4 | Manihin adoon aad leedihiin | Barnaamijka jimcaha | Xalaqadii 4aad |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 2 ปีที่แล้ว +82

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna naxariista badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaqda badnaa uguna udgoonaa rabi inta uu abuuray waa Nabi MUXAMED SCW ❤️💜😍🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +37

    Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa 《NABI MAXAMED SCW KU SALI SUBANAHEENA MOHAMED N.N.K.H》

  • @ayanmohamedeman4817
    @ayanmohamedeman4817 2 ปีที่แล้ว +21

    ☪️ muslimka guul insha Allah ✊

  • @aminahasan811
    @aminahasan811 2 ปีที่แล้ว +30

    نحن اغلى منهم لأننا نؤمن بالله الواحد الأحد وكلمة لا إله الا الله أغلى منهم والله مولانا ولا مولى لهم 💪🏻🤞🏻

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +22

    6 bilood ka hor ,xuduudka Poland 🇵🇱 iyo balarus, waxa lagu celinayay dad muhajiriin ah ,mantana ,dhaman dadkii muhajiriinta ahaa ,waxa losoo dhawaynayaa sida madaxda.💯munaafaqiin ta reer yurub 💯

    • @Cumayr12
      @Cumayr12 2 ปีที่แล้ว +1

      Munafiqin maaha ,ee wax fcn ayey sameeyen sxb 🙏🙏

    • @bushra1672
      @bushra1672 2 ปีที่แล้ว +4

      @@Cumayr12 Hade mxy u sameynayaan wll oo mar hore u sameen wyeen war nio fakar

    • @Cumayr12
      @Cumayr12 2 ปีที่แล้ว +2

      @@bushra1672 wadamada carbeed ee daqalaha buuran leh ..wey diithen in walalahod muslimka eeh ey dalkotha soogalan .....
      Halka poland oo Christian ahh eey soodaweyen walalahod Ukraine oo Christian ehh ..marka wax xun maaha ayaga haday kan eey isku diinka yihin eey hosta gashtan🙏🙏🙏🙏

    • @bushra1672
      @bushra1672 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Cumayr12 Haa taas yaa ku heesto annaga waxaa diidanahay inay shaati fcn gashtaan oo ay xuquuqul insaan iyo been dadka ku cabaan tan kale wadamada carbeed yahuud iyo Marekan baa maaamula islaanimo shuqul kuma laha ee waxaad eegta wadamada muslimiinta eeg turkiga oo kale waxay haayaan 3.7 milyan oo walaalohood suuriya oo dagaalada kasoo cararay iyo 700kun oo ciraaq iyo 500kun oo afganistan iyo 25,000 oo qoys falastiin iskaba dhaaf wadamada kale

    • @awshan571
      @awshan571 2 ปีที่แล้ว +1

      Labadiinuba waad saxantihiin walalayaal,

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 ปีที่แล้ว +22

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @ahmednour6470
    @ahmednour6470 2 ปีที่แล้ว +26

    Xaqiiqtan wax bdn ayad ka fayday daaha,اللهم انصر الإسلام والمسلمين

  • @bigman3064
    @bigman3064 2 ปีที่แล้ว +29

    Allow cafimad nagu garsii ramadaanka (Aamiin❤️😍)

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 ปีที่แล้ว +12

    اللهم بلغنا رمضان بأفضل الحال

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama7006 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @salahali1243
    @salahali1243 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle nicmada ugu ween ee uu nasii yay waa diinta islaamka🇸🇴💯🇸🇴

  • @jibrilmohamed5762
    @jibrilmohamed5762 2 ปีที่แล้ว +33

    Mahadsanid Ustaad Cumar ILAAH ayaa mahadsan khiyaanada reergalbeedka waxan fahmay 2006ka markii sunniyinta ciraaq u heshiyeen iyaga iyo shiicada iran. Dadbadana waxey fahmeed markii siisii iyo bushaar taageereen. ALLOW umuuraha sahal.

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 2 ปีที่แล้ว +10

    walaal cumar waad mahadsan tahay, waadna igu ogtahay ku dhaqanka iyo jacaylka DIINTEYDA ISLAAMKA. ALLOOW IIMAAN NOO SIYAADI , AAAMIIIN.

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar ciyaartoygas bal fiiri sida xoriyada leh uu ugu jawabey 🙏🏻

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 2 ปีที่แล้ว +54

    Markii ay reer Ukraine hubka qaateen is ay iskaga difaacaan duulaanka Ruushka, warbaahinta reer galbeedka waxeey ugu yeereen geesi yaal, markii ay reer Palestine 🇵🇸 qaateen hubka si ay ugu difaacaan yahuuda, waxeey ugu yeereen Argagixiso, lama yaabaayo taas,
    Dadka Ukraine waxeey ka cabanayaan duulaan maalmo socda, lkn dadyoowga reer Syria 🇸🇾 Libya 🇱🇾 Iraq 🇮🇶 iyo Yemen 🇾🇪, waxeey arkeen dhibaatada caawaaqibka dagaalka, waa shay iska caadi ah markaad joogtid Palestine inaad madaafiic maqashid.
    Mana jiro wadan reer galbeedka ah ama waxeey ugu yeeraan warbaahintooda oo u ooynanaya iyaga sida aan hadda aragno.
    Halbeega laba-laabma falcelintiisa ayaa sababay bini'aamnimadooda.
    Aan dhahno dhamaanteen ma jirto Halbeega laba-laabma.
    Munaafaqnimo, nacayb, ceeb iyo cunsurinimo ayaa dul-hoganeeysa reer galbeedka iyo warbaahintooda.
    Jimco wngsn

    • @calimaxamed4711
      @calimaxamed4711 2 ปีที่แล้ว +7

      alle ayaa mahad iska leh in dhalinyarada muslimiinta ay fahmaan cadowgooda saxda ah

    • @ahmednuur1585
      @ahmednuur1585 2 ปีที่แล้ว +2

      @@calimaxamed4711 haa runtii ilahy ayaa mhad leh nafahansiiyay cadowgeena dhabta ah

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 2 ปีที่แล้ว

      Dheh markii Falastiiniyiintu DHAGAXAANTA tuureen

    • @sarreyegaas7873
      @sarreyegaas7873 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saxarlasamatar2516 Xamaas ma dhagxaan beey ku dagaalamaan wll ha yasin dadkaas waa dowlad adag oo difaaceysa shacabkeeda

    • @sakiguray3248
      @sakiguray3248 2 ปีที่แล้ว

      @@sarreyegaas7873 wala ogyey inay Hub ku dagalaman lakin Galo aya isugu tagay

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 ปีที่แล้ว +133

    OGANSHO legend Always legend ismujiya isboqdha guys ❣️❣️😩🙄

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waxan ad u jeclaystay baraarujintada iyo fahansiin diinta dadkena jizaakalahu khayr brotherوَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ

  • @leylaaden7374
    @leylaaden7374 2 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Cumar inshaar mahadsqnid niyahoow arin fiicqn ayaad wadaa run ahaanti Rabi raali kaa noqoy brother.

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +31

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
      Kaliya nagusoo biiir❣❣

  • @راجيةإلىربها
    @راجيةإلىربها 2 ปีที่แล้ว +3

    ❤محمد ﷺ❤

  • @maxamudaxmedxasan7526
    @maxamudaxmedxasan7526 2 ปีที่แล้ว +7

    Muslimiinta wlhi hadii ay dhahaan maxaa noo dan ah wlhi aduunka ayey maamuli karaan aaway hee🥺Rabow umada muslimiinta qalbiyadowda isku mideey🤲🤲

  • @caawalemasul6324
    @caawalemasul6324 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxay amiinsanahy inay tahay wax wanagsan waxay reer galbeedku ku kacayan waayo waxay dhiirigelin u tahay dad ban OO muslimiinta inay hada fahmaan.dhaaaqan xumada reer galbeedka

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 ปีที่แล้ว +18

    Alaaahu akbar
    Allaw roob noo shub
    Abaarahana naga dul qaad
    Intii dhimatayna alle ha unaxariisto

  • @HamseYusuf77
    @HamseYusuf77 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad Omer inshaar Jazakallah wxaad tahay Mid ku dayasho mudan Wxa yaabo badan oo inaga qarsoona indhaha caalamka soo hor dhiga

  • @إبناڶمھڔي
    @إبناڶمھڔي 2 ปีที่แล้ว +56

    اللهم إحفظ كل المسلمين والمسلمات في العالم كله

  • @souljaman1866
    @souljaman1866 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogaansho Shaqo wacan ayaad Umadda Soomaaliyeed u haysaan Guuleysta..!

  • @Hillitop
    @Hillitop 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah. Safiirka islaamka iyo danaha islaamka kahadlo. Omar inshaar keep your head up

  • @abdikhaliqabas6329
    @abdikhaliqabas6329 2 ปีที่แล้ว

    Omar barnamijkani adbuu u wacanyey ee waxaan kaa codsanayaa inaad soo badiso adbaan ku salamayaa

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah Waa Xaqiiq Dhaman Inta Noo Shegtay

  • @abdullahiabdiraxinsuudi6725
    @abdullahiabdiraxinsuudi6725 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ustad cummar aduun iyo aakhiro allah hakugu wanaajiyo shar iyo sheydaan allah hakaa weeciyo

  • @yahyamusa7236
    @yahyamusa7236 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad inshaar jazakillaahu kheiran waad ifisay illaa iyo intii loo baahnaa thank you

  • @thenouh
    @thenouh 2 ปีที่แล้ว +5

    وما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون

  • @yasinabdullahimalin4076
    @yasinabdullahimalin4076 2 ปีที่แล้ว +21

    Ustaad omar, ku mahadsanid barnamijkan jimcaha oo aad inoogu soo bandhigtid xaqiiqoyin waa weyn oo marba mark isasoo tarayaan.
    Aad ayaan kulasocdaa wana jeclahay dhamaan programyada aad inoos oo bandhigti markasto.

  • @akzhariif7937
    @akzhariif7937 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi codkii sheekh candul baasit ayuu saarey masha allah

  • @muhiadinahmed6329
    @muhiadinahmed6329 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar nin wax badan og sxb barnaamijyad soo badi waxaad ka hadasha sida somali ahaan ay galadu inoo kala qaybiyeen inago isku dhaqana isku diina isku afa hal qoys ah waliba

  • @asiaa.sullieman6692
    @asiaa.sullieman6692 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ban kugu mahadcelinayaa ustaad omer sida wacan ee barnaamujka noogu soo gudbisay❤😍

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp banaamijkan muhiim buu inoo yahay dadkeena aan hore ulsocon wejiga qarsoon gaalada wax badan baad tustay aadbad ugu mahad santahay marka barnaamijyada noocana soo badi

  • @elyassomar4591
    @elyassomar4591 2 ปีที่แล้ว

    Wan ognahay wax yaalaha qaldan ee kasocda Aduunka lkn Waxan ku faraxsahay in Dadkeena wax bdn fahmeen
    Thanks ,,Ogaansho

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 2 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلي اله وصحبه وسلم🥺❤️🥰🤲

  • @Hazamo
    @Hazamo 2 ปีที่แล้ว +6

    Mid ka mid ah maskax koruyasha calamka 🙏💚 Omar inshaar respect full 🙏🙏🙏

  • @yoolahsoftwereborama8450
    @yoolahsoftwereborama8450 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi xaqiiq ayaad kahadshay allah ayaa ajar kaga rajenaya guushana islaamka leh imink aiyyo hadhowba

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah akhii barakalahufik caqali badnida ayaan kugu tageernaaa

  • @abshirbarre1289
    @abshirbarre1289 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah Allah ku xafido omar inshaar🤲🤲

  • @abdiazizaliissa9286
    @abdiazizaliissa9286 2 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallah my brother keep going barakallah fika

  • @abdiasiiskaliifahmed9399
    @abdiasiiskaliifahmed9399 2 ปีที่แล้ว +11

    Msha allah waa barnamij cajiip ah hore usoco Omar inshaar🥰

  • @iidoshiinexaamud336
    @iidoshiinexaamud336 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha.Allaah Omar jasaakallaah

  • @fivemin555
    @fivemin555 2 ปีที่แล้ว +13

    OMER INSHAAR "NIN KARUN SHEEGAY KAHADALKA RUNTA IYO DHIIRIGALINTA DHALINYARADA".

  • @abumoalim
    @abumoalim 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Thanks Ustaad Cumar,
    Allah ku barakeeyo.

  • @nourhassan9806
    @nourhassan9806 2 ปีที่แล้ว

    Cumaroow indhaha shacabka tahay halkaas ka sii wad waa jasaakumulaahu kheyrul jasaa

  • @marwaancade3982
    @marwaancade3982 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah akhuna omar inshar

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij wax badan noo iftiimiyey runtii noo sii wad ayaan dhihi lahaa omar oo ha naga joojin.

  • @mohametthassan5323
    @mohametthassan5323 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii wxan dhaho magaranayo oon ka aheeyn ilaahay hakaa abaal mariyo xaqiiqoyinka naga qarsoon eed noosoo gudbiso jasakallaahu khayr cumar inshaar

  • @ismailjokar2334
    @ismailjokar2334 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك احسن صوت

  • @kobcinaftada5333
    @kobcinaftada5333 2 ปีที่แล้ว +3

    Cumar inshaar waxa tahay AQLIGA kali ah maaanta nool
    Thank you for sharing this

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jazakallahu khayr wll

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว

    Shukran cumar👏

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah hauziyaadiyo dagaalka yukreyn muslimiinta allah haisku mideeyo🤲❤

  • @bushra1672
    @bushra1672 2 ปีที่แล้ว +14

    Baraamij aad u quruxbadan 💯👑🔥

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay wll qofka mu'minka ah waa qofka ka runsheega iimaankiisa wiligaa gadaal ha u laaban horay u soco💪🏃
    قال تعالى 《وَمَكَرُوا مَكْرًا وَمَكَرْنَا مَكْرًا وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ》

  • @rashiidxuseen8941
    @rashiidxuseen8941 2 ปีที่แล้ว +3

    Gaaalada waa daciif sidu allah noosheegay un waxee ka faaideesteen Muslimka khilaafkooda iyo hogaamiyayaasha muslim isku sheega ah Lkn qalbiga ka ah munaafiqiin

  • @Sheekocaruured-f1s
    @Sheekocaruured-f1s 2 ปีที่แล้ว +8

    M.a GuleYzo illah hkaa rali noqdo ❤🤲
    Amein yrbi

  • @maxamuudmaxamad2260
    @maxamuudmaxamad2260 2 ปีที่แล้ว +8

    Barnaamijka kaan waxaan soojeedin lahaa inaad ubixisid cumarow KULANKA JIMCAHA EE OGAANSHO

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم🧡🙏

  • @suruurhaaji...4490
    @suruurhaaji...4490 2 ปีที่แล้ว +1

    Pakistan wadan islami ah 🇵🇰🥰
    Musliminta hal qalbi wiilka masriga masha Allah Allaha xafido Musliminta waa hal jasad 💪
    İslamka waa meesha kaliya ee dagnasho laga helo

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed5931 2 ปีที่แล้ว +33

    Siyad Barre once said we will never accept oppressors to oppress us or any other country ✊

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 2 ปีที่แล้ว +1

      He oppressed himself without any enemy interaction 🤷‍♀️

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Asiyah2000 My sister what you said is not the Facts but your opinion!

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +6

      Allaha u naxariisto siyad barre

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 2 ปีที่แล้ว +6

      @@mrpirate3020 it's a fact that he went against Qur'an's teaching and Allah promised whoever turns away from his path will humiliate them so that is not my opinion it's well known fact🤷‍♀️

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว +3

      ABDULAAHI AHMED .
      HORTA MAXAAD MEELWALBA SIYAAD BARRE U SOOGELISAAN MASE WAXAAD OGTAHAY SIDA DENBIGIISU U BADANYAHAY MARKAASAAD WAXAAD RABTAA INAAN INTA WAXKA SHEEGNO SIDAAS DENBI
      UGA YAREEYSID
      HADABA ANAKA WAXAANADHALAY WAALID MUSLIMA AH OO DHAHA QOFKA DHINTAY IYO ILAAHIISA ISUDAAYA LAALKIIN WAXAAN ILAAHEY HORTIIS DENBI LA IIGA QOREEYN IN MAXAMED SIYAAD BARRE MASUULKA AHAAY MEESHA SOOMAALIA TAAL INOOW ASAGU DHIGAY XUMAAN IYO SAMAAN WEXEEY TAHAY ASIGA ALLAH KA ABAAL MARIYO AAAAAAAAAAAAAAAMIIIIN YAAAARABI

  • @maxamedmire0451
    @maxamedmire0451 2 ปีที่แล้ว

    Inshaarow hor usocod wanaagsan ee soo gudbinta dhacdooyinka kadhaca dunida sigaar ah caalamul islaami soo gudbinta dhacdooyinka dhabta ah keep going i.a

  • @samiir143khadar8
    @samiir143khadar8 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi hadi aadan kafaaideysa dhacdooyinkan uu so gudbiyo inshar waxad tahay doqon

  • @mohamedabdi-lo1mz
    @mohamedabdi-lo1mz 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @cabdulaahijawhar5512
    @cabdulaahijawhar5512 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله شكرا اخي الكريم

  • @sadaamahmed70
    @sadaamahmed70 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta ramadaan ilaahay caafimad qab iyo nabad qab uso galiyay alxm dheha wlal

  • @iraadkhalif3022
    @iraadkhalif3022 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran sxb cumarow

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 2 ปีที่แล้ว +7

    Qaariga magaciis maashaallah

  • @xamsemuse5549
    @xamsemuse5549 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ogaansho sxp waxbadan ayaad noo iftiimisey nacdal haku dhacdo reer galbeed

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaza akallah akhii

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustad

  • @aliahmedsheikhdoon1129
    @aliahmedsheikhdoon1129 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad waan u bahanahay baraamijkaan oo kale masha Allah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah geesiyiinteenu ma gabadaan Laakiin Cadawgeena badan lakiin Allaah Ayaa inagaga Filan Alxamdulilah OGAANSHO Channel hore usoco

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 2 ปีที่แล้ว

    Walahi wiilka masriga ah waa geesi iimaan leh waa hadal qofka ta oo u jawaabi lahaa oo aan aboodi u hadlay yacni hadal oo jeclaanlahaa iinuu dhaho

  • @ahmedwll6198
    @ahmedwll6198 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم اني عبدك ابن عبدك ابن أمتك ناصيتي بيدك ماض في حكمك عدل في قضاؤك أسألك بكل اسم هو لك سميت به نفسك أو أنزلته في كتابك اوعلمته أحد من خلقك أو استأثرت به في علم الغيب عندك أن تجعل القرآن العظيم ربيع قلبي نور صدري ،وجلا ء حزني وذهاب همي 🙏🤲⚘🌹🥰💯🙏🌺🌿💞🌷🌹⚘

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow muslimiinta ,,
    Quluubta mid ka dhig

  • @aishaomarisrael3738
    @aishaomarisrael3738 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad ayaad u mahadsantahay wll omar

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 2 ปีที่แล้ว

    aaad baaaad u mahadsantahay Cumar

  • @ibroojalalaa305
    @ibroojalalaa305 2 ปีที่แล้ว

    Umar jzkl hore uu soco 100%

  • @abdirahmanmukhtarchanel5084
    @abdirahmanmukhtarchanel5084 2 ปีที่แล้ว +2

    Omar inshaar wll Qiimo badn

  • @Moha-AkVlogs-j1j
    @Moha-AkVlogs-j1j 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij wax yaabo
    badan noo itimiye
    Thanks ustaade alle hakusharfo

  • @caawiye98
    @caawiye98 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij marxaban bikum.
    New barnaamij welcome.

  • @ayoubbmahammed4364
    @ayoubbmahammed4364 2 ปีที่แล้ว

    Barakallah nidhaha ayaad noofurtay qalbiga Allaha kuufuro

  • @Ismailmowliid
    @Ismailmowliid 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah, Mahadsanid sxb wa warbixin wanaagsan

  • @ibrahimmohamedgulled3396
    @ibrahimmohamedgulled3396 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah omer inshaar barnaamijkaan waad qurux badan xaqiiqda taabanaya

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 ปีที่แล้ว +35

    Mashallah walal
    Keep going
    Muuqaal wacan oo la hupo ayaad nooso gudbisaa

  • @globaltrends7520
    @globaltrends7520 2 ปีที่แล้ว

    War Putin you are the man, sxb horey usoco. Nag ka sii gaalada iyo yahuuda naclatullahi

  • @zackabdilahi5311
    @zackabdilahi5311 2 ปีที่แล้ว +3

    JazakallaH wll illhy haka abaal mariyo.....💫

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wall thanks

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhaha ayaad nnoo furtay walaakay Omar Inshaar, sidaad indhaha noogu furtay Eebbe hakuu furo albaabada cilmiga iyo arsaaqada.

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 2 ปีที่แล้ว +1

    Wexey sadaluhu shegayan in yurub uu muslim ku katalin dono 2040 in. Allah

  • @rijal6608
    @rijal6608 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allh Qur aanka Cod macanbuu Ku Akhriyey ☝🏿

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 2 ปีที่แล้ว

    Mhdzniid wllo
    Alleh ha kaa Ajuur SiiYo for your Searching

  • @ahmednuur1585
    @ahmednuur1585 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshar wllkey alaha ku xafido

  • @hassancali5409
    @hassancali5409 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshall thanks ustaad

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว +1

    Wacyi galin wanaagsan. Jazaakallaah.