Markaan Arkay tiirka toogashada in Lay Geeyey 25 xabadood tareeso ano nool Alle iga Badbaadiyey
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
- Markaan Arkay tiirka toogashada in Lay Geeyey 25 xabadood tareeso ano nool Alle iga Badbaadiyey sirta u sameeyey cabdulqaadir muslim walba Lagarabo
Masha Allah ninkan caadi mahan waa qof Alle Ku xiran
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu
آفضل الذكر لاإله إلا الله
آفضل الدعاء الحمدلله
الحمد لله نعمت الإسلام
آللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات 🤲
تاج الذكر لا اله الا الله. باذن الله سوف اقول لا اله الا الله ما حييت جزاكم الله خير
Alle dilaa dhinta, ninkaas tiisaa wax kadhimanayeen, abdulkadir waa nin diin leh mashaAllah, mida kale wuxuu leeyahay xarun dhaqan celis ah, rag iyo dumar ba , marka cidii rabta in caruur iyo ciroolaba ay raban in uu uhagaago Alle ayaa wax hagaajiyee halaga wardoono diinta waa la bara dadka qof wayn iyo qof yarba adkaarta ayaana la xifdisiiya, xaruntiisa waan booqday waa mashaAllah
Ninkan wajigiisa waa igu yaal laakin intey ku taal
@deeqoali57 rongai bay kutaala xaruntu wll 30 minutes to Nairobi
@@azramyramzan mahadsanid walale ma wiilal kaliya
Sheikhow noosoo badi qisooyinka kan oo kale❤❤❤
Masha allah waa qiso macaan ❤❤❤❤❤
😱😱 allxamdulaha hadabo Allah kubadbadiyay
Raali iga ahow ❤❤❤❤❤
laaillaha illalaahu maxamada rasululaah salalaahu caleyhi wasalam
Hada dhaw ayeyba Adunka kadhacaday Away Diyaradii Dezember Burburtay eee Ruschka usicotay Burburtay 40 Qofba ku dhintay Lakin Nin Muslim Ah Oo Azrbijan Ah Ayaa kabadbaday Afkisa Lailah ilalahi Allahu Agbar Unbu kusixay❤ Wallhi Wu Badbaday Alhamdullahi
Alxamdu lilaahi rabil caalamiina .
Allahu Akbar Allahu Akbar Laaailaha ilallahu Laailah ilalahu Muxamadurasulullah ❤❤
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر. ماشاء الله تبارك الرّحمن.
Alxamdulillah
Allahu Akbar Allow xaqah Adaa u hiiliya💎🌺🌴🕋💎💎💎💎😭😭😭🌴🌴🌴🌴🌴💎💎💎❤️❤️❤️
masha Allah
Tii ALLAAH aa meel ah SUBXAANALLAAH cajiiiiiib ALLAAH AWOODIISA.
Allaahu Akbar cajiib Alle dilaa dhinto marka ladhahaayo waa saan
الله آكبر ❤❤❤
subxanallah 😢😢
Masha allah cabdulqadir jiitaale
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
Somali wakaa nocasweye qabil baaeber kadhigay dinta iyo qabilka qabiilka ayeyjecelyihin somalida
الحمد لله رب العالمين ❤
Allahu akbar ❤❤❤❤
Allaah ayaa u gargaraya adoonka haddii uu gargaaro walaalkii.xadiis.
