Subhana allah qof Ilaahay hortiisa taagan mindi gali Waa waali cas ninka igu noqo may iska dhahdo intay dadka dilayso gabadhayda ciqaabtay waxa waalaayo Wax yar ma ahan sheekada anigo sii sugaayo farxiyo qeebta kale lasoco lee ka war helay caawo Waa igu daadisay habeen danbe Inshaa allah hadii aan noolnahay.
Bismillah walhi wa xanuun cawa meel xun ayy ku dhamaty in an cawa firsdo ma aheen cawa dhan wa iga dhaxqaylinee at hsy dhaman leheed wa nafiso lahaa lkn fash hdana klida hdana nagihii tinta aaaa Bismillah naag masersan ilee wa wali caadi ah
It’s better to hate fighting I hope all somali people would be like you hating fight doesn’t mean you are coward or fulay you are smart people who ever like it they are mental and lowlife most of them are depressed balaayo idin la dagaalamtey Uf
@@Fartundegan7011 true walah fighting won't add us anything only that we will remain with scar's,,it's full of damage ,,,, thanks for your compliments sis
dadka qaarkod sheydanka kay aabo shartoda kuwaney ayago ilinta kadaadaneyso ayaa laga qatay oo logeya mida cadab adi you tustay 😢 kuwanay kuwii dhalay nolosha ja iido uga dhigay allow aday mahdleh oo walid bariya isiyay anay iga dhiga mida bariyah
Hooyooyink qaar Waa xanuunsanyihiin markee ninka kala tagaan in naceybka ninka loo qabo ilmaheeda kala dul dhacda. Ani tu Africa joogta ilmaheeda basbaas ku shubto la isheegay ilmaha ayaana sheegay ka wrn
Farxiyo cawa eedada gabadha ay baarista geesatay aan canaananayaa sabab ay usoo fasaxday may ka celiso hookah mida kale mamada kaligeed maxaa geeyay meesha salaada aaway dadkii ay wadatay waxbaa ka qaldan ee si fiican uso weediii ma dhicikarto 10 naag ineey wada fasax yihiin qadab kuwa salaad lagu leeyahay aa jiro sees kaligeed usoconee waaba qof dakaneezan caawa madaxa ixanuujiyeen see loo gu Gurman waayay
Wa naag caafimaad qabin. SubhanAllah wey waalantahay runti
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin amin ya rabi
Masha allah ❤️❤️❤️🥰🥰🙏
❤️❤️❤️❤️ allah ha ku xifdiyo abayo mcn farxiya❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allah shukran abyo
Subhana allah qof Ilaahay hortiisa taagan mindi gali Waa waali cas ninka igu noqo may iska dhahdo intay dadka dilayso gabadhayda ciqaabtay waxa waalaayo Wax yar ma ahan sheekada anigo sii sugaayo farxiyo qeebta kale lasoco lee ka war helay caawo Waa igu daadisay habeen danbe Inshaa allah hadii aan noolnahay.
Man Sha Allah abayo farxiya ♥️🥰
Wcs Abaayo Masha Allaah
Cawa waa so dhaxisay ma istiri farhiyo misa anaa daararaye
مساء الفل.يااحله.بنت.الله عطيك،صحه😘😍🙋🏾💟❣️
Thanks sister ❤❤
Asc farxiyo Marshall Allah keep going sister
Maash Allah 👍 👍 👍 👍
Masha allah
Cawa ana uhooreeyo
Bismillah walhi wa xanuun cawa meel xun ayy ku dhamaty in an cawa firsdo ma aheen cawa dhan wa iga dhaxqaylinee at hsy dhaman leheed wa nafiso lahaa lkn fash hdana klida hdana nagihii tinta aaaa Bismillah naag masersan ilee wa wali caadi ah
Kkk
Anigaa mise adi anoba dagalka ku juruuba dhmdy kkkkk
❤️❤️❤️❤️i.a qof kasta colays haysta allah ha ka qaado 🤲🤲🤲🤲
Wcs habo mcn 🌸
Subxaanallah waa cabsi aroosyada somali ka dhaca
Masha allah 😘😘
masha allah
Subxan allah
Maser aan Mel lahen wa xanuun
Asc abayo faraxiyo mashallah mashallah mashallah
Wcs wll farxiyo tawakal ax ax 🤭🤭
SubxanAllah 😢
I hate fighting walah but that doesn't mean I am fuley😂,,anyways nice sheeko
It’s better to hate fighting I hope all somali people would be like you hating fight doesn’t mean you are coward or fulay you are smart people who ever like it they are mental and lowlife most of them are depressed balaayo idin la dagaalamtey Uf
@@Fartundegan7011 true walah fighting won't add us anything only that we will remain with scar's,,it's full of damage ,,,, thanks for your compliments sis
