Sooraan iyo Jawaan [Ruwaayadda Tusaalaha Nabadda] [2008]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • Copyright© for DRC, SOCSA, IHU and Hadrawi 2008.

ความคิดเห็น • 10

  • @jamaegal6408
    @jamaegal6408 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah Ha u Naxariisto abwaan Hadraawi.
    Filimkan/Riwaayaddani waa middii ugu dambaysay ee uu alifay abwaanku sannadkii 2009.
    Waa Riwaayad ka turjumaysa aragtidiisii nabadda iyo nolosha guud ahaan.
    Waxa uu cabbirayaa xididada iyo tiirarka nabaddu ku taagan tahay ee burburay kuwaas oo la’aanyood aan la helayn nabad.
    Illaahay ha u naxariisto!

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว +2

    ALOOW UNAXRIISO ABWAAN HADRAAWI IYO SOORAAN IYO WIXII MUSLIM AH

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +2

    Alow unaxriiso😊

  • @XasanCade-q8e
    @XasanCade-q8e หลายเดือนก่อน

    Hure miyaa qofkaani misa waa u egyahay

  • @cabdiwaaxidmaxamed5099
    @cabdiwaaxidmaxamed5099 3 ปีที่แล้ว +4

    Dusigu yaanuu kaa gelin

  • @mahadmacalin2852
    @mahadmacalin2852 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal waxaad ila daawataan naagta cadaankaa maxeey ka dhax qabanayaan ileen dhaqanku iyaga malahane

    • @fallamaha
      @fallamaha ปีที่แล้ว

      way baranaysaa

    • @fallamaha
      @fallamaha ปีที่แล้ว

      waana haayaddii wriwaayadaa maaal galisay

  • @soleimanosmanmahamad4189
    @soleimanosmanmahamad4189 3 ปีที่แล้ว +1

    Geel hawd jooga oo sidaa ugaajaysan lama arag abaar kastoo dhacdee kan xagaad kasoo duubteen

    • @fallamaha
      @fallamaha ปีที่แล้ว

      hargeisa hawdkeeda wweye