Xogta Galmudug oo lagu kala adkaaday, & Liiban shuluq oo Black list la giliyay, Qoor Qoor oo dhibco.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 50

  • @faisalsalah7901
    @faisalsalah7901 3 หลายเดือนก่อน +1

    Suldaan Qoor Qoor guul ii yo goobaniimoo guu guu

    • @cabdikarimmuuse2991
      @cabdikarimmuuse2991 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliya was dhimataye Samir alaha nagasiyo xasan shiikh baadilay baarlamaankii caloshod ushaqaysta yaasha ahaa mooshin hakakeenaan xilkana hakaqaadano madaxweene kusma ahna hadoortaano doorasho waqtigeeda kaso hormartana haqataano dalka sas halagubadbaadiyo.masefilayo baarlaman wajibkas gudankaro inuu jiro

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 หลายเดือนก่อน +1

    Libasn shuluq haidkudayina qoorqoor intuitive noolyahay asaga ahayn madaxwaynanimada viviparous qoorqoor qoorqoor hayhay waligas

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 หลายเดือนก่อน +1

    QOORQOOR GUUL AYAAN LEENAHAY

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ ivivooo qoorqoor

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 หลายเดือนก่อน +11

    Guul madaxweyna galmudug qoor qoor guuleyso

    • @XasanBurtinle-h2w
      @XasanBurtinle-h2w 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wuxu dowlad m ahee ganacsato koontra baan iyo bililiqo isku bahaystay

    • @XasanBurtinle-h2w
      @XasanBurtinle-h2w 3 หลายเดือนก่อน

      Qooor qoorna waa siyaasi waaya arag ah dadkiisia iyodalkisana ddaacad u ah

    • @cqaadir1139
      @cqaadir1139 3 หลายเดือนก่อน

      15,000,000 $ markii ay hub kala soo baxaayaan illaah kama bakhaayaan miyaa hubkaan haddii la'isku laayo Dembi ayey ku leeyihiin cidii lacagtaas bixisey in la dhimanaayo miyeysan ogeeyn. Waa yahay maalin maanta ay eheeyn ayey ogaan doonaan انشاء الله

    • @cqaadir1139
      @cqaadir1139 3 หลายเดือนก่อน

      وتاخو يوما ترجعون فيه إلى الله ثم توفي كل نفس ما كسبت وهم لا يظلمون

    • @Daganaadan
      @Daganaadan 3 หลายเดือนก่อน

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qor qoor waa madax weynaha
    Galmudug cidii wax dhaama haysa yey hagran

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 3 หลายเดือนก่อน +4

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +1

    Liiban shuluq iyo sabriye waa kheyr masluuiyiin ma qaban karan galmudug ciyaal suqiin weeye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Viva qoor qoor

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Musharaxiinta fashilantay dhagartii adumalegeysen galnudug oo alaah fashilay yeey rabaan in xilkaqabtaan galmusug waa inlasootaag maxkamad

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed qoor qoor viva madaxweyne runta ah noolow

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 3 หลายเดือนก่อน

    Guulayso qoorqoor

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qoor Qoor waa Nin daacada oo aan cidna colaad u qabin. Sirma qabe allow sahala

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qoor qoor guuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor ayaan lajiraa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qoor Qoor haddii uu Galmudug ka tago waxaan filayaa in aanay sii jirayn waayo waa oday Nabadoon ah oo isku wadi kara dadka reer Galmudug

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qoor qoor ma yaqaano dhaqankaas face book iyo waxaas

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shacabka soomaaliya Ayu iskudilayaa & soomaaliya oo dhan xasan

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweenuhu waxuu isku jabinayaa Habergidir MD xasan shiikh Stop it they got the massages!

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka lasoo tahriibiyay malaha waxa larabay in Qoor qoor lagu af gambiyo...

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qoorqoor hanoolaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @shukriade9661
      @shukriade9661 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qorqoor iyo marexaan ha noolaadeeno

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan. Macalin jaamacadeedka. Qabyaalada. Iyo. Tuugada. Iyo dilka. Faashilka ah.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +4

    BURCAD HUBEEDKA, HADDII LAGA WAREYSTO HUBKAN MUXU AHA, MA WAXAAD SUGEYSA IN AY EEDDA QAADAN DOONAN, WAXAN U ARAGNA, IN QOFKA AY NACEB YIHIIN AY EEDDA SAARI DOONAN.

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 3 หลายเดือนก่อน

    Qoorqoor. Waa. Nin. Adag. Xasan. Dhiiqo. Iyo waxa. Uu wato. Wuu. Ka adagyahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Ha laga hor istaago musiiba umada raba in la gubo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninyohow suldaanow iskushegaw adigu waxaad tahay nacabka shacbiga soomaaliyeed sidoo kale shalay waxaad lahayd farmaajo anaguse waan ogayn inay ragaa iyo xasan ayax keenen hubka

    • @Mohamed-ali-abdule
      @Mohamed-ali-abdule 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga aragtideyda kaliya xog ayuu ku shegay isaga loo sheegay waxana uu dhahay 100% waa sax ma dhihi karo ayuu dhahay marka wariyaha xogtiisa kaliya ayuu nala wadaagay

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 3 หลายเดือนก่อน

    Saabirow Adigu mawaxad Rabtaye galmudug in xoog Ad isbadal kusameyso

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 หลายเดือนก่อน +2

    SIYAASAD SHAQO KUMA LAHA HUBKAASNA KURSI GDLMUDUG KA BADAN LACAGTA SHABAAB BAA LAGA QAADEY HUBKANA AYAGAA LAHAA HADANA DHALIN YARADII REER CAABUDWAAQ DIR IYO CEYR BEY KA GADEEN LACAG FIICANA WAA KU GADEEN

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iska hadle diwlada dhexe waxba kama oga. Nacas ma jecli.

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤😢😢😢😅😅😅😅qoorqoor

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 3 หลายเดือนก่อน

    SHALAY MAXAA LAHAYD. KULANE JIIS. WATAY

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 3 หลายเดือนก่อน +2

    In Arintaas qabyaalada uso duuleyn heshiiyeyn duuleyn in laga hadlaa ya Ceeb ugu Filan iyo danbiyoba Waa in banaanka loo saaraa Cidkastoo qabyaalad darteed munaafada ugu Soo qaadeyn duulaanka qaawan galmudug taaso oy ujeedkoodu yahey in Shacabkaas beesha HG fidno Cusub looga Abuurey taaso xoog kula wareegida talada raarka ka dhisan iyo damaca waalida aho--- Siyaasada xoog in laysku diro omuqiino talada galmudug iyo doorashooyinka iyo isku dirka qabiilada galmudug wada degan taaso ad mooda in HG iyo mareexasn dab la dhex dhigo waayeyn ohadda hubkii laso dhex mariyey Caabudwaaq ofashil weyn ku yimid hubkii laga soo galiyey itoobiya oyaan badan leh ?? War la yaab Leh oo Arintaas odhan ku saabsan cajiiiib cajiiib cajiiib duulasnkaas. La yaab laho

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 3 หลายเดือนก่อน

    Xil.saabir nuur shuuriye wuxuu la mid yahay neef xoolo ah oo ciyey waxaa hubaal ah qoor qoor waa hogaamiye ku qaali ah bulshada galmudug dagaalada ka socda afarta jiho waxaa curinaya caga weyne iyo saabir iyo liibaan shuluq sidaas awgeed waxaad gasheen black list waxaana aan sugeynaa in xabsiga loo dhaadhiciyo rag gaaraya ii qof qoor qoorna waa madaxweynaha mar kale aan u taagan nahay inaan doorano

  • @samirr546
    @samirr546 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somali heshiis ah dunidana la heshiiis ah!!!!!!

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 หลายเดือนก่อน

    Qorqor GUUL waxakale waatuug

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 หลายเดือนก่อน

    Ha ooyi a adkayst Mahad tuug iyo xasan tuug haooyina maxaauoynaysaa wali mawaxbaaidiinharay aad dhac dawn noo soo shaqeeyo Anaya wan helaynaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Saabir waa beentiisa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Liiban iyo sabriye tuugo tihiin. Mooryaan wadanka rabtaan in dagaal Gelisaan waa la idin fahmay

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 3 หลายเดือนก่อน

    Waar. Reer xamarow. Afsoomaaliga. Ha ku galgalanina. Maahmaahdu. Waa. Afumo. Nabadna way kaa. Kaxaysaa. Colaadna waxkaagama. Tarto

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Viva qoor qoor