XAMDI BILAN | DOQONKA DUMAR CEEBAYNAYOOW | OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ereyada:Sakariye Kobciye
    Laxanka:Sakariye kobciye
    Music by: Furinle

ความคิดเห็น • 733

  • @mankayare2379
    @mankayare2379 2 ปีที่แล้ว +249

    Ragow ha dulayn haweenka
    Ragow ha dulmiyin haweenka
    Ragow damac xumida jooji
    Ragow ha dayicin xilkooda
    Ragow ha duminin hankooda
    Ragow ha durayn haweenka
    Ragow sharftooda daafac
    Ragow ka damqada jabkooda
    Raxmaanow gabdhaheena soomaliyeed dhamaantood inoo dhoor ❤🙏🏿

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว +3

      Wllo mcn iguso biir alle Haku xifdiyeee

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +3

      Thanks wll allhuma aaamn😪

    • @suheebcali939
      @suheebcali939 2 ปีที่แล้ว +2

      Will nol💯💯🥰🥰🥰❤❤💖💖🙈🙈

    • @kingasadlove3411
      @kingasadlove3411 2 ปีที่แล้ว +1

      Midka Dumarka dhibo Rag ma ah ee Magac unbuu Nala wataa Gabdhaheena Madaxa Noo saarantihiin 👸🥰

    • @ugbaadqurux3822
      @ugbaadqurux3822 2 ปีที่แล้ว

      🙏🙏🙏🙏👑

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +319

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @nuurnacima6570
      @nuurnacima6570 2 ปีที่แล้ว +2

      عليه الصلاة والسلام

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام سيدنا وحبيبنا ونبينا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @juweriaabdulkarim2598
      @juweriaabdulkarim2598 2 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @bintuahmedmadina9820
      @bintuahmedmadina9820 2 ปีที่แล้ว +2

      أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 2 ปีที่แล้ว +3

      Magaca nabiga salalahu calayhi wasalam meshan okale ma ficno ee kada wll

  • @abdimajiidosman493
    @abdimajiidosman493 2 ปีที่แล้ว +150

    ilaahay ha inoo daayo gabdheheena 🥺Ani weligay kuma fikirin in gabadh walashay oo kale ah dhibaateeyo🥺

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว +4

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

    • @abdimajiidosman493
      @abdimajiidosman493 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Libilwstudio kuu saaray inader

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +2

      Shrfa ledahy 😍

    • @m0stf33
      @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +2

      Legend beenaale ah😂🤷

    • @abdimajiidosman493
      @abdimajiidosman493 2 ปีที่แล้ว +3

      @@m0stf33 neef baa thy

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 2 ปีที่แล้ว +142

    Hableheena somaliyed Wlhi Madaxa ayaad noo saaranyihiin aduun iyo aakhiraba 🥰❤
    Doqonka dumarka dhiba raga kama mid aha waa ciilqabe Raga qayrkii ah iska dhicin Kari waayey AMA aan Sabaaxada aqoon 😅

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 2 ปีที่แล้ว +2

      thanks adinkaa wax idinku nahay🥺❤🤦‍♀️

    • @Munye_Official
      @Munye_Official 2 ปีที่แล้ว +5

      YAAAP WYE Tii Alla ka Furato Cowradeda xtaa Tinta Qabisa ina Cebteda bananka Timaado Fcn Bcoz Alla ka Furatay

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxas waa iska been wayo ninmki somalida 100 baa 95 waaa caduga hablaha somalida hosti ka su bexen hadan lasu kuriye 30 sano hoooyo iyo walashi hadan inankalo reer dali ba gursata am sorry hablaha somalida 🥲🥲🥲

    • @masnasaed1429
      @masnasaed1429 2 ปีที่แล้ว +2

      Thank u

    • @ayaankayse4332
      @ayaankayse4332 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha allah nice 🎵 ❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase 2 ปีที่แล้ว +60

    Dumarka somaliyed sharafteena weeye waxze jira wax ma garato xaqooda ku ciyaraysa Dumarkena madax ayy noo saran yihiin respect❤❤

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

    • @cabdishkuursiyaad1751
      @cabdishkuursiyaad1751 2 ปีที่แล้ว

      Wooow

    • @manaalguray5535
      @manaalguray5535 2 ปีที่แล้ว

      Benta ma ahan

    • @sumayasicidxasan1991
      @sumayasicidxasan1991 ปีที่แล้ว

      Ino ilali ya dumarka ❤ma wa hooyo iyo xaskaga walaal gabadhada

  • @sadiaali9960
    @sadiaali9960 2 ปีที่แล้ว +58

    Ereyada laxanka Kobciye The legend Hawadaas buu maraa. Guuleyso wllkey Zakariye kobciye.

