tarartanka quruxda gabdhaha Somaliyeed waxaa ku guuleestay Miss Koonfur Galbeed, Caaisha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 92

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 3 หลายเดือนก่อน +8

    قال الله ( ولا يبدين زينتهنّ إلّا ما ظهر منها ) هذه هي الفتنة والله المستعان

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 3 หลายเดือนก่อน +2

    قال الله تعالى: ( فليحذر الذين يخالفون عن أمره ان تصيبهم فتنة او يصيبهم عذاب أليم )

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xashiish Dhilooyin xaaraan cunid Natiijada waa Cara alle,
    Maafiyadii shabaab waxa loogu saliday soomaali waa ciqaab iyo Cara Alle 😭😭

  • @Binthlm
    @Binthlm 3 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwa guryaha ku jiraan hasoo baxaan kulahaa ilaahey ma soo bixo meahoda ayay ku quruxbadyin wxn waa bahdil

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +12

    Subxanalah ilaahay siduu noogu naxariisanayaa sidan baan u dhaqmaynaa ,abaarta dawlad xumida,qaraxyada,faqriga,waxaan ayaa laga qaadaa,waa macaasi lagu faanayo

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 หลายเดือนก่อน +4

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun,alla ummadda haydinka qabto,diintii iyo dhaqnkii muslinimada waydin ka tagteen,raadkii gaslada ayeydin qaadeen,aaway nimankii culimafa koonfureed:,sh.bashiir,wajiis,sh.umal iyo qaar kaloo badan.

    • @leezilla9168
      @leezilla9168 3 หลายเดือนก่อน

      Hooyada al shabab kayga waas

    • @Binthlm
      @Binthlm 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@leezilla9168 diinta soo baro ilaahey na ka baq

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga oo gudanaya waajibki alle na saaray ee ah wanaaga in la isfaro xumahana la iska reebo waxa aan idin leeyahay allah ka cabsada oo jirkiina hasoo bandhigina , cowradiina astura , quruxdiina ha muujinina sidaba allah uu idiin amray
    قال الله تعالى تعالى:( ولا يبدين زينتهن الا ما ظهر منها ... )

  • @Professor4555
    @Professor4555 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha wa yara buur buuran yihin weyna is wada cadeeyen , original qurux ah nooga so dhiga mashaalah inshallah marka danbe yaah 😊

  • @AbdirahmaanqaasimCabdi
    @AbdirahmaanqaasimCabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hormar beel waa dhaqan xumo ilaahey oo si bareer ah loo caasinaayo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qadroelmi7613
    @qadroelmi7613 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanallaah Allow nabad baadi sana maxey aheed guryahaa jooga maxa lagu badalay nimanka hortoota ku socda xijaabkina qawanaan arinkaan waxan firsan karno mahan wasiiradi ku shaqalahaay halasoo kiciyo

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 3 หลายเดือนก่อน

    Allahu mustucaan
    War kuwa meesha ka hadlayo
    Allaha ka baqa
    Mida sheedaanada ah waxey dhahdey kuwa guryaha ku jira hasoo baxan
    Fasaadka aad wadaan maalinta qiyaamaha xisaab baa jirta
    Gabdhaha soomaaliyed
    Waxn lee yahey diintiina iyo sharaftiina ayaa lagu soo duuley
    Allaha ka baqa diintiina iyo sharaftiina ilaasha
    Ummada islaamka allaha sharta unaafiqiiinta

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo abaay Caasho. Reer Koonfur Galbeed qurux, qaayo iyo afgaabnimo laguma gaaro.

  • @mdd7492
    @mdd7492 3 หลายเดือนก่อน

    ..SubxanaAllah .... hadow aa lagu lehyahay gabdhihi Jinn aya ku dacay ...
    IstaqfuruAllah
    Ma waxaa loo labtay xiligee jaahilenta. War iLaahi aan ka Baqno. Fawaaxishta iyo xumanta ka fogaadha - hadii aan rabno naxariista Rabbi.

