GABAR SOMALI🇸🇴AH OO XALAY GILGISHAY TARTANKA CAANKA AH EE MSS GLOBAL | WALIBA FINAL AYAY TAAGANTAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 หลายเดือนก่อน +203

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 7 หลายเดือนก่อน +198

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤

  • @user-ol2qs4cc6g
    @user-ol2qs4cc6g 7 หลายเดือนก่อน +50

    Waa ay qaawan tahay gabadhu is astur ku dheh wll aduun faa iido maleh aakhiro aan u shaqaysano illaahay ha inoo danbi dhaafo dhamaanteen aamiin😢😢😢😢

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @mounahersi9142
      @mounahersi9142 7 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@5minutetoheaven103
      Is astuur maa ceebaa!
      Waar waa qhalaad fikrkakuu!
      Proud to be muslim! So shame on U! If this is good for yourself we as muslims dont agree 😮😮😮
      So sorry for her but she is not representinga muslim people and country
      Shame on U from 🇩🇯

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@5minutetoheaven103xasbiya laaah xishoow jahilna adaa ah

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 26 วันที่ผ่านมา

      ❤❤saxiix

    • @sevdaomer4666
      @sevdaomer4666 24 วันที่ผ่านมา +1

      ​​@@5minutetoheaven103 jaahil baa tahay doqon ah hijaabku wuxuu wajib ugu yahay gabadha muslimka ah sida salaadu wajib ugu tahay marka diin malihid mana taqanid
      Naag qawan oo dhaqanka gaalo uga eg umad islam ah ma matali karto

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 หลายเดือนก่อน +129

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @CabdiraxmaanGeedi
      @CabdiraxmaanGeedi 7 หลายเดือนก่อน

      Kooko😊❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 7 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw ❤❤

    • @ahdarmoustapha2062
      @ahdarmoustapha2062 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @AxbaabAxmad123
      @AxbaabAxmad123 7 หลายเดือนก่อน

      Scw. Scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 7 หลายเดือนก่อน +208

    🇸🇴SOMALIA WE ARE MUSLIM QAAWANAANSHO MA,TAAGEERAYNO
    wllkayga somaliga Muslimka ah diintaada wax ku,xaaraan ah ha taageerin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-xy5ci5we3z
      @user-xy5ci5we3z 7 หลายเดือนก่อน +10

      we are muslim love somali but muslim hadi ay xijabnan lahed xita inta safro ayan lacag xita ku ibsanlaha

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 7 หลายเดือนก่อน +2

      💝🌴 ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليك 🌴💝
      Exactly that's true 💯👍
      Xaqiqda & Wanada + dariqa saxda ayad ku jogta

    • @cawobilan5721
      @cawobilan5721 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ree badi nimda iska daaya falstiin oo muslim ahiba tartanka way ku jirtaaaaye😂😂😂😂😂😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 7 หลายเดือนก่อน +4

      Run haday xijaban laheed 1 fun noqon laha lkn no hada alla naguma guleyo

    • @yaxyebayle9977
      @yaxyebayle9977 7 หลายเดือนก่อน +1

      That is true pro 🙏

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +80

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤

    • @Hamida-29
      @Hamida-29 7 หลายเดือนก่อน +2

      Intaas wax soo qoro aan radinaye adan ka arkay Mashaallah allaha, allaha naxifdiyo oo marbalbo xasuustisa nagama qaado aamin!

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Hamida-29 Mahadsanid walal qaali amin yaa rabbi inshaallah

    • @Hamida-29
      @Hamida-29 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa mudan walal qaali

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน

      @@Hamida-29 inshaallah soo booqo channel keyga sida aad wax badan oo kheyr Ah Ugu Fa ideysato inshaallah
      #sahantoosan

    • @Hamida-29
      @Hamida-29 7 หลายเดือนก่อน +1

      Haye wll hadii alla idmo

  • @fatumaduale
    @fatumaduale 7 หลายเดือนก่อน +32

    Wazir allah kabaq tan kugumana racin.subxanalah we are muslim

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน +1

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @apazade1220
      @apazade1220 7 หลายเดือนก่อน

      @@5minutetoheaven103alle haku fahansiyo diinta meel dhow ma jogtide hadi qawanan lagugu dhalay ma is qawi baa lagu yiri mise ilahay amarkisa iyo hadalkisaba waxa Kala wayn hadalka galada programkan wadata waxan rajaynaya Ina alle u labato ood wax badan so barto intada waxa rabtid so qorin

    • @happyqueen5158
      @happyqueen5158 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@5minutetoheaven103ma dintena qabta marka in dadka hortoda la isku qawiyo jahilad ba thy hoyaded u daf gawada

  • @chakouronline2391
    @chakouronline2391 7 หลายเดือนก่อน +28

    Muhiimadoodu waa inay diinta naga fogeeyaan ..waaa waxaan nabad aynaan u helayn waligeen...dad ilaahay iloobay ..ilaahayna uu iloobaa 😢😢

  • @zasha5606
    @zasha5606 7 หลายเดือนก่อน +28

    Asturnaanta wax ka quruxbadani ma jirto❤

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 7 หลายเดือนก่อน +32

    Idam Allah hasoo guul daraysato 🫡qaawani lala soo banaanbaxay taageeri mayno qofki taagerana wala waydiinayaa malinan cid kale ujawaabayn oo aad kaligaa tahay

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน +1

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 7 หลายเดือนก่อน

      @@5minutetoheaven103 jaahil diinta qarka usaaran inuu kabaxo waa adiga ee dib isugu laabo hoyadeyna afkaga hurada leh kalexi nocago kle waqti kuma bixiyo Ina wax fahamsiyana uguma talo galine qawanida aad difaacyso kumeel mar anigu hadan leyahy oo hadhow baan leyahy guul daro hakala soo hooyato iyo ceeb haderba ceeb uma dhinee 😤tageridan iyo indho iska tuurkaana meelbay kutaala ilahy waxd lahor tagi lahyd diyaarso bye Allah yashfiik intasan kuu awoodaa

  • @yoonisabdi223
    @yoonisabdi223 7 หลายเดือนก่อน +6

    Zakiyo ineey faaynalka joogta waad soo qaadatay markii laga qaado soo qaado video gaas uma qalanto ineey guuleysato qof muslim ah waliba dumar ah oo coora deeyda qarsan waaye allah ma siiyo faraxd Rabiyoow guul dara deeda itusi

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 7 หลายเดือนก่อน +105

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 7 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 🌴💝
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @hanamacalin1818
      @hanamacalin1818 7 หลายเดือนก่อน

      quruxdii ma qaawani ayay noqotay

    • @hanamacalin1818
      @hanamacalin1818 7 หลายเดือนก่อน

      illhaaw soo hadee gabadhn iyo inta lamidka ah

  • @muriidichannal1789
    @muriidichannal1789 7 หลายเดือนก่อน +50

    اللهمَّ انصر اخواننا وشعبنا الباسل البطل في فلسطين 🇵🇸الحبيبة وعاصمتها القدس الشريف وانصر ابطال غزة، وتبت خطاهم واحفضهم، وارحم شهداءهم، لملم جراحهم🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🇩🇿

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 7 หลายเดือนก่อน +1

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل
      عن ذكره الغافلون
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @qaaliadoontialle3706
      @qaaliadoontialle3706 7 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين

    • @ogeysiscafimad8935
      @ogeysiscafimad8935 7 หลายเดือนก่อน

      Amiiiiiiiiiiin Ya Allah

  • @isco9733
    @isco9733 7 หลายเดือนก่อน +86

    Qof aan xijaab wadanin nama matasho. Somali waa dad islam ah 🙏🔥

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 7 หลายเดือนก่อน +2

      Somalidu hadi Muslime tahi maxi waxa u qarxiyan

    • @munoomar
      @munoomar 7 หลายเดือนก่อน

      Qabilka Marka isku leynay islamka matalenay miya

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @isco9733
      @isco9733 7 หลายเดือนก่อน +4

      @@HodoAyan-is4fw walshey somali dhan wax ma qarxiso ee waa dad la yaqaano kuwa wax qarxiyo kuwas neh ilahey hanaga qabto lknse qof dumar ah oo anan xijaab neyn in aad amaanto ma wax caadiye kula tahy

    • @isco9733
      @isco9733 7 หลายเดือนก่อน +3

      @@munoomar hala haas oo dhan maxaa kaa keenay is astur oo is qari ilahey ayaa ku faray in aad is asturto sisterey xumaan neh igama aheyn oo waa jeclahy somalia in ey hormar gaardho lknse in noocan aan hormar ku raadino sharaf nooma ahan 😭💔

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 7 หลายเดือนก่อน +51

    Walaalayaal, Laakiin Qaawanaan la is kuma taageero. Ilaahay halaga xishoodo soomaaliyeey. Dhulkeenana Ilaahay ha noo badbaadiyo aamiin.

    • @sahuurarif1224
      @sahuurarif1224 7 หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin ya rabbi

    • @caraweelo2673
      @caraweelo2673 7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamin Aamin Aamin

    • @user-ct8mn3mn5x
      @user-ct8mn3mn5x 7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 7 หลายเดือนก่อน +2

      💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน +1

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 28 วันที่ผ่านมา +1

    Quruxeey raali ahaw allaah ha soo hadeeyo quruxi agteedana ma marine

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 7 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadhaas waxaan dhihi lahaa ilaah ka cabso oo cawradaada qarso oo quruxda ilaahay ku siiyey banaanka ha soo dhigin

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa Foolxumo Waxaan Wax lagu Faano Ma ahan Gabar Walaashaa oo Cawradeeda Qaawantahay. Waa Kuwa Ugu Liita oo Jirkooda Laga Faa-ido. Allaha Hasoo
    hanuuniyo.

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 7 หลายเดือนก่อน +21

    Somaliyadeda ma ogiye ha is asturto adunka waa humaage somaliya gushedu wax khyra ukeeni mayso shar maahane 👍

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 7 หลายเดือนก่อน

      @@5minutetoheaven103 nafis baad meelaha karaadinaysaa saad qofwalba dalaq usoo leedahy iska nafis maangaabow

  • @mdd7492
    @mdd7492 7 หลายเดือนก่อน +17

    IstaqfuruAllah ...Nabi geena (scw) waxow dhahay dumar ayaa naarta u gu badhan. Walaalo xumanta hafaafin. ==== Fear Allah and do not die Except in pure Islamic monotheism. JazakaAllah kheyR

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

      Waa qaldantahay Aduunka aad Aragorn waa dumar macnaha maaha fikirkaaga waxkabadal

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 7 หลายเดือนก่อน +27

    Intay qawantahay xijaab la antahay nagama.mid.ma ahan.mana.guleysanayso👌💯

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน +15

    Magicii somaalia meel muhiima ey gaarsiiya kulahaa wllee dhamaan dadka aan daawano waa kuwa ka maran diinta io magaca io midabka qurxan ee islaamka inaga xijaabka qof aan wadan nama matasho mss global iyadaa isku ah lkn ani ahaan waxaan u arkaa magacanaga io sida noogala yaqaan caalamka iney meel uga dhacday waayo dad fiican islaam wada ah diinta ku fiican baa naloo heystaa naagtaas jirkeedii qaawisay oo meel shayaadiin ku kulantay jogto wax Weyn maaha ugaas waxaa muhiiima ama aad boint ku helee alla agtiisa wanaaaga magacaaaga io in gaaalo aqonsi io magac dheeri ka raadiso maaha❤😢

    • @ardoabdilkadir1572
      @ardoabdilkadir1572 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaahow noo naxariso wax fican ayaa lafalanqeeyaa

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 7 หลายเดือนก่อน +2

      Dayuuskaan oo miiran baa caruutii naga fasaahaadiyay

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 7 หลายเดือนก่อน +10

    Asc wr wb somaliyeey ma hilmaanteem umad muslim ah inaad tihiin subhana allah Qiyaamaha markhaatiga ku fura intaad u ducayn lahaydeen gabadhan lunsan xaqa allaha idin tuso..

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 7 หลายเดือนก่อน

      waa ucodeeyey waliba 100$ ayaan ugu codeeyey. Muslinka kale ee ku jira anagu maxan kaga duwanahay qoyaney adoo miidhan baa dunida naga reebey e emeel la fadhiiso negetive-kaaga

    • @Userbl8tabl65
      @Userbl8tabl65 7 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Cherrie173 Maalmaha yey ku sirin, qabriga kaligaa ayaa gali. Diinta Alle dib udhac ma kento, Gabdhaha in la qaawiyo qiimaheeda ku lumi .

    • @nejmaali2161
      @nejmaali2161 7 หลายเดือนก่อน

      @@Cherrie173 horta magaca iska soo sax hadaad gabadh muslimad ah tahay markasan jawaab sax ah ku siinaya waayo Cherri xagayga gaalad magaceed ayey ka qoran tahay gaalad aan kaadidia iska dhiqina jawaab uma hayo

    • @nejmaali2161
      @nejmaali2161 7 หลายเดือนก่อน

      @@Userbl8tabl65 asc Qofna wll cidi ma qaawiso hadany ayagu rabin Aduunka dhaldhalaalkisa ayaa shaydaan u qurxiyey oo ay siisteen Qiimihii iyo sharafta Diinteena süubani u yeeshay Allaha soo hadeeyo

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 7 หลายเดือนก่อน +100

    Aaway xijaabkii... dhar La aan iyo qaawnaan maan ku taageeraa??? Waligeed yeey guuleysan hadii qaawnaansho ay ku guuleeysaneyso.. Alaha Soo Hanuunsho anagana sidoo Kale Alaha soo Hanuunsho😢

    • @suleqo5
      @suleqo5 7 หลายเดือนก่อน +6

      Xumntiysa caadi noqoty😢😢😢

    • @adensahal7177
      @adensahal7177 7 หลายเดือนก่อน +6

      Waa Aaakhiru zaman wllhi

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 7 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@suleqo5been mad sheegin xumanti ba cadi laga dhigtay

    • @haweyacaymad3264
      @haweyacaymad3264 7 หลายเดือนก่อน +4

      Walaahi waa ayaandaro hadii aan xumaan iyo wanaagba aan laga aqoon waa yaab aan yareyn

    • @aminaali8680
      @aminaali8680 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@suleqo5 sax sister.. ilaahey Khaatimada Ha inoo toosiyo

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 7 หลายเดือนก่อน +3

    Viva saynab jamc
    Somalia viva.

  • @Usaamecze2
    @Usaamecze2 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waaxay gabadha qaawanaanta lagu taagerayo kiristan miyaa subax Allah
    اللهم إ ني أسألك الحنه وأعود بك من النار 🤲🤲😢

  • @OGAANSHO-ALLAAH
    @OGAANSHO-ALLAAH 7 หลายเดือนก่อน +60

    🤲اللهم انصر اخواننا في فلسطين

    • @KhadijoadanRobe
      @KhadijoadanRobe 7 หลายเดือนก่อน

      امين

    • @mrabdalla929
      @mrabdalla929 7 หลายเดือนก่อน

      آمين

    • @MayaOscar
      @MayaOscar 7 หลายเดือนก่อน

      Amiiin

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 7 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل
      عن ذكره الغافلون
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @Abdifatah-Official
      @Abdifatah-Official 7 หลายเดือนก่อน

      Viva zaynab jamac

  • @user-cd9gy9gj3f
    @user-cd9gy9gj3f 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asc zakiyow ninyahaw waxyabahan ookale bulshada loomasookudbiyo Naag qawan oona asturneen taakera hadhihin Allah kacabso oodhaqan xumadan bulshada kadhaaf ❤adoo mahadsan wll

  • @SmilingLemonade-qf8nc
    @SmilingLemonade-qf8nc 7 หลายเดือนก่อน +19

    somaliniimadeda maogiyee ilahaay kacabsoo dheeh subxanalaah 😢😢😢😢

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @SmilingLemonade-qf8nc
      @SmilingLemonade-qf8nc 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@5minutetoheaven103 asc waalal worta anigu gabar baan ahaay mida kale qawnidu hadey ceeb aheyn mxaa dharkaa lagugu xidhaa marku qofkaa dashoo koley inan kujawwabo maficneyn lkn waa iga wano ilahaay an kacabsanoo manta markey gusha heshoo hadey dimatoo ilahaay maxey kala hortagii itaqilaah

    • @SmilingLemonade-qf8nc
      @SmilingLemonade-qf8nc 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@5minutetoheaven103 una tusi wamama wote hoyadey ilahaay haunaxaristo asante kwa matusi yako from mombasa kenya

  • @ShukriMaxamed-wi5no
    @ShukriMaxamed-wi5no 7 หลายเดือนก่อน +27

    Allah is one

  • @ayaanmahamud-rb3po
    @ayaanmahamud-rb3po 7 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah gabar qawan oo la leeyahay wayna ma tashaa 😢war alle ha laga baqo dad muslim ah ayaynu nahee😢

  • @Jackjonjon09
    @Jackjonjon09 7 หลายเดือนก่อน +25

    Greeting to Somalian brothers and sisters from Türkiye.
    ☪️🇹🇷🤝🇸🇴☪️

    • @user-cj8jq2oc5p
      @user-cj8jq2oc5p 7 หลายเดือนก่อน

      From somalia🇸🇴 love you türkiye🇹🇷😘😍

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 7 หลายเดือนก่อน +7

    Woow mashallah thé is super vidéo Ilike VIVA Somaliya

  • @kingyussuf
    @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qawananshaha miyan tageerna wll anago dad ummatu MUXAMMAD AH SCW❤❤

  • @nabilaomar
    @nabilaomar 7 หลายเดือนก่อน +1

    ALLE ka baq oo ha ku faanin gabar is qaawisay waxay magaceena kur u qaaday ma jirto wayba na ceebeysay oo Soomaalidu waa dad Muslimiin ah oo asturan , qofkii gaalo ku dayda ayaguu ka mid yahay ee ninyahow ha noo faaninin qoftan sharafti iyo xishoodki ka tagtay ee gaalo raaca noqotay .

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 7 หลายเดือนก่อน +12

    Guuldaro haa u rajeyna insha allah

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak 7 หลายเดือนก่อน +19

    Naag qaawan somali maaha 😢😢😢

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 7 หลายเดือนก่อน +13

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂

  • @apazade1220
    @apazade1220 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kuguma raacsani muslim baa Naha sharafta diintena iyo tan dumarkena iyo tan dalkena way ku dhelasa alle ka baqa oo hadalkisa adeca inta gaalo iska gadasan meel fog ha gaarina gabadhan qawan dal iyo dhaqan iyo diin Midna naguma matasho allow bari baan ka ahay 🙌🏻☪️

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 7 หลายเดือนก่อน +3

    WA QURUXOOTAY ZAKI MASHA ALLAH.
    👍S🇸🇴Y🇸🇴N🇸🇴B💙 J🇸🇴M🇸🇴C
    GUL🤲.

  • @mahirmunir7394
    @mahirmunir7394 7 หลายเดือนก่อน +47

    Viva Somalia 🇸🇴 ♥ Legend Big respect 🙏

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 7 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu billahi ilaahow aanan qaawni taageerin
    War yuunan dhulka idinla rogman inta xumaanta taageereysan
    Allaha na xifdiyo dhamanteen

  • @hamsa2000
    @hamsa2000 7 หลายเดือนก่อน +40

    naad isqawinaysa ayaad no xayesiinaysa Ilahay kuma gulisiyo tartankaas amiin

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน +1

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @IdirisHasan-hf1ol
      @IdirisHasan-hf1ol 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@5minutetoheaven103adaa diinta qalad ka fahmy marku maydhanyo ma dad ba dawanya oo ma kamarad baa haysa
      Marku dhalanayayna ma isaga is qawiyay alle qawiyay oo uurka kaga soo sare
      Hooyadisa aad ka hadlaysana qawananta xiliga waa wax alle baneyay oo xaajo ayay gudanysay ee naag qawanan u badhedhay ma ahyn sida saynab ookle oo aduunka iska gadaysa sidii xoolo jaban ookle gabadhi is asturi waydaba ilaahy agtisa waxy ka tahy xoolo jabn oo riqiisa oo karamadu alle siyay ee astur idhi bilash dadka ku tusaysa
      Caqliga kugu yare jaahilad badthye diinta baro intad alle danbi ka galin ado naag danbi ku jirta difacaya

    • @Usaamecze2
      @Usaamecze2 7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin 🤲🤲🤲🤲

    • @maskiintialle5645
      @maskiintialle5645 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@5minutetoheaven103 oo hada maxaad na ledhahay danbi ma ahan miyaa isqaawinta 😂😂😂 Jaahilnimada kugu badan orodo diinta so baro

    • @Clarivize
      @Clarivize 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @salmaahmed2172
    @salmaahmed2172 7 หลายเดือนก่อน +37

    Akhs waxsi sharf maha diintena islamka😢

    • @xamzegamer136
      @xamzegamer136 7 หลายเดือนก่อน +3

      wlhie waa runtaaa😢💔

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

    • @xamdacisman920
      @xamdacisman920 7 หลายเดือนก่อน

      Hoogay ale Haku caafiyo ​@@5minutetoheaven103

  • @FarxaanDajiye
    @FarxaanDajiye 7 หลายเดือนก่อน +41

    Viva saynab jamac guuul somalia oo dhan ayya kusuga❤❤

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 7 หลายเดือนก่อน +3

      Wlsha adiga xta hdi ay shirkadaha galamda duban kso dontan wd siin lahed mya ilen diin iyo akhlaaq ka fkari myside

    • @FarxaanDajiye
      @FarxaanDajiye 7 หลายเดือนก่อน

      @@Showkaanifx tasi iyaday ku xidhan tahy haday is asturayso io hadi kale mid qofku hadu damirkisa ibsado malaga qaban kara

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน +4

      Tan nama matalin ugaas sharafti nooga dheshay

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mujaahid.Mohaan wxnba la yabanhy dadka.sidu damrka kaga dhnty oo ah wxksta o xun horumar ugu arkaan wlhi wa cajiib

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน

      @@Showkaanifx saxb dadkaan aad umaleyso iney wanaagsanyihin oo af malabka ah caqiidada io diinta fahankeeda ayaa ku yar bal eeg ninkaas wuxuu nala hor imaaday

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waxas haku taagerin isu danbi baad noqonaysaan waa aduun iyo aaqiro seek lacagta kutaageerto waa lagu waydiin qof muslim ah sidaa uqaawan subxaanallah

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 7 หลายเดือนก่อน +18

    Qaawanaan meey nagu matalee allaha so hanuuniyo😢😢 anagana allaha nagu sugo asturnaanta

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 7 หลายเดือนก่อน

      Xadaari iska dhig nio😂

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanlaah soomaliyad qaawan
    Ayaa buuga taariikhda ugalaysa😢😢😢😢😢

  • @Islamicallah44
    @Islamicallah44 7 หลายเดือนก่อน +13

    Guuul zeynab jaamac insha allah ❤❤❤

  • @adankhalifali7869
    @adankhalifali7869 7 หลายเดือนก่อน +14

    Astuur laan ayaa jirta ilaahow soo hanuuni😢

  • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
    @farhioABDESSAMAD-nh9dn 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ma qaawni baan ku taageernaa subxaana laah ilaahey hasoo hadeeyo walaasheen

  • @khadijasharif3829
    @khadijasharif3829 7 หลายเดือนก่อน +16

    اللهم اصلح اولادنا و اولاد المسلمين 🤲

  • @faisomawlid9183
    @faisomawlid9183 7 หลายเดือนก่อน +10

    Viva soomalia ❤💙🇸🇴

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah mawaxaan taageeraa naag cawradeeda banaanka keentay waryaa ilaaheey kabaq ilaaheey hasoo hadeeyo

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sai Jama miss global 🇸🇴🎉❤

  • @masodberlin3043
    @masodberlin3043 7 หลายเดือนก่อน +10

    الله يهديها هذا ليس فخر وانما فتنة ومصيبة

  • @user-uj3tq9if5t
    @user-uj3tq9if5t 7 หลายเดือนก่อน +41

    Viva somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fiiri wasiir ALLAAH ka xishood wlasha iyo tan kuu dhaxdaba uma ogolide daa haweenka kalena 😊

  • @user-mr3tw5dc8t
    @user-mr3tw5dc8t 7 หลายเดือนก่อน +1

    subxaanalaah gabadhaan waxaana xumaan ehen ma soo siyaadin ee dumarka soomaalia yeena fasahaadin

  • @user-qt8pj1uz3d
    @user-qt8pj1uz3d 7 หลายเดือนก่อน +6

    Guul guul wll qali ❤❤❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 7 หลายเดือนก่อน +11

    SubhanaAllah 😢😢

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah, Ilaahay ka baq macsida, ceebta, iyo fusuqa aad faafinayso umada ka jooji, gabadhaana Ilaahay ha soo hadeeyo.

  • @SaaraIbrahim-fo1io
    @SaaraIbrahim-fo1io 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdu lillah alla hasoohadeeyo gabadha uducee gabadha sharf kulaha war soomalida ayay sharafta kaxumaysay waliba hablaha somaliyeed

  • @user-dj1ct1cl9t
    @user-dj1ct1cl9t 7 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadha somali waa dheeman wax garo lama arko❤

  • @user-bh5nl4yk3r
    @user-bh5nl4yk3r 7 หลายเดือนก่อน +4

    😢😢😢😢😢Wlhi gahbdaha somalida aye ku deshey😢😢

  • @user-xv2rv3vn9v
    @user-xv2rv3vn9v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mar horaan ucodeeyey wasiir

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 2 หลายเดือนก่อน

    Quruxu waa idiine kuwan allaha asturo wanaaga guul lagu gadhaaye

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 7 หลายเดือนก่อน +4

    Qof is qaawisay ayad noo macanaynaysa waar waa waalid dumarka somali lagu qaawina laha

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 7 หลายเดือนก่อน +13

    Guuuuuuuuuul walaasheen soomaaliyeed🇸🇴❤🇸🇴

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 7 หลายเดือนก่อน +2

    Viva saynab jaamac
    Viva saynab jaamac
    Viva saynab jaamac
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @Nasraa-240
    @Nasraa-240 7 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahey hasuu hanuuniyo qawanaan wax laku farxa maha

  • @ismailtaxta593
    @ismailtaxta593 7 หลายเดือนก่อน +10

    inta tusbax heesato waa idin salamay SCW

  • @siman111
    @siman111 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah zaynab Inshallah guulayso aamin

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalllah
    Hadaanu tageerno waxay ka dhigan tahay in aanu qaawanidaa aanu raali kaga nahay taasna rabi Ayaanu ka magan galnay in aakhiro aanu danbigaas qayb Kala noqono

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 6 หลายเดือนก่อน

    Adigoo soomaali ah miyaad isqaawin taageeraysaa isqaawisku waa shaqo shaydaan muusikadana waa qalab shaydaan ilaahayow gabadha soo hadeey anagana nagu sug diintaada ilaa dhimasho allahuma aamiin

  • @Aliiza21
    @Aliiza21 7 หลายเดือนก่อน +145

    😂😂indhayarta wa fadaro hahahahaha 😂😂😂😂

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 7 หลายเดือนก่อน +3

      Indha yarta hanugu so dhisina😂

    • @user-jx3ko3hy2t
      @user-jx3ko3hy2t 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wllahi waa fadaro😂

