇿🇺🇿 puntland🇺🇿🇺🇿 horumar wanagsan walalo intodabadan qiimo badan maashalah
    💚💚🤍🤍❤❤somaliland horousoco

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +5

      Tnkx deriska xalaasha ah sediyaashay 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @kowsarjama2575
      @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks huuno qaali

    • @hamdi3237
      @hamdi3237 2 ปีที่แล้ว +2

      Love somaliland rer ayeyday😘💋👏 from puntlnd

  • @hudamohamed3444
    @hudamohamed3444 2 ปีที่แล้ว +48

    Dadku Waa dadkii
    Waa duriyadii
    Waana daahirkii
    Dun wanagsanaa 💯
    Wow amazing wlhi 🟢⚪️🔴

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 2 ปีที่แล้ว +89

    We love somaliland from Gedo🇱🇺♥️

  • @user-zx7jb6cs9u
    @user-zx7jb6cs9u 2 ปีที่แล้ว +52

    We love you kobciye nd Bilan♥️🙏 From Jamhuuriyada barakaysan💚💬❤

    • @sabaaxyuusuf3349
      @sabaaxyuusuf3349 2 ปีที่แล้ว +1

      Wow.mashalah.hargeesa

    • @sabaaxyuusuf3349
      @sabaaxyuusuf3349 2 ปีที่แล้ว +1

      The ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @drmaryama1757
    @drmaryama1757 2 ปีที่แล้ว +13

    Maba ka caajiso heestaan😘❤ horta ma ii ogtihiin jclka aan idiin qabo dadkeygiyo❤😭 from gabar HG ceyr Mohamed ah👸🏻❤

  • @ubahali5837
    @ubahali5837 2 ปีที่แล้ว +23

    viva Hawiye dadkaygi weyaan ilahow idin barakee meel kastaad jogtaan idinku amann yeel calankiina kor.from Burco😍😍😍😍

    • @anisodahir7015
      @anisodahir7015 ปีที่แล้ว

      HG ❤️😍 waaye labadoba waa ilam HG ❤️ somalilan wllheena waan idin jclnhy ❤️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 ปีที่แล้ว +27

    Legend Kobciye iyo Xamdi bilan laba laandheere oo HG ah Somaliland idin kaa leh

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 2 ปีที่แล้ว +37

    Dowladnimadu dad eey deeqdo Dal jacayelka looga daydo doowga nabada dad ku jooga Somaliland Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 ปีที่แล้ว +6

    Ceerigaabo from duriyadii sheekh isaxaaq madaxaad noo saarantiin habar gidir dhashii general caydiid

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 ปีที่แล้ว +5

    Habar gidir waa waalalahayo ,oo hiil iyo hooba aan wadaagno G/caydiid Magool ,Cumar salaad cilmi ,waa wada wadnahayaga,dhibka waa ka baxaysaan dhawaan dhulkiinana waa hore u marayaa noolaalda.

  • @sacdiyolibaan8883
    @sacdiyolibaan8883 2 ปีที่แล้ว +13

    Habrihiii Wey is raadsadeen
    Habrihii kala lumay dib beey isku haleen From HG🥰🥰🥰

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      We love u abaayo hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +4

    Dhashii Caydiid HG baad Haddiyad ahaan idinkugu soo dhiibtay heestaan!!
    Ka yimid Dhuusamreeb Gal-mudug ❤️🇸🇴

    • @samiirafaarax4642
      @samiirafaarax4642 ปีที่แล้ว +2

      Dhiiga dhashi caydiid ❤💯

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +1

      @@samiirafaarax4642 ❤️🤴🇸🇴

  • @hodanmaxamed4119
    @hodanmaxamed4119 2 ปีที่แล้ว +48

    Mashalallaah boqorada codka hamda bilan iyo boqorka codka kobciye somaliland❤
    Waqalka duula😍

  • @mohamedzidiiq7969
    @mohamedzidiiq7969 2 ปีที่แล้ว +65

    Dad horumaray horumaray
    Dal meel maray meel maray
    Dad libin gaadhay
    Somaliland 💚🤍❤
    From Gopti reer burco h.jeclo 🔥

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว

      Viva h,jeclo

    • @shuwaykar4053
      @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +2

      Mxd qabiil kaga nooga sheegi👎🖕

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shuwaykar4053 mxd la gubanaysa mana laangab ka dhigay🖕

    • @shuwaykar4053
      @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedzidiiq7969 wax magaratooY nacala shaydaankaaga ku yaaL

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +1

      Imaderyal jojiya wax somaliland ka hooseya ooynu kala shegatan ma jire

  • @hamdraabi5239
    @hamdraabi5239 2 ปีที่แล้ว +33

    Manzha Allah gobtii galmudug thanks from somaliland 🥰♥️🦁

  • @nadacumar4164
    @nadacumar4164 2 ปีที่แล้ว +33

    Sakariye kobciyee fanaan saree thnks bro kaa gudoonay queen xamda mahadsaniid sis viva somlilnd❤💟💚

  • @ahmedmo5810
    @ahmedmo5810 2 ปีที่แล้ว +17

    Qabiilka aan aduunka ugu jeclay waa Hawiye dad goba, gabdhaha HG luuqa isoo gala aan is gacalsane.. From Hargaysa...