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +39

    Xamdi bilan jiliinka dhan walba waa gacan kale "doqonka dumar ceebanayow miyaanad damiir lahayn ..."🥺🥺🥺

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn iguso biir alle Haku xifdiyeee

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +11

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 😍❤💞🕋

  • @asmuushasma3485
    @asmuushasma3485 2 ปีที่แล้ว +41

    Wiilashena inte gabar cebeyan iska daye ine gacan uqadan ayeba kaxishon jire wiilashena allha no hadeeyo anagana allha ceebteena asturo🤲❤️

    • @faravsharif4988
      @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +4

      Kuwaan wiilal lamadhihi karoo waa wax xaaraan kudhashay xoola dadowna lagukoriyey baa ladhihikaraa. Ma ogi dhiiga iyo qalbiga kujira wuxuu kasameysanyahay.

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      @@faravsharif4988 Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

  • @YOUNG_ABDALLAH7
    @YOUNG_ABDALLAH7 2 ปีที่แล้ว +66

    Hablaheen soomaliyeed Allah sharfo🥰♥️♥️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

    • @maryanawciise8198
      @maryanawciise8198 2 ปีที่แล้ว

      Hada gob weeyaan hadhuna wa tad cibaysa

  • @blackpearl1726
    @blackpearl1726 2 ปีที่แล้ว +8

    Walahi ilin ayaa iga timi oo maamo fahiimo ayaan soo xasuustay💔. Raga somaliyeed rag na ilaaliya ayay ahaan jireen oo xitaa ilmo inay naga timaado noo quudhin laakiin hada bahalo ayaa nagu soo baxay ee Alle haka jaro wixi dhibaatadaas wada. Ilaahay hanaga qabto inta xun waayo inta wanaagsan ayaa ka badan oo rageena kuwo badan ayaa ku jira. Inta xun ilaahay ummada haka qabto inshallah. Beautiful voice Hamdi Bilan walalo macaan❤️.

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html legend

  • @wizmoha1391
    @wizmoha1391 2 ปีที่แล้ว +37

    dumar keenu soo kuwii maha raguu godka u gali jireen
    hada ma ana gii ba dumarkeeni sharfta lahaa god ku ridnay j ☝😔✊

  • @nuuradiinmoha5526
    @nuuradiinmoha5526 2 ปีที่แล้ว +32

    Habalaha soomaaliyed waa sharafena Allah noo dhowro viva Habalaha soomaaliyed

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn igu so bir alle Haku xifdiye

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html big man

    • @nimcayabdikadir4397
      @nimcayabdikadir4397 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumarka soomaliyeed waa dumar sharaf badan oo gob ah waa dumar qurux badan oo nagu qaali inagama mudna inaynu ciilno dhibaato & xanuuna ugeysano allow noo dhowr Hablha somaliyeed ❤

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 2 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye kobciye +Furinle +waqal another level waye

  • @bukharibk8347
    @bukharibk8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha somaliyeed ayaga ayey wax kaqaldanyihiin…Yaa idin kuyiri qof waliba aamina…Gabdhaha somaliyeed wxan idin karawa No amiNaad Inad noqotan❤️❤️❤️❤️Love u all from Mexico

  • @iseabdulle5300
    @iseabdulle5300 2 ปีที่แล้ว +23

    Xamdi bilan waxa tahay wax kale ✔️💯

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

  • @abdirashidahmed3109
    @abdirashidahmed3109 2 ปีที่แล้ว +5

    Music heestan wuxuu u eeg yahay heestii galmudug ee madaxa na furan sakariye kobciye legend ❤

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html legend

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +17

    Wiil walbo magaca somalia 🇸🇴 sheegto ha ugaado in hablaha somaliyeed walalohood yihiin ku dhaqan ku diin yihiin sharaftooda ilaaliya plz allah nowada ilaaliyp🥰💯🙏

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html quruxey

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 2 ปีที่แล้ว

      Lax.walba meshey is dhigta lagu bireeyaa naag wacn qiima leh maba lala.hadli karo ee wax haleysan oo midkaloo haleysan helay maxaa.laga buun buunaa

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 2 ปีที่แล้ว +11

    Zakariya kobciya legend guuleyso my brother my queen HAMDI BILAN thanks 😊 🙏 ❤️

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html legend v

    • @cumarshaaax7006
      @cumarshaaax7006 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waa qiso socota wlhi Qofki damir leeh uunba fahmi kara macnaha iyo u jeedka caad ee Heestan Doqonka Dumarka ceebaynayoow dheegeyso Ruunta🫢🫢🫢

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 2 ปีที่แล้ว +7

    The best person ever and the most knowledfeable and the most shy all created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰The best person ever and the most knowledfeable and the most shy all created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhaheena gob weeye lama Heli Karo , Garad Io Caqli eeba Ku galadey
    Naxariistsa iyo Xishoodkna Gaar ayey u leeyihin Waa Astaantoodii Gobeed
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Gool

  • @Nimconura743
    @Nimconura743 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestab wax yaalaha ay ka hadleyso waa wax jirah habblaha somaliyad sharaftooda ha la ilaaliyo ragoow dib aan iskugu laabano waa hoyadana waana wllshey waana noodhaxan ilaahey sharaftooda kur ha ka dhigo✌
    Lyrics soodawo Axmed ilkacase Ak wad mahadsantihin

  • @ayanlehmohamud8744
    @ayanlehmohamud8744 2 ปีที่แล้ว +9

    Hablahay SOMALI 🇸🇴 sharaf ayeey leyin marwaliba ♥️♥️♥️
    Lkn QABYAALADA sidaa oo dhan somali u dhabar jartay hadana laga hadleyniin wexey cadeyneysa iney somali jeceshahay QABYALADA 😭😭😭😭

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html big man

  • @bashirdidow4688
    @bashirdidow4688 2 ปีที่แล้ว +7

    Mucjisada fanka kobciye fanan abwaan laxamiste legend 🥰

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html legend

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
    @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 ปีที่แล้ว +5

    Dumarkeena waa jecelnahy wllhi lkn ayaga is qiimo tiray .
    Raali noqda queens

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Khatraaaaay fariifarid dumaaarcadceeed ugu qiimobadan uwata dhamaystirin.dad maaha madhihn.lakiin waxaan laqaaadan Nolol baa jira soomaha.

  • @mudezabdullahi2018
    @mudezabdullahi2018 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow nodaaa hablahena somaliyed nacas weye ruxan kaseyn naski u jaqayeee iyo Qimaha dumarkena 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @WasKan-f1j
      @WasKan-f1j 6 หลายเดือนก่อน

  • @Arshe.
    @Arshe. 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow best song gabdhahena Soomaaliyeed
    We love ❤😭😭😭😭🥀
    Rag baa dumar caawiyoo inta u duceynayee
    Rag baa dhib u diidayo karama dulsaree 😭
    Qiimaha dumarka yaqan😭
    Eraya 100%

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi xaqayaga ilahay ayuunbaa gudi karee raga somaliyed inta wanagsan we love you ❤️❤️❤️❤️👏👏👏🦁🦁🦁🦁♥️♥️💘💘👑👑🎸🎸🎸🎸

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html queen

  • @cabduqadirshaacir8262
    @cabduqadirshaacir8262 2 ปีที่แล้ว

    Dumarku wey nadhaleen waan dhalnay wee nala dhasheen ilaaliya sharaf tooda

  • @siciithforland3988
    @siciithforland3988 2 ปีที่แล้ว +3

    Dumarka soonaliyed waabsharafteena allow noo dhowr❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 2 ปีที่แล้ว +33

    MashaAllh absolutely good songs 🎵 ❤😍👍

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 2 ปีที่แล้ว +8

    Hees dareenka wadata 😪Xamda bilan ◆azma love ♥︎ abwaan zakariye kobciye 🎹furinle🎬 waqal studio

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html sxb

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +31

    Best Song Hamdi Qurux ❤️🥰

  • @qadrabishaar3983
    @qadrabishaar3983 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you abyo wilashena si walba wax waa lagu shegay wax way garan wayen ilahey ha so hanuniyo 😭😭

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah hamda qalix gessiya wa xest.qalix oh Qurux Badan

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html quruxey

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad.
    Ragoow way mala hadleyn dumarku hadii aan hadal wax ku qaadanayno 😢
    Hooyo, Abyo, habaryar, eedo, xaaskeenay iyo Gabdhaheenaba please please naga raali naga noqdo sidaad Noo soorteen idinkuma aanan hanbayn wlhi

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin dumar caya Haddad aragto maseer qarsade weynadey🙊. 👉nin dumarka dila hadad aragto marku yara dhibato so gartay.