jzk khayr culimo
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Allaahu Akbar
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Xariga alle hadad ku dhagan tagay waxba kama xumanayan alle ayaa ku badbadiyey alxd
Wa sheeko cajiiba
Alaahu akbar
Alle dile ayaa dhinta Allahu Akbar
Allaahu akbar ❤🎉
Wn kusalamey nuurto
Allaahu Akbar laailaaha ilalaah❤
Subxaanalaa
Ilahayba awodleh
Allah agbar ❤❤❤❤
Wa arin Lagu cibro Qaato sheekha dadkii goob jooga ahaa wa og yihiin sheekadiisa ee waa xaqiiq qisadani
laa ilaaha illallaah MuxammadaRasuulullaah
Allah akbar
Alaah Akbar subxanalaah laxowla walaquwata ilaa bilaah
Allahu akbar ☝️
Allhu akubar
Qabyaaladii Wali waa jirtaa somalia
لا إله الا الله
Dieu est grand
❤❤❤❤❤
Soomaaliyeey wuruxdeenu waa diin
Mashallah jazakallah kheir Sheikh baadbado
😔😔😔😔
Sheekh su.al ayan kuwaydiyey lkn imad soojawabin
Ale diladhinta tadabaqi ahed allh uguxamdinaq barkasta
Hadeey qaado bariisa aduunka kuugu dhimanyahy ma dhimaneysid😢
Celcafimaad eraborka zaman agtisa wayey gobwein maaha
Alle dila a dhinta
Baaraka Allah fiikum, kilimatu tawxiid inay tahay afdalu ddikri ,nabigeena csws ayaa noo sheegay, nasiib wanaag , Sh.mohamed Rabiic,wuxuu raatib uga yeelay xerta rabiiciyada , 5ta salaad min 200 ×5 =1000 aday.
Maalin kasta kun towxiid.
Laa ilaaha illaahu,Mohamedurrasuul Allah.
Ilaahay sheikh Mohamed rabiic
Iyo dhammaan culumada deenta noo soo bartay jannaatul firdoos haka waraabiyo
Sheekadaan waxbaa ka qaldan qof la dilaayo aa tiir lageeynayaa ma jirin 1991 qofka bartaasaa lagu toogan jirey
Ninku allah badbadiyay bu allah ogu abalguday inu asagana badbadiyo
Asc sheekhow wxad ii fasirtaa riyo aabahay ayaa aanu waynay mudo imika 20 sano ah ka hor inu dhintay iyo inu noolyahyba waanu ka quusanay hadaba wxn ku riyoonay aniga iyo hablo kle oo an wllo nahay isagoo nool oo noo yimiday way nagu soo moqnoqotay riyadaasi Anna wxn ahay xaas wllalahy iyaguna waa xaas
Waxa Laga yaabaa inuu noolyahay oo uu idiin baahanyahay oo xanuun iyo Dan hayso ama uu jeel ku jiro oo cid u hadashay uu rabo amaseba uu geeriyooday oo uu ducadiina rabo waayo walad saalixa oo kuu duceeyaa qabrigay kuugu imanaysaa 3 daa inay mid tahay waa Laga yaabaa ee hadaad raadin kartaan raadiya illintir la wadaaga in uu idinka maqanyahay aabihiin waayo waalidku waa cajiib ha dhayalsanina waxa Laga yaabaa in uu idinka dartiin idinku baxay oo ay wax qabsadeen ama wax ku dhaceen
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc hye wll thnkz
Maasha Allah. Allahu akbar
Waagii dagaalka qabaailada tiirba la isma geyn jirin. Meeshaa ku aragto ku toogo ayay ehayd
aniga laftigayga ayaa ku badbaaday kelmada tawaxiidka
Nooga sheekey bal
@NajmoAbdi-fk3pp tuugo baa na qabatay anagoo 3 nin ah lacag badan baan sitay tawaxiidkaan ku dhegay imanay baadhin kuwii kale way baadheen
Been maa walaahi laa ilaaha ilalaahu waacajiib malin baa wiil Yara miis dheer kasoo dhacay Ana waan Asha haatay madaxa ayuu dhulka ugu hormaray wax na magaarin xitaa ma ooyin malin taas ka dib hadaan dhib tareemo waan aqristaa waana ku faaiiday
Googaa cadale badanaa ,
Wr nio cabduqadir qanjo weyne dadka beenta kadaaa 25 xabo see hal gees kaaga mareeen 😂😂😂😂
Caqli yare. Awooda ilaahay miyaad qaadan weydey
Ee sooma maqashid qofka wax tooganaya reer baadiye uu ahaay xabadii hal meeluu ku furay 😂dabcan ilaaheyna wuu badbaadinaayay
wewe
Alaahu akbar
Allah akbar
Allahu akbar
Allahu akbar
Allahu Akbar
Allahu akbar
Allahu Akbar
Allah akbar
Allahu akbar