ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xuddunta Dagaalada Diblomaasiyadeed ee ka socda Geeska Afrika

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 18

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 หลายเดือนก่อน

    Thank you. Abdifatax wariye an tageero

  • @warss11
    @warss11 หลายเดือนก่อน +1

    The truth is that Somaliland wants nothing to do with Somalia. But Somalia does not understand yet? Djibouti disagreed with Dpw 2017 went over Somaliland, Cheaper costs get Ethiopia.Somaliland/Ethiopia mou 2024 brighter future.

  • @Hciid
    @Hciid หลายเดือนก่อน +1

    DHIBKU WAA REER BANUU AMXAAR OO SHEGANAYA DHUL XATAA XOLAHODU IMAAN SIDEE DAGAAL LAGU HURAYAA

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 หลายเดือนก่อน +1

    Maad garan xiisadda somaliland iyo Djibouti halkuu ka bilaabmay
    Bilawga wuxu ahaa Dp world oo u guurtay berbera

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi หลายเดือนก่อน

      Dp world jabuuti iyadaa iska soo eriday. Nabsigii unbaa helay.

  • @shakuudabdi7453
    @shakuudabdi7453 หลายเดือนก่อน

    Muuse waa nin anuaaya

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 หลายเดือนก่อน

    idinku ma reer jabuutibaa tihin reer saab tiviyo

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland waxaa u taliya jaajuusiin u adeegta Itoobiya.
    Dhulka Soomaaliyeed iib ma aha.
    Waa in dhulka hooyo laga difaaco Itoobiya.

    • @prosl11
      @prosl11 หลายเดือนก่อน +2

      Beenale ,hassan moiryaan iuo somalia oo failed state ah miyanaay ethopian joogin

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 16 วันที่ผ่านมา

      @@prosl11 dagaalkii 77 mid ka daran baa Geeska Afrika ka curan mar dhow.
      Itoobiya waanu burburin.
      Soomaaliya ha noolaato.

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem หลายเดือนก่อน

    1

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t หลายเดือนก่อน

    Mafahmin nacaskan

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 หลายเดือนก่อน

    somaliland camal kala mahayso . Waxay wada wan Kuku canbixi. Somaliland Horta madowlad ba amba gobal ka dirsan somaliya wacajib . Marmar qarkod margad ismodid waxad ahayn waa sida somaliland 😂😂😂😂😂

  • @bereedmediacenter5243
    @bereedmediacenter5243 หลายเดือนก่อน

    (Xagey sirtu ka quruntay)+ (dalka somaliland) waa hadalo been iyo deel qaafa oo uu la hor yimid warihani daawadayaashiisa.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw หลายเดือนก่อน

    Somaliland maaha Dal jira ee ka daaya dadka BEENTA

    • @user-xp2yx5hr1s
      @user-xp2yx5hr1s หลายเดือนก่อน

      Maye wa siilka hooyda 😂😂😂

    • @user-fx2sr6oo9u
      @user-fx2sr6oo9u หลายเดือนก่อน

      Way jiirta ee is deldel, geeska Africa ayey Somaliland kaga cabadisay