  • @najmanajma9198
    @najmanajma9198 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta markey garto 1M one week iso qabo🥰

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 ปีที่แล้ว +10

    Dumarka waa Hooyooyinkeena
    Hugeena sharaftena waye
    Nimaan dumar Soo Daadaheyn
    Dunidaba ma JOOGIEEN
    Raggow Dumarka Aan Xushmeyno
    Waa Hooyadèena, walsheena, Eedadeena, Habaryarteena Ayeeyadeena intaas dhan miyaan Garan Lanahay😭😭
    Hadan malin kasta Dhib U geysanaa saas ay Taby way na Jacelyihiiin

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html legend

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 2 ปีที่แล้ว +1

    This song really wlhi allow hablaheena dhawr garanayaa garan sharafta hablaha nolada hablaha somaliyeed on love all my dhiiga hablaha somaliyeed

  • @daudabdi6258
    @daudabdi6258 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah what a very educative song, keep going siz hamdi bilan

    • @Supr93
      @Supr93 8 หลายเดือนก่อน

      I’m I going so 😢 Even if they were in a their dorm meeting at you would ask always screw with the dorm meeting and then they couldn't come in to each meeting at one ☝️ first and then you the 😂

  • @omaari155
    @omaari155 2 ปีที่แล้ว +69

    The best women artst in decade hamdi bilan👌

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 2 ปีที่แล้ว +8

    Asma love iyo sumeyo qurux iyo xamdi bilan m.a alla hanii sharfo aamiin

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html quruxey

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +2

    Love gabdhaha somaliyed meel walba aduunka ay kajogaan

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 2 ปีที่แล้ว +1

    Sumayo atariisho wayn horumar wcn sister

  • @axmadsugulle9948
    @axmadsugulle9948 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhy waligy majecli inaan gavdh walaashya dhibaateeyo laakin kuwa na ceebeenyaa dhibka hadhaafeen plesa waa codsi dumarka inoo daaya waa wlaaldeen way ina dhleen inta igi raacsan like👍

  • @naciimodagan3213
    @naciimodagan3213 2 ปีที่แล้ว +1

    jah hees wey dhaaftay erayada wey iga gadanyihiin🔥❤️

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 2 ปีที่แล้ว +1

    woow background danbe waxa dhisaya ma asmo love baa legendt waan wataa heestaan aaa laisugu tagay✌️

  • @sheekhabenmaxamuud2736
    @sheekhabenmaxamuud2736 2 ปีที่แล้ว +8

    Allow dumarkeena noo dhowr 🤲

  • @xaajidiibka8290
    @xaajidiibka8290 2 ปีที่แล้ว

    Dumarku waa wareer joogta ah iyo musiibooyinka dunida ugu waaweyn alle wuxuu hagaajiyo mooyee wow kkkkkkk runtu waa barwaaqo kkkkk

  • @nasri1076
    @nasri1076 2 ปีที่แล้ว

    Raggabaa Dumar caayoo hadna xaq doonayeee Allow noo sooo hanuuniyo inta haleeysan alfanan abwaaan sakariye kobciye m. A heees inba caadi eheeen wiiilasheena waraabe ayay nagu noqdeeen wllhi

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 2 ปีที่แล้ว

    Best hees waaye alle dumarkeena ha xidiyo ✌🙏 ragu ma wada xun waa kii na dhalay kii Nala dhashey iyo kii aan ladhalaya kuw xunxun alle ha soo qabto 🙏

  • @ahmedjama8484
    @ahmedjama8484 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Hees mecne iyo dareen weyn sida muqaal aad u Qurux badan waad ku doobten Asma Lovena Wey Qurxisay Backgroundka😄❤️

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal halmar kusali nabiga Scw Scw scw

