Deg Deg : Marwo Faadumo Siciid Oo Beenisay inay Ka Baxayso Xisbiga Waddani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @amuinammo4295
    @amuinammo4295 7 ปีที่แล้ว +4

    Fadumo siciiid waa geesiyada wadaniyad ah ,Run ayey sheegtey

  • @ahmedismail9714
    @ahmedismail9714 7 ปีที่แล้ว +1

    lkin maxaad miskiinta uuga qaaday sawirka?

  • @sidiiqmaxamed6931
    @sidiiqmaxamed6931 7 ปีที่แล้ว +2

    Marwo faadumo siciid waa aqonyahan

  • @amalmohamet6200
    @amalmohamet6200 6 ปีที่แล้ว

    hargeisi walageed Ayaay boyo ilaa aan ka joryay cajuudadyahay hadad wax qabanaysaan

    • @mustafekader8852
      @mustafekader8852 6 ปีที่แล้ว

      Amal Mohamet hargeisa wala ogyahy inay biyo la aan kajirto berbera lahadlaysaa

  • @ahmedgellah2286
    @ahmedgellah2286 6 ปีที่แล้ว

    Barigii hore waxaa jiri jirey rag loo yiqiin AFMIINSHAARO, IMINKANSE WAXAA SOO BAXAY dumar AFMIINSHAARADO ah oo suuqyada cay iyo AFLAGAADDO la jooga.

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 7 ปีที่แล้ว +1

    Aar habartii way gabawday

  • @zuhurcali2226
    @zuhurcali2226 7 ปีที่แล้ว +1

    Iskale raab sxb warkaaga aad ayaad ugu walatay dadkaagi doqon ha noqon siyaasada ilaali wali wax kule mida ma arkin

  • @ahmedismail9714
    @ahmedismail9714 7 ปีที่แล้ว +1

    fadumo siciid waxaan moodayey gabadh aqoonyahanad ah lkin baryahan dambe hadalkeeda wuxuu u eegyey sidii islaan miyi ku nool

  • @marwoahmed8712
    @marwoahmed8712 6 ปีที่แล้ว

    dadku haday dhimanyaan sowdiga a adiga iyo qayrkaa aad dhacayaan gurigs aad kasoo jeedid ee ayaduna way macaluukaysaa oo waliba uskag cabaysaa xilna waydun sheeganaysaan dhamantiin dad waynaga ayay dun xadaan markaasuu midna mada kale canantaa akhiro ayuu warjiraa