Dood adag calafdoon lkn xal ayaa loo helay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 366

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaalaah tabaarakalaah gabadha waa fariid Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤ war wiiloow gabadha orod dooma waa fariide ❤

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waryaa gabadha noo soo wad
    Gabar kaligeed iska imaaneysa ma jiro
    Hooyadaa u dir ama walaashaa u dir

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Xaggee lagu arkay gabdha dumar loo diro?

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hhhhhh jamjama is not easy viva irirsamale ❤❤❤❤

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha'Allah I love them.

  • @sahrujagadakaroor8382
    @sahrujagadakaroor8382 6 หลายเดือนก่อน +5

    Isaaqu waa gob gob dhashay soo dhaweynta

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 6 หลายเดือนก่อน

      Waa run waa dad goba From djabuti ❤

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah Hamda is gorgeous without makeup.

  • @user-pj4hs5ew5y
    @user-pj4hs5ew5y 6 หลายเดือนก่อน +6

    The girl is right u must go 2 her family

  • @aminaomar2782
    @aminaomar2782 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walaale nin kaani gabadha inikaani daacad ma aha ee yeah isku lugooin ee ma organ doon baah na ka carer bisinka

  • @khadrasaid5999
    @khadrasaid5999 6 หลายเดือนก่อน +3

    Oo gabar dhan baad rabtaa wall wayna kugu adagtahay inaad aado hadii ay jirilahayd nabad gelyo daro waa dhihilahaa laakiin waa nabad hargaysa

  • @blackyy9764
    @blackyy9764 6 หลายเดือนก่อน +13

    In lagu xiruu ka biqi hargeeysa🎉

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Iyana in Xamar lagu qarxiyo ayay ka baqeysa

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

    Dhaqan ma yaqaano xagguu ku arkay gabadh nin u soo dhooftay. Laba qaaradood ayaa gabadh doonisteed loogu safraa isna asagoo Xamar jooga ayuu Hargeysa ka marmarsoonayaa

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah gabar habar awal ah hadii aad hrshay insha alaah gabar fiican ayaad heshay reer magaalkii

  • @user-qz3jm6zc3l
    @user-qz3jm6zc3l 6 หลายเดือนก่อน +5

    She looks more than. 24 years old

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 6 หลายเดือนก่อน

      Maya kama weyna 24year haday ka yareen

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      @@hawayassin7172 24 jir sidaa uma ega sodon jir kama yara

    • @joshuamakabila-nz3ej
      @joshuamakabila-nz3ej หลายเดือนก่อน

      @@hawayassin7172 Asc

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan ilmeheeda sland maahan oo hadhow waa laga soo tarxiilayaa

  • @user-ix7pk6lx1k
    @user-ix7pk6lx1k 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll qali mcnto xubi waxan joga jigjiiga itobiya

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wa inad rerka aragta lagu hubiya soooryo laga marsada reerkana ad dhaxda ka gasha, iska da gacan adeega jacal Kuma hayo hadad shaqo😂 ad mudnata siisay, ha I ceebeen, jooji muranka yana ku huba wa inad af tirsata hadad qawariij ad tahay ku xukuman😂qolka dhaxdiisa ya ku og? Isna soo bar intaysan iman iska biyaha ha Gibran

  • @user-rw3rt1dh1m
    @user-rw3rt1dh1m 5 หลายเดือนก่อน

    Very true Somali lady.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka. Oo. Dhaan. Xaaqbadka. Kahadaasheen. Thank. You. Ninkaan. Isaka. Daaya. Bisiinka

  • @ismailabdillahi8752
    @ismailabdillahi8752 4 หลายเดือนก่อน

    Maa Amazon baa delivery bu rabaa

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 6 หลายเดือนก่อน +2

    War kani maxuu yahayna baqeylsanaaa Bisinka war iga tag dheh

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน +2

    War ninku liinta inuu cabuu ka baqayaa😂😂😂😂😂

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ya GABAREY Ana ku XAAN RABAA. EGARTEY TOKASU TIDoMio ❤

  • @MouktarMahamoud
    @MouktarMahamoud 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runteda gabadha waa inu ninku soo donto gabadha oo uu lakulmo réer koda

  • @salahstar5474
    @salahstar5474 4 หลายเดือนก่อน

    Inchallah khair

  • @abdolahadulkaderabdolahi2451
    @abdolahadulkaderabdolahi2451 3 หลายเดือนก่อน +1

    ات

  • @boystar6670
    @boystar6670 6 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 หลายเดือนก่อน +4

    SOMALILAND dad fican waye oo soo dhaweyn Lee

  • @AhmedJofle-xv6sj
    @AhmedJofle-xv6sj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qosolka

  • @Uus998
    @Uus998 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mesha ma afrika iyo america kakala jogaa muqdisho to hergeysa weye ninka maxa is siya aggh

  • @Isak.a
    @Isak.a 19 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida runta ma ay ogolo iney maqlan ninkan inu tagida Hargeysa ka walwalo wu ku saxanyahay wayo qarmunka reer waqooyinga aad bay u dulmiyan reer koonfurta. Laakiin reer Koonfurta wa noolo aan damiir lahen oo reer waqooyinga iska celinin ninka ku xumeyo adne xumey

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 หลายเดือนก่อน +3

    gabadha saxsan

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa tikect ka Jara weydii inshaallah

  • @weyscadde2102
    @weyscadde2102 6 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkan mid ka ficn oo ay hore u sameyeen ma jiro. Waa mid aan ku faraxsanahey

  • @robberybobchannel5463
    @robberybobchannel5463 หลายเดือนก่อน

    niyow lakin kani caqligiisu waa sidee gabadh ay waalid kusoo tiir iyo tacabeeleen buu ku leeyahay aan telephone ku guursado

  • @bibimalakhnur4050
    @bibimalakhnur4050 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka gabadha ha raadiyo ha aado hargeysa

  • @user-ki4fq3pn7h
    @user-ki4fq3pn7h 6 หลายเดือนก่อน

    War inanta maa bintii reer xamarkad ku wadayee

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 5 หลายเดือนก่อน +1

    Doono gabarta sxb

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 หลายเดือนก่อน

    DAALO BAA RAACEYSAA BASABOOR WAA KHASAB

  • @abdirahmanguddiabdirahman7068
    @abdirahmanguddiabdirahman7068 6 หลายเดือนก่อน

    Calafdoon ma dumar uunbaad ugu talagashay
    Raga waxaa nla dhahaa (guurdoon)maxaa qaldan

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Guur doon iyo calafdoon waa isku macne

    • @abdirahmanguddiabdirahman7068
      @abdirahmanguddiabdirahman7068 หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490 waa kala macne waayo gabdhaha ayaa yidhaahda calafkaygii ayaa xumaaday ama wuu fiicnaa markaa ra'yigayga waa kala macna duwan yihiin

  • @randomin8390
    @randomin8390 6 หลายเดือนก่อน +1

    maa dooqa islaagal su’aahah bareeftka

  • @user-ki4fq3pn7h
    @user-ki4fq3pn7h 6 หลายเดือนก่อน +1

    All war hablaha isaq gacanta laqbsadaye dacad matihidee

  • @XuuseencabdiqaadirCismaan
    @XuuseencabdiqaadirCismaan 18 วันที่ผ่านมา

    Asc.wll.aniga.wxan.ahay.calafdoon.ayan.ahay.isoogawo.mahadsanid

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 3 หลายเดือนก่อน

    Gabar iyo guurkeed magaranmaayo waayo waa ninyar oo aan dhaqanka aan aqoon

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahi gabar fiican waayay yayna kaa fakan

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha Hargeeysa yuusan aadin dib dambe wallan loo arkeeyn ninkaas😭😂😂

  • @zeki9199
    @zeki9199 6 หลายเดือนก่อน +3

    These days, it is hard to find an innocent serious man for marriage. She doesn't have to lose a big chance for a short travel. He is right too.

  • @user-wb4ln4ro5h
    @user-wb4ln4ro5h 6 หลายเดือนก่อน

    Uuuu

  • @AhmedJofle-xv6sj
    @AhmedJofle-xv6sj 5 หลายเดือนก่อน +1

    ASC❤ Haku Qaadato

  • @Hamdhi-ei2fx
    @Hamdhi-ei2fx 2 หลายเดือนก่อน

    Masham Allah

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 6 หลายเดือนก่อน

    safarka 2 maalin ay qaadanee 😂

  • @laylafaarax
    @laylafaarax 4 หลายเดือนก่อน

    Oday cabduloòw ka bax meesha làakiin odaywaaye adigu waa maiaasan tahay cabdule wàx garad

  • @user-om5cx4bm5h
    @user-om5cx4bm5h 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 habar habar ka dhac dacday

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @abdulkadirhalane2154
    @abdulkadirhalane2154 6 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @user-pj4hs5ew5y
    @user-pj4hs5ew5y 6 หลายเดือนก่อน

    Programme was nice 2nit

  • @mustafemario7662
    @mustafemario7662 4 หลายเดือนก่อน

    Waa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaha. Waa. Lasoodoonata. Laakiina. Gabaadhaahu. Ninka. Umadhoofaan. Xishooda. Muuraan. Badana. Waar. Naagataaga. Ninkaana. Daacada. Maaha. Bisiinka. Isaka. Yaab.

