#002
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Mid ka mid ah buugta aan ugu jecelahay maktabadayda, buug aynu ku baran doono mid kasta oo wax caashaqay.... wax jeclaaday.... oo dhibtooday. buug inoo soo gudbinaya qisooyin jacayl oo dhab ah.
#buugaag #book #somalibooks #podcast #somali
Waxkasto oo bilawgiisa anu alle raali ka ahayn adigana dhamaadkisa mid aad kuraali noqoto manoqonayo oo wuxu alle raali ka ahayn mawaaro💯✅️
Mahadsanid walal
sxp wlhi m.a ayaad tahay ee haka cajisin youtubeka hibo wax soo gudbin baad leedahaye insha allah mar uun 1m waad gaadhin
Haweenanin aabe noo sodub asigoo badan tiktok wax yar lee soo dhigte❤
Hno heesta inaga yara naaqus aan si fiican udhagaysanee❤❤
Waa run oo wax aan Alle rali ka ahayn ma waaro 🫡
Mahadsanid wll buuga jiraal kay.isna waqti nosi.shukran
Mhsn wll naso badi 🎉😢😊
Maxd shekada uga shekeyni sidi oy tahy mid mustaqbalka dhacysa wad iga ybiasy wlhi😮 marka inta laga imado TH-cam ka qodob ficn kuso gashy hurmor wacna ku rajayna keep going i aamin indho TH-cam mudo yr heer ka gadhaya bad ledahy 🎉❤
Ilaah Haku dhafo codkaga iyo sida uso gudbisay iyo hesaha mucashqinta videos ugu horeyo 2025 aad iso jitay waye mhd sanid
Masha allah inaan buugan akhriyo ayad igu dhiirisey, mahd snid. adina waxan kugu dhirigaliya inaa noso badiso muqalada oo kale guulayso
booka ayaan rabaa walal
Mashallah tabarakaallah keep going Sxp ❤
جزاك الله خير
Masha Allah ❤
Aad ban uga helay muuqaalkan runtii waa jawi dagan oo billaa music ah tnx
Mazha allh keep it up sp 😊
Waxaa dawaday dhamaan muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka welcome zxp anaa kala shaqeynaya zxp.
Mahadsanid
Huray u soco wllo qaali❤
Saaxiib hore u soco ❤❤❤❤
Sxp horay usoco
Sxb waan. Ku salaamay lkn heesaha badan ee video ka waaa saaid wax ka badal ayaan ku dhihi lahaa
Waaa hadii aa yeelayso
Shucayb horay u soco zxp
Aaaway wlll guugii hawaynaan aabo
Keep going Bro❤
Good job❤🎉
Keep going bro
Mahdsanid wllka❤🎉
Zxp waad fiicnthy lkn heesaha ka yara daa zxp
Bookas qiralada mucaashaqinta waa book qisadisa wata🥺
Mahadsanid ✊
Wll hesaha kadaa bilowga axsan saar lkn shekada ha dhex.galin
Mahadsanit wl kusoco❤🎉
carry on wllo ❤
Waxaan ahy qofkii 779 inshalah 1m❤
Jecelpa hadaan iska dayno dhipa arki maynee jecelka ha la iska daayo
Walee xaley xogtaan helay
Xam_xamta iyo sheekada
Waxaan xiiso kuu qabay
Ku xaraamay jiifkii
Xajin waayey gogoshii
Markaan soo xasuustaba
Sidaad Ii xumaysee
Xaakim waa ilaahay
Xagiisaan xigsanayaa
Adna goysey xadhigii
Ileyn dumar xis malahee
Ilaa xaawo idinkaa
Xaasid noo ahaayoo
Noo bixiyey xagashee
Xaqa lama afduubee
Halkaad uxaglaneysee
Aad u xeebanaysaa
Armu kugu xumaadaa
Xaakim waa ilaahay
Xagiisaan xigsanayaa
Adna Goysey xadhigii
Ileyn dumar xis malahee
Heesta kadaa zxp
Liked❤
Mhdsanid Shuceyb ❤
Masha allah
Halkeen ka helayaa pfd kiisa😮
maheshe
@JamaAbdala538 my wll
tallabo chanelkas adi miya lehna mise wa isku cod egthin un😮
Wll heesaha ka daa aan dhagaysanee wad mahsanty
Bilaa music weyi hhh se wan ka deynaya hadeed
Alla maye huno ku wad asal asl ba la dareemyaye😂
booka intee ka helaa
Zxp shucaby waxan kaga mahad celinaya buug aad iso dirtay oo nolashayda dhinac walbaka kabadal diini iyo madiba abalna aan kugu hayo
Waa buugee sxp qoraal ahaan igu la wadaag
Seden ku hela wll adoo raliya😢❤
Wll bugaan aya hya isodiri fadlan cidi hysa
Wll hesuhana dintu way naga rebtay
Walaal waxaan doonayaa inaan seeska akhriska Bilaabo ila taliya Buugee ayaan ka bilaabaaa?
Waxaad jeceshahey adigu Ka bilow
Buugag aad xiiseyso haday Jiran kuwaas kabilow wakhtiyarna geli akhriskiiisa si aadan uga xiiso dhicin yacni 5min ama 10 min maalintii halbuug oo xiseyneyso ku aqri malinkasta daqiiqadahas yar ee kooban sii buugas. Ani ahn waxn kugula talinlhaa hdaaa tahey qof hada bilabi raba aqriska inaa kubilowdo buugagta naflahadalkà sida nafteydaay gacalo bugas iyo buugta ka hadla dhisida caadoyinka sida mucjisada aroortii .
kaad aragtid eed fahmi karto kubiloow sxp😅
@@NaimaAlli boqortoooyo mahadzNid waxaan soo qaatay buuga mucjizada aroortii
Suheyp qofaan iska jeclhy shokoyinka soo gudbiyo 🎀 iyo quruxdisa
Mahadsanid wll buuga jiraal kay.isna waqti nosi.shukran
Wan so wadaa wll❤