  • @Mahamud-t3n
    @Mahamud-t3n 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sharaf iyo Sam cad dhaqan xume

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 3 หลายเดือนก่อน

    Dayyuus iyo Dayuusad miyaa muqdisha Rogaayo😢😢
    Kadibna waxaan dhahaynaa musiibadaan intee soomaali kahaysataa.

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 3 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway culimadii Soomaaliyeed

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah away gabdhahan dadki dhalay ama la dhashay gabdhaha maxa lo bahdilaa sidan dhaqankena iyo dinteena mahee mise dhaqanki galada qurux moodnay .

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mardhow wax ka weyn aan ka sugaynaa 😢

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wasakhdaan waa in la karbaashaa.

  • @Secularism25
    @Secularism25 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ where's Miss Puntland Miss Awdal

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 3 หลายเดือนก่อน

    Reer galbeed iska daba dhaqa alle hanaga caagiyo

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 3 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah well done ..

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxani wa aqlaaq xumo gabadha inay jirkeeda soo muujisa miya qurux ah😢

  • @jaamacmaxamed6024
    @jaamacmaxamed6024 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha haluminina shaqo kale oo xala radsada illahey kabaqa dadwaweyna tihiine marabtan gabdhihina in lafirsado

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceeb waaye saan

    • @leezilla9168
      @leezilla9168 3 หลายเดือนก่อน

      Maha niyhow reer miyii ayaa tahay

  • @mukhtaare
    @mukhtaare 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Musiibo soo korortay.
    War dadkan maxaa ka khaldan, Farxad ma aha, ku dayashana ma mudna, waa munkar.
    قال تعالى: ( وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ)

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 หลายเดือนก่อน +1

    KG and Galmudug 🎉🎉🎉💙💙💙

  • @AminMaqbuli
    @AminMaqbuli 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax magarato diintii iyo dhaqan kii iyo dadnimadii ku ciyaarey kala taga qudhunkaad wadaan dalka iyo dadkaba😊

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naago iscadeeyey qurux maleh mida kale tartamada islamiga ah ka qeyb qata ama umada ka fariista

  • @KhadarYusuf-zq4nj
    @KhadarYusuf-zq4nj 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanlah xiligi an halag sami lahayn aya lagadhay alo hano halgin sufahadu waxay sameyen

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah allow soo hadee

  • @CaahoHaaji
    @CaahoHaaji 3 หลายเดือนก่อน

    hambliyo abaayo wllsye nolowo raxweenimo❤❤❤

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 3 หลายเดือนก่อน

    Qodhaa iyo xeradaa bal kawarama waxeey hadana Xamar keeneen ee hadana lagu kalasoocacay laan laan, ki!
    Dad Soomaaliyeed ayaa kaamamka Muqdisho baahi lajiifo markaaseey galiyeen lacag farabadan anshax xumadaas!
    Billaa Caleykum Kuwaan Dadka halaga qabto.
    Mahadsanidiin

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 หลายเดือนก่อน +1

    This game in ireland best

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahay inama halaago waxa hakan ka dhacaaya ilaahay kaga baqa hablaha aad leediin debeda usoobaxa oo xijaabka dhigta ogow quruxi waa diine

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 หลายเดือนก่อน +1

    Umada fasadka halaga dayo kuwan mid qurxonu kuma jirto

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 3 หลายเดือนก่อน +4

    somaaliya way duntay wayna kudaysay

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa. Kaa. Dhaqankii. Iyo. Diintii. Qadaadweynta.
    Ceebay. Tacaal
    Subxaanalaa

    • @haykalawil3642
      @haykalawil3642 3 หลายเดือนก่อน +2

      Intaad cid wax ku caynayso hoostaada ka sheekee

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@haykalawil3642 hadda. Ma. Waxaad. Taageersan. Tahay. Dhaqan. Xumadaas.
      Waxa. Tahay. Dayuus dayuus. Dhalay. oo. Xaaraan. Ku. Dhashay

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AAAbdi-eb2ofwaa wax laga naxo in Dawlada Somaliya gabdho muslimiin ah ku dhiiri galiso inay cawradoda bananka kenan 😂

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qaldaan marqaansan oo ka soo jeedo dad wareersan had iyo jeer Nabiga (NNKH) iyo Eebbaheena afkagaadeeyo ayaa maanta noo wacdinaayo.

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 หลายเดือนก่อน

      Anagu. Ma. Wareersanin.
      Waxa. Wareersan. Ragan. Gabdhahooda. Gadaya. Re. Aad. Adiguna. Ka. Midka. Tahsy

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 3 หลายเดือนก่อน

    Subhanah,illahey kacabsada

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allaah laa xawla walaa quwata illaa billaah ma sidaan baa soomaali u danbaysay? waxaan waa munkar waa in la suuliyo wax diintena islaamka ogoshahayna ma ahan waa nasiib daro umad muslin ah inay waxaas isugu timaado oo la daawado dumar qaawan waa diin la aan iyo cadowga islaamka wax uu soo maleegay ilaahay ka cabnsada waxaan dadkeena yaan lagu halaagin hala diido madax iyo raaciyaba ilaahow beri baan ka nahay waxaas sufahadu samaynayaan.

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kun dollor waa yar tahay please 10 kun dollor please

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwan qaraxyada iyaga ayaa u yeedhanaya. Ma aha in aad ku dayato dhaqan ka soo horjeeda diinta Islaamka

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 3 หลายเดือนก่อน

    Warwaxaan culimadu hakakaceen hanakahadleen shacabka xamarna waxaanleeyahay waxaanoo kale hadaad ka aamustaan ciqaab rabi ayaa idinku dhicikarta

  • @AbdiAbdallah-g8i
    @AbdiAbdallah-g8i 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa farxad idiin ah, war Alle ka baqa gabdhaha ka xishooda!

  • @Jamac21
    @Jamac21 3 หลายเดือนก่อน

    Goobaha dumarka ragga halaga mamnuuco. Maxaa mesha ragga keeney?

  • @siradm
    @siradm 3 หลายเดือนก่อน +2

    Too dhar iney xayaysiinayso camal ayay isu qal qaloocisay! Ilaahay swt ka baqa gabdho

  • @Mahamud-t3n
    @Mahamud-t3n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa dulinimo meesha taala qurudu aaway

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 3 หลายเดือนก่อน

    Hadiyadu makun doolarbaa mise waa indhaygaa😂😂😂

  • @AbduqadirAli-n1k
    @AbduqadirAli-n1k 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway abuu manssuurkii muu ka hado

  • @mojama1234
    @mojama1234 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 waxaa rabtaa noo sheegee bro

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 3 หลายเดือนก่อน

    SubxanAllah it’s so sad we make our girls so cheap like this when Allah SWT umadeena islam nimo nagu nicmeeyay

  • @kalkaal2046
    @kalkaal2046 3 หลายเดือนก่อน

    Sii/time

  • @IbrahimAbukar-x6o
    @IbrahimAbukar-x6o 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway dowladi dhaheysay aqlaaq xumada lama ogola

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo qurux leey, Aisha
    Guuleyso.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 หลายเดือนก่อน

    QURUXDA MA BAADAD AANAD LAHAYN BAA LAGU TARTAMAA ?
    MA MAKEUP AYAA LAGU TARTAMAA.?
    IS CADAYN IYO QASQAS MIYAA LAGU TARTAMAA?
    QURUXDII NATURAL KA AHAYD WAA IN LAGU TARTAMAA.

