Suaasha 1aad walh wa ka calool xumaadey gaajo ma dareemo lkn Olal ayaan dareema meshii an gajada ka dareemi lahaa feelinkasna wa xanuun sidaa ognahay dont worry sister sanado ka dib Ina ka gudubta laga yaaba
Naciima dhemaney wllo qalinkan mahe istacaska wan isku dayayaha sonkorta ayan iska da ayay marka wan dawakhayaha jidhkayga wax ma ih kenikara ilah tali wayo wanku cusubahay dhayka
Waad ku mahadsantahey sida wanaagsan ee aad noogu sharaxdey. SUAAl? Dadka wadankii jooga ee dhaqaatiirta fiican aan heysan, hadana rabaan iney isku sameeyaan maxaad kula talin laheyd, fadlan next video ku soo dar❤
GABDHO SOMALIYEEDOW HA IS QALINEH WAA QATER MAR HADII CALOOSHII ALAAH KU SIIYEY AAD ISKA GOYSID ADAA CAATO RADINAYEH MARKAAS CUDUR KA QAADO CAYIL CAAFIMAAD LEH WAA QURUX KA DIGTOONAADA WAX KA BADALJA JIRKAAGA
Waxan xasusta macalikaygi machadka wuxu na dhihi jiray marku nawaninayo ardayey cuntada badan iska ilaliya markad gajoto uun wax ha cunina e cuntada marwalba 2saac ba mar wax yar cuna hana dhargina
Waxaa miisaanka lagu dhimo ka soo hadal waxa la daalaa dhacayaa miissan dhimis miisaan kayga waa 98 kg dhererkayguna 1.58 xalqadahaagii oo dhana waan digaystay waxa i hayaa thyroid ka dhaca waxaa waa sugayaa faafahin
Allhu akbar 😢😢😢abruti rabi ayd ku ciyartay
Mansha Allah nacimo thanks sis ❤🎉
Love the background 😍 ❤🎉
Maciimo dacat wlhi waxwalbo markat lugaha lagasho unba la,ugada qalat iyo saxbo sidanoshegtanay farxadisa iney kabadantahay xanonadisa Allah kadolqado illahey waqafururaxim inbadan ulawo sida xaqiqda adbananka ukeytay step-by-step ❤
Thank you walalo
Naciimo markii hore ayaa qurux badaneed runtii ee allaah ha ku xifdiyo❤❤❤❤❤❤
Thank you walalo
Suaasha 1aad walh wa ka calool xumaadey gaajo ma dareemo lkn Olal ayaan dareema meshii an gajada ka dareemi lahaa feelinkasna wa xanuun sidaa ognahay dont worry sister sanado ka dib Ina ka gudubta laga yaaba
Ilaah hakusharfo walal alaah adnah cafimad taam kusiyo cimri dheer ❤
Wllo barnamiyada aad u jeclahay wlhi ma imanaysaa waligay qof aan video giisa bilaw ilaa dhamad dawado waa adiga gabadh iyadana channelka caafimaad fiican ku qorna oo hada mudo iska dhaf 2diinas bes youtube ka daawada 2qof runta sheega aan qabiil iyo dad la caayo rikagshan aqoon midas idunku jeclahay wllo guulayso ❤❤❤ ❤
Manshallah
😘😘😘😘😘😘
Love you sister
Qof walbo rabo inuu baruurta iska rido si caafimaad ku jirto ha soomo qofkii qurux rabana salaada ha tukado that is it
Thanks sweety you are honest
Naima honest bn kuu bixiyey❤❤❤
Thanks walalo suaalaha iyo sida aad fallow ga iigu tahay
Naciima dhemaney wllo qalinkan mahe istacaska wan isku dayayaha sonkorta ayan iska da ayay marka wan dawakhayaha jidhkayga wax ma ih kenikara ilah tali wayo wanku cusubahay dhayka
Naima wallo wanku salaamay wallo qofku ma soomi karaa Ramadaanta
Asc nicmo Abayo waan ku salaamaya ❤ Abayo ciirrbada llaysku cateeyo wax Quintana ah ma uuledahay waan cayilaanahay abayo lakiin hada doctor baa igu dhiirigalinaya marka
Waa ku salaamay walal Naeema
Salaan kadib .
Hadii farxadu kaa tegeyso, vitamins ka jirkaaga is dhimayaan Lafaha ku yaraanayaa, timuha iyo ciddiyaha kaa daadanayaan hurdadu kaa tageyso maxaa laga faa’iidayaa korkaaga oo yara dhuubta ileen caafimaadka wax ka muhiimsan ma jiraane .
Adiguse maku talin lahayd qofkii cayil caafimaad qaba haysta ha iska dhaafo qaliinka .
Mahadsanid huuno
Wa suaal fiican walalo lakiin intaasba waxa ka daran xanuunada dilaga ah
Asc Naciimo walashay waxaaan ahaaa 105 klo haddana waxaan ahay 78 klo coach la'an lkn waxaan bedelay cuntadda
Asc nicmo Abayo waan ku salaamaya ❤ Abayo ciirrbada llaysku cateeyo wax Quintana ah ma uuledahay waan cayilaanahay abayo lakiin hada doctor baa igu dhiirigalinaya marka Abayo waxaan daganahay Norway wada khalbi ficaanatahay
Mahadsanid Naeema daacad
Ada mudan walalo
Naciimay xujaabka wad ku qurux badantahay ee xujaabo aduunay iyo aakhiro isku dar oo alle ka baq
Waad ku mahadsantahey sida wanaagsan ee aad noogu sharaxdey. SUAAl? Dadka wadankii jooga ee dhaqaatiirta fiican aan heysan, hadana rabaan iney isku sameeyaan maxaad kula talin laheyd, fadlan next video ku soo dar❤
Alle ka cabso
Naciimo markan kula socday waxaad aheyd 109 anigana 85 kilo baan aha maantana waxaan ahay 72 kilo only diet baan sameyey
GABDHO SOMALIYEEDOW HA IS QALINEH WAA QATER MAR HADII CALOOSHII ALAAH KU SIIYEY AAD ISKA GOYSID ADAA CAATO RADINAYEH MARKAAS CUDUR KA QAADO CAYIL CAAFIMAAD LEH WAA QURUX KA DIGTOONAADA WAX KA BADALJA JIRKAAGA
Asc
Asc Naeema waad mahadsan tahay sida hagar la'aanta aad nooga war bixisey, Waxaan ku weydiinayaa waxaad dhihi jirtey waan macaan jecelahay waxa inta badan lagu cayilana waa macaanka ma iska deysey macaankii mise sidii baad u isticmaashaa
Walalo matag ayaa igu qabta lakiin weli sidii ayaan u jeclahay
Waxan xasusta macalikaygi machadka wuxu na dhihi jiray marku nawaninayo ardayey cuntada badan iska ilaliya markad gajoto uun wax ha cunina e cuntada marwalba 2saac ba mar wax yar cuna hana dhargina
Wala ilhy kacabso ois astur
Waxaa miisaanka lagu dhimo ka soo hadal waxa la daalaa dhacayaa miissan dhimis miisaan kayga waa 98 kg dhererkayguna 1.58 xalqadahaagii oo dhana waan digaystay waxa i hayaa thyroid ka dhaca waxaa waa sugayaa faafahin
Abyo nacimo xuman ha ifahmin katinada calamada kiristanka aya kuntal iska dhaf
Okay haday shekadu cunta uun tahay man cuto jojisba sameyo miyanan idinla dhigi Karin nacima hhhhh