  • @khadraplums3392
    @khadraplums3392 2 ปีที่แล้ว +126

    30 years of peace and prosperity❤️! United we stand viva Somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hassanmohamed6116
    @hassanmohamed6116 2 ปีที่แล้ว +16

    Waad mahadsantihiin walaalahen hawiye habar gidir ❣❣ dhiig ayaynu wadaagna❣

  • @adeshmahtmaliash8527
    @adeshmahtmaliash8527 2 ปีที่แล้ว +7

    Duriyadi sheikh Isaaq nolad my people,mad respect from kenya

  • @almas8915
    @almas8915 2 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah wan inaga gudoone dhalshi caydid hg🔥🔥💪💪❤❤ dad dhiig inaga dheexayo tihin viva hg❤❤🔥from issaq girl

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว +1

      💞💞💞💞💞💞💞💞💞 thanks 👍

  • @saaidhussien8174
    @saaidhussien8174 2 ปีที่แล้ว +41

    Somaliland dal horey marey horey usocda wlalayal 💯💯

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 2 ปีที่แล้ว +34

    Mansha allah fananintena qaaliga hamda iyo zakariye thanks a lot guul iyo gobonimo 😩🥰✊🙏🏽🔥👊🥀🌹💚🤍❤️

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 2 ปีที่แล้ว +21

    Sakariye kobciye iyo Xamdi bilan salaan sharaf idinka gudoonay aadna waa idiinka mahad celinaynaa fanaaniin sharfan from Caasimada soomaalilan ee hargaysa 🇭🇺 guuleysta👏👏

  • @nafisonaftauroon65
    @nafisonaftauroon65 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa duriyatii Wana Daahirki Love isaaaq from HG❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      We love u more abaayo hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @hoodosicid1447
    @hoodosicid1447 2 ปีที่แล้ว +5

    Ala jecliyaa hawiye waliba habar gidir noolaada wallheen alle nabad iyo Amaan haydin siiyo aaameeen form Isaaaq

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 2 ปีที่แล้ว +62

    Sakariye kobciye and xamad Bilan
    Two legendary somaliland People Respect From burco 🥰❤❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 ปีที่แล้ว +40

    Maashaallaah sakariye kobciye vt xamda bilan two legends idinka gudoonay boqortooyo my country allow cadawgiisa jabi guul iyo gobanimo inshaallaah wadankayga hooyo ❤💚💭❤💚💭💭💚❤💭💚❤❣💭💚❤❣DURIYADIII

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 2 ปีที่แล้ว +34

    We love somaliland💚💬♥️from galmudug🥰🥰

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 2 ปีที่แล้ว +6

    Somaaliland dad aan jeclhy from galmudug
    Habarta naga dhaxaeeysaa dhiiga ❤️❤️❤️❤️❤️🥰

  • @ibtisamqueenofficial9471
    @ibtisamqueenofficial9471 2 ปีที่แล้ว +15

    Eshcalaa hees naga godoma wallahen Somaliland from hg ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      We love u more abaayo hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @mohadam9049
    @mohadam9049 2 ปีที่แล้ว +25

    HG Salan sare From Durriyada❤

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 2 ปีที่แล้ว +35

    Hamda bilan and sakariye kobciye two legends waanu idin jecelnahy from somalind🥰❤💚🤍💯

  • @najmaahmethyuosuf9222
    @najmaahmethyuosuf9222 2 ปีที่แล้ว +22

    Waaw dadku waa dadkii waa duriyadii waana dahirkii zomaliLand💚 ❤

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 2 ปีที่แล้ว +19

    Somaliland 💚💚💚 dhiigu biyo maaha sakariye kobciye kusoco respect wll hamda bilan

  • @kaaftoonfamily9200
    @kaaftoonfamily9200 2 ปีที่แล้ว +30

    Waa duriyad dowlad dad kunool amniyad❤️💚❤️
    Somaliland wan idin imaan i.a hdii an dhiman❤️💚❤️

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlcome yan lagu waayin wan kuso dhawaynayna wllo dalkaagi kuso dhowow

    • @munaawiil5295
      @munaawiil5295 2 ปีที่แล้ว

      Duun wanagsna

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 2 ปีที่แล้ว +13

    Dhashii Geesigii Gen Caydiid Godka lagu janneegii noolaada.

