WARAYSI KULUL:-Qofkii Canshuurta diida waa Qaran dumis,waa dib u socod waana Qaa'inul wadan..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • WARAYSI KULUL:-Qofkii Canshuurta diida waa Qaran dumis,waa dib u socod waana Qaa'inul wadan ay tahay in wax laga qabto"

ความคิดเห็น • 23

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 23 วันที่ผ่านมา +2

    watuug horay udhacay ummadda somaliyeed wuxuna difacaya tuugada

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 23 วันที่ผ่านมา +1

    Canshuurta wala qadijiray kuma dhici jirin qasnada doowlada ganasadaha dadey ifahmayan ayey laluush kuqadan jiray hadase waxay kudhece qasnada doowlada

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 23 วันที่ผ่านมา +1

    wariyaha wuuxu kusoo korau qoray cadadisa ganacsatada canshuurta hadhiiban isgarsinta doowlada leeh fuuraha doowlada kasooceshaneso

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 23 วันที่ผ่านมา

    Tuug dadku amini mahaystan caafimad mahaystan waxbarasho lasheego mahaystaan
    Hormar mahaystan
    Maxay ku bixinayaan dadku cashuurta

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 23 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha disha balin hayesho ciyalkan qawaariij waraban waryada doowladina maqla wadanan canshuur qadin seey hoorumar kugare

  • @user-rp4wl3sr6k
    @user-rp4wl3sr6k 23 วันที่ผ่านมา +1

    Suaa.sha.wedii.gobolada.xubnaha.ka ah.canshurta halagaqaado.mamul.goboledyda

  • @batraanclothing6416
    @batraanclothing6416 23 วันที่ผ่านมา

    Asc canshurta waa wax xaq ah ee canshurta dadka habaxshan

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 22 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waa kuwa xaaraan ka dhergay, waxbarashada ,caafimaadka amniga uu sheegaayo aaway?
    Yaahuuuuu

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 22 วันที่ผ่านมา

    Waa tuug kunaaxay baadda ay dadka Xamar xogga uga ururnayan shirkadaha gaarka looleyahay.

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h 23 วันที่ผ่านมา

    War niyoo nikaani wlhi waa kadaab alla.kucadaab waxa weydisay.suaal. aheed maadama. Canshuurta laga qaadi.jiray eesan ubaqahen maxe laqelihayan. Wuka lexday wlhi watugo magac dowlad shegatay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 23 วันที่ผ่านมา

    Minkaan qof la dooda ayaa ku fiicneyd in loo keeno wadsmada dhinasn muxuu u barbardhigauaa soomaaliys

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 23 วันที่ผ่านมา

    Mudane ninkan hanjabaaya Horta adigu mataqaanaa dawladnimada xasanow indadka laboobo dawladnimadu mudnaata waxay sisaa shacabka dalka hadalkaagani waa mooryaantii xasan ayax u shaqaysa ee aqoon la' aanta ah

    • @AbdiEgueh-td5by
      @AbdiEgueh-td5by 23 วันที่ผ่านมา

      Waa calooshoda u shaqaystayaal oo aan lahayn aqli iyo aqoon sidoo kale waxayna aqoon nidaamka dawladnimo wali manu arag wax dalka iyo dadka dani ugu jirto oo laga hadlaayo lakiin waxaan aragna lacag

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 23 วันที่ผ่านมา

    wadanka ma .batrool.ayu helay.o dowlad ku shaqeeyso.o mushahaarad ku bixinaysa?

  • @Ahmedmysf
    @Ahmedmysf 23 วันที่ผ่านมา +1

    In u xaabsado hantida shacabka Oo u shahaado isaga Loso siiyo ahaaa

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 23 วันที่ผ่านมา

    Waar ilaah ka baq waaryaare waar midkan muxuu soo cabay waar waad dhimanaysaa waar ilaahay ka baq, waryaa ma madaxweyne leh islaanta shaaha gadeeso canshuur ha laga qaado miyaa umada ka xishhonaya waaryaa eeg wadamada aduunka waxaa jira dad dan yar ah oo subixii kiosks dhigta wadooyinka Europe ama North America oo iibiya khudaar iyo roodi iyo cheese waa non vat lagama qaato canshuur ileen waa dan yar

  • @abdullahihassan7881
    @abdullahihassan7881 23 วันที่ผ่านมา

    bal siduu u egyahy firi tuug balwad ka dhargey an eeyaha dhaamin aya shacabka u hanjabaya isago raba inu lacgtoda inu ku qayilo

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 23 วันที่ผ่านมา +1

    wadoqon tuuga

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 23 วันที่ผ่านมา

    Kuwa canshuurta y doodaya oo hala bixiya leh waa tuugo rabo inay jeebka ka buuxsadaan lacagta masaakiinta waa ma shaqaystayaal u soo shaqo tago booli qaran siday u cuni lahaayeen 99% kuwa qurba joogta ee wasiirada idiin ah kuwa parlamaanka ku jiro waa dad nolosha ku fashilmay oo ma shaqaystayaal ah waa kuwa ceyr qaato ama naago singel Mother been ah wax ku xado markay lacag ka suubin waayeen dibada ayay dalkoooda ula soo noqdaan dhaqan xumo iyo tuugnimo.
    Canshuur waxaa la bixiyaa markay doowladu ay masuuliyadeeda ka soo bixi karto oo ay canshuurtaas ku xaliso dhibaatada haysata canshuur bixiyayaasha xaga navad gelyada oo ay doowladu ku fashilantay oo qaraxyadu soo badanayaan xaga nadaafada oo ay doowladu ku fashilantay oo ay wadada bulaacadihii qul qulayaan iyo xaga shaqa u samaynta oo ay doowladu xitaa awoodin inay 100 shaqo siido iyo xaga caafimaadka oo ay umadu haysan daawo nadiif ah oo aysan helayn isbitaal lacag la.aan ah oo danyartu ay u raadsadaan caawimaad waxaan ku boorinayaa shacabka reer Muqdisho ha bixinina canshuurta asn waxba la idinkugu qaban ilaa Raascaseyr iyo Raaskamboni laga soo qaadayo canshuur

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 23 วันที่ผ่านมา

      Hh hassan baabo kuucadeeyay alxaqiqa

  • @bashirmohamed1815
    @bashirmohamed1815 23 วันที่ผ่านมา

    400 boqol 5 percent 28 kulahaa waaba jahil