ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waa riwayadii talo iyo talabo Waxa ka mid ah hees AUN magool masal guuro caashqu M A kuluc hadalkii ladadi jirey ha igu oran dibada
Dheeg waa abwan mucjiso ah allaha ku xafido
Riwaayad kasta ama xasan genay ayaa leh ama Hadaraawi, waa caadada reer waqooyiga, xigmadu ka dhamaanayso
Ruwaayada Talo iyo talaabo 1968Abwaan dheeg ayaa leh
Meeshan khaladbaa ka jira oo magacan riwaayadu waa khaldanyahay. Magac kale ayay leedahay ruwaayadu ee cida magacan ku qortay ayaa khaldan. Riwaayada Ninmba Tabackii waxaa lahaa AHN Sangub. Ka xishooda Abwaan Dheeg khaladka malaha isagu.
Ruwaayadaan waxaa la dhahaa TALO IYO TALAABO 1968 ayaa la dhigay waxaa aktar ka ahaa KULUC allaha u Naxariisto intii dhimatay 😢
Legend wllhi abwaan dheeg cimriga allaha isiyaadiyo
Tuug beenaale ah oo aan ilaahay aqoon oo qabyaaladayste ah baad tahaye ILaahay ka cabso riwaayadaNIN BA TACABKII TALOOY KAA MAAL WAXAA LAHAA OO SAMEEYEY AHN ABWAAN MOHAMOUD ABDILLAHI ISSE SINGUB
Ninba tacabkii talooy kaa maal = Xorriyo. Inanka qoraalka qoray baa maga riwaayada khaldaye, la socda. Abwaanka ma aha cida khalday. Magaca Riwaayadu waa Talo iyo Talaabo waa tan: th-cam.com/video/9qzl3ohTd3M/w-d-xo.html
Beenaale.ruwaayada sangub.ayaa le
kkk
Waa riwayadii talo iyo talabo
Waxa ka mid ah hees AUN magool masal guuro caashqu M A kuluc hadalkii ladadi jirey ha igu oran dibada
Dheeg waa abwan mucjiso ah allaha ku xafido
Riwaayad kasta ama xasan genay ayaa leh ama Hadaraawi, waa caadada reer waqooyiga, xigmadu ka dhamaanayso
Ruwaayada Talo iyo talaabo 1968
Abwaan dheeg ayaa leh
Meeshan khaladbaa ka jira oo magacan riwaayadu waa khaldanyahay. Magac kale ayay leedahay ruwaayadu ee cida magacan ku qortay ayaa khaldan. Riwaayada Ninmba Tabackii waxaa lahaa AHN Sangub. Ka xishooda Abwaan Dheeg khaladka malaha isagu.
Ruwaayadaan waxaa la dhahaa
TALO IYO TALAABO 1968 ayaa la dhigay waxaa aktar ka ahaa KULUC allaha u Naxariisto intii dhimatay 😢
Legend wllhi abwaan dheeg cimriga allaha isiyaadiyo
Tuug beenaale ah oo aan ilaahay aqoon oo qabyaaladayste ah baad tahaye ILaahay ka cabso riwaayada
NIN BA TACABKII TALOOY KAA MAAL WAXAA LAHAA OO SAMEEYEY AHN ABWAAN MOHAMOUD ABDILLAHI ISSE SINGUB
Ninba tacabkii talooy kaa maal = Xorriyo. Inanka qoraalka qoray baa maga riwaayada khaldaye, la socda. Abwaanka ma aha cida khalday. Magaca Riwaayadu waa Talo iyo Talaabo waa tan:
th-cam.com/video/9qzl3ohTd3M/w-d-xo.html
Beenaale.ruwaayada sangub.ayaa le
kkk