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 ปีที่แล้ว +77

    Another level ❤💚🤍somaliland gul gul ✌✋

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 2 ปีที่แล้ว +14

    Viva somaliland and viva hawiyanimo dadka waan isaga dhawnahay hadaan nahay hg♥️❤️

  • @khadarmaxamed563
    @khadarmaxamed563 2 ปีที่แล้ว +31

    I am happy to say ''Dalka Somalilnd'' Thank you bro 🥰😘

  • @haatufmediapro3804
    @haatufmediapro3804 2 ปีที่แล้ว +56

    Viva somaliland we wish good life saki and bilan

  • @mustaphehooshoow7408
    @mustaphehooshoow7408 2 ปีที่แล้ว +26

    We love our land Hargeysa form Mogdishu Noolaada jeexeenow❤❤❤

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade1 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayagoo joogo muqdisho ayey heestaan duriyada u qaadayaan qof u xireysa ama ku qabsaneysa ma jirto
    Taas waa gobonimada aan ka dheernahay duriyada😀

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว

      O wllo inte xamar uheesnay
      Hg iyo isaaq waxay wadaagan fanka o fanaanin iyo abwaano wadagaan somali la wadaagto

    • @kathirakhath4075
      @kathirakhath4075 2 ปีที่แล้ว

      Ma xumine Duriyadii waxaa qabsada dawlad camaalaqa

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 ปีที่แล้ว +8

    Hawiye HG waan jecel nahay hadaan isaaq nahay

  • @adeshmahtmaliash8527
    @adeshmahtmaliash8527 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadku wa Dakii wa duriyad,nowadays duriyad xalasha respect from 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪

  • @ademwilsan7136
    @ademwilsan7136 2 ปีที่แล้ว +15

    Madaxa na furan tana kusoo xigtay😅
    one love❤️🙏

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z 2 ปีที่แล้ว +22

    Xamar labadan fanaanbaa ka wataa🥰❤️

  • @khadarsomalireal4125
    @khadarsomalireal4125 2 ปีที่แล้ว +18

    Wow walalaha reer soomaliya, thanks hadiyad waynba noo soo dirteen 🇸🇴🙏

  • @jamaalcamaley2548
    @jamaalcamaley2548 2 ปีที่แล้ว +13

    Somaliland iyo galmudug
    Waa labo mataano
    From galmudug
    Kobciye iyo bilan
    2da qarniga

  • @mohanduceysane3304
    @mohanduceysane3304 2 ปีที่แล้ว +50

    We love SAMALILAND FROM JUBALAND ♥️♥️♥️💥💥💥

  • @bashiir121
    @bashiir121 2 ปีที่แล้ว +5

    Habar gidir waa dadkan ugu jecelahay somalida ilaahay ha idin karaameeyo from isaaq sacad muuse

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 ปีที่แล้ว +1

      Sido kale waxa tihin dad wanagsan oo ixtiraam naga mudan

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 2 ปีที่แล้ว +13

    From Galmudug i love Duriyadii somaliland

  • @Safiyoahmed23424
    @Safiyoahmed23424 2 ปีที่แล้ว +22

    Dadku waa dadkii
    Wana duriyadii viva somaliland❤🤍💚 from galmudug 💖🥰🥰

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      We love u more abaayo hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @drsnimcobarrehqoraneh1509
    @drsnimcobarrehqoraneh1509 2 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantihin sakariye kobciye iyo xamda wn idinka gudoney walaalyal salaan sarecaasimada soomaaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 form gmudug gulaysta

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +17

    My Country thanks walaaladay one love muqdisho dadka soomalida ugu qalbiga wanaagzan salan sare from zanaag zoomaliland ❤️💟💚

  • @queensamira256
    @queensamira256 2 ปีที่แล้ว +17

    Qofkii igu horeeyy ahy🥰🥰Somaliland

  • @faizaabdalla3820
    @faizaabdalla3820 2 ปีที่แล้ว +8

    From tiktok direct to waqal studio.
    Duriyadii reer sheikh isxaaq salaam.

  • @asmamahamed1458
    @asmamahamed1458 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa duriyaadi thank you xamda iyo sakriye from hargeisa

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 2 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland Waxe Somalida Dheeryahiin Goaan Adeeg Aminsanaant Qadiyada waxeene xasuustaan meesha laga yimid ...Wa walaalkiin Qalbiga idinka jecel hankiina wu kaweenyahay somaliland dad dalkooda dadkooda wax taray Alle ha idin siyaadsho dowladiina froom Garoowe

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin wllo idinkana sido kale ninka raga wa ki goan leh iyo hami o meel usocda qorshe wata e an iska so kicin subax kasto bila hami iyo han sido puntland wadadi somaliland ayey haysaa halka kasi wada 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว +2

      Thank You Man❤👌

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +2

      Thanks legend much appreciate with that. Reer Garoowe bashbash iyo barwaaqo ku waara.

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 2 ปีที่แล้ว +11

    SOOMAALIDAAN🇭🇺❤Dowlad nimada dad Aay Deeqday🇭🇺💚 #,i,am 🆎️___poy❤From MuqdiSHO🇭🇹🆎️❤

  • @anisohassan5095
    @anisohassan5095 2 ปีที่แล้ว +5

    Wwwwwwww dadku waa dadkii waa duriydiii wwwww layaab xamdi kobciye wlhi somlilan waan jecelhy ma from galmudug madxaa nafuran💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤💔❤💔💔❤❤💔❤💔❤💖

  • @simansiyad6368
    @simansiyad6368 2 ปีที่แล้ว +5

    Zakariye kobciye iyo hamda bilan labo legend Waa kuwaa fanaanintii nasabka ahaa jamhuuriyada salaan sare from Habargidir Hawiye 🔥🥰♥️♥️♥️♥️🔥🔥🥰🥰🥰😘

    • @samiirafaarax4642
      @samiirafaarax4642 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhashi caydiid dhiiga

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 2 ปีที่แล้ว

      👏💞🌹🌹🌹💞🌹😍🌹🌹😍

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +1

      We love u more abaayo hg madaxay no saaran yihiin waana dad qalbi nadiifa leh o guusha wllohood ku farxa inshallah nabad iyo farxad buuxda ayan idin rajaynayna iyo ina madaxwaynaha somalia noqotaan markaan wana uqalantaan

  • @Shakirsheikh782
    @Shakirsheikh782 2 ปีที่แล้ว +3

    Reerkaa hawiye waa gob waan wataa

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 2 ปีที่แล้ว +22

    Wooow caleeeeeeff 👏👏👏👏 idinka gaysan si kal iyo laab leh baaan ula dhacaay , heees Asal ah weeeeyi 💕❤️💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️ keeeep going my faniintayda qaaliga ah 👍❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕

  • @rahmaibraahin1213
    @rahmaibraahin1213 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma jecli heesaha dhegaysigooda lkn markaan arko mid somaliland loosoo qaaday wn dhegaystaa jacayl aan u qabo wadankayga dartii viva somaliland❤❤❤❤❤ tnkz kobciye ft bilan💞

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +3

    Awlaadii Caasimada Muqdisho ee #Hawiye weyne ee 2Million eegurinkulahaydeey dadka inta idinku dhex nooli waa martiye yaanay idin kala gurin #Hawiye waa mid kaliya udulqaata wax magaratada awalba waad dulqaadanayseene big respect🙏 ilmaadeerayaal from Hargeisa Somaliland 💚🤍❤

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 ปีที่แล้ว +1

      Thankz Boqortoyo

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku ปีที่แล้ว +2

      @@ilkacaseahmed7501 ilkacasoow sxp ilaahay Reerkaa Dulqaadka badan ee Magaaladoodii intay marti edebdaran soo dhaweeyeen hadana lagu dul kibrayo oo hadana lacaayayo maahmaah ayaatidhaa ( intaada cunaa caydaada yaqaan )
      Carabtuna waxay tidhaa ( Eygaaga kori dabadeed haku cunee )
      Ilaahay reer Muqdisho dhibka haka dulqaado walaahi Hawiye waa walaalkayo waa gob guni rifayso hadaan reer Somaliland nahay walaahi waan idin jecelnahay ilmaadeerayaal
      FG. ( Waa ladoogiye yaan ladacaroon )
      Wakhtiga iyo waayuhu uu isbadalayaaye haniyad jabina Hawiyoow Guushu waa xagiina insha Allah Irirsamaale Guul

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdirahman-ty6ku inader marka hore mahadsanid sida Aad wanaga nola jeceshahay marka xiga sidas iyo si la mid ah ayan kula jecelnahay jamhuriyada barakaysan guusheda ilahay haso dadajiyo Somaliland guusha aay garto anagana wan garnay ugu damben anaga wan tashanay waxadna ka arki doonta sanadkan iyo guulaha so socda koooxdi xumedna dhulka hawiyaha dago wan ka kicinay dadka kale yeelkadod waxan kaga tagaya walal guulayso abidka 🙏

  • @anfacbilan6170
    @anfacbilan6170 2 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland hanaga tagina wlhi waaa idin jclnahy ilaahow namideey dadkeyga from muqdisho 🤲🤲🤲😰