ความคิดเห็น •

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwa aan Akhriyay ❤
    Richest man in bayblyon.
    Think and grow rich
    Rich dad poor dad
    Xaga diintah
    kitabku wa wehelkayga.
    Salaad ba i dhaaftay❤
    Waad mahadsanthy Ustaaad

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah sxb camero nocee ah ayaad muuqaalada ku duubtaa

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade 9 หลายเดือนก่อน +7

    Read today and lead tomorrow ❤
    Jazakallah khayr Teacher

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน +1

      Best of luck

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 หลายเดือนก่อน +4

    Extremely important. aqriskiisa ayaan wadaa think and grow rich

  • @sahