Xeelado Cilmi Nafsi Ah Oo Aad Qofkasta U Isticmaali Karto |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    SUBSCRIBE SAAR channel-keenan Wax Ka Barro
    LIKE-na Saar, lana Sii Wadaag Asxaabtaada (SHARE)
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

ความคิดเห็น • 202

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +136

    Ninkan wxan ku tagera sida uu iskugu adiyo/ habeyo swirada io codkisa lkn wxa kasi qurx badna barigi qalinka lgu qori jiry
    Thank you zhp qli

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 ปีที่แล้ว +57

    hal xapo ayan isticmala taaso ah marka uu qof wax iga qarinaayo wan aamusaa indhisan eega wllhi wax walpa wuu iishaga oo runa
    Thanks legend abdirisaq farah 👑

    • @abdirashidahmet4725
      @abdirashidahmet4725 3 ปีที่แล้ว +1

      Taasi waa xaqiiqo jirta walaal waxayna ka mid Thay siyaabaha lagu ogaan karo inuu qof been ama run kuuu sheegayo wll shukran wll

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin 3 ปีที่แล้ว +41

    Aad iyo aad ayaan u jeclahay cilmi nafsiga balse nasiib darro weli helin book af-keena hodanka ah lagu turjumay oo cilmi nafsi ah

    • @wilkihodan
      @wilkihodan 3 ปีที่แล้ว +6

      Baro luqada Englishka ah si aad uaqrisato bugagta cilmi nafsiga

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +35

    Halkan waxaan ka salaamaya wlaalkena waqtigiisa inoo hura
    Waxaan kaloo salaamaya wlaalaha ku xidhan bartan

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 ปีที่แล้ว +18

    4farsamo oo aad shegty baan istcmaali jiry anigoonan hory u ogeyn in ay muhiim ahyn sida
    1:Marka qof igu qeylinaaayo in aan ihtimaam siinin kana aamuso
    2:in aan su'aal weydiyo qfka marka uu iiishekenayo
    3:In aan si wareegta ah aan u fiiriyo qofka indhihiisa sankiisa afkiisa mrkaan dhageesanaayo
    4:in aan dadka u sheego qaladaadkyga yar yar xita kuwa aanan muhiim ahyn blse iska yar baan sheegtaa
    Inta aaan ka faaidy baa carada ka badan🙌mahadsanid

  • @hooyomacan1391
    @hooyomacan1391 3 ปีที่แล้ว +19

    Wax ka barro waxaan ku xiranyahay mudo aad u badan waana ku faraxsanahay

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Ustaad muqaal xiiso leh kama daalo daawasha muqaaladaada no soo badi Ustaad mahadsanid

  • @fartunxasan9433
    @fartunxasan9433 3 ปีที่แล้ว +10

    Walaa cabdi risaaq waxaan ahay arday doonaya.barashada cilmi nafsiga marka ma,iisheegi kartaa jaamacad somalia kutaalo oo lagu Barto cilmi nafsiga mahadsanid walaal

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 3 ปีที่แล้ว +8

    Wax ka baro waxaan ku xidhnaa illaa 2018. Wax badan na waan kaa faiday.
    Fdln pin iidheh qoraalkan, mahsnid

  • @mohammedmukhtar1984
    @mohammedmukhtar1984 3 ปีที่แล้ว +29

    Keep going Wll

  • @ugbadabadir652
    @ugbadabadir652 3 ปีที่แล้ว +18

    wxn isticmaala in hadii qof uu aad isoo eego oo uu iga jeesan waayo in aan eego kabihiisa
    taasina wxy ku abuuraysaa qofka khalkhal oo isagaa dib isku eegaya. Iyo qaar kaloo badn 👍

    • @jumaikzh8714
      @jumaikzh8714 3 ปีที่แล้ว +2

      Plsease nalawadaag inta kakena

  • @zakariyeabdullahimuuse6772
    @zakariyeabdullahimuuse6772 ปีที่แล้ว +2

    adiga jeclahay buug cilmiga nafsiga waa cajiibka ah wll masha allah

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid sxb

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 3 ปีที่แล้ว +12

    Sxp weyn oo wax laga faaido ayaa tahay runtii lpx🔥✅❤️✌️

  • @sahracabdixandulesahracabd327
    @sahracabdixandulesahracabd327 3 ปีที่แล้ว +4

    Teacher of life Thanks

  • @shukriasaciid8586
    @shukriasaciid8586 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashlaah arimo ha qaar wa oky balse bin aadan saa ku qancin lahaa intaan sifo iskama raadin karo Allaah hala raali galiyo marka hore mifa xigta hada dabecad wngsn ledahay aya ka badan

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +27

    Wxan sameya shekoyinka Cartoon somali iso booqda nd Support wllo mhadsanid❤️

  • @cabdimaalikkirix3952
    @cabdimaalikkirix3952 3 ปีที่แล้ว +2

    adbaad umahad santy zxp qali dadalka dheer ee aadkujirtana halka kasiwad allah misaanka xasanaadka haku saare

  • @muniirsheikh2543
    @muniirsheikh2543 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going teacher

  • @amiirjrtube8814
    @amiirjrtube8814 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks teacher....❤

  • @fardoos4210
    @fardoos4210 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah 💖 ♥ wll subax wacn oo wanaagsan

  • @CraxmaanDhago
    @CraxmaanDhago 2 หลายเดือนก่อน

    جزاكم الله خير الجزاء ❤

  • @fartunabukar2341
    @fartunabukar2341 3 ปีที่แล้ว +4

    Haa lawo tan ugu weyn hadan qoray midkale shalay sameye Mahadsanid 🥰isxanaji qofka rawin hadalkis
    Walidka ibaray haa sax waaye Mahadsanid markale

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wll

  • @cismaandaacadofficial7105
    @cismaandaacadofficial7105 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid saxiib 🙏👏

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allh mhadsanid wllo❤️

  • @Rittwan
    @Rittwan 3 ปีที่แล้ว +6

    Teacher keep going

  • @updishakuurupdullahi4402
    @updishakuurupdullahi4402 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abdirisaaq

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 3 ปีที่แล้ว +10

    Ww masha allaha

  • @Emma0444
    @Emma0444 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxkabaro chanel waxyaaba badan ayaan ka faaida thanks bro abdirisak faarah

  • @zahirmahamet4467
    @zahirmahamet4467 3 ปีที่แล้ว +12

    Maaha allah teacher allah keeps you forever ✌

    • @Eng-HAJAR
      @Eng-HAJAR 9 หลายเดือนก่อน

      qqqq

  • @saciidatom7496
    @saciidatom7496 3 ปีที่แล้ว +2

    asc ustaad waad mahadsanthy sida aad nuugu soo jeedisay wax yaabaha fcn . ustaad waxaan ubaahanahay inaad ka hadasho faa'iidada waxbarashada🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xariirdarwwiish9373
    @xariirdarwwiish9373 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a rabi haku karameeYo wxatahy king of wisdom waxabdana waanbka faa idaaa mzuul

  • @hellotechnology9693
    @hellotechnology9693 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustd

  • @omarawilshire5145
    @omarawilshire5145 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah

  • @MaxamedFaysal-i7w
    @MaxamedFaysal-i7w 6 วันที่ผ่านมา

    Tanks my best teachers ❤😢🎉❤

  • @xafsamaxamuud6959
    @xafsamaxamuud6959 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi waa sax tan hurdada anaa isticmaala marwalpo

  • @rodolaki8124
    @rodolaki8124 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha Allah keep going

  • @hodenosman3417
    @hodenosman3417 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro

  • @abdirahmanhereri9621
    @abdirahmanhereri9621 3 ปีที่แล้ว +4

    wax ka barro wll channel kan wa channel ad u wanagzn mahadznid 👍

  • @koos1302
    @koos1302 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga saaka ugu horeeya 💜💛💚

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 3 ปีที่แล้ว +2

    Farsamada aan isticmaalo markaan Rabo inaan lambarka kasoo qorto ama Ha diido ama yaydiidine Aniga Muhiimadaydau waa markaan ka tago Ee ay Firaaqo nafteeda u hesho tusaale xiliga Ka fekerida Waxyaabihi wakhtiyadi kuugu dhawaa kusoo maray ama kugu cusbaa Inay si wayn iiga fakerto bilaa shuruud , marka ugu horeysa Ee waxan ula Tagaa weji furfuran , Ta labaad Hadii ay lambarkeeda ii qorto iyo hadii kale inay isugu kay mid yihin ayaan dareen siiya taasina waata sababta inay dib u jeclaysato la kulankayga mar labaad , waxaan rajeynayaa inay ku anfaci doonaan mahadsanid wll qali

  • @yuuviddaimond3870
    @yuuviddaimond3870 3 ปีที่แล้ว +8

    WATTSAPP KAGA

  • @madadaalochannel8265
    @madadaalochannel8265 3 ปีที่แล้ว +6

    Yes this is true gambaleelka waan taabtay

  • @najmayuusuf7334
    @najmayuusuf7334 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxbaan kaa faiidey wallahi hore usoc hno

  • @amiinamiinaj6517
    @amiinamiinaj6517 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay hakudayo

  • @ArafoFariid
    @ArafoFariid 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ it is very fantastic thank you brother

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 3 ปีที่แล้ว +18

    Waxan isticmaala qofka marku been iisheegayo een dareemo marku sheekada iidhameeyo cabaar kadib ayaan isla sheekadii dib usoo celiyaa waxa isoo baxa hadalo is dhaafa,😀😂😀😀

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad C/risaaq Go Forward

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxka baro channel waan kugu watah
    Wall hormar wacan💯🥰

  • @Quickchoise
    @Quickchoise 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Abdulrisak💟☑️

  • @mraliabdi1081
    @mraliabdi1081 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll good luck 👍

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade 2 ปีที่แล้ว +4

    Wxa aan isticmaalaa
    1. qof markii ow been ii sheego wan dhoola cadeeyaa kadib qof ayaa is garta
    2. Markii aan suuqa soo aado ee aan wx ka iibsaayo wxa aan sameeya dadka been ayaan u sheegaa kadob wan is xanaajiyaa kadib qofka ayaa isoo celiya markaas qiimihii awal laga soo baxshey ka siistaa
    3.markii aan fadhiyo meel dood ka socoto wan aamusaa cabaar ka baci wan dhoola cadeeya dadka markaas waqti ayey isii yaan si aan u hadlo
    4.
    5
    6
    7
    8
    9
    WXAAS OO DHAN ANAA MAR DHAN VIDEO ODINKAGA SOO DIYAARAA

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan baa mooda fasal fadhido cashar qaadanayo markaan daawanaayo channalka wax ka baro thanks for sharing teacher c/arzaaq faarax 🙏👍

  • @Xanaan-q8p
    @Xanaan-q8p 3 หลายเดือนก่อน

    Marka ugu horaysa si toosa hadalka ha udhamaynin wada hadalkii markii aad hesho macluumaadkii aad ubaahneed waydii su'aalo muhiimhayn ama hadal lawadaag oo kooban marka lawaydiiyo wixii uu kaa la hadashay wuxuu soo xasuusan su'aala yaashii muhiimka hayn 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @najmadayeb449
    @najmadayeb449 3 ปีที่แล้ว +2

    Shugran jasakalah khayr

  • @iqyaar.miqyaarmaxamedxasan1017
    @iqyaar.miqyaarmaxamedxasan1017 2 ปีที่แล้ว +2

    2015 wan kugu xiranhy guuleyso wllo

  • @abdialasow5594
    @abdialasow5594 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sxb

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha Allh 🥰💯🙏

  • @couchhaykaljama8184
    @couchhaykaljama8184 3 ปีที่แล้ว +2

    Mclimuu ilhy haku barakeyo

  • @asiyoibrahim7868
    @asiyoibrahim7868 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhowr qodob ba i sameye cz wn isticmalay😍❤️

  • @FaadumomaxamedXuseen-l7r
    @FaadumomaxamedXuseen-l7r 3 หลายเดือนก่อน

    M.a brother thank you

  • @djiboy90
    @djiboy90 3 ปีที่แล้ว +2

    Nolow saxib, I'm from 🇩🇯

  • @amuunyusuf6429
    @amuunyusuf6429 2 ปีที่แล้ว +2

    Buqaalkan oo kale soo badi cilmi nafsiga

  • @Pafana0
    @Pafana0 3 ปีที่แล้ว +4

    HOREY U SOCO PRO 🔋🏴🔌✊🚤🔋

  • @abdirahmanabdullahi134
    @abdirahmanabdullahi134 3 ปีที่แล้ว +4

    Eye contact ayaan aad u isticmaala hehehehe waa trick qofka dareenkisa aad kuso jiidanayso😅

  • @cabdixakiinshiikhsalaad1875
    @cabdixakiinshiikhsalaad1875 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa aqoon kororsi loobahnaa waayo aadbey wax kuutareynaa markaad racdo talooyinka eykoodiyariyeen wax ka baro weynu idinku farax sanahay garabkiina allaha galo bulshada afsomaliga kuhadasha waxwanaagsan ayaa uheysaan

  • @AaminoAbdullahi-vy7xm
    @AaminoAbdullahi-vy7xm 11 หลายเดือนก่อน

    masha allah ❤❤

  • @Boqoradarerka723
    @Boqoradarerka723 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah keep going

  • @kingsavid1163
    @kingsavid1163 3 ปีที่แล้ว +2

    Mazha allah

  • @hamoudibinabdiwahab8605
    @hamoudibinabdiwahab8605 3 ปีที่แล้ว

    Well don bozz shukria

  • @queensidra9515
    @queensidra9515 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my bro 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @fathiabdi8459
    @fathiabdi8459 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa lkn qof
    Ruxu kasta kal sonidu way ka dhama ta/ marka marar badan oo dadal sameyo