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @HaajiHassan-te9re
    @HaajiHassan-te9re 3 หลายเดือนก่อน

    Meeshan waxa iskugu imaadey waa dad dhaqamgaalo Soo turkuman ama ey keenaan in gabdhaha laqaawiyo oo looga ciyaaro dhaqan kooda ama diintooda

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 3 หลายเดือนก่อน

    Wadadaasi waa wadadii halaaga

  • @Saphaa1
    @Saphaa1 3 หลายเดือนก่อน

    Hanahalenin wlle gabdhaha guriga kujira sobaxa aa

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 หลายเดือนก่อน +1

    Astagfirullah. War xol, abaar iyo nolol xumo kufilan baan kujirnaa. Dambiga iyo balaayadha deerad nags daafa

  • @mjabdinoor
    @mjabdinoor 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia is up there with the rest of Africa in beauty.

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 3 หลายเดือนก่อน

      Siil waa iska siil ee wax qurux ah ma jiro adeer 😅

  • @SHIRWA-z7y
    @SHIRWA-z7y 3 หลายเดือนก่อน

    *DIINTA ISLAAMKA MAXAY KA QABTAA*

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey diintiinii siyar siyar ayaad ugasiibanaysaan hadhowbaad marka waxaadleedihiin maxaan amaan uheliwaynay maxaan horomar ugaariwaynay

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
    @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaqan xumo, sharaf iyo karaamo jab ayaan u arkaa in MUQDISHADEENA waxaas oo kale lagu soo bandhigo......
    Adkaysan waayay aniguye, aan ooyee, iilka ii qoda.......

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 หลายเดือนก่อน

    Quruxdu ma lays cadeyo kaliya 😂

  • @BashiirBashka390
    @BashiirBashka390 3 หลายเดือนก่อน

    Bal eeg dhaqan xumadaas
    Ragaas waa weyn ee raba ine gabdhahaas caqliga uga ciyaaraan ayaGo raba ee jirkooda ku raaxeestaan ayaGo iska dhigaya ine hormaro u wadaan gabdhaha
    War alle ka cabsada oo isku xishooda

  • @somali4154
    @somali4154 3 หลายเดือนก่อน

    🤔

  • @SafiyaHasan-q2q
    @SafiyaHasan-q2q หลายเดือนก่อน

    Akhas caleeg 😅😅😅😂😂

  • @jaamacmaxamed6024
    @jaamacmaxamed6024 3 หลายเดือนก่อน

    Illahey kacabsada

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 หลายเดือนก่อน

    Alle kacabsada. People, fear your Lord Allah.Displeasing Allah is not advancement. This is against the culture Somalis and Islaam.

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 3 หลายเดือนก่อน

    Maalinba waa in maamul goboleed lagu qabtaa

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 3 หลายเดือนก่อน

    Matanba 😂😂😂 u qaaday

  • @IbrahimAbukar-x6o
    @IbrahimAbukar-x6o 3 หลายเดือนก่อน

    Qabriyaa idin sugaya shaleyna waxmatari donto

  • @abukhadra-kh4gm
    @abukhadra-kh4gm 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wala cebobay

  • @MaLiRasta-c3c
    @MaLiRasta-c3c หลายเดือนก่อน

    Xee tahay 1k dolar 😂😂

  • @AhmedNor-u3y
    @AhmedNor-u3y 3 หลายเดือนก่อน

    Kan gudoomiyaha isku sheegaayo in la dilo ayuu mudan yahay

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 3 หลายเดือนก่อน

    Iscadayn ma lagu baratama 👻

  • @kalkaal2046
    @kalkaal2046 3 หลายเดือนก่อน

    And maaya, uly ass/time

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 3 หลายเดือนก่อน

    dunida maxa kula tartameysan ma qabiil iyo tana is naqana beenta iska daya meshan tartan dacada maha gabdhahena qurux da badn ina ku matashan kuwo an qurux leheen wa sharaf dhac

  • @SayidOmarMohamudAhmed
    @SayidOmarMohamudAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله