Jawabtii Aad iga sugeyseen……….Shacni Bbe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 543

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +191

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

    • @katrofunny3107
      @katrofunny3107 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @SamiraSamira-uz4fl
      @SamiraSamira-uz4fl 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw ❤ ♥

    • @umumahda3563
      @umumahda3563 2 ปีที่แล้ว

      Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam

    • @nasronuur7921
      @nasronuur7921 2 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 2 ปีที่แล้ว +53

    Shacni naag adeg oo danteda io hormarkeda ka fikiryso👑🥰

  • @xogsadechannel2097
    @xogsadechannel2097 2 ปีที่แล้ว +14

    Qoftii ugu horesay ee jamaal jecelow ka ohisay 🤣🤣😭😭🤣🤣

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacni babe Abti Gob baa tahay Sharaf ku nooloow. 🐪 🇸🇴 ❤️

  • @queenbarwaqish4602
    @queenbarwaqish4602 2 ปีที่แล้ว

    Wllshy mcn horay usoco waxay kaxunyihin noloshade waliga madaxaga hoshagayn kor ha ahado waku jeclahay quruxey guul ayan ku rajaynayna I.a

  • @faatimahersi5729
    @faatimahersi5729 2 ปีที่แล้ว +42

    Dadka lama qancin karo afkaga ka xidho huuno aamus ka ugu jawab marwo sharaf le ayad tahay rerkaga dhaqo ❤️

  • @anfacahmed8540
    @anfacahmed8540 2 ปีที่แล้ว

    Marwo tahay qurux dadkan warkoda dhag jalaq ha usiin hore soco

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +81

    Mcney kuwa kugu naxsan Ha U jawabin😍🥀 Reer kaga dhaqo❤️Alle Haku BaraKeYo 🥀

  • @draisha4699
    @draisha4699 2 ปีที่แล้ว +2

    Muhiimada waxay tahay
    Wll in aad denbiga tirado anigu ma lihi yaan dusha la iga sarin iyo waan galay muhiimada waa inta hadi aadan gelin wll denbiga kuma fuulayo

  • @isco9733
    @isco9733 2 ปีที่แล้ว +75

    Waxaas ka bax abaayo warku waa cadyahay 8:05 waxey dhah day gabar kun ay kul mine kow ayee kala baxee marka wiil maskiin ah in aad qalbiga ka jabiso ma ku farax san tahy 😡🤮 ma ogtahay in ay dambi tahay xariirka beenta qof ku jecel mustaqbal kaa leh in aad la sameyso
    Hoyoo aa ahay aa tiri marka jaceyl qof ku jecel in aad mobile I PHONE ! in aad ka dooratid wax fiican mey kuu tahay 👎🤮 [WAX DHINTAY AA TAHAY 👎📉] willkas neh maaha wiil jaceyl lugu dhalay ee waa wiil iPhone lugu dhalay

  • @mohaak6283
    @mohaak6283 2 ปีที่แล้ว +6

    Isdaji quruxeey micnaha aa meeshaan usoo fariisatyba waa inaa views heshid oo youtupekana kuu kala kco wuuna kuu kla viewsna waa helee👍🏿b

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 2 ปีที่แล้ว +23

    😂🤣😅jamaaal magacag ma sheeegin sister kaafi weeye

  • @sagalbintuceydu1331
    @sagalbintuceydu1331 2 ปีที่แล้ว

    Naa maalayacnigas qiro ina thy qofti ugu horeysy jamaal ppe dhhdy brsho wngsn 😁

  • @shankaroonabdikadirali4866
    @shankaroonabdikadirali4866 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo kaaz wllkei thy ha dhihin sda dhocil wrerty cml kula tirsnoyaa 🤔

