Yaa daawanaya Caawey Oo 03/05/2023 South Africa 😢 jeceyl darran iyo xiiso ayaa dareemayaa Amino Farax iyo heestaan heelo Ee laxankii Xaafuun ayaa Qalbiga ku dajinayaa, oo aan ku qayilayaa. Adduunka macaanaa markaad music kaan Kaligaa ku laameynayso😊
Sister Amina is among the most iconic, beautiful and great Somali singer ever. We love you. long live and keep on keeping alive the Somali Suugaan torch. I hope and wish to attend one of your shows but I don't know where you currently live. My warm salam and sisterly affection. Never a single day passes away without listening one of your lovely songs. Your are a true Somali great diva. Wish you and your family the best of all.We love you.
Eng. Osman abdillahi ali Amina Farah, was fannaanad when oo cod macan. Heestii gore waxa litany muusikada, tense muusikado aad bay u fiicantahay. Waalan salaamaya. Allah ya Cusack, marawaaxid
Ina Cali Ducaale ayaa la odhan jirey gabadha naaxiyadan lahayd. Xagga fankana magaceeda waxa la odhan jirey Xaafuun, laakiin cidi ma taqaan marka laga reebo fannaaniintii wakhtigaas, fankana komay raagin.
beauty and talent goes together also soothing voice what a hilarious song love you amina Farah wabar the only Somali artists that we have currently long life aminey ina adeer wadka ha ku iilobo 🏘💕💕💕💕💕💕🙏🙏🙏
Waxaan garanaya aamina faarax waber oo la joogta inaadeerted xaawa c/laahi waber(xaawa boon) magaalada wajaale markii danbana magaalada lowya-cado oo heeso jecel had iyo goorna heestii sahra siyaad iyo axmed mooge ee ahayd jiidhkii I dhalaybaa jilbaha iga xidhayoo jaran jarada aqalkiyo jikadaba ma dhaafee bari samaadkii bay ahayd..........xasuus fog
CIYAAL KAN DAMBE EE YIDHAHDA FANANIN BAANU NAHAY WAXAN ODHAN LAHAA BAL DAAWADA OO DHEGEYSTA AAMINA FAARAX.MIYAY JIRAAN HABLAHA DAMBE IYO INAMADA DAMBE WAX SIDAN OO KALE U HEESI KARAA
😂 MaLaHa Dadkii HoRe Aya LaHa SADDEX GACMOOD. 😆 Kaftan MaYa gacaNta Ay Microphone 🎤 Ka Ku HaySaTo Aya in Yar Yara Si Ah mrka MaLaHa Wa Sida Darteed lkn CiLaD KaLe MaLeh. 😍✌️
Khadra daahir xaafuun ku macaan aamina dab yar ma shideeyso cumar dhuule ahn cod macaan bal saddexdooda wada dhageeysta aniga khdra dahir aan u codeeyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaa daawanaya Caawey Oo 03/05/2023 South Africa 😢 jeceyl darran iyo xiiso ayaa dareemayaa Amino Farax iyo heestaan heelo Ee laxankii Xaafuun ayaa Qalbiga ku dajinayaa, oo aan ku qayilayaa. Adduunka macaanaa markaad music kaan Kaligaa ku laameynayso😊
Sister Amina is among the most iconic, beautiful and great Somali singer ever. We love you. long live and keep on keeping alive the Somali Suugaan torch. I hope and wish to attend one of your shows but I don't know where you currently live. My warm salam and sisterly affection. Never a single day passes away without listening one of your lovely songs. Your are a true Somali great diva. Wish you and your family the best of all.We love you.
Eng. Osman abdillahi ali
Amina Farah, was fannaanad when oo cod macan. Heestii gore waxa litany muusikada, tense muusikado aad bay u fiicantahay. Waalan salaamaya. Allah ya Cusack, marawaaxid
gold voice aamino farah heelo legend Wlhi Alle cimriga hakuu dheerayo heesta ay qaadaysaa WaA 50 sano kahore barteedii bay dhigtay Aloow ku dhowr xasuus wlhi
Boqorada codka legend Aamina farax iyo heesta xaafuun amazing walahi
Cod layaab leh iyo qurix bay isku darsatay sxb
fanaanad ka qurux badan jabouti kumaan arag.
qosol iyo cood wada socda amina ugu kalay eedo allah haku xafido
ALLAAHUNA AMIIN.
Ka dambe habar-yartay full respect Habo
Best of qarami xaafun.
She is the legend of subcus.
She feels the rythum.....the words
& kebab. Wooooow amina u the best
What a voice ! Subxaanaka ya daa'im!
Légende Amina Farah wabar est et restera une icône de l'art Djiboutien.
2019 and still watching! Raw talent!!!
I'm ... beautiful song
Aamina farah wabar legen siday ula socto musikga kuwa imika way kala socdan fanki waaa kii hore wakhtina waaa kii tagay
Fankeena waa kaas , wofaa caleeeeyk meesheedii ayey dhigtay , Ummad qudha beynu nahay Jabuuti ilaa Garisa shishadeeda inagaa leh , Soomaali jecliyaa , Cumar dhuule ayaa horey ugu luuqeeyay hestani waana heesaha ugu wanagsan ee soomaali ku luuqeyso "Raaxeeye" Tubeec , Kuluc , Dhuule , Magool Allah u wada naxariistee , ayaa si wacan ugu luuqeyn Jirey , Hal abuurkeedana waxaa lahaa Cabdilaahi qarshe Auntee.
Aamin
Sood kan raaxeeye maaha sxp xaafunba layidha iska hubso
Ina Cali Ducaale ayaa la odhan jirey gabadha naaxiyadan lahayd. Xagga fankana magaceeda waxa la odhan jirey Xaafuun, laakiin cidi ma taqaan marka laga reebo fannaaniintii wakhtigaas, fankana komay raagin.
Xagga halabuurka qaraamigu wuxuu ahaa qalindaraalayn oo qofba beyd ayuu ku darsan jirey, waanay isku dhex qasan jireen.
beauty and talent goes together also soothing voice what a hilarious song love you amina Farah wabar the only Somali artists that we have currently long life aminey ina adeer wadka ha ku iilobo 🏘💕💕💕💕💕💕🙏🙏🙏
Who is waching 2018 farta soo taag somaliwayne
Cadho intay Xagan keentay sidayda like ku dhaaf
Waxan is laynahay familyga
Youthpeka markan imina amina qac kaga siyay iyo raaxeeyaha😂😂😂😂😂😂😂😂
Eesh Qiyaasak Aamina faarax Wabar Maamo Fanka Soo Noolaysay Wax Heesihii 1954k❤❤
OGI OGI still going strong and ever never be old
Waan Ka danbeeya hesihi hore waliba heelo 🥰🥰🥰
Ahlaa Sooooooowt Amina
Yaa dawanaya 2019 reer Somaliland ♥️◻💚
Lanbar 1 aniga
Cashaaaaak waaaaahamina
Waxaa kabanka u hayya aabihii kabanka daauud cali masxaf codkana waa aamina qurux badan yaa salaam
Yasalam qof jacayl hayo ama u so maray unba dareemi karo erayadan sida anigo kale lkn hada imahayo wu isomaray mana calfan
Still waiting 2022
Still watching 2020
Haaa aaa hela hele 2020
XAAFUUN😍
amina i always seeks you i love the way you acted you talented i love so much babe
Amina Farah Wabar the golden voice ever
Still watching 2020❤️
amina golden voice kkkkkk wonderful i am proff abaadir
Caadi maaha 17/9/2018
Amina Yu got my vote your good really good
2023 an still watching! My 100th time!
16/09/2014
16/09/2018
Labada habeenba xaadir ban ahay
Allah Cimriga ha inoo dheereeyo
Dad waa dakii hore fankuna waa tagay
Waaaaaaw Aamina allaa jacizak
Eng.osman abdillahi ali
Amina Farah, Waxman kuugu codaynaa 100%. Votikii dhegeystayaasha was ku guuleysatey. Waxaad mudantahay abaalmain bedlad dahab ah.
Xaafuun ayaan hada idinkaga soo qorayaa SMS kaan culimo
MashaAllah adiga wadankaagi jooga, 29 sanno ayaa ugu danbeysay. Waliba aan fasax ku tagey 3 bilood Xamar, waqooyi 1987 baa ugu danbeysay aan fasax ku tagey. Ilaahayow igu celi waddankayga inaanan dhiman aamin.
Wlhi adr waa dhib wayn
Igu Salaam Reer Xaafuun
Oo ileen xubi ba aan xagna ukicine😥
Mama amina cod Dahab❤👑💋
waooooo amina farax♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
Fadhiga Wax Kaga Wnagsan heesaha Wa Sababta Sudantu Fadhiga ugu heesan bal hada eg Amazing
Xudeyfi baa u tumaaya heesihii xaafuun alle haaw naxariisto
Dauud cali masxaf Aun
Oo illeen xubi baa
Aan xagnoow dhicineey!!
Yaa salaam
Xaafuun waxay ahayd walaala hargeyss iyo qaraami gii hore
Waa runtaa gabadhaasaa si fiican u garanaysa waxa la odhan jirey ina Cali Ducaale( ina Cali Cawar).
Nice songs 😍😍😍😍😍
Heelo maaha
Waa laxamkii xaafuun
amina most beautiful woman on this i planet i love the you sing
Ababe Jama
Beauty and talent
I like tour watching
Habo nooloow inbadan. Il iyo cawriba la,ow.
qabku u dhacayo music 🎶 wa mucjiso wayo waxa kumaya macalimin caan ah ô inay wax laga barto intay hoyen
Axyii aamina
Wow wow
Sweet song
nice
Waxaan garanaya aamina faarax waber oo la joogta inaadeerted xaawa c/laahi waber(xaawa boon) magaalada wajaale markii danbana magaalada lowya-cado oo heeso jecel had iyo goorna heestii sahra siyaad iyo axmed mooge ee ahayd jiidhkii I dhalaybaa jilbaha iga xidhayoo jaran jarada aqalkiyo jikadaba ma dhaafee bari samaadkii bay ahayd..........xasuus fog
Waa riwayadii igu horeysay aan live ku daawada, Hargeysa geerishkii Carabka ku xigay Maktabadii Masaradii, intaan Beerta Xoriyada iyo Theatherka riwayada lagu dhigi jirin waxaan umalynayaa horeentii 1970's. Waayo waayo.
@@caweyskadalmar ķ
😂😂😂✋✋✋✌✌✌💖💖💘💖💘💖😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌fannanad iga dheh illeen leyskama caaaaaa a yiraahdee allah allah ✌
😎😎😎😎😎😎
❤❤❤❤❤
her smile is very contiguous love you sweetheart 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Nasiibka maxaa ugu soo gaari weysey markey yareed uun baan dhahaaa 2022 baan daawanooyaaa
Cawayska dalmar Guulayso sxb
Mahadsanid walaal
15/7/2024 habeen xusuus ii leh
CIYAAL KAN DAMBE EE YIDHAHDA FANANIN BAANU NAHAY WAXAN ODHAN LAHAA BAL DAAWADA OO DHEGEYSTA AAMINA FAARAX.MIYAY JIRAAN HABLAHA DAMBE IYO INAMADA DAMBE WAX SIDAN OO KALE U HEESI KARAA
Xafuuna axaxaax qarami legan amina farah wabar
caleeg caleeg qaraami iyo badh
Mudo kadib wan helay hestan....
Allaya cizak fadumo faarax iyo HARGEISA hoyga fanka iyo suugaanta ee jamuuriyada somaliland 💚🤍❤️
Waar maxaa kadacay! Ax yaa xidiga qaraamiga Somalilaand - Amina Faarax!!!!!!!!!!!!!!!!!
Xaafun intee ku talaa Somalia miyaa Ama somalilnd
Xaafuun waxay ku taal Somalia gaar ahaan waxay dhacdaa puntland xagaa iyo bari
Alla yacisak
Mamada sow tan gacanna microphone ku heysata midna ka dheeleysa maxaa gacanla loo yiri?ma gacan sadexaad baa laga rabay 🤭
😂 MaLaHa Dadkii HoRe Aya LaHa SADDEX GACMOOD. 😆
Kaftan MaYa gacaNta Ay Microphone 🎤 Ka Ku HaySaTo Aya in Yar Yara Si Ah mrka MaLaHa Wa Sida Darteed lkn CiLaD KaLe MaLeh. 😍✌️
Gacanta bidixda ayay faraheedu mid ama laba ka maqanyihin
Coming from a connaiseur
Khadra daahir xaafuun ku macaan aamina dab yar ma shideeyso cumar dhuule ahn cod macaan bal saddexdooda wada dhageeysta aniga khdra dahir aan u codeeyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Saddexdooduba ma kala yaraystaan balse fikirkaygu waa sidan
1- Cumar dhuule
2- Khadro daahir
3- Aamino faarax
4- Siciid Xamar Qoor Aun
5- Haboon Cabdulaahi Aun
6- Maxamed Yuusuf Aun
Waa Fanaaniintii Kale Ee Laxanka Xaafuun Sida Layaab ka leh u qaaday
Caweyska dalmar hal mar love ii saar plz
Habo. Iinoowaw. Fanaanad. Qaali ah aamina
🥰🥰🥰🥰🥰
May nooshahy fanaanadani?
Haa waa nooshahay
Is she Indian
No Somali
Laxankan xafuun maha waa beerdilaacshe sxb
Waa xaafun sure
Magaraneysid.
Xaafun intee ku tala somalia miya Ama kenya
Waxay ku taala Soomaliya
www.google.com/maps/place/Xaafuun,+Somalia/@8.7976436,49.0529035,6.48z/data=!4m5!3m4!1s0x3da35bfe9a01caa1:0x8dddae942f710314!8m2!3d10.4232604!4d51.2612177