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Good

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว

      Bayo mcn igu so biir alle Haku xifdiyeee

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

  • @abdiladiif7296
    @abdiladiif7296 ปีที่แล้ว

    Maewada fanka soomaliyeed ee xilgaana jogo keep going sis

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤ Dumarku waa deeq Rabigeen Noogu deeqay, marnaba mamudna in Ladhibaateeyo,

  • @kingmohazalah7497
    @kingmohazalah7497 2 ปีที่แล้ว

    Taas markii Horeba Yada HaLeysneyd🤟🏻🤟🏻🤟🏻

  • @zamuucadey4314
    @zamuucadey4314 2 ปีที่แล้ว

    Rag mahan kaa waa rag la mood Allaha ka qabto dumarka

  • @c.m.cofficial8052
    @c.m.cofficial8052 2 ปีที่แล้ว +1

    wow ish claa hees dareen leh dumarka allaha nodhoro

  • @maxamedxassan1407
    @maxamedxassan1407 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayada iyo laxanka zakariye kobciye abwankan cadi maha xikmad buu ala siiyay m a

  • @cabdinaasirxuseen5091
    @cabdinaasirxuseen5091 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waan wayeh Ereyda Zakariye Kobciyeh

  • @shaadiacadey2425
    @shaadiacadey2425 2 ปีที่แล้ว

    Heestii zaki kobciye laxankeedi u ekaaa heestii arooskiisa

  • @abuuqussayi5574
    @abuuqussayi5574 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Dowlade loo qaday .Puntland baaa .

  • @cabdiburco1066
    @cabdiburco1066 2 ปีที่แล้ว +1

    Cisaad naga mudantahiin gabdhaha soomaaliyeed🥰

  • @zundushassan8231
    @zundushassan8231 2 ปีที่แล้ว

    Ax dumarkeen waa iska dulman yihin wlhi 😰😰😢😢😢
    Marey kufsadaaan iyo mrey dilaaan
    BeY ka dhigeeeen wlhi

  • @hasansuldan8144
    @hasansuldan8144 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumarka waa dawee yaan lagu ciyarin iyagaa dad naga dhigee ale ha dhawreee

    • @sharafxabeeb9124
      @sharafxabeeb9124 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Abwe rago dhan hadey sas ufakari lahayeen sharaf beylahayeen

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku qaatay xamdaay 👏👏👏

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Good

  • @nasmacayuun6741
    @nasmacayuun6741 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha na xifdiyo

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว

    muuqaaal iga oohiyey wllhi raga mawada xumee qar magaca raga sitaa jiraa oo sharafta dumarka camal kadhigtay ayaaa jira 😭😭😭😭 rabbow goorwalba garabkayaga noqo 😭😭

  • @Mukulaal_ceejiye
    @Mukulaal_ceejiye 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhahena soomaaliyed madaxa noo saarantihin ❤✊

  • @shamsoelmi7305
    @shamsoelmi7305 2 ปีที่แล้ว

    Wiilasheena wlhi dadka ficn oo ka naxaris badan male lkn koo doqon ah baa ceeyey wiilsha soomaaliyed madax ii saran tihin👑🥰

  • @kingasadlove3411
    @kingasadlove3411 2 ปีที่แล้ว

    Midka Dumarka dhibo Rag ma ah ee Magac unbuu Nala wataa Gabdhaheena Madaxa Noo saarantihiin 👸🥰

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waaatan.malayqadariyeey kunjeer layqadariyaaaye.Xamarwadajur.gabadha khatraaaaaaay

  • @yaasmiinbarcelona2232
    @yaasmiinbarcelona2232 2 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye kobciya abwaan kabtisa laga shankarin keep gion

  • @saxiixaayemohamuud3512
    @saxiixaayemohamuud3512 2 ปีที่แล้ว +7

    Naga raali noqda dumarow😭😭😭
    La'aantin waxba meynu ahaanen

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka 2 ปีที่แล้ว +3

    Halmar igula saliya sauulkayna muxamed scw 1.2k subscribe insha allah 🙏nagaarsiya

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 2 ปีที่แล้ว

    Wllshy qaaliya xamdi bilan asma love sumyo qurux waan idin wataa allow na dhowr

  • @copcake3185
    @copcake3185 2 ปีที่แล้ว

    Diyara Ayan uahaya Ina çawaiyo dumarka dhan inashaalha 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 2 ปีที่แล้ว

    Heesta caadi mhn staring sumaya qurux kujirta thanks queens❤❤❤❤

  • @abdikheirhamdiahmed2372
    @abdikheirhamdiahmed2372 2 ปีที่แล้ว +5

    The best girl with a good voice ❤❤❤😍

  • @ikraancarab7021
    @ikraancarab7021 2 ปีที่แล้ว

    Alloow kamamaaranee raga yaga soomaliyeed noosakhir oo xuquuqdaanu kuleenay garansii inwanaag sani oo badani waay jirtaaye inyaroo xunbaa jirtee intaayaree xuna alloow noosoo hadee
    Waay nadhaleen oo way nala dhasheen oo wanu udhaxnay oo wanu dhalnee alloow nosakhir oonosoo hadee 🤲😭😥

  • @usaamexasan5098
    @usaamexasan5098 2 ปีที่แล้ว

    Dumar waa sharafteena
    dumar waa nolosheena
    intaa waxaa kadaran
    waa hooyadeen
    waa walaasheen
    waan dhalnay
    waa guursanaynaa
    war dumarka waa sharafteen
    please ilaaliyo
    we live you hablaha somaliyeed

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Gabadh kasta oo soomaaliyeed markaan arko waxa igu soo dhacda walaashay Gabadh kasta oo iga wayn waxaan uqaataa inay tahay Habaryartay/Eedaday iyo cid kasta oo aan jecalahay. Ninka dhib u quudhayow Damiir malihid wlhi waayo Waxad ilawday hooyadaa walaashaa iyo qof kasta oo aad jeceshahay.

  • @oscarosmanoscar2399
    @oscarosmanoscar2399 2 ปีที่แล้ว +9

    Please and please where ever you are respect our young lady's 🙏 ❤ what amazing song thanks bilaney

  • @mohaankabtan9067
    @mohaankabtan9067 2 ปีที่แล้ว

    My two lgnds sumayo qurux io xamdi pilan🙆‍♂️🙋‍♂️🌍❤️ guleysta

  • @sadiaali9960
    @sadiaali9960 2 ปีที่แล้ว +13

    I can't wait Heesta wllshey Hamda Bilan, waqal nagala soo dhaqsada yaakheeyoo.
    First Comment.

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🙏🥰Q

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Libilwstudio ana ku sray adna isaar wn ku sray isat

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว

      Bayo mcn iguso bir alle Haku xifdiye

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio 2 ปีที่แล้ว

      @@dayibyare2035 👉757

    • @boqorabdi5751
      @boqorabdi5751 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IEXiwaM2Kto/w-d-xo.html sharafey

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 2 ปีที่แล้ว

    Ragoow hadii aan hooyo nahay Nagama aad xishoone Xabaalaha ayaa Xisaab idiin taalaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Family.asww. dumarrrrbadnaaa iyo ragbaan kamidahayn ama family xaan dheernahay caaadi lakiin lakiiiin.waa laga hormaraaa oo laga aqoonbadiyaa soo maaha koley khatraaaaa wax badan baan ka aqaanaa horumaraynay.mudoo

  • @jama5014
    @jama5014 2 ปีที่แล้ว +12

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Gabda walbo Somaliyad waa walshaay

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 2 ปีที่แล้ว

      Wllo.mcn iguso biir alle Haku xifdiyeee

  • @SahankaBulshada
    @SahankaBulshada 2 ปีที่แล้ว

    Xamda Bilaneey Muhiimada Garo
    waa mid mid ee kuwaa na hala dilo

  • @cabdikariin4072
    @cabdikariin4072 2 ปีที่แล้ว +6

    Xamdi bilan the one and only 🤟✊💯🥀

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 2 ปีที่แล้ว

    Heestan 2 days kayar 1M aya gaarto plz Wana heesti dumarka xaqooda ha halan

  • @hodanduale8280
    @hodanduale8280 2 ปีที่แล้ว

    Calool adakaa qofka qof qaawan soo bandhigayaa ilme xalaaal maaha illaahy umada haka qabto aamiiin

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว

    Waa run raggii qaar damiir malaha inuu gabadh yar kubsado uudilo iyo gabadho siduu uceebeeyo raadiya

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow amazing nice song keep going my sister

  • @Soma666.
    @Soma666. 2 ปีที่แล้ว

    Boqorad waliba dunida saaran illaah xafid cadowga ka qabo 😍

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees wacyi galin weyn xanbaarsan inashlah alle wax haynagu siiyo