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 ปีที่แล้ว

    Shumey bbe safsigeeda baa Kaa Soo baxay runtii wixii la sheegayo kolay

  • @samirawarsame5901
    @samirawarsame5901 2 ปีที่แล้ว +8

    Kafi abdi warkiisa naga dhaafe ninka warkiisa nasii ma khiyaantay walaaley

  • @ubaxaadangiire2174
    @ubaxaadangiire2174 2 ปีที่แล้ว

    Shanci habo hore u soco horumarkaga ayrey ka xun yhn

  • @abdibile10bile23
    @abdibile10bile23 2 ปีที่แล้ว +1

    Midaas wankugu raacsanahy sister you are true

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacni wiilka ma adaa saas ugaley nooga jwb bayo intaas lee noo sheeg 😂😂😂😂

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 2 ปีที่แล้ว

    Hadaa adi tahay xitaa wixii hore weey dheceen jaceelka calafkaa kaween shacni bbe

  • @zahramohamedmoha4561
    @zahramohamedmoha4561 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah ilxumo Kuma aarakto horii usoco my queen 👑💕🥰♥️

  • @mohamedahmedwarsame9190
    @mohamedahmedwarsame9190 2 ปีที่แล้ว +28

    1000 in aad kulmiso 1 na kala baxdo laguguma heesto kaliya Waxaa layaaab noqotay in aad yarka si bahalnima ah u qiyaantay adinkoo wada balamay axdina meeel wada dhigtay sida uu sheegay taas ayaa Dareen gaar ah wadata sunuud & hunguri ayaad kadooratay balantii & Ruuxdii sida dhabta ah kujeclayd Waase tariiq mudan in laqoro lana diiwaan geliyo, waxaan kugula talin lahaa in aad katoobad keento qiyaanada aad sameesay mardambe na aadan qof bini aadam ah qiyaaamin yarkaana cafis weydiiso

    • @gabdhahachannel1952
      @gabdhahachannel1952 2 ปีที่แล้ว +1

      Exactly 💯

    • @omarqaisofficial7821
      @omarqaisofficial7821 2 ปีที่แล้ว +2

      Exactly wallahy talo wanagsan

    • @asiamaxamed8919
      @asiamaxamed8919 2 ปีที่แล้ว +1

      tokoobaad ayaa waxay tahay wll wax kastuu qof kuusheego run miyaa teeda kale waxa laga yaabaa gabadha inay isku dhacee ay iskaga tagtay gabadha faraha kalabaxa calafkeedii baa halkan keenay

    • @bidhanqurux2993
      @bidhanqurux2993 2 ปีที่แล้ว

      wlll muu shegay inay ayada tahay qofku jeclaa 😭😭😭😭😭

    • @zu7729
      @zu7729 2 ปีที่แล้ว

      Sida Dhoocilihii Ha U Hadlin Wax Hubso Jeceloow Waa Ka Hadlay Mana Aha Ow Dhahay Shaqada Dumar Ka Ku Qabsateen Qaarkiin Badan Dumaashi Gorgorada Uga Fuqa

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 2 ปีที่แล้ว

    Horey usoco abyo jacyl calafa ka wen hdii u jirey jaclyka xataa Calafka ka ween ooo ini kala kaxeyey dadka gadban caynaya daaya dadka rerkana ka taga ha dumininee🥰😔🤨

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 2 ปีที่แล้ว +44

    Waxaaas naga daaye adi miyaaa qofta wilka dhaawacdy😂

  • @ladan1714
    @ladan1714 2 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo xaasidnimo ayaa wado xor ayaathy qofka doontaguursankartaa kaadrabto ayaad katagikartaa horay usoco qof aan xasad lahayn qof jiro myn ❤

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo il xaasid ilaahey hakaa hayo

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif7977 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo macaan alah ku sharfo reerkaagah dhaqo waxaan iyo wx lamida ah haku mashquulin masha alh

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 2 ปีที่แล้ว

    Shacni 2019ki bartay xiligaaz isma dhaanto daawan jiray xaga gabdhaha ka kow ahayd qofka 2aadna fooxiso ha ujawaabin doqonkaz caloosha wayn WA isku diraale wana qof cuqdad low ah inta xaasadka ah ishooda allaha ka duwo hormar wanaagsan garabkaaga nahay I.a

  • @nimco5164
    @nimco5164 2 ปีที่แล้ว

    Reerkaga dhaqo sistr waligeed aa kun la koobin jirr kowna lagala bixi jiree

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +14

    Abaayo maasha allah xaqiiqdii gabar wanaagsan ayaa tahay noloshaada allah kuu wanaajiso

  • @umumaahir3465
    @umumaahir3465 2 ปีที่แล้ว +1

    shacni kuuma duceyn wiilka saas ugashay masibo yahay shumey ninkeda ka xaday wilki kujclaana saasa yeeshahy walah nin qurbo jiro inukuu dhaamo wiil kujcl kula nool isla qadaan isla quudataan hah 😢

  • @aishaahmedmohamed9105
    @aishaahmedmohamed9105 2 ปีที่แล้ว +14

    Ayada waaye qofka Jamal jecelow qiyaanay bcz qofka wax garad ah wuu fahmaaa

    • @muno2186
      @muno2186 2 ปีที่แล้ว

      Ila hada hadal dadka qancin karo kuma hadlin

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 2 ปีที่แล้ว +1

      Maqiyanine waa kaguursatay maxaa kujabaan hadeey heshay midka dhacaalo wanagsan iyadune markaa eeysan rabin eey iskalasocotay hana ilaawin gabar kuunbeykoodisaa koow beeykalabaxdaa

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaiimaan3351 sas ma aha iney qalbiga ka dawacdo ma aheyn adba majeclid in laga dawaco nafsadada kaso qaad hade katageyso iyago isku faraxsan aheyd iney katagto

    • @ropleapdiofficial6756
      @ropleapdiofficial6756 2 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaiimaan3351 kun Bay shirisaaye ha iga tagto intay iwaasho baas ban madaxa kala dhacaa kitabka🤣

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 2 ปีที่แล้ว +2

    Naya kafi haku dhagine jamal arintisa kaso hadal ad xumeso lcg ad karacdaay

    • @khadiijaibrahimmohamud7017
      @khadiijaibrahimmohamud7017 2 ปีที่แล้ว

      Nayaa wiilkas magaca shacni somA qadin kafi asa magaca shacni so qaday asagaa laga rawaa ino cadayn keeno

  • @amengurey
    @amengurey 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacniyey ninka maxad lacag uga raacday cid USA 🇺🇸 ku keyneyso m
    MAlhan wiilkena ogaden wa ka fureenaa

  • @quruxsaninagobaaf1284
    @quruxsaninagobaaf1284 2 ปีที่แล้ว +34

    asxaapey iso duceeya plz muraad ayaan leeyahay in alle isiiyo 🤲🤲🤲

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaba kawayntahy ilmahas yare see xiriri udhexmaraya😳😳😳

    • @khadiijaibrahimmohamud7017
      @khadiijaibrahimmohamud7017 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh shacni ninkas garka iyo gaforka lih ka wayn tankale shacni aniga hostAyda ku so kortay wa gawar yar sharaf lih dadka qaar inay xarir lasamayso iska daye saas uma ferin sharaftida ayay guur wanagsan ku heshay way ka masersanyehen ilah ishoda haka qabta

  • @zeynuushsiman9381
    @zeynuushsiman9381 2 ปีที่แล้ว

    Shacni abyo cadawgada dhagaha kafureyso rerkada dhaqo alle hakuu barakeyo

  • @kulmiyemedia8895
    @kulmiyemedia8895 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani waan yabanahe jamal jecelow qoftow jeclaaday adi miya run isheg

  • @fadumasaid1580
    @fadumasaid1580 2 ปีที่แล้ว +17

    Queen of queen keep going sister ❤️

  • @fatimamedia1637
    @fatimamedia1637 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacni guuleeyso ina adeer hormarkaada laga xun yahay

  • @ifraaxabdinasir6748
    @ifraaxabdinasir6748 2 ปีที่แล้ว +7

    In nin lashukansado ceeeb ma iyadaa ah waan wada soconay iyo mawada socon leee ma iska dhahdid anaga waan ognahay in uu calaf jiree maanta xaas aan ahay nin keeyga jeclahay iga dhamada dheh waa hdl cad🤗

    • @kafiaabdinurahmed6843
      @kafiaabdinurahmed6843 2 ปีที่แล้ว

      Sabab ey u dhaha waba naag marwa ahe na xisho

    • @maimunahmedgulled2833
      @maimunahmedgulled2833 2 ปีที่แล้ว

      hadal cad maba jiro way cadaysey kuna kulmine kowa kala bxe intaas baaba cadayn ku filan

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya 2 ปีที่แล้ว

    Shuceb8back.mxaa isku tihiin abayo codka iyo wiji ahan ba wad iskaga ektihiin

  • @saeedmohamed4419
    @saeedmohamed4419 2 ปีที่แล้ว +2

    Jawaab ayaa lagaa doonayaa oo ah aniga maaha iyo waa aniga ayuu warku ku dhamaa ee adigiiba musalsal ka dhigaya wll

  • @sacdiyohussein4288
    @sacdiyohussein4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Ada iyo ada waxan somalidan weedin laha hadey ayada tahay waxa kalaba intan lagaran hadanba ale isku qoriin maqasabah gurku meqa kala hartah maraka dadka qaladka sarayah gabdhan pilis iskdaya

  • @yahyesahid1579
    @yahyesahid1579 2 ปีที่แล้ว

    Wll hdii lagu jaclaado ma dhibaa wiilkaas jacl unbuu ka hadlaye

  • @ramloxasan799
    @ramloxasan799 2 ปีที่แล้ว +19

    Rer kenya guriga ineee ka dumeyan ayee radinayan iska ilaali haku darsan iska aruuri nimanka iyo nagaha waa wada rufiyano ha u jawabin nolashada ee ka xunyihin dabaqyada ha iska soo turaan wacalada

  • @shukriabdifatah1958
    @shukriabdifatah1958 2 ปีที่แล้ว

    Ha uubixin rabina ishoda haka qabto🌹🌹 waxaso kle dhagaha Laga fureysta ilen wad uu jeda ine rag iyo dumar qimo tiran yihin🙏🥰🥰

  • @hadyaqurux1432
    @hadyaqurux1432 2 ปีที่แล้ว

    Amusku wa qurux badanyhy abyo

  • @munoliiza4407
    @munoliiza4407 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle aya ka taxadaray oo ka dhaliyey gowsa isku riix ee ayaga dhan raamso sister 💘💘💯🌡

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 ปีที่แล้ว +3

    Nagta wiilka niyada kajabisay mada lacagti kuqaday kuma dhigto yahuu🤔🤫

  • @hacaaz1337
    @hacaaz1337 2 ปีที่แล้ว +2

    Matana doqonti qalbi aan u qalmin lasiyay 😭💔

  • @elmeastro
    @elmeastro 2 ปีที่แล้ว

    Allaah na abuuraan idinku dhaarshee hada labadaan qof yaan nin rag ah ku tilmaamnaa ileen xeerin xishood iyo dhaqanba Shacni ayaaa muujisey balse Kaafi Abdi muuqaalkiisa intaba kama muuqan, siwalba walaashey reerkaga dhaqo kana gaabso dadkaan

  • @zuleekhaabdi6264
    @zuleekhaabdi6264 2 ปีที่แล้ว

    How jawaabin mcnto mid kle kaafi abdi gbdhan waa mrkii labaad uu u gafo
    Qurxy reerka dhaqo howsoo jaawaabin

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 ปีที่แล้ว +3

    Shacni move on habo and never mind about haters 🥰waxaad tahay marwo sharaf leh

  • @adammaxamed9615
    @adammaxamed9615 2 ปีที่แล้ว

    Nag nimadiisa hafuulo horaynah haugu socodo sxp ha u jabib

  • @fadumojama8929
    @fadumojama8929 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana ka rali geliinaayo abyo adiigane waxa tahay marwo dumashii ha ujoojiinin 😍😍

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 2 ปีที่แล้ว

    shacni wllo midkan wuu washay ha uso jwpin mar kle dhagta farta gash noloshada wado quruxdada ku dil dofarka qanjaha weyn😏

  • @Amiirkaofficial
    @Amiirkaofficial 2 ปีที่แล้ว

    Wll jamal jecelow waxba kama sheegin adiga

  • @ilhamadam8768
    @ilhamadam8768 2 ปีที่แล้ว

    4.50scn ilaa iyo hada wax nuxura oo aad sheegtay waan wayay wll bisinka intan kuma eegaaandoono unbaad weli wadaa hada maxan kaaa faidny oo aad sheegtay wl

  • @aishaabdinasir3893
    @aishaabdinasir3893 2 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa wilka maskinka kaso garbax lacag wax micna ah malahan jacel inaa ku abuurtay ayad lacag ka racady wax micna leh kahadal

    • @khadiijaibrahimmohamud7017
      @khadiijaibrahimmohamud7017 2 ปีที่แล้ว

      Adiga miya marqati ka ahaa qiyama yaa ka cafinaa wax ad ugayn markad so qadanayso adiga

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacni abti sharafad ledahay guuleyso

  • @aishoabdirahmn8675
    @aishoabdirahmn8675 2 ปีที่แล้ว +4

    abaayo waa kugu waasheen dadkaan ishooda alle hakaaa duw🥰🥰🥰🥰o

  • @khadijokhadijo2791
    @khadijokhadijo2791 2 ปีที่แล้ว

    ceebwaa wlh inaa gabar ku taagnaato kaafiyo isku xishooo yaahhu

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 2 ปีที่แล้ว +15

    masha Allah jawabtada wan sugayay xbbti

  • @ismaelkarama6688
    @ismaelkarama6688 2 ปีที่แล้ว +1

    Calayaxal igarka ada naga niyad jebshay sowmaha intas le naga badan jaw😀😃

  • @kiinabdullahi9877
    @kiinabdullahi9877 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamal jecelow gabdha waala guursadey maba dhihinee naag xaas aaba tahy xaaka qaldan odeykaan afka balacaa leh

  • @HafsaAbuukar
    @HafsaAbuukar 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofka ugu horeyay😂😂😂xan jeceel

  • @kingymbofficial10
    @kingymbofficial10 2 ปีที่แล้ว +2

    Qoftii jamal jecelow bbe bartay ama adaa war dhamantiis😂

  • @saidaaxmed4901
    @saidaaxmed4901 2 ปีที่แล้ว

    Jacayl as Lacag kadoratey

  • @Rooda_sanaag
    @Rooda_sanaag 2 ปีที่แล้ว +19

    Keep going marwo horay usoco horumar wacan gaar inbadan 👸❤😘

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 2 ปีที่แล้ว

    Mnshalh sifcnbaaa ula hdashy ooo gaflahyn xasdka alah kaaqabto abyo

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 2 ปีที่แล้ว

    Qofkaz waa aniga amaze ma ihi ma dhihi weyzay teda kle jamaal hdaadan iz heynin maa dhahdo jmaal gbdhu ka hdlayo ma ihi ma fahantay

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashallahi boqorada wlshey Mcn move forward Dumashiey Qaail

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +3

    Adigu jamaal ma adaah miseh waa gabar kale taas un noo sheeg

    • @bintiiabdi9902
      @bintiiabdi9902 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh Walei run ayai ushegtay yes/No bis Ayan karabna

  • @Roda511
    @Roda511 2 ปีที่แล้ว +1

    Naa warka badan dhaafee qoftaas waan ahay dheh ama ma ahi wiilka wax xun kumaba dhihine hadalkuba Waa intaas

  • @tazliimabdulahiciise9062
    @tazliimabdulahiciise9062 2 ปีที่แล้ว

    Naa khald waa gashy nina inta jecel kubeertty ba hadna iphone karacdy

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว

    Naayaa shacni isda ji maxaad la xanaaqsan tahy

  • @husniabdalla1845
    @husniabdalla1845 2 ปีที่แล้ว

    Iphone islanti uu qalday kkk

  • @hamdalaki1009
    @hamdalaki1009 2 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo jamaal jaceylow xidhidh miyaad lahayd haa or maya intaa nagoo jawaab

  • @sadiasiman3936
    @sadiasiman3936 2 ปีที่แล้ว

    Hadda xaaa ka hadashay?

  • @safiaabdi7172
    @safiaabdi7172 2 ปีที่แล้ว

    Sharafey horay usoco qofna kuma gaarteeh guleyso

  • @yahyecade2557
    @yahyecade2557 2 ปีที่แล้ว +2

    I phone dartiis maa qalbi u jabasiy💔😢

  • @nadadaahir5572
    @nadadaahir5572 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back queen anagaa garabkaga taagan marwalbo🦁💪👸

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 2 ปีที่แล้ว +3

    Nayaa he War mataqaniid ee mel iska fadhiso gurku walatay hebel jecel ladhahay wey iska weysay 😏😏😏😏

    • @malyundahir3931
      @malyundahir3931 2 ปีที่แล้ว

      Bisinka laba wajile ma jirin adiga kenay marna Habo uso qore marna wa cayne subxanalah adiga

  • @sagalcusmaan3470
    @sagalcusmaan3470 2 ปีที่แล้ว +1

    waa eyeda wlhi blhi waxey dhahday wiilka Kuma rawo ninkana kista heysto maku wri shekada weey dheerthy

    • @masbal9180
      @masbal9180 2 ปีที่แล้ว

      waa jiyaa ee gabdhaan iska daaya anaga ehel ah wilka jiyaa ayuu jeclaa wixina hubin haku dagdagina

  • @umumaahir1528
    @umumaahir1528 2 ปีที่แล้ว +1

    Adaaba is cadeeyay inaa tahay qofka jamaal saas ugalay adi lee afkaaga nooga cadaysay sis

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 2 ปีที่แล้ว +22

    Mashallah well spoken! ❤️👌

  • @abdirahmansaqivicofficial9858
    @abdirahmansaqivicofficial9858 2 ปีที่แล้ว

    Waxan afka wayn mxaa lagu arky magac iyo muuq midna male

  • @muhumedahmed3249
    @muhumedahmed3249 2 ปีที่แล้ว

    Ok abayo macan dhibmalaha lkn adi miyaa qofta wiilka qinaantey

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haa ku astur

  • @suadhashi7517
    @suadhashi7517 2 ปีที่แล้ว

    Shacni qaali ceeb kaadheer

  • @jaisajxbdjxbss411
    @jaisajxbdjxbss411 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAAH ABAAYO DADKA WARKODA ISKA DHAAF HORMAR WACAN ABAAYO FARXAD KU NOLADA ADI MAZIL IYO XAJIGADA ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 ปีที่แล้ว +1

    Imaanka laga qaade ninka lacag ayad ka raacday deeee

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 2 ปีที่แล้ว

    Shacni abaayo ninkaaas waa cadowgaaga ha dhihin wlal waaba doqon ee dad ka adeeji

  • @fatumaahmed9105
    @fatumaahmed9105 2 ปีที่แล้ว

    Abayo waxyalaha qar lagama hadlo gabar marwad tahay mashalah ee adiyga inad nacas kad usokawabto maba aheen

  • @samsamyusuf9614
    @samsamyusuf9614 2 ปีที่แล้ว

    Mashll guul dumashi wall

  • @halimoibrahim7547
    @halimoibrahim7547 2 ปีที่แล้ว

    Guurkaga io nolashada quruxda badn ad gashay laga xunyahay mcney guleyso

  • @anfachassan1879
    @anfachassan1879 2 ปีที่แล้ว

    Shacniyey xaniin yuhu orgigu ba wuu leeyahay gabar kartileh tahay waxba haku faanin xnjin yo sis dad kane weey kaa qaldan yihoin

  • @mariahussein8335
    @mariahussein8335 2 ปีที่แล้ว

    Muhiimadu waa gabdhaas wan ahay ama ma ahi maxa waxas oo dood ah ku galiyey sister ama point kahadal ama iska aamus

  • @farduuzfunny4601
    @farduuzfunny4601 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeyay ee video soogaro maan noqday 😅😂😂🤪