Gudniinka Dumarka & Shareecada || Sh Maxamed Cabdi Umal 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 205

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Allaha ku Xafido Shiikh Umul Adi iyo Wadadada Somaliyeed ee u taagan Diinta iyo Maadiga Amiin Yaa Rabi.

  • @adenobsieh3601
    @adenobsieh3601 3 ปีที่แล้ว +9

    اللهم امين
    وكم نحبك في الله يا شيخنا الفاضل فنسأل الله العظيم ان يبارك لك في عمرك
    وان يدخلك الجنة وأن يغفر لك ولوالديك

  • @Hafsa595
    @Hafsa595 3 ปีที่แล้ว +5

    A very simple sheihk ma sha Allah qer Allah kusiyo sheihk umal jazakallah🙏🙏

  • @abdullahimegar6055
    @abdullahimegar6055 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah sheikh Umal, Jazakallah.
    Wish you long life full of happiness.
    May Allah protect you.

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 3 ปีที่แล้ว

      Allow culimadeena oo xafid cimrigoodana sheree.

  • @farhia9561
    @farhia9561 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa'Aallah Xaqa waa cadyahya ilaahay Cullumadda hanoodaayo cimrigooda Allah barakeeyo.Sheikh #Mohamed #Abdi #Umal jazaakumllah

  • @yurubmohamedabdulahi2694
    @yurubmohamedabdulahi2694 3 ปีที่แล้ว +1

    The only sheikh who I love to listen maashaa allaah

  • @profyaralow9642
    @profyaralow9642 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqa sheege bad tahey Illahi Swt Haa ku Barakeeyo

  • @abdiqanisheikhadam
    @abdiqanisheikhadam 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ محمد، كثر الله أمثالك في المسلمين.

  • @abdiyarebashiir9683
    @abdiyarebashiir9683 3 ปีที่แล้ว

    Xafidu LAAHU Sheikh Mohamed Abdi Umal

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha xafido sheekh maxamed abdi umal

  • @jaabir7107
    @jaabir7107 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta qayrka jecel like saar👍👍

  • @profyaralow9642
    @profyaralow9642 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Illahi Swt Haa ku Barakeeyo

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw 3 ปีที่แล้ว +8

    Wallahi diinteenu wey inagu filantahay dhan walba ee aan masaailka kula noqonno

  • @faisalinamahamoud9354
    @faisalinamahamoud9354 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallah sh. Maxamed abdi umal.

  • @umuasiya3332
    @umuasiya3332 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugaynay maxadiradan Jazakallahu khayr walalalaha

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 ปีที่แล้ว +9

    ما شاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا جزيلا لك با شيخنا الجليل محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة أفسح الله لسانك في الدنيا والآخرة

  • @laascaanood539
    @laascaanood539 3 ปีที่แล้ว +2

    SubxanALLAH MaashaAllah THIS ONE IS CLASSIC. InshaALLah I WILL NEVER FORGET! Soldier of ALLAH > SH.M.C.UMAL.

  • @muhammadsheikh4371
    @muhammadsheikh4371 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, ilaahow sheikh umal soomali hauwaayin

  • @abuuxamzatafsiirchannel365
    @abuuxamzatafsiirchannel365 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء وجعل الجنة مثواك شيخنا الفاضل الشيخ محمد عبد أمل حفظك الله من سوء الدارين ♥️♥️♥️

  • @AMINAMOHAMED-ft2lg
    @AMINAMOHAMED-ft2lg 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh Umal... Thank you for the clarification. Much love for you for the sake of Allah.

  • @sacdiyosiman5358
    @sacdiyosiman5358 3 ปีที่แล้ว +13

    Wxn kugu jecladey xaqa kama gabatit shukran

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว

    ( صلى الله عليه وسلم )Ma sha Allaah 🥰 shiekh umal (Allah swt) ha ku barakeeyo

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 3 ปีที่แล้ว

      Maa shaa Allaah. Might Allaah protect you and your family

  • @mohamedabdullahi7839
    @mohamedabdullahi7839 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh miisanka xasanaadka ilahay hakuu saaro maalin aad maantay uga baahi badan tahay runtii hadii dhag wax maqasha ama qalbi wax weeleeya jiroo sheekhu waa cadeeyay inta kalankiisa allaha nagu anfaco

  • @maxamedshukri3700
    @maxamedshukri3700 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah sheekhanaa Allaha ku xifdiyo adduun iyo aakhiraba
    Waad caddaysay xaqqa waadna sheegtay waajibaadkaagina waad gudatay Allaha kaa abaalmariyo

  • @abdiomar5538
    @abdiomar5538 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah sh umul ooshrkaya Halkan🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cadaadchannelbarakalaahu6216
    @cadaadchannelbarakalaahu6216 3 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله شيخنا العلامة محمد عبد امل جمعنا الله واياك في فرّدوسه الاعلي

  • @ifraahabdulaahi4552
    @ifraahabdulaahi4552 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah allow ku xifdi cadawga Allah kaa qabto

  • @zakariyeaxmed765
    @zakariyeaxmed765 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xifdiyo #sheekh adiga iyo dhamaan ahlu towxiidka☝️

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haa ajaar sheekh amiin amiin

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha,Allah Sheikhunaa Waa mowduuc aad u muhiim ah Jazakallah kheyran.

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 3 ปีที่แล้ว

    Mash’Allah shukran shukran sheekh

  • @cabdicasiisducaysane5581
    @cabdicasiisducaysane5581 3 ปีที่แล้ว +3

    M....a Balanti waa u oofiyay sh umal allaha xifdiyo waligiba waanka faaidi jirnay

  • @hawafarah7236
    @hawafarah7236 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah jazza Akallaahu khayr sheekh

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ilaahay h noo xafido culimadeena amiin YAA allaah

  • @MaryanMaxamed-z2k
    @MaryanMaxamed-z2k 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @abdullahibishar9632
    @abdullahibishar9632 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله ، جزاك الله خير الجزاء واحسن الله اليك واكثر الله امثالك من العلماء .
    illahay sheikha cimrigiisa , cilmigiisa iyo carabkiisaba haubarakeeyo anagana hanagu anfaco waanada.
    Diinteenu waa dhamaystirantahay iyadaa nagu filan gaalla udaba fadhiisan mayno diinteena iyo dhaqankeena midna👍
    ilaahay shartooda hanaga xijaabo dhagartoodana iyaga haku celiyo🙏

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว

    Allhu Akbar Allhu Akbar Allhu Akbay.

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخ محمد عبده أمل وحفظك الله ورعاك وجنة الفردوس مثواك

  • @maxameddaahir7517
    @maxameddaahir7517 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ilaahay haku xifdiyo

  • @yurubmohamedabdulahi2694
    @yurubmohamedabdulahi2694 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh umal illaahay dartiibaan kuu jeclahay

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
    اللهم احفظ علماء المسلمين أين ما كانو من كل سوء
    اللهم أمين
    اللهم خذ كل من أراد بالسوء هذه الأمة كان من كان وأين ما كان.

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah sheikh Maxamed rabi haku siyo kher 😍🥰
    🥰🙏❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว

    Baraka Allahu fiika jezaaka Allahu khery sheikh Mohammed cabdi umal

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jasaaka laahu khayr...

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 3 ปีที่แล้ว

    Msha allaaaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaaah

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Shiikh Umull.

  • @AliIbrahim-fc4hb
    @AliIbrahim-fc4hb 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah shiikh umul jizakalahu kheyr Sharciga ilaahay ee diinteenu noojidaysay ayaa nagu filan alxd

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh barakow

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazakalah

  • @sahramahamed1891
    @sahramahamed1891 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah ilahay haku xiftiyo

  • @sacdiyosiman5358
    @sacdiyosiman5358 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh umal magaca ha jiro jazakallhu kheyr adun iyo aqira allah haku xifdiyo 💯💯❤️

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +1

    JZK
    ALXM
    Diinta Islaamka Waa Diinu Nasteexa Marka Gudniinka gabdhaha waa banaan yahay gudniinkiina aan sii wadno gabdhoow

  • @abshirkoofi4009
    @abshirkoofi4009 3 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuul sh.umul

  • @hamdiyar4204
    @hamdiyar4204 3 ปีที่แล้ว

    Rabi janadaa hakugu cazumo babaa

  • @MohamedAbukar-cp2ym
    @MohamedAbukar-cp2ym 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAallaah sh barakaAllah fiik wabarik ahlak Allah yaxfadak

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw 3 ปีที่แล้ว +4

    Somalidu marna gudniinka wey ku xadgudbeen oo fircooni bay qaateen haddana dhankii kale bay u boodeen,ee culimda aan wax ka qaadano diinta aan ku salayno, jazakumullaah culimada

    • @HassanAhmed-ty6xw
      @HassanAhmed-ty6xw 3 ปีที่แล้ว

      @Sumeyo Hassan Aamiin ilahay hakuu fududeyo

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 3 ปีที่แล้ว +2

    Alahayoow noo daa culumadeena noona xifti

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว

    Sax Sax Sax Scw Scw Scw.

  • @aminaabubakar7114
    @aminaabubakar7114 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah sheikh

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shekh

  • @warsanaxmed9014
    @warsanaxmed9014 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhwaxanrabaa.ducada..caruurta

  • @cabdulaahiguray9209
    @cabdulaahiguray9209 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah alle hakuxafido

  • @ashajama8864
    @ashajama8864 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido sheikh

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 ปีที่แล้ว

    Sheikh manshallah sual kusabsan kudnika firconiga quranka allah malagushagi

  • @nurdinsheikh8769
    @nurdinsheikh8769 3 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah sheikh.

  • @khankhan-nc6kx
    @khankhan-nc6kx 3 ปีที่แล้ว

    Amiin waa gulesanenaa ishalalaah

  • @Geeleofficial
    @Geeleofficial 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah ilaahay haku xifdiyo sheekhanaa

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرًا

  • @mamma6900
    @mamma6900 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah tabarakallaah jisakallaahu kheyr Amiin yaarabii

  • @nasriinalimahamuud8981
    @nasriinalimahamuud8981 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah shaykhanaaa

  • @umumanaal6610
    @umumanaal6610 3 ปีที่แล้ว

    Illahay shar iyo shaydaanba ka hay sheekhii

  • @HELLO-b1p
    @HELLO-b1p 3 ปีที่แล้ว

    Naagah waar may oo imaadaan uff waar baadaana sheikhs xaataa lama maqlii kaaroo uff balayo waar badaan

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin sheekh

  • @Itzpearlz
    @Itzpearlz 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga aayat quraan ah haley keeno oo dhaheeyso gabdhaha hala gudu marabo imaam hebel ayaa qoray yaashiq hadi eysax tahay gudninka gabdhaha maxaa keenay inleesku heesto ama Leesku qabqabsado wax walba oo muran galay ama is qabqabsi waxaa fiican inleeska dhaafo yashiiq hadii leska dhaafane danbi maahan hadii lagudane kafiican ayaat ledihiin marka aanba iska dhaafno marba hadiiba eysan danbi nagu eheen yashiiq

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 ปีที่แล้ว +5

    MANSHA ALLAH JEZKALAHU KHEYR LAKIIN WALEE.DUMAROOW REER GALBED XAQNAGA MAQAN INANAY NOO SOO .DHICINAYNINE HAKU LUMINA HADAY RUNSHEGI MALIN WALBA MAXAY HIOOYO INTAY ELMA HEDA KA QATAN HORTEDA KUMA WATEN MARKA YAN MASKAXDA LAYNAGAGA CIYAARIN

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 3 ปีที่แล้ว +2

      Reer galbeed anagaa la nool dumarkoodana waa is ogyihiin ineey ku hoos dulmanyihiin democracy eey sheegaana here in America 🇺🇸 maka jirto kumana dhaqmaan lkn waxeey u waaridaan aduunka intiisa kale gaar ahaan dunida Muslims ☪️ ka ah

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 3 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @ahmedshamhaf3111
    @ahmedshamhaf3111 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalaahul kheir sheikh umal, may ALLAAH sw protect us from this galoraac.

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin

  • @teachfamilyquran5342
    @teachfamilyquran5342 3 ปีที่แล้ว

    Noooo😭😭😭😭😭😭👸👸👸👸👸

  • @abshirkoofi4009
    @abshirkoofi4009 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ka baaliyo

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nuramohamed5248
    @nuramohamed5248 3 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka xaqooda Wa inow sobaxa insha Allah Karim

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle Haku Karaameyo Shiikhuna Waxmagaratada Runtaad U Sheegtay

  • @abdifataxmuse2991
    @abdifataxmuse2991 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah cimriga hakuubarakeeyo

  • @darkanabigascw2030
    @darkanabigascw2030 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا الجزاء وبارك فيك

  • @zahraalibarre9955
    @zahraalibarre9955 3 ปีที่แล้ว +5

    Geesi islamka u hiiliya …… Ayagana xaqa Allaha tuso

  • @An-rm3nu
    @An-rm3nu 3 ปีที่แล้ว +6

    Xayeysiinta kadaaya diinta. Waxaa habooneyn ayaa kasoo dhex muuqanaayo diinta. Allah ka cabsada kuwa channel ka maamula. Sheikha waxaan wax kama oga ayn umaleynaa adinka dhalinyarada ah ayaa meel dhow & shilimaad ka fikirayo oo dadki diinta ka dhaamayo.

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu calaykum mashaAllaha barakalaahu fiika Allaha xifdiyo

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 3 ปีที่แล้ว +3

    War culumadeenna aan Hadalladooda aan dhagaysanno

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️ALLAH ❤️❤️❤️❤️

  • @magool8581
    @magool8581 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer galbeedku hady xaqnoo dhicinayaan xijaabkeena aanu wadano waa xaquuq aanu uleenahy in naloo daayee hanagu nabadgashaan
    Waa hady runka sheegayaan xaquuqday udoodaan ee ah dumarbaa laxaqiry....

  • @maymuunamohamud7625
    @maymuunamohamud7625 3 ปีที่แล้ว +4

    ictisaam Waxaan ugalayaabey baaba nisaa kusoo dhiiran ogaa Hhhhhhh masiirkii diinta dalka ilmihii eriteria laga gatey. Malaaygii lagu badaley daroogada taasaa Alaylahee ubaahan kahadal iyo difaac.

    • @abdirisakmohamed2668
      @abdirisakmohamed2668 3 ปีที่แล้ว +1

      Walalo awalba daroogo waa qadaneyse lacagtan waa laga qadaney laakin daroogo dayn maysid laakin lacagtii laga qadeyey hadii malaygii ka qurmayey lagag gato ma khasaro ayaa qabtaa!!!

  • @nuramohamed5248
    @nuramohamed5248 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq umal wuxuu rabaa inuu yeesho afar xaas

  • @abdiazizmohamudjibril7181
    @abdiazizmohamudjibril7181 3 ปีที่แล้ว

    jazakalah shiikh sida aad nooga jaahil bixisay

  • @acazaam
    @acazaam 3 ปีที่แล้ว +3

    Masala kwayn waaye waxaa qabtiin oo ah inay sharci dajintu thy maqsad min maqaasidi shariica maalin dhaw ayad sheikh kuhadashay haday sharci kadhigen waxad qabteenba eeda ay yeeshen agtada wa mxy ???
    Caanahaaan daatay sheikh umal daba qabad maleh marka dhahdeen sharci dajinta hala galo maslaxo iyo daruuro ayaa keentee gaalnimada halagu qubeysto markaas ayay gacantiina kabaxday xubintii udambeysay ood kudhaq dhaqaaaqi leheyden.

  • @M4likVerse
    @M4likVerse 3 ปีที่แล้ว

    1:04:35

  • @wehelkaonline
    @wehelkaonline 3 ปีที่แล้ว +3

    war dadoow wax dhageysta DIINTA/WADAADADA MA ONGOLA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH! - waxa leysku heystaa waa sunaha....Wadaadada daliil ayeey u heystaan sunaha ee adinga maxaa heystaan oo ku diideysaan ?..waxa aadan aqoon ulaheynaha haku deg degina soomaliyeeey!

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 3 ปีที่แล้ว +2

    Culumada,ha,la dhagsto kuwa,sheeko gaaalo no la imanaya joojiya ayaan leneyahay markad xeer sidano kale so saraysan ama aad meel marinaysa culumada la ka Tashada wayo dad islama ayaan nahaye

  • @axmedcige3411
    @axmedcige3411 3 ปีที่แล้ว +1

    In cawrada laga aamuso ayaa fiican