Deg Deg: Galmudug oo Fashilisay cida iska laheyd hubkii la dhacay & P/land oo ku jees jeestay DF...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Warqaad Tube | Xogaha Qarsoon | Wararka Somaaliya |
    Subscribe | Share | Comments | Like
    Facebook: / warqaadmedia
    Website : Warqaad.com
    #WararkiiUguDambeeyey
    #WarqaadTube
    #DunidaIyoMaanta

ความคิดเห็น • 8

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 หลายเดือนก่อน +1

    QOOR QOOR AFKA HALAGA WASO.NIJAASKA JUFRIGA AH.

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka waxa laga keenay yaman jabbuti baa lasoo mariyay ma aha hub itoobiya laga keenay

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน

      maxaad itoobiya udifaacasaa maitoobyaabtahay mikale yaman iyo jabuutiba baday soomarsiilahaayeen

    • @abdisahalqaylo8812
      @abdisahalqaylo8812 หลายเดือนก่อน

      @@safiasheikhahmed5170 itoobiya somalya way ishayaan hubna ma siinkarto oo caqliga ayaan qaadanayn,mahadsanid

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 หลายเดือนก่อน

    tug tugdhalay oo benale xasan shekh aya kadabeyay hubka oo usiinayay jifadoda lkn way kafashilantay

  • @IsmaaciilAweys-t8v
    @IsmaaciilAweys-t8v หลายเดือนก่อน

    Ciidamada x.shiiq uu kusoodaadiyay cawud waaq waxaa kumidoobayo magaca daarood waxaana kuburburidoonto sheegashada magaalada gaalkacyo iyo maamulka galmudug hadiiuusankafiirsa qoorqoor weerarka magaalada cawudwaaq waamagaalo kamidah magaalooyinka uu dego daarood gaarahaan sidedarood waxaana loogagolahaa dulbalaarsiga hawargidir iyo maamulka daciifka ah ee xasan shiiq iyo galmudug waxaasa balanah gaalkacyo laa iyobeledweeyne daqiiqado in eey is qabsandoonto gedoilaa iyo afgooyo kismaayo ilaa afgooyo in lagukulmidoono xasan shiiq si ugudhaqsibadan hadii uusan agasaarin ciidanka haduu hub rak gacanta kuhaho uu kaqaadikaro hakaqaado abgaalka alshawaabka ah balan waa gudaha iyo rak

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d หลายเดือนก่อน

    Beenaale AS iyaguunbaa taatikada gaadista sameeya macawuuslay waa la soo afjaray AS 2025 welcome

  • @CsalanCabdi
    @CsalanCabdi หลายเดือนก่อน

    😂