    • @somalilangamer
      @somalilangamer 7 หลายเดือนก่อน

      Haa naga foge 😂😂😂😂

    • @abdibaashi9015
      @abdibaashi9015 7 หลายเดือนก่อน

      Xaliimo somali isn't easy 😂❤❤

    • @FerociouswolfSingers-zv5un
      @FerociouswolfSingers-zv5un 7 หลายเดือนก่อน +1

      Indhayarta Ka dhamaada

  • @omhajar69
    @omhajar69 7 หลายเดือนก่อน +3

    Naga qaleeya anagu diin iyo dhaqan baan leenahaye

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 28 วันที่ผ่านมา

    Viva sanab Jama ha loo cideeyo gabadha❤❤❤

  • @abdullahihass8936
    @abdullahihass8936 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Saynab Jamac

  • @fardowsaabdirahman6161
    @fardowsaabdirahman6161 7 หลายเดือนก่อน +4

    Allah so hanuuniyo

  • @user-mv3wi9ng3b
    @user-mv3wi9ng3b 7 หลายเดือนก่อน +11

    Viva saynab jamac guuul Somalia 💪🇸🇴❤️

  • @King.pro4
    @King.pro4 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul quruxey keep going

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asturnaan Ayey Igu Matali Lahayd Ana Ugu Codayn Lahaa Laakin Macal Asaf Way Qaawantahay. Aakhira La Ii Qabsan Maayo Naag Qaawan Baad Dhiirigelisay

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 7 หลายเดือนก่อน

      Cadari iska dhig nio😂

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi $1M wey u qalanta aniga ayaan ka bixinayo ka firsada wey soo baxesa gabadhena insha Allah ❤

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน +5

      $.5 xitaa uma qalabto

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 7 หลายเดือนก่อน

      hoyada yado qawan baa la waseyey markii aad uur gelaysey, qaawan maa ceeb ah, adoo qaawan baad dhalatey, adoo qaawan baad meedhataa, jaahilyow, gabadha ka dhac, diintad qalad fahante, ama dee orod alshabaab noqo. gabadhan top 5 wey imanaysaa.

  • @babaa3412
    @babaa3412 7 หลายเดือนก่อน +6

    Ma waxaan nama taleeyso aqash hadaa somali nahay waxaa leynahay
    Dhaqan wanaag san iyo idiinta islaamka gabar tii tartameeso Haku tartarm dhaqankeena iyo astur nimada gabdhaha somaliyeed

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 7 หลายเดือนก่อน +1

    Viva saynab jaamac guul iyo gobonimo

  • @KayseAdnan
    @KayseAdnan 7 หลายเดือนก่อน

    Allahayow somali dad badan ayaa
    Dheerad ku,e allow hore noo dhaafi
    Kan so dhigay iyo tan qaawanba

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 7 หลายเดือนก่อน +5

    Naagtan qaawan hanagu so dhisin , waxas faaiido ma leh ...

  • @yusufali1971
    @yusufali1971 7 หลายเดือนก่อน +4

    Insha allah guul❤❤❤

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 7 หลายเดือนก่อน +1

    لا إله إلا الله zakiyoow allah ka cabso naagahan qaawan channel kaaga ha soo galinin waxani waa munkar allah kacabso.

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleyso gabadheena

  • @anabali5298
    @anabali5298 7 หลายเดือนก่อน +4

    Viva somalia❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawofarah
    @hawofarah 7 หลายเดือนก่อน +16

    Somali is not easy 😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir nimanka waxey hayas taan
    Kaararka ilaalada ee isdeji🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @xasancade1323
    @xasancade1323 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul seynab jaamac

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah 😢

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallaah Zakiyoow maxaad ka hadlaysaa ma isqaawintaad ku faraxsan tahay

  • @user-uy5qj5lm6j
    @user-uy5qj5lm6j 7 หลายเดือนก่อน +2

    l wish you success

  • @Moustaphe-e1r
    @Moustaphe-e1r 28 วันที่ผ่านมา +1

    Sabab jamc kulwacan❤❤

  • @gramyhais3674
    @gramyhais3674 7 หลายเดือนก่อน +4

    Zainab she is my wife 😂😂😂 i mean the future one🎉🎉🎉