  • @zahirmahamet4467
    @zahirmahamet4467 3 ปีที่แล้ว +2

    Teacher waxaaan kugu xirnaaa mudo badan balse waxaan upaahanahay inaaad sigara iila sooxiriirto

  • @naimafariido3719
    @naimafariido3719 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa waxaan isticmaalay ama aan isticmaala habeenka aan xilli dambe seexdo inaan iska dhaadhiciyo in wakhtigu igu filan yahay

  • @Maryam-zd2gb
    @Maryam-zd2gb 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi warun qofka hada ka aamusto oo indhihisa eegto ani ma ogayn wlhi qof aan kagashakisana inu waxiga qarinayo ayantijabiyay waxana ogaday wax halsano iyo dherad laygaqarinayay mahadsanid hada kadibna wankugu xirnan dona i.a wllky

  • @midnimodoon7019
    @midnimodoon7019 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxka baro thanks

  • @ugbaadaragsan5039
    @ugbaadaragsan5039 3 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco walalka

  • @IbrahimIbrahimArahman
    @IbrahimIbrahimArahman 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks zxp

  • @xaadsanmustaf7405
    @xaadsanmustaf7405 2 ปีที่แล้ว

    Woow horey usoco wll

  • @muhyadinismail1754
    @muhyadinismail1754 3 ปีที่แล้ว +2

    Cilmu nafsiga waan jelahy waxaan isticmaaley qaarkamida sida eye contact,iska dhigid qofka aad lahadleyso

  • @maxamedxuseenaxmed1631
    @maxamedxuseenaxmed1631 3 ปีที่แล้ว +2

    The best chanel 💥

  • @qatraabdi7691
    @qatraabdi7691 ปีที่แล้ว

    Haa waligeyba waxan istacmala farsamiyin cilm nafsi ah

  • @salmanabdirahmanmuhammad4559
    @salmanabdirahmanmuhammad4559 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a keep going wall

  • @FAWAAIDCHANNEL2018
    @FAWAAIDCHANNEL2018 3 ปีที่แล้ว +2

    Inkastoo aad .......... wali saaxiib ayaan kuu ahay.

  • @Sheiknor_Osman
    @Sheiknor_Osman 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a Good job

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad waad mahsantahay

  • @taaa820
    @taaa820 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ku weydiiyal wll video copyright lahayn ee nature meelaha laga heli karo.

  • @nimcoabdi5009
    @nimcoabdi5009 3 ปีที่แล้ว +4

    Hello koos kaliya iga soo horaysa 💯💯💋

  • @AbukarChannelShorts
    @AbukarChannelShorts 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxaan jeclaan lahaa hadalkaan inaa buug ka qorto sawabto ah aadbu muhiim u yahay , Run ahaanti waxaan kugu xerna Channel kaada markaan ahaay dugsiga sare hadana heer jaamacad Ayaan jooga runti waxee ka turjumeysa midaas hadalkaada in dadbadan qanciyo ee talo ahaan waxaan kugu talin lahaa inaa qorto buug bogiisana aad u qurxoon , Mahadsanid sir

  • @nuurkey9635
    @nuurkey9635 4 หลายเดือนก่อน

    amaana allaah❤

  • @AbdimalikAbdimalik-j8s
    @AbdimalikAbdimalik-j8s 2 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waa mahand santahay❤❤

  • @qnarwa1237
    @qnarwa1237 3 ปีที่แล้ว +2

    Nolosha hormar ka gaadh ilhy idinkii

  • @waanasiibnololaduun4853
    @waanasiibnololaduun4853 ปีที่แล้ว

    Inasha allh Marka dabe waxad Nala wadagi donta wax xigmad leh kan wan iska dhagaysan

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 7 หลายเดือนก่อน +2

    3:05 ninki xanaaqa danihiisa dajinaayo ama daanka uu beelaa👊😂

  • @samiira1233
    @samiira1233 ปีที่แล้ว

    Laba mid baa aaad u isticmaala
    1=Qof marku isku dayo inuu iihanjabo ama isku kay xanaajiyo indhihiisa toos ufiiriyaa kadibna isagoo isda jiyay baa arka
    2=Marku qofku iga jeesan wayo kabihiisa eega kadibna isagaba isku xishooda

  • @nuuraiiman6521
    @nuuraiiman6521 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan oo aan kabartay ayan istic maalay aya iiguulaystay waad ku mahad san tahay wll

  • @hamdachoco7083
    @hamdachoco7083 3 ปีที่แล้ว +2

    Ugu horeye first time😎😍🤣🤣🤣