DEG DEG:DAAWO BOOSAASO OO HADA LAGU QABTAY NIMAN XAMAR LAGASO DIRAY|PUNTLAND OO HADA DIIDAY CAGAFTI.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    ALLAAH PUNTI LAAN HA XAFIDO AAMIN. AAMIN.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ thanks again

  • @Hassanhandule
    @Hassanhandule 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Puntland wa guaysanaysa inshalah

  • @Marryan-j7j
    @Marryan-j7j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul puntland

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulka Beeleedka Xasan dhiiqo ee usc. Cuna Qabataynta Ay ku hayaan Dowladda Puntland waxba ka Bedeli mayso Dowladnimada puntland guuuuuul jupaland idankaallaah ❤❤❤❤❤

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Puntland guul

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 วันที่ผ่านมา +6

    Waa in laciqaaba illaa cida soo diritaya ay sheegan mooye👁️

  • @SakariyemaxamedSakariye-o1h
    @SakariyemaxamedSakariye-o1h วันที่ผ่านมา +2

    Waa guul ween waanu guulesan in shabalaah daacish iyo argagixiso gabalkoodii waa dhacay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา +9

    guul ciidanka amniga puntland

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      buqland

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 วันที่ผ่านมา +2

    SAC SAX SAX GUUULGU GUU L GUUWAAN IIBSAN KARNAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤100

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha nagaqabto sharwadayasha aamiin🤲🤲🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💜❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅💞❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely waa wasakhayn laraboh inlaguwasakheeyoh puntland oo ladhoho waxbaalasiiye puntland absolutely

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 วันที่ผ่านมา +3

    Guul Puntland Republic ❤❤❤

  • @Amana-4nn
    @Amana-4nn วันที่ผ่านมา +1

    Inshaallah Inshaallah putland peace

  • @leylaladane688
    @leylaladane688 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    U sheega mdxweyn cag cagfta la keenay waa sixir hala gubo waa iga talo okay ❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin Amiin Amiin yaa rabii ilaahay haxafido, oo hakagafilnaado cadawga oo dhan ❤❤❤❤❤

  • @leylaladane688
    @leylaladane688 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha la toogto si nin dabe u soo galin okay ❤❤

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiiin yaa allah❤❤❤❤

  • @FadumaAden-d6x
    @FadumaAden-d6x วันที่ผ่านมา +3

    Maamul gobolerdka puntland

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 วันที่ผ่านมา +1

    Guul guul Ciidamada Puntland oo qabtay Dacishkii

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    cagaf cafta laga keenay hassan sheekh ma wuxu raba in Qabriyada lagu faago. Yaahuu

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา +3

    ssc khaatumo iyo puntland katashada xamar joogitaan maleh

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 วันที่ผ่านมา +1

    Galgala iyo bari waa in harti ka nadiifiyo ukunta fuundada ah ee daacish iyo xasan dahir aways kooxihiisa galgala waa saldhiga argagixisada soomaaliya

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu akbar

  • @abdikarimbuh
    @abdikarimbuh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadlan wakhtiga ha ku khasaarin in aad maanta dhan ku celcelido war. Dadku way kaa guurayaan hadaanad wax ka badalin qaabka aad warka u soo tabinayso.
    Waa talo ku anfici doonta

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aamiin yaarabi

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    RAGAAS HALA DILO. YAAN LOO NIXIN HAKU TAAMILO QAATANE‼️

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul putland

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ku talinaayaa in dowlada puntland ay badisaa sirdoonkeeda dhan walba magaaloyinkana ay noqdaan meel sirdoonka iyo shacabku is le ekaadaan oo qof walba laga war haayaa dhaqdhaqaaqiisa

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ina sibil dheer.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา

    Xaafadaha isku raranta ah waa in la boodh-qaado.
    Dadkuna wada sirdoon noqdaan

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa cafcafta keenayna qashin bay keeneen qaatayna qurun bay qaateen waxadiidayna qarmuun bay diideen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOOR QUURSIMAAD OO AAN U QALMAYN, PUNTLAND MA QAADATO😂. XASAN AYAX, MADHERGE HALA SIIYO😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BOOSASO GURI GURI HALOO BAARO. SHACABKUNA HA SHEEGAAN CIDAY KA SHAKIYAAN😊. HASE YEESHEE CIDNA YAAN LA AAMININ WAA QAARBAA LA SHAQEEYA DACASH

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 วันที่ผ่านมา

    Haay haah haay mw xasan shiiq yuufurey adigaaba budleen meel aga dhacay😂

  • @FarxaanCabdalla-official
    @FarxaanCabdalla-official 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 ninkaan afayeenka Lagu sheegayo sow,maaha ninkii lagu metaaley hindida Dubai

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wuxuushta xamar fadhida ayaa ka dambeeyey

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q วันที่ผ่านมา

    xawaadle waa mooryaan waxay dhahayeen waxaan nahay hawiye markii la laaaye waxay leeeyihiin waxaan nahay irirsamaale hala xasuuqo waa xaasidiin maantana waa cabaadayaan

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 วันที่ผ่านมา

    Hadii nimanka wax lagu
    Qabtay oo run ay tahay
    Waa in lashiilaa oo waliba
    Fagaaraha magaalada lagu
    Deldelaa dadka noocana
    In maxkamad lasaaro
    Looma baahnaa

  • @SMATransport
    @SMATransport 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mamul waaye ee dowlad mahan hdlka iska
    Sax

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AALAA Low iLaLi reer buudLand caadowgiinu ha jaabo

  • @Axmadmaxamad20-hm5sg
    @Axmadmaxamad20-hm5sg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok

  • @HamdkI
    @HamdkI 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala gubo labada cafcafta xasan soo diray ujeedo ayay xabaarsan yihiin

  • @iiillltt
    @iiillltt วันที่ผ่านมา

    War tolkeen reer butlaan waa in lagarab istaagaa hiil iyo hoo waxay ladagaa lamayaan habar dugaag oo dhan ee tolku ha,umidoobaan nacabka isbiirsadaye isir nacaybka lookeenayo calooshooda ushaqaysta yaalka

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa nimankan soo direy oo qarash ku bixiyey reer hargeysa si loo qarxiyo oo loo xasuuqo daarood markii qarxintii hawiye iyo muqdisho laga soo jeestey ayaa hada loo soo jeestey dhulkii daarood daganaa laxasuuqo oo qarxisyo alshabaab loo soo dirayo xasan iyo soomaali diidka halaga qabto dalka soomaaliyeed wey walaaqayaan geele xaaskiisa iyo ninka qaba gabadheeda iyo odeyga geele hawshan wey Isla ogyihiin in daarood iyo hawiye la qarxiyo oo lagu soo diro alshabaab iyo daacesh waa silsilad isku xidhan dalka iyo dadka soomaaliyeed halaga badbaadsho xasan sheikh iyo isaaq iyo reer geele jabuuti waa magaalada lagu tababaro bangiyadeeda ayaa laga quudiyaa qaraxyada waa lagusameeyaa miinada iyo bamka lagu baabienayo umada soomaaliyeed labeenteeda wiilasha yaryar ee la qarxinayo maalinwalba iyo dagaalada isku dirka wata ee ay maleegayaan maalin walba waxa soomaali isku dhameeyey waa reer hargeysa xasan shiikh iyagaa waaley reer hargeysa sida yuhuuda ayeey udhaqmayaan soomaali in ay nabad noqoto ma rabaan oo ay dagto xasan sheikh soomaali wuu foorariyey wuu baabieyey halaga soo gaadho dalka hala badbaadiyo soomaali hala badbaadiyo dadka halaga badbaadiyo umada soomaaliyeed shuftada xasan sheikh iyo isaaq alshabaab iyo reer geele jabuuti wabilaahi towfiiq

  • @museosman8296
    @museosman8296 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala toogto

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 วันที่ผ่านมา

    Kooxdii dani way bilaawday qaqabashada dadka koonfurta ka yimaada ee rayadka ah dani waxa uu ku qarinayza awood darafiisa iyo nacayb qabiil

    • @bby6
      @bby6 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan ama mooryan kalkal ada cidanki ku difacayey o ad qaran ku shegaysay 6 kamid ah intad gari kala dagtay gowracay khawarij yahow an caqliga lahayn orod Hassan qabuure faagte gaala usujude dal xaraashe wax usheg dameer iska amus ad ufahma yar tahay stupid

    • @bby6
      @bby6 วันที่ผ่านมา +1

      Mooryaan wali waxad ku hadleysa afki hogamiyo koxedka muqdisho a qabuuraha faagta dadkaga barakiciya mangab in ad iska amusto ba idin fiicnan laheyd silly man

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y วันที่ผ่านมา

      Saaxiib tan wax laga waydin mayo condomka arsenal iska xoree

    • @Salamin77
      @Salamin77 วันที่ผ่านมา

      @@bby6 sowdigii dadka reer baydhabi adeerkaa ina Kaahin ku gurayey Maaha. yaad ahaa Tiga u bedelanaysaa SNM.

    • @bby6
      @bby6 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Salamin77 Mr sida commentiga cinwanka logu jawab barta ana iso dirtay iska hubi cinwanka please qofka udirayso please