Inkaar qabto hoyo maha taas
Subxanalah qof tukanaya qof dilay maxanunsanyahay
Masiibo waaye subxaanallah hooyadi kudhashay halagaa ilaaliya allah caafiyo waa qof xanuunsan qof caafimaad qaba waxaas masameynayo 😢😭😭😭😭
Subxaanalah 😭😭💔 hooyada noo caasa maxay ahad🥺🥺
Balayo ale ku keen nucass ne majirta subxana llaah
Wcs abayo farxiyo cadey habenada wanka mashqulay lektada iyo komantigada wadiyar
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Farxiiyo abayo Allah hakuxafiido asxabta shekoyinka kulasowadaganeh aadban usalamaya damantood kasobilawato shekadii ikraan ayan kalasobilawee ila iyo had a wankulasocdaa horey usocoo Qali dumar waxan kalasocda magala gariiso dalka kenyaaa
dadka qaarkod sheydanka kay aabo shartoda kuwaney ayago ilinta kadaadaneyso ayaa laga qatay oo logeya mida cadab adi you tustay 😢 kuwanay kuwii dhalay nolosha ja iido uga dhigay allow aday mahdleh oo walid bariya isiyay anay iga dhiga mida bariyah
Wlhi wayabanhy farxiya kawran dhibkas ey cunuga teda ugeysaneyso
Farxiyoy part 3 waay
La soo dhaqso
Hawaryar xagen kala so xirira blz habo
Bismillah walhi wa xanuun gbdheeda maxay ka haleysay caku nacas sansaa xtaa ninka haduu xumeyy xataa ma gabadheda ayy ciqabysaa
Hooyooyink qaar Waa xanuunsanyihiin markee ninka kala tagaan in naceybka ninka loo qabo ilmaheeda kala dul dhacda. Ani tu Africa joogta ilmaheeda basbaas ku shubto la isheegay ilmaha ayaana sheegay ka wrn
Subxanallaah maxakaqaldan qof fiyow ma ahan🤔
Nosogali caawo shekadan wan kahelay
Waa waxaa ale iyo insanba ka xishoonayn
Ax meel mcn ku goday
Hoyo ma arkin udhaq meyso sidaso kale eedo kaliya maxa marwalbo lo edeya nucano kalabo jirane subxanallah
Asc❣️
Wcs
War horey usocda 100ku haambalyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌷🥀🥀🌹🌹🎂🎂🎂🎂🎂🍮
Aaway heee
Bisinka shar badneeda naagta 😱😳
Cawo kale 🫣 inaa 2 video ka dhigta ficned 😁🫶🏻
Haa wlh ma argty mel qatar ah ku jojisay
Haaa wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣
wsc
Wa naag walaan bisinka nin wa hore furay ka maseersan tahay
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
💜💜
😍🥰🥰💋💘
😭😭😞😟😭😭😭😭😭😭
Maxay ahayd waaba naag aan caafimaad qabine bal hooyo ilmeheedii laga ilaalinayo hadana qof salaad ku jiray dilaysa taas waa mid inkaaran
RAXMO waxay ku qaldanayd gabar iyo hooyaded inay kala dhax gasho ayadaba majeclo gabadheda in laga xigsado wayba korisee maxaa arooska gabadha maamulkiisa udhiibay aaaway gabadha habar yaryashed iyo familka hoyada wax walboo ku dhacay iyadaa isku keenay
Haday hooyadeed diiday inay qaban qaabiso waa khasab inay raxmo qaban qaabiso arooska sbbto eh mamada iyada diiday
@@xaawopuntlander7169 haka xaa xaabiso hee wixi ku dhacay.
@@Nafteedauroon hhhh hada saw ma aargudan quruxey
muzibo wabo laafure mxaa walayo
Farxiyo cawa eedada gabadha ay baarista geesatay aan canaananayaa sabab ay usoo fasaxday may ka celiso hookah mida kale mamada kaligeed maxaa geeyay meesha salaada aaway dadkii ay wadatay waxbaa ka qaldan ee si fiican uso weediii ma dhicikarto 10 naag ineey wada fasax yihiin qadab kuwa salaad lagu leeyahay aa jiro sees kaligeed usoconee waaba qof dakaneezan caawa madaxa ixanuujiyeen see loo gu Gurman waayay
M.a abyo lkn shekdi mlin hore duhurdi cml aad soglineysay ee labdi gabdhod ee sxbda ahaa ee qurbaha kunola oo mid laqabay midna groob ilmo hesto eaheed away noso gli qebti labad wan sugnahe
Waan so wadaa qaalu❤♥️
@@FarxiyoTawakal🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤ thnkz xabibti
Ala bahar yare meshan cml ma wax lagu guya dagalka ina ku jiraba is bodaye 🤣
Like ta usara asxabey shekada wa macan sanesiine
Farxiyooy inbadan sodoh waad kasoo she keeysay laakin adiga so doh daada naaga soo shey keey
Wcs
Wcs