  • @user-sp9tb9qj6r
    @user-sp9tb9qj6r 5 หลายเดือนก่อน

    Gabar yahay meeshaa ka guurso wiil yohow meeshaad kaguurso anigu 60 ayaan ah

  • @caasha93
    @caasha93 6 หลายเดือนก่อน

    War maliinta kabaqaysaa mise gabdhaha raqiis kula ah😏🤔

  • @user-rz6sg6ii1u
    @user-rz6sg6ii1u 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @filfilahmed
    @filfilahmed 6 หลายเดือนก่อน

    wa ruunteed. gabada
    ha u yimaadoo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 หลายเดือนก่อน

    maya

  • @khadrasaid5999
    @khadrasaid5999 6 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @NastehoHassan-eb5vc
    @NastehoHassan-eb5vc หลายเดือนก่อน

    Warya gabaad doon hadatahay waa lo safra Nacasaw

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 หลายเดือนก่อน

    SHARCI BAA KA JIRA MUQDISHO OO KALE MAAHAN ANAA TEGEY BASABOORKA EMEGERESHAN BAA FSDHIYO SUUL BAAD SAATI INDHSGAD MEEL SAARETSAA

  • @xabiibadiiriyemaxameddiiriye
    @xabiibadiiriyemaxameddiiriye 2 หลายเดือนก่อน

    May

  • @user-ix7ip1wy1e
    @user-ix7ip1wy1e 5 หลายเดือนก่อน

    naciimo waxaan ahay calafdoon ee isooqabo

  • @awalehmoud5851
    @awalehmoud5851 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 หลายเดือนก่อน +1

    qudbasiro waa ceeb😂😂😂

  • @shaharsaatabdulle4827
    @shaharsaatabdulle4827 2 หลายเดือนก่อน

    GABADHA REERKEEDA KA DOONO AFDHEEROW

  • @cabdirisaaqcaalim3673
    @cabdirisaaqcaalim3673 6 หลายเดือนก่อน

    Ascww sheekh usameeya qolka

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 6 หลายเดือนก่อน

    😆 🤣 😂

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Gabadha wey kaa Gar leedahay ee ha Cabsanin orod Hargesa tag oo Gabadha Gacanta Sooqabso gabar waa tii gurigooda loogu tagi jiray oo laga Doonan jiray waa dhaqanka Somaliga lagu yaqaanay

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 หลายเดือนก่อน

    WAR HADAADBA HARGEYSA AADEYSID GABAR YAR KA DOONO TAN 1 CUNYG KA BADAN KUU DHALI MEYSO NICIIMADA AYADAABA KA SOO JEEDA CIDAAS DHJNACAAS EY UBADATAHAY

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xamar yaanyo camal ubuuxaan maxaa safar kugalinaayo.❤

    • @user-ot8wy1sr3m
      @user-ot8wy1sr3m 6 หลายเดือนก่อน

      Niciimo lan bar kaqolka ga

    • @abdirahmaanabdulla8133
      @abdirahmaanabdulla8133 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-ot8wy1sr3m maiibahantahay abaayo naciimo.mahadsanid.

  • @moktarmoustapha1239
    @moktarmoustapha1239 4 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 6 หลายเดือนก่อน

    War dag ninka ticket ya ku sheegi doona

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 6 หลายเดือนก่อน

    Markaan ogaa warqad ayaa lagu tagaa daala erwos

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 หลายเดือนก่อน

    BASABOOR SOOMALI

  • @MahamedSheikh-ns7ru
    @MahamedSheikh-ns7ru 3 หลายเดือนก่อน

    Xargaysa.iyo.muqdisho
    Waaiskumid

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 10 วันที่ผ่านมา

    Waligay dadkan oo kale kuma arag page kan runtii aad baan ula dhacay labadan ruux

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 10 วันที่ผ่านมา

    War niyow gabadha doono bro

  • @nadadirie2984
    @nadadirie2984 6 หลายเดือนก่อน

    Diyaar masha ninkan

  • @maxamedcilmi79
    @maxamedcilmi79 5 หลายเดือนก่อน

    Rer hargays waa centuries basabor qado

  • @user-pk7sj8jj8z
    @user-pk7sj8jj8z 4 หลายเดือนก่อน

    Ooooooohin

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 5 หลายเดือนก่อน

    Wiilka walaashii ayaa loodìraa oo sowado

  • @naimaali9130
    @naimaali9130 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 6 หลายเดือนก่อน

    Ninka jeebkiisa ka hadlayaa kkk

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nimanka Abgaal haweenka raqiis ayey la yihiin 😂

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 6 หลายเดือนก่อน

      True ❤

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s 6 หลายเดือนก่อน

      Ayaa ku shegay in uu yahay tolkaa😂

  • @abdolahadulkaderabdolahi2451
    @abdolahadulkaderabdolahi2451 3 หลายเดือนก่อน

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 3 หลายเดือนก่อน

    War is ilaali ragg naago u degenaayeen ayaa liintaa mudu lagu cabsiinayey kkkk

  • @user-pk7sj8jj8z
    @user-pk7sj8jj8z 4 หลายเดือนก่อน

    Oooohinta

  • @user-tr4os2jk4c
    @user-tr4os2jk4c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qosolga

  • @sahrujagadakaroor8382
    @sahrujagadakaroor8382 6 หลายเดือนก่อน

    War wajigaan waaba kaa wayntahay

  • @SaffaMahamed
    @SaffaMahamed 4 หลายเดือนก่อน

    Nicay wiilka haduu tago
    Hargeysa adiga miyaa damiin ka ah

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

    Gabadhee Xamar yaan lagugu qarxin ee cago dhigo ninkana Wixiisu waa ila muran

  • @NasraMohamedhareed
    @NasraMohamedhareed หลายเดือนก่อน

    abayo nini

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