ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Aaway habar gidir iyo Abgaal maad ilmihiina

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 25

  • @Red_CCC
    @Red_CCC หลายเดือนก่อน +2

    Wey kufiicantahay😂😂😂😂 walhi🤣🤣

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi sax waayo aaway hee dadka qabiilka 😅😅ku booteen jiray 😢😢 xanuun waayo wllhi xabsiga ku waara maanta

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha abgaal.saa.laaoo daayay

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 หลายเดือนก่อน

    Xifaaltan ma ahayn ee waxa ay ahayd kicin iyo iskudir dad walaalo ah ee hadalkaaga sax.

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf หลายเดือนก่อน

    Mye sxb

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 หลายเดือนก่อน

    Asc waa in aan la soo dans jeer ay saaxiga keenaan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-co6rd4ss2m
    @user-co6rd4ss2m หลายเดือนก่อน

    Kawaran kuwa qabilka u dhinta ama u dhaawacma Ayaaa umaqan.😂

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll หลายเดือนก่อน

    Qabiil waxa dan ugu jirtaa siyaasiyiinta. Shacabka dan ugu jirto maleh qabiil ku caawinaayo ma jiro. Qabyaalad halaga leexdo sikale hadii loo yirahdo waa cunsirinimo hadii aad qabiilkiisa qof ku maagto.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

    kuli maya majiraan inta aad soo shektay oo dhan Abwaan lkn Dadkaan iyaga Bada is galiyey cid u ooneyso male waxa ay sameyen Awgeed

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladii ayaa jeelka galisee haka soo saarto bal.

  • @SaidAbdi-gx9oe
    @SaidAbdi-gx9oe หลายเดือนก่อน

    Masha allah camari

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 หลายเดือนก่อน +3

    Adiga ku xigan doqon yahow doqonka shalay oo dowladnida wax Ka aqoon hubaal waxa tahay ado kle ayaa loogu tala galay xabsiyada muqdisho wayo kuwa aan ugu so cararay ayaa tahay wayo alshababta la sheego ayaa tahay hubaal qof waliba oo video geyga dawato spam ku dhufta WA argaso
    Dowladnida ayuu Ka so horjeeda aniga dowladnida Somalia ayaa taageera

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman8768 หลายเดือนก่อน

    Hala sii daayo gabdhahaas kolay haday caqli leeyihiin mar dambe u laaban mayaane😢

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah police ka allaah ha guuleeyo

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 หลายเดือนก่อน

    Nagada abwanka yaga qabiib qudhune allah haso hadye ku wane

  • @AbdimalikAhmed-yz9bd
    @AbdimalikAhmed-yz9bd หลายเดือนก่อน +2

    😢Maya ani arak

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 หลายเดือนก่อน

      Adiga xata Hg tahaya makasoosaartit digashad joogi raga Somalia Waa kuwa dumara caruurata u xoogo badan

  • @user-zq9pw5xw5k
    @user-zq9pw5xw5k หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Xamar ununkaa leh😂😂😂

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahaan waxaan codsanayaa in markaan lacafiyo laakiin aysana dibdanbe ugunoqon waa dad dhalinyaraah ee halasiiyo jaaniskale

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @Ibnu__muhamed
    @Ibnu__muhamed หลายเดือนก่อน

    Qabiil qudhun waye wlhi qofkii kudhaqmaa qashin qubkuu dhigaa