BILKHAYR AHMED IYO XAAJIGEEDA YUSUF XAYBARO HEESO CAJIIB AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 251

  • @Jammaad
    @Jammaad 3 ปีที่แล้ว +15

    Maasha allaah codkaan macaan quraan kusii fiinasn lahaa 👍🌹

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 3 ปีที่แล้ว +11

    Bilkheyr Ahmed Cali Janno💕
    Yuusuf maxamad maxamuud xeybaro💕 wllo aan jeclhy wada noolaado nabad kuwaara i.a ❤️

  • @inasokorow6137
    @inasokorow6137 3 ปีที่แล้ว +15

    Heeso Bilaa Music Nosoo badiya wan iska jecelnahay odka Legend Yusuf hayebo iyo xaskiisa ❤️😍

  • @mohamedaliabdow2260
    @mohamedaliabdow2260 3 ปีที่แล้ว +8

    You guys are gifted with sonorous voice MASHA ALLAH.beautyful couples who should be emulated.stay together jovial and blissful forever.. brother Yussuf and his better half bilkhayr

    • @hamdaalimohamed3138
      @hamdaalimohamed3138 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allh Alle haisuukiin daayo ubad khaayrle kala hela wllalhy faankan Alle haaidiin kaso haadeyo

  • @ahmedsamatar6887
    @ahmedsamatar6887 3 ปีที่แล้ว +4

    Lamanaha hushmatha iyo aqliga,
    Lamana lagudayan kara baa taxin runti,
    Lawa qof oo wax fahan baa taxin.
    Masha Allah.
    From Mombasa Kenya.

  • @nasroofficial3239
    @nasroofficial3239 2 ปีที่แล้ว +1

    From yusuf maxamed maxamud xaybaro iyo bilqayer axmed cali jano isku waar Allah idan xafiido ❤❤❤❤❤❤

  • @anonymousfatalness2818
    @anonymousfatalness2818 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah family quruxbadan .. qorshaha ku darsada iniid naan qabriga la galin idinkoo wali heesaya.. khaatumada Allaha nawaafajiyo dhamaan teen…

  • @deeqaabdulahi1010
    @deeqaabdulahi1010 3 ปีที่แล้ว +3

    bilkhayrey walo xaalay adigo wiil dhalay ban kuriyooday wll walahi farxad rabi haydiin rumeeyo walky Yusuf iyo wlshy bilkhayr

  • @nasroofficial3239
    @nasroofficial3239 2 ปีที่แล้ว +1

    From yusuf waan ku taageer isku waar iyo bilqayer Haa waar jacelkin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cododka macaan ee family qurux badan Yusuf haybaro iyo Bilkheyr cod qurux Illaahey ha idin siiyo

  • @najaxxasannajaxnada859
    @najaxxasannajaxnada859 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha llha maasha llha eeshcalaa fanaaniin igadhe iyo waayo waayo hore usocda

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว

    Lamaane qurux badan oon jecelahay Yusuf iyo Bilkhayr nool wacan saaxiib

  • @amalllove1480
    @amalllove1480 3 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah tabarakaAllah I just came across your video and subscribe it ❤️❤️ but I have one question are you guys singers you got an Amazing voice ??

  • @mushtaqdagan81
    @mushtaqdagan81 3 ปีที่แล้ว +4

    Bilkheyr cod lagaga haray queen ♥️💋

  • @queenpela1675
    @queenpela1675 2 ปีที่แล้ว

    Heesaha bilaa music ka ah nozo badya wllhi codkiina izka jeclhy jano io xaybaro keep going

  • @fatumashariff7985
    @fatumashariff7985 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ilahey ha idin xafido amiin amiin amiin yarabi ammo aad ayan idi salamaya had nayrib timadan ilasaxarira insha allha qer badan Ayan idi rajeeynay

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waywayo xasus badna galisen lamanaha B&Y barigan yara ayanja jacela heesahan

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aad iyo aad aya uga helnay barnaamijka noso badiya lamanaha farxada ilahey ha idin xafido wan idin jeclahay wlhi keep going

  • @hibomahamud9493
    @hibomahamud9493 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qoys qurux badan alle haydin barakeeyo .alle haydin xifdiyo
    Afkiina caano qabow lagu qabay
    Heesaha qaramiga noso badiya
    Takle filmkii mnta mee ???love uuu guyz

  • @dahiraden297
    @dahiraden297 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah waad isku nuureeysaan
    yuusufna waa aqyaar bilkheyrna waa gabar asturan ✅✅✅✅

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 3 ปีที่แล้ว

    M.aQoys quruxbadan .
    Like kuyaaciya

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah labo qof oo dhalinyar oo aqli badan Illaahey ha idin siyaadiyo Illaahey ha isku kiin xafido awlaad kheyr qabtana Illaahey ha idin siiyo

  • @drsrayaanxuseen5802
    @drsrayaanxuseen5802 3 ปีที่แล้ว

    Lamaano qurux bdn xaqiiqdaa ka hadashaan wlhia allah ha idin sharfoh bilkheyr iyo yuusuf dad aan tageero riwayado cilmiyeysan baad soo sii deysaaan

  • @fowziyoxuseen219
    @fowziyoxuseen219 2 ปีที่แล้ว

    Ma. Yuu iyo walashey bilkher sare ahaada lamaanaheygii madaxa iisaaran tihhin ❤️🙏

  • @deckomarhaji2113
    @deckomarhaji2113 3 ปีที่แล้ว +1

    Isfahanka lamaanuhu waa tiir dhaxaadka naloosha
    Allaha idin barakeeyo walaalayaal

  • @sadiahaso1098
    @sadiahaso1098 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAAH lamanaha antaageero muqal kiina aha on dawanin yara keep going bilqayr iyo xaybaro

  • @amaalcumar8065
    @amaalcumar8065 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah labane aan jecely❤️❤️❤️❤️❤️❤️bilkhayr.iyo.yuusuf.😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @leyliinageedioffical252
    @leyliinageedioffical252 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah beatifull family ❤️❤️❤️❤️

  • @canabali1934
    @canabali1934 3 ปีที่แล้ว

    qatar Yusuf iyo BiilkheYr Allha ha in xafido 👪💯💯💯💯💯💯💯👌

  • @honomarnuuraani1003
    @honomarnuuraani1003 2 ปีที่แล้ว

    Maaasha Allah Bilkhayr Aad bn uga helaa Alle hydin barakyo Adiga iyo saygaaga❤

  • @ruweydocali9267
    @ruweydocali9267 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy bilkheyr jano waaku taageraa mcanei🥰

  • @momo-gw1xo
    @momo-gw1xo 2 ปีที่แล้ว

    Maasha aallaah gabadheena iyo dumaashigeey❤️❤️horay u socda guul Ayaan idiin rajeeynaa

  • @miadfozia1749
    @miadfozia1749 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh heesahaygii Aan shababnimadii dhagaysan jiray xasuus ayad igaliseen

  • @handhoyebilongahd9782
    @handhoyebilongahd9782 3 ปีที่แล้ว

    M.a cod macan wa igu kala jarteen wlhi madaxn uruxaaye💯💯💯💯💯

  • @halimamohamed4740
    @halimamohamed4740 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllah allaha ha isku kiin raajiyo aamiin aamiin. Beauty full couple.

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah lamano aan taagero wooow farxad idinka abuurte halka kasii wada mnsha allah qoskii isku wara abidkiin mnsha allah

  • @captanguwanmudalibomar6365
    @captanguwanmudalibomar6365 3 ปีที่แล้ว

    Guuleysta good family so badiya wa barnamij macan

  • @fadumomahamud5335
    @fadumomahamud5335 2 ปีที่แล้ว

    Hore Usocda Xaqiiq Waan Idin Taageeraa🥰🥰🥰🥰

  • @AnisaChanel-uh1pp
    @AnisaChanel-uh1pp 3 ปีที่แล้ว

    Macalin heybaro wakusalamay adiga iyo hajiyadada cod asal ah ayaa noheysiin nosobadiya❤️👍❤️

  • @nimcomohamedahmed1779
    @nimcomohamedahmed1779 3 ปีที่แล้ว

    Bilkheyr inaa Raliyo dahay Wey kamuqada Hormar Wacan Abayo

  • @asmacali7209
    @asmacali7209 3 ปีที่แล้ว

    Waxatihiin lamane aad iyo aad uyaqana jacaylka iyo micnihiisa waxadtihiin laamane isfahmay oo naf iyo nolool waddaga alle haysukiindayo waxatihiin dad aan aad ujeclahay cod iyo jacayl dhaaba from hargeiza

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur697 3 ปีที่แล้ว +3

    Noso badiya Ruwayadihi famil qurux badan❤❤❤

  • @cabdisalaamsoamali8542
    @cabdisalaamsoamali8542 2 ปีที่แล้ว

    Nasibka kumad qadin bilkheyr 💕🙏🏽 xeybaro waan idin wata

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 3 ปีที่แล้ว

    Tageero buuxda cawa team xaybaro salan gacaltooyo my family

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 3 ปีที่แล้ว +2

    Codadkina aqlaqdina sidad isku fahansantin ama ad isku egtan maaaashaaaa alah ban idin leyey

  • @abdiasis1120
    @abdiasis1120 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah cawa wa habnki raaxye wan idnka mahad celinyna si wacan eed nagu caweyseen kun habeen iyo habeen keep going

  • @roodaahmed9355
    @roodaahmed9355 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh alh famil qurux badan ayad tiihin alha idiin siyaadiyo❤wn jeclahy riwayadihina noso badiya🙏

  • @aslihassan8263
    @aslihassan8263 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah beautiful couple alhmadoulillah from Mme Asli Djibouti

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 3 ปีที่แล้ว

    Hadikale sxb tay bilkhayr Aya hinaasi oo go a ku saaroye hhh u are best friends Masha Allah

  • @ibtisaamshuceeb6958
    @ibtisaamshuceeb6958 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh lamanaah an jeeclahay jiino iyo dumashii geeey isku waraa

  • @nuuralcenycabdulqaadir6076
    @nuuralcenycabdulqaadir6076 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc bilkhey axmed iyo dumashigey xaybaro runtii waa nigu farxaa wada jirkina waxaana jeclahay marka jalanjiga heesaha aad sameyneysan nowsow badiya waa iga codsi here u socda❤😘

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah 💋 wan kutagereyna Zaid yussufow walal keep going u ahead walal mcn 💋💋 IL xun inmaegto family qurux bathan

  • @samsamkaarshe2548
    @samsamkaarshe2548 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alla tabaraka guul iyo gobanimo walalkay iyo dumashii bilkhery Axmed ❣❣❣❣❣

  • @canabali1934
    @canabali1934 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow mahadsanid walala mcn sax best family ❤️👍💯👌😃

  • @raqiyabashi1107
    @raqiyabashi1107 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh sister and brother

  • @saidawad1778
    @saidawad1778 3 ปีที่แล้ว

    Family quruxsan ilahay ha idin xafido heesihi hore wan tageera xasuus bad na gelisen iyo waayo wayo

  • @nimcoabdikadir3242
    @nimcoabdikadir3242 3 ปีที่แล้ว +2

    Famil qurux badan ayaa tihin oo kudasimudan masha Allah

    • @muusedaahir9057
      @muusedaahir9057 3 ปีที่แล้ว

      Famil qurux badan ayaa think oo kudasimudan Masha Allah💘💞

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 ปีที่แล้ว

    Lamaanahayagii ale ha idin sharfo
    Codbaa rabi idinku manaystay
    Tan music inagaba dhaafa tan bilaa music inoo badiya

  • @zamzammahamedelmi4466
    @zamzammahamedelmi4466 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah allaha isku ikindayo bilkhayr janno iyo yusuf xaybaro

  • @farhiaahmad3185
    @farhiaahmad3185 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Bilkhayr io xajigeeda jira oo jooga aad ayaan idiin tageraa

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allah family ku dayaasho mudan badtihiin hore usocoda walalo adi iyo yusuuf baaa

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow caaawa waaan idin wataaa noo sooobadiya
    From baligubadle gobolka hawd somaliland

    • @adnashakir9671
      @adnashakir9671 2 ปีที่แล้ว +1

      Beligubadle baladki guulanaha😂😂😂

    • @mubarakmahadmohamed
      @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว

      @@adnashakir9671 😀😀😀😀 saas weeye

  • @apdurahmandirwa4359
    @apdurahmandirwa4359 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha idin barakeeyo Noloshuna idinma xumayso

  • @umuxawiiway1304
    @umuxawiiway1304 2 ปีที่แล้ว

    Maasha.allaah.allaaha.niin.dhaafo.waa.isku.soo.baxaysii

  • @munamuhiadin4507
    @munamuhiadin4507 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yuusuf iyo bilkhayr isku waara abidkiin insha Allah🤲❤

  • @sabhasabha5651
    @sabhasabha5651 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah Inadeerkay iyo dumashiday bil khayr

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 ปีที่แล้ว

    Ducadi aan idin duceyn jirney rabi idin aqbal alhamduli Allah aad baa uguv farxay nimacada ilaahay idin ku soo kordhiyaye

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว

    Lamaanayawga social media kuwa ugu sharaf ta iyo edebta badan weeyi lamanahan Allah ha isku kiin daayo bogoniinana burcad alle ha isku mariyo dumaashi bilkhayr Ahmed wllkay xaybaro

  • @meymunisaaq1606
    @meymunisaaq1606 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waan idin kuhaayate walahi

  • @cashacali517
    @cashacali517 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @Westbrook089
    @Westbrook089 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamdi bilan noo keen please codsi waaye

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyay like maxaa ugabakhaylaynaysaa qoyska kuyaaciya

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 3 ปีที่แล้ว

    Bismillaahi war reerku caawa qabuurihiibuu soo siyaartay

  • @hibaaqaskar1564
    @hibaaqaskar1564 2 ปีที่แล้ว

    Waaw wan nureysaan alle ha isku kin daayo lamaanaha qarnigan

  • @nadifaali8753
    @nadifaali8753 3 ปีที่แล้ว

    Dadkeygi ana jecla farxad kunolada inshalha ❤❤❤❤💯💯

  • @faadumocabdi678
    @faadumocabdi678 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh xaybaro kaligii noodaa codkiisa bilkhayry

  • @abdirahmanosman678
    @abdirahmanosman678 2 ปีที่แล้ว

    M.a favorite couples

  • @hodanhussein3405
    @hodanhussein3405 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah tabaraka allah 🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩

  • @munaahmed7594
    @munaahmed7594 3 ปีที่แล้ว

    heesaha bilaaa muusigaa sooo badiya lamaanahaygiiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodandahir1890
    @hodandahir1890 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw waaaaw waaaaw waaaaw cadimaha wlhi waniga helay iskanolada

  • @wanakaadunkashidehish168
    @wanakaadunkashidehish168 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah qoys qurux badan horey u socda

  • @salmakayze5763
    @salmakayze5763 3 ปีที่แล้ว

    Bilqayreey heesaha qaaciga ah badso top your voice ì

  • @saaniitaaxmed3351
    @saaniitaaxmed3351 3 ปีที่แล้ว

    Alle Haysku kiin barakeeyo bilkhayr iyo yusuf

  • @deeqajaamac4520
    @deeqajaamac4520 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah
    Qoys aan jeclhy
    Qaabkad.riwayadaha ujishaan
    Kahelaaa

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashllh beautiful lamanaha ❤❤

  • @asliyeyboqoradagalbedka5414
    @asliyeyboqoradagalbedka5414 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @musharafbashir8370
    @musharafbashir8370 3 ปีที่แล้ว +2

    Lamane qali ah ale hysu kiin dayo awlad bariyana hydan siyo

  • @simansahal9658
    @simansahal9658 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha llh family aaan jeclahy ilaaah dartiii waliba allha isku kiin daayo 🥰🥰🥰🥰❤💯

  • @zumayazuuzu4557
    @zumayazuuzu4557 3 ปีที่แล้ว

    Msha.allh fmilkyki noolada from Bosaso

  • @mawliidmaxamuud427
    @mawliidmaxamuud427 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah ale haydin barakeeyo lamaane aad u qurux badan

  • @farxiyaibrahin5279
    @farxiyaibrahin5279 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha famli qurxu badan allha idi xifdiyo

  • @abdiazizaden4998
    @abdiazizaden4998 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah waxaa tihiin famil qurux badan waan idiin taageraa nolaada

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah.
    Illaahey ha idin xifdiyo

  • @asliyeyboqoradagalbedka5414
    @asliyeyboqoradagalbedka5414 2 ปีที่แล้ว

    Said Ayan indawad Masha allh

  • @nuramohamud2801
    @nuramohamud2801 2 ปีที่แล้ว

    ASC WAAD FICAN TIHIN SABTIDA WAA RABADAN NO QADA NABI AMAN YUSUF IYO BILKHAYR WAAD MAHADSAN TIHIN

  • @anasofficial617
    @anasofficial617 3 ปีที่แล้ว

    masha allah qoys qurux bdan illahey ha idin xafido

  • @samsamiitaofficial7837
    @samsamiitaofficial7837 3 ปีที่แล้ว

    masha allh lamanahyga isku wara my garbaheyga jaano iyo yusuf

  • @issyj7048
    @issyj7048 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaha my favorite couples may allah protect you guys videos Shan ok idinko shekenaaya sobadsha please 🥰🥰🥰!

  • @mustafamohamed6598
    @mustafamohamed6598 2 ปีที่แล้ว

    Maasha’allaah

  • @halimoahmed3171
    @halimoahmed3171 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah lovely couples 😍😘❤️❤️❤️