Waxaa la keenayaa masar iyo ereteriya oo kaa shanaya ciidamada.qaranka soomaaliya si loo jabiyo dabadhilifyada kenya iyo itoobiya u adeega guul m.xasan shiikh
Waa xaqiiq in aan kenya iyo itooboya aysan faragalin ka deyneyn soomaaliya, ee waa in dawladda soomaaliya keentaa masar ,ereteriya iyo dawladihii kale ee anfacaya dawladda, si loo jabiyo kuwa u adeega cadawga soomaaliya
Dawladi somaaliya kama jirto waxaa ka jira hogaamiye kooxeed qabyaaladayste caasimadii wuxuu u Berkeley villa mudulood liidarkii soomaalida waA daarood waa ka goosteen
Xabalyo
guuuuul sayid axmed
NAC NAC Da daa axmed Waa laandheere malwalibo dago
Guul ahmed geesi
Noolow Axmed Madoobe meeshaada ha uga kicin
Waxaa la keenayaa masar iyo ereteriya oo kaa shanaya ciidamada.qaranka soomaaliya si loo jabiyo dabadhilifyada kenya iyo itoobiya u adeega guul m.xasan shiikh
Wa meed wax nool ma aha😅😅😅
Xoooooooolo
Daacish ma dilbaa mase dhoofin.
Sheeko xumo waa tan.
Kenya qaadla halaga joojiyo.
❤Guul ❤JUBALAND❤
KENYA IYO ITOOBIYA WELIGOOD AQBALI MAAYAAN IN SOOMAALIYA ISRAACDO
HALKA NINKII 3 GOBOL HOGAAMIYAANA JAAJUUS TOOS AH UNOQONAAYO CADOWGA SOOMAALIYA KURSI JACAYL DARTIIS
Waa xaqiiq in aan kenya iyo itooboya aysan faragalin ka deyneyn soomaaliya, ee waa in dawladda soomaaliya keentaa masar ,ereteriya iyo dawladihii kale ee anfacaya dawladda, si loo jabiyo kuwa u adeega cadawga soomaaliya
Somali waa uul iyo dirkedaa
Somali waa loo tashaday dadka somalieedna way tashadeen oo waxay ku tashadeen in ay qabiil qabiil isu qabiyaan.
Somaaliya hadii nabad laga
Rabo waa in afrika oo idil la
Eryaa, lana keenaa dawlaha
Kale ee caalamka.
Xasan tuug ha la eryo war waa iibsanaya kursiga ama reerkiisu siinayaa gabar ama wiil u dhalay
Ahmed yuwarsan imansha Kenya ilama adeeradi aya xilal sare kahaya Kenya sacadu dono ayu iman kara
Kursiga. Africa. Sowkii. Gurguurte. Iibsaday. Waar. Kani. Waa. Dadkii. La gumaystey
Sister qaniis yaro video laso orday waxaas waxba uma arko😅😅😅 noloshiisa baan qaatay aduun iyo aqiro😅
Dawladi somaaliya kama jirto waxaa ka jira hogaamiye kooxeed qabyaaladayste caasimadii wuxuu u Berkeley villa mudulood liidarkii soomaalida waA daarood waa ka goosteen
Guul Jubaland. Nolow MD. AHMED MOHAMED ISLAM.. HASSAN KENYA MA WAXUU UMALEYAY CAKIYAALE. HSSAN XATAA HAWIYE MA RABAAN. YUU UMADA BEEN U SHEEGIN.
Axmadmadoobe waanin daga ßadex dal xasanwaanin dagaxaafada kaaran miyeey isgaarikaraan waamaya
Aqalba buntland wey ku ogeyd neaha emarkay.arkwn in.xasan.sh.dagalka.uka dhabyahay wey baqen.melihi.lo dir8.jirwy.loma.diri.karo qa dhjlka hawiyein xogaha waweyn heyseyna qaba laqarajiyey bintlaney.kuma.mogin inas shalayna.oso.djri jierwy mantana igu.baror darsanaysid
Inta warar shegta ninka ugu benta badan aya tahay maxa yeelay waxad leedahay waxadan hubin
Warqaadow waxa tahay beenaale uqdadeysan iyo qabiilaysan xasan ayax balse idinku dhibaysa soomaalinimada kurastaad shegayso miyuuna xasan ayax gabdhihii sharafta iyo karaamada lahaa ee magaca dalka iyo dadka soomaaliyeed u tartamaayay waakii xasan ayax laçage Ku badashay