Sir Iyo Tallooyin Cajiib ah Oo Ganacsiga Kor U Qaadaya Wareysi Ganacsade Abdirisaq Abuuhureyra

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaah Qeyr

ความคิดเห็น • 16

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib 2 ปีที่แล้ว +5

    شكرا شكرا لكم وجزاك الله خيرا جزا ❤❤❤❤

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    Sheikha Su aalihiisa
    Caawa ayaan dhegeystay
    Labada suaalood ee ugu horeeya
    Hooyooyin anigoo kale ah xanuunbey dareensiineysaa😢

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhiirigalin wanaagsan masha allah

  • @somalimaxamed-f7z
    @somalimaxamed-f7z 8 วันที่ผ่านมา

    Ganacsi yar le yahay wax ika ibsanayo maleh ila dad yar moyre kuwa i yaqano i cunsuriyo o dadka kale iku diran marke ika ibsan raban😢😢😢😢😢😢😢
    Salida timaha iyo dhir cilanked ku jiro timaha u fcn alxm
    Unsi ad u caraf bdn alxm
    Salid kobciso lugaha kacmaha wajika alxm
    Pls iku dhiri kaliya in ganacsika i hagago kuwa i cunsuribayo ishod alla ika qabdo😢😢😢😢😢😢

  • @jihaanjeesto8147
    @jihaanjeesto8147 2 ปีที่แล้ว +5

    Sh.abu dhalxa wxan ahy gabdh aad muhim kugu ah wa codsi inad waqti isiso aya rabaa Mel ankle so xariro aya rabi lahaa allha ku sharfo

    • @muniirdosan3289
      @muniirdosan3289 3 หลายเดือนก่อน

      Tiktooga kala hadal beejkiisa wllo

  • @GlobalCommunityServices-ve6rr
    @GlobalCommunityServices-ve6rr ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa dhiri gilin weyn

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaaah waa baranmij wanaagsan waaye aad ayaan uga faiday

  • @IdilCabdi-mk5ep
    @IdilCabdi-mk5ep 21 วันที่ผ่านมา +1

    Qofkii ganacsi yaqaana wllyaalow talaan rabaa ilaahy baatalo haye inaan maherad cunto furto iyo inaan wax yaryar gado yaa faaido badan

    • @NaasirHassan-z8h
      @NaasirHassan-z8h 12 วันที่ผ่านมา

      Labada way fiican yihiin lkn cuntada waa ka hawl badantahay ganacsi ahaan waxyaabaha kale waa wax gacan ku hayna maalin hadii la waayo qofkii cuntada lagu bartey oo qof kale kariyo wax laga yabaa in macaamiishu fahanto lkn Alabaha gadista waa waxad aan la cuneyn iyagaa ka fiican markaa sidaan filaayo lkn labadooodaba waa wax hadii loo dedaalo dhaqaale laga sameyn karo

  • @juleybiibmidganyare6057
    @juleybiibmidganyare6057 2 ปีที่แล้ว +2

    Next time sheekha hala gaarsiiiyo in uu time fiiican siiiyo qofka hadlayo su aaal kasta wuxuu oga tagay half 😢 specifically halka uu ka soo bilaaa bay ganacsadaha shaqada ganacsigiiiisa

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allow hadafkeyga aduun
    Iyo kan akhiroba ii rume ❤

    • @sumayohaji2821
      @sumayohaji2821 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi dhamantena

  • @wiilwaal-t7g
    @wiilwaal-t7g หลายเดือนก่อน

    asc

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Jzkh