ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

INAY JECESHAHAY AYUU U MALAYNAYEY 2 SANO?!💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2021
  • Gabar la socotay wiil maraykanka jooga uu u malaynaayey inay jeceshahay wuxuu ogaaday 2 sano ka bacdi inaysan jeclayn oo ay wiil kale la socotay.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 468

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +106

    Sheekada Noloshayda part 5
    th-cam.com/video/9_sDBPHPCZo/w-d-xo.html

    • @Dadir__football
      @Dadir__football 2 ปีที่แล้ว +1

      20$ isodir wll

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 2 ปีที่แล้ว +2

      Hal bad ku khaldanthy oo ah manta adunku weys bedeley cid America iyo yurub rabata waa yrthy wan cid maskax kujirin

    • @xayaatiqalbi1028
      @xayaatiqalbi1028 2 ปีที่แล้ว +1

      Insha allaah wan sugayna sheekada noloshaadah mahad sanid wax badan ayaan kaa
      fa iiday anigah🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal xage kalaso xiriraa ayub

    • @Dadir__football
      @Dadir__football 2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimasheikh8308 wll xalkaa igalaa so xarir

  • @hindaaadan4743
    @hindaaadan4743 2 ปีที่แล้ว +37

    Qof ka wax khiyama maalin ayuunbaa soo baxdaa khiyanadisa mar walba qof dacada ah ayaa guulaystaC llaahi ilahay hakuu sahlo qof wanaagsan oo dacad ah waad helidoon taaa insha allaah

  • @abdirahmansulub8848
    @abdirahmansulub8848 2 ปีที่แล้ว +53

    Ayubow dadka isku ma diraysid waaqica dhabta ah ee tagan kahadashey waxan hubaa dad badan oo videogan si qaldan u fahmi doona runta ayy diidan yihiin Meeshan waxad soo galiso dad baa Ku qiimeynaya dhag ha u dhigin waxay dadku comment kusoo qubayaan okReaction kasoo bixi waxad rabto free bad thy 😘pro Takale yarkan Ridwan ah wlhi Hawl wngsan wada keep going

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 2 ปีที่แล้ว +27

    أقصى درجات السعادة هو أن نجد من يُحبنا فعلاً، يُحبنا على ما نحن عليه

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +9

    Walahi waa dhawac qalbi oo buxa, Allaw qof qalbi wanagsan Nasiih🤲🤲🤲mahadsanid

  • @shukriabdirahmandalabey8869
    @shukriabdirahmandalabey8869 2 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayan uga xumahay wallaykay c/lahi wallo allaha ku siyo mid dacad ah insha allah guul ayan ku rajeynaya in sha allah khyr badan

  • @ugbadmohamed1941
    @ugbadmohamed1941 2 ปีที่แล้ว +6

    Inankaa nabar gardaro alle hawga dhigo laba sano oo khimaayo ah ayaa ku dhacay brother runtaa ka hadashy keep going

  • @xamdashire7980
    @xamdashire7980 2 ปีที่แล้ว +15

    ان الله لا يضيع اجر المحسنين. شكرا لك يا استاد بارك الله فيك يا استادنا

  • @bureeqocady7224
    @bureeqocady7224 2 ปีที่แล้ว +13

    Qofkasta oo dacad ah baa qof u qalma mahelo ruun ahanti💔 jcl aa haigu sheegin murug ayad baa igu reebi xili hore😭😭😭

    • @salmoaxmed8565
      @salmoaxmed8565 2 ปีที่แล้ว

      Sas ha dhihin cabsi nagu berten jecel dhan ma ka cararna🥺

  • @hapipyuzuf3890
    @hapipyuzuf3890 2 ปีที่แล้ว +2

    Apdulahi allah haku ziiyo gabadh fiican oo daacad ah zxp

  • @xafsaxaji4576
    @xafsaxaji4576 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxaa aad uga naxay qisada wiilka gadha inty ku tagty ka baxsaty. Runtii khiyaano ma fiicna. 😓 Wlhi.

  • @xayaatiqalbi1028
    @xayaatiqalbi1028 2 ปีที่แล้ว +9

    Wll beenta maaha Qofka xiliga aad ka fog tahay wax badan ayaa kaa qaran thanks Caqliga alle hku barakeeyoh aamiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa ka xumahay . Qalbigiisa Allaha u qaboojiyo mid jecel Allaha u sahlo. Aamiin

  • @sahrosheikh9730
    @sahrosheikh9730 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayuba Allah haku dhowar waxn rawe inaan Arin yar ku wadgo Akhii inte kala soo xarira Allah haku dhowara

  • @hibaaqsiciid5961
    @hibaaqsiciid5961 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah haku sakhiro gabadh fiican cabdilahi wllky

  • @user-oi5pc3pp7z
    @user-oi5pc3pp7z 2 ปีที่แล้ว +6

    Hoyadeey waxaay dhaahaa aduunyo lillaahi u roon horta naagta lacagtiisa leh rabtay maskiinka allaaha u gar gaara naag kheyr qabta allaaha u sahalo

  • @naima1045
    @naima1045 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahasanid ustaad talada wanagsan ee mar walba nasiisid 🙏🙏

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 2 ปีที่แล้ว +11

    Xaqiiq wllhi wllka JizakAllah talo wanaagsan Alle ha ikaa xifdiyo legend 💯💙👏

  • @hodanxuzeen8861
    @hodanxuzeen8861 2 ปีที่แล้ว +2

    maazha allah Uztaad Ayuub Qof Aqoon uleh dhinac kaztoo nolozhu thy hore uzocoh

  • @mulkimohamed5536
    @mulkimohamed5536 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha kusiiyo waxka qeyr badan qalbigana allaha kuqaboojiyo wllo wanka xumahay wllhi aad ayad umahadsanatahay walal

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 ปีที่แล้ว +7

    Subhannah Allah
    May Allah bless and protect us all n we be those who are really honest and straightforward candidate who is willing to share the real him or her. Sometimes you may be in a position where you have everything you need but due to be greedy u looking for extra or keeping the great of yourself to share 💯 with the candidate that deserve. They always say in Swahili Mtaka yote hukosa yote. It means I'd want to have everything but later end up with nothing.
    May we respect others n be of those who feel the candidates, mates or family around are just like you in terms of challenges when u being Selfish, greedy and arrogant 👌
    Aameen Ya Rabbi

  • @shamissalaad2440
    @shamissalaad2440 2 ปีที่แล้ว +24

    You are absolutely right my brother

    • @mohamedmukhtar9946
      @mohamedmukhtar9946 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa sx midasi sxb qofka marku danka laha yahay waxa walibo wada ka helesa

    • @nimcomohamed3447
      @nimcomohamed3447 2 ปีที่แล้ว +1

      Ila soxiri suheb

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 2 ปีที่แล้ว

      Money 💴 talks in Africa

  • @somalilegend7588
    @somalilegend7588 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallhi ayub iyo rigwaanba waa laba qofoo aad uqalbi wanaagsan m.a
    Khayaanaloyashu hajabaan
    Waxaan maqli jiray beeni raadmale ✊✊✊✊✊👋👋👋👋👋😂😂😂

  • @iidomohamud2320
    @iidomohamud2320 2 ปีที่แล้ว +2

    Miskiin wa ka xumahay cabdullahi goor fiican ba ogaatay qiyaamadeeda alx dheh qalbigana allah kuu dajiyo waxan ka calool xumoday xaaskayga cml u xananeya qof dhididkiisa lama cuno hadaadan daacad u aheen hadii kale wlh nabsi baa ku helaya ilahay ka baqa

  • @wasacyare7613
    @wasacyare7613 2 ปีที่แล้ว +4

    dhamaan teena illaahey hanawaafijiyo kheer ,pro adna sidokale waad mahadsantahay, kheer ayaan kurajaynaa.

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว +7

    Really wlhi thnks my teacher ❤

  • @ubaxfaysal3640
    @ubaxfaysal3640 2 ปีที่แล้ว +4

    Qisadii la soo dhakhso ustaad 🥰

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro ABDULLAH STAY STRONG BETTER LIFE WILL COME ...

  • @geniabdimohamud2594
    @geniabdimohamud2594 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaah wan kaxumaday wixii kudhacay cabdulaahi allow usahal mit kafiica Amiin yaahrabi

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir9192 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxb alle haku sahlo ayaa leenahay yarkaas samirka naftaa u fiicane iska samir walallkeyow ayaa leenahay

  • @amiintataa5179
    @amiintataa5179 ปีที่แล้ว +1

    Ustaat waaku salaamay

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 ปีที่แล้ว

    Gabadhu indho adkaa yaabey ay dumar a masahlana ragoow hadaba wax badan halaga taxadiro hooy wan kujeclahay iska booda ma ogolin abdilahi qalbiga Allah hakuqaboojiyo God job ridwaan issack

  • @CaaliyaCabdi-p4t
    @CaaliyaCabdi-p4t หลายเดือนก่อน

    Allah ku xifdiyo wll ustaadka

  • @asliahmed2966
    @asliahmed2966 2 ปีที่แล้ว +5

    Jizaka alah wllo

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +1

    Saas wayee meel walbo dad fcn mawadajogan dad xuna mawadajogan waa iskudexjiran dadka walal zuheyb aad umahdsanthy wanlasocda barnamijkaga wanada iyo taloyinka quruxda badan iskugujiran 🙏❣️

  • @maxamuudabuu784
    @maxamuudabuu784 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha llhaa waalaal qaali ❤ ♥

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan kanaxay wiilkas abdullahi wxn leyahay allaah ku sahlo mid wanagsan dadka ma wada wanagsano dadbaa xun allow nagu shartir dadka xun

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabar ka qeyr badan oo daacad ah allaha ku siiyo qalbigana allaha kuu qaboojiyo

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqada ayad kahadlaysa keep going Bro sare

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyran

  • @xafsaxaji4576
    @xafsaxaji4576 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiq ✅✅👍 khiyaano ma daahdo wllo. Wy soo baxi Mr an fogayn

  • @rahmaabdi7715
    @rahmaabdi7715 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo manshallaah qalib ficnida ku so raacay Allah korkadhigo Amin

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว

    Ridwaan allah ha ku xifdiyo

  • @anisanur4641
    @anisanur4641 ปีที่แล้ว

    Kusali habiibkena mohamed scw scw

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Aamiin. Qaainaka. Allaahaa. Ah. Qabato. Jzkh

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 2 ปีที่แล้ว +3

    May Allah give you the right wife inshallah l will make you dua brother

  • @fatxiyanuura5596
    @fatxiyanuura5596 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax wn ka xumahay qisadaa wllo waa runtaada waa wax jira wll dadka ayaa kala garasha leh dadna dantooday ayey kugu gaadhayaan
    Ilaahay hawgu badalo mid ka khayr badan wiilkaa wllo

  • @kaasimmohamed22
    @kaasimmohamed22 2 ปีที่แล้ว +5

    Maclin yubow👍👍👍

  • @shaaficiahmed4883
    @shaaficiahmed4883 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad English tii maxaa ku dhacay beryahan
    Ustaad halkeedii kazii wad

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg wallahi wacyi galin fiican ayaad wadaa. It’s so sad!😢

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax wiilka ilahay midkaloo khayr qabta hasiiyo insha allaah

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 2 ปีที่แล้ว +16

    Qofna ma aaamino 💔💔

    • @kaltunabdirahman2785
      @kaltunabdirahman2785 2 ปีที่แล้ว +1

      Jazaakahaahu kheyr wll keep up doing this topic . Gandhi badan ayaan dhibaato loogaysta inta ladhaho waa jeckahay

  • @hamdikasim
    @hamdikasim 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan kanaxaay
    Willka sidaas mexeey uu sameeysaay💔
    Koormee intaa imataay kulahaa😢💔

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilah ha siiyo walalken abdla

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku barkeeyo

  • @marynahmedcabdi3798
    @marynahmedcabdi3798 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa runtaa ayub alleh ku dhwro wllo

  • @naftaomar3216
    @naftaomar3216 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustadi zidethy ustadi waxan rabay in aan ku weydiiyo maalmahan casharadi soma dhigtit maxa kuku dhacay ustadi dhibaato miya jirta mase wax yaabo kale aya iska jira

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 2 ปีที่แล้ว +3

    walahi amarka ilahay waxan iska.jecelahay qofkaan jecayl naga dhaxeyo ama iqaba in aan meel wada jogno wayo nolasha ayay macno gaar ah u yelaysaa

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqatan wadan qofna ma wanaajiyo qofna ma xumeeyo qofka ayaa xumaa waa sidaa aaminsanehe inankaasna qadarta ayaa ku dhacde dadka is dhahaayo qofkaan ku dangaar waa daciifnimo iyo iimaan la'aan Allaha soo hadeeyo qofki qof muslim ah inoo lugooyo ugu talagale

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abowe

  • @ibrahimkhadra3913
    @ibrahimkhadra3913 2 ปีที่แล้ว +3

    C'est la confiance entre le deux personnes c'est pas seulement sur l'intérêt

  • @bintydin5944
    @bintydin5944 2 ปีที่แล้ว +2

    You’re absolutely right bro 😎

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 2 ปีที่แล้ว +1

    soo badi usta,dow

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhow alle ka cabsada ee dacada ka hadla insha allaah

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad ayuub ❤️❤️

  • @aadilaadunyo6019
    @aadilaadunyo6019 2 ปีที่แล้ว +4

    Reer American wan ka dubo weyn nahay ada nahy reer qadad weyn African Love you 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Fatima-yc1hh
    @Fatima-yc1hh 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hana asturo daacadi mahungowdo daacada kudhimo aduun waxba maaha

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Qofka khaayinka ah maruun ba ilahay kashifaya subxaanalaah

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah alfa qer bro 🌹❣️🙏

  • @moahmed1959
    @moahmed1959 ปีที่แล้ว

    Keep going Ayuub hooryi usoco walal haujojin wlll

  • @manzirbwybwy9489
    @manzirbwybwy9489 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaaaaa war nio mxa kaqaldan qoftaaa xax 😭 😭 😭😭😭😭😭😭😭 gabdaha wey qiyano badan yihin runtiiii

  • @janamukhtar101
    @janamukhtar101 2 ปีที่แล้ว +7

    Ama filo ama haka filan qalbigu labo qof MA qaado👇 I'm so sorry abdulaahi 😰 sabraa sadkiisa MA waayo

  • @engkamaaludiindaahirmacali2025
    @engkamaaludiindaahirmacali2025 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustat cashirada English website ku jire halkee ku dhanbeeyen

  • @hamdaabdi8748
    @hamdaabdi8748 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha aminin ha jeclaan ha Ku kalsonaan si aan qalpiga quruxda badan lagaga wasakheyn

  • @faisoali2438
    @faisoali2438 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuub waxad ka ha dashay xalad xiligan ihaysata lamana hayga oo mudo 3son sugayay isago an an kulmin oon an sugayay Aya markan kenay wadan ka mida yurub wajiga ibadalay dhib kii an umaray alle Un ba og waxan KU ducesta in qalbigaga alle iqabojiyo wayo wan filan wayay waxaa igu sameyay ayuub sidad sheegtay Wa sax dadka qar Aya kugu danesanayo 💔😭😭

    • @sidra857
      @sidra857 2 ปีที่แล้ว +4

      Sorry sister alle wax ka khayr badan haku badalo

    • @hannihassan7092
      @hannihassan7092 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry sxp Ilahay tala saaro oo arintada Ilahay u dhiibo

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว +2

      Sorry sister Allaha qalbiga ha ku qabojiyo markasto ad tu ka neysid du ceyso in Allah qalbiga da ka tirtiro waxa la ga yaba in ey qeyr ku ehed cashar na wad ka ba raneysa markasto u qof ku qayaano cashar aya laga barta abayo mcn ha u jojinin marku arko in ad nolasha da si wadatid asiga aya shalaynayo Allah ha ku la jiro guuleyso walashey❤️❤️

    • @faisoali2438
      @faisoali2438 2 ปีที่แล้ว

      @@sidra857 amiin sis

    • @faisoali2438
      @faisoali2438 2 ปีที่แล้ว

      @@hannihassan7092 haye sis

  • @nastehaarab5285
    @nastehaarab5285 2 ปีที่แล้ว +1

    I agree with you bro it's a fact.

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Ayub warunta Brother

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    keep going insha allah brother 👍👍

  • @rudwaanupdizayidmuuze7164
    @rudwaanupdizayidmuuze7164 2 ปีที่แล้ว +1

    Maclinka nolazha Ayub Ahmed ♥️💯

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan kaxumahay arinka ku dhacay Abdilahi wa nag xuun 😌😎

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu sidoo kale waqdiga hakuu wacnaado aamiin Jazaakallaah kheyran.
    Waa Sax wax jiro waaye , laakiin kuwa daacad ah ayaa jiro oo haddii la keeno aan kaa tageynin, walow ay buuxaan kuwa haddii la keena ay diyaar u tahay iney kaa tagaan.

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka mxaa dad nooc ah nool allah haw gargaaro inta yar ee daacada ah

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +3

    Qof bini adamo kula mida inad khiyaantid wa wax laga fiicnyahy
    Haday dhacdayna usheeg runta xaqiiqada oo cafis ka dalbo
    Hana ulaaban khaladkaas♥️🙏

    • @maxamedqorgaabmaxamedqorga994
      @maxamedqorgaabmaxamedqorga994 2 ปีที่แล้ว

      Abayoy anay ihaysata qofaan todobo bilood isla socona waan jecla awal iyaduna ima jeclayn way iniyad jabin jirta marwalba lkn markaan jacaylkeeda is ilowsiiyay oon Alle talo saartay oo an xiriirkeedii jaray oo ay wicitankaygii wayday ay iso jeclaata waxay marwalba ku dharata inaysan iga marmin xili walba way iso wacda badalkii aan xili walba wici jiray habeen usan jacaylku ka oohina malahan ana mustaqbal an iyada ahayn aaan raba xiriir an wado majiro lkn inyar oo rabitana uma hayo iyadana sabab u ahyd awal xitaaaa guur wax walba oo aaad igu xujayso wan dhiibaya an iri xitaaaa way iga diida maxan sameeya dumarku waxay dooqdeen hadad u yeesho xitaaa danbiile aaad noqonaysa

    • @maxamedqorgaabmaxamedqorga994
      @maxamedqorgaabmaxamedqorga994 2 ปีที่แล้ว +1

      Nolol wacan an kuu rajayna kalmadadii ugu danbaysay ha noqoto sxp cabdullahi tu kuu daacada waaad helaysa dhawaan i.a.sxp

    • @ziabeauty8830
      @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedqorgaabmaxamedqorga994 wall bini aadamku qiimahaga ma garto ila markey ku wayan mahe taasna dumar kali maha bini admka sida iska ah waxa laga yaaba iney qiimahaga ogaatay oo iyadu dib kaso jeclaatay sido kale wa macquul iney kugu dan gaareyso oo dano aduun kaso galeen al muhim wall bal tijaabi oo waqti badan geli waxay kuguso laabatay inay daacad ka yihin iyo iney khiyali ka yihin ilaaheyna talo saaro si khayr rabbi hakugu dhameeyo wall

    • @abdekali6043
      @abdekali6043 2 ปีที่แล้ว +1

      Inta badan cafiska waxaa bixiya dadka qalbigoodu nadiifyahay mcha Allah waa arin fiican ku dadaal cafiska wll

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely you are right brother 🙏🙏🙏🙏

  • @shukricali4154
    @shukricali4154 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee nabsi gala walaga jarayaa wll walahi waad arkina inankaa maalin kale qalbigay ka dishay

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 2 ปีที่แล้ว +1

    sorry ! Abdullaahi Ilaahay sowjo baariya oo daacad ah ha kuu sakhiro

  • @hibaaqali7276
    @hibaaqali7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub

  • @munohaji3841
    @munohaji3841 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal ridwan barnamijkan aad sameyneysid waa beelo qofka umada qiyanayo halahaga qsbto 👍👍👍

  • @zakiyussuf3478
    @zakiyussuf3478 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin

  • @abdirahmanali7728
    @abdirahmanali7728 2 ปีที่แล้ว +3

    Teacher where did the lessons gone

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 ปีที่แล้ว

    Sax waye wllo mahadsanid qofka daneystahaa raga wa noqonkara dumarna wa noqonkaraa daneystaha jaranjar ayey ka dhigtan markey dantosa garan wajiga wey badalan

  • @youngash6411
    @youngash6411 2 ปีที่แล้ว

    You right son MAASHALLAH

  • @drkaremphmohmoud
    @drkaremphmohmoud 2 ปีที่แล้ว +1

    Waanu Ka Xunahay Abdullah.

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa walaal xaqiiqda ayaa ka hadashay

  • @sahroxasan9647
    @sahroxasan9647 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa manraximalaah

  • @colaadmessi2917
    @colaadmessi2917 ปีที่แล้ว

    Asaxaabeey waxan rabaa ninkan lanbarkiisa qofkii hayaa ha ii soo diro

  • @ayaanahmed3291
    @ayaanahmed3291 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah Subxanallah

  • @humeiramaxamed3677
    @humeiramaxamed3677 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayubow part6 noola so carar