Abwaan dheeg . Maxamed Maxamuud Yaasiin, iyo Silsiladii Deellaydii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 34

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah abwaan sheeg ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo caafimaadkana hakuu daayo xaq baad ku gunaanaday maansadada

  • @NimcoJaamac-x6x
    @NimcoJaamac-x6x ปีที่แล้ว +2

    Walle isaaq Murti iyo sugaan lagu gaadhi maayo ilaa qiyamaha ❤

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 5 หลายเดือนก่อน

    abwaan dheeg waa abwaan qaliiye alle cimriga.oyo cafiimadkaba haa ku barra keeyo

  • @athensyros2296
    @athensyros2296 3 ปีที่แล้ว +4

    You hero thank you so much for your hard work

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan dheeg ilaahay cimriga haw dheereeyo❤❤❤

  • @mokhoibro5035
    @mokhoibro5035 5 ปีที่แล้ว +13

    Raggii hore libinta iskama xasadi jirin
    Dheeg vs hadraawi rag is jecel

  • @jamaalibraahim9536
    @jamaalibraahim9536 5 ปีที่แล้ว +12

    Goobtii Maxamed Daa'uud

  • @khalidmayjeex7156
    @khalidmayjeex7156 4 ปีที่แล้ว +12

    Isaaq walee waa libaaxyo

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 4 ปีที่แล้ว

      waa markay jabhadnimada isku diyaafinayeen weeyi dadka waxb ma dheera abwaanimada isaaq oo kaliya maahee waa hibo ilaahay ciduu doono siiyo

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg

  • @mohamudmahamud108
    @mohamudmahamud108 3 ปีที่แล้ว +2

    Asal abwaan

  • @apdiaziizapdilahi2128
    @apdiaziizapdilahi2128 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Dawanay✌✊👌♥️

    • @3mmeddiapro
      @3mmeddiapro  3 ปีที่แล้ว

      Apdi aziiz mahadsanid

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan dheeg alle haku xifdiyo

    • @3mmeddiapro
      @3mmeddiapro  5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid dhool jama

  • @jamaalibraahim9536
    @jamaalibraahim9536 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah yaxfidaxa abwaan dheeg

  • @ahmedadan1396
    @ahmedadan1396 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaankaan Dheeg Xaga gabayada anniga Waa igala macna badan yahay Abwaanka kale ee dheeg. Waxaan uQaatey in Qiimeyntayda ay Jiidatey Aqoontiisa diinta oo uu ka badiyo Xadraawi.

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 6 ปีที่แล้ว +6

    Sidaas ayuu raggii hore wax isugu qirijiray

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudane dheeg.
    Abwaan dheeg waa nin jira.
    Somaliland waa dal taajiir marka ee aad eegto..
    Ibrahim
    Omer

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan oo wada dhameystiran halkeen ka helaya

    • @3mmeddiapro
      @3mmeddiapro  5 ปีที่แล้ว

      Waan soo gelinaynaa dhawaan inshaa allaah

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan Dheeg Cibaadada Ka Muuqata Iyo Cunsuriyada Ku Jirta Ee Soomali Naceeb Waa Kala Laba . Allaayahdiik

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 4 ปีที่แล้ว +2

      Ninka ragga ah inuu wax taban karo ha u diidin
      Shalay asagaa u heesay maantane diidan

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@mahamedhassan8442 wax tabasho maahee waa iska caadifad cad tan kale ninku markuu abwaan yahay waa inuu wax iskula hadhaa

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 ปีที่แล้ว

      Waxagu waa canjarafayn ee abwaanka haku danbabin alle bixiye sugante

  • @HassanFaarah-e2h
    @HassanFaarah-e2h 4 หลายเดือนก่อน

    Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta timawaynta caaqil iyo suldaan siyaasadaynta kheyre iyo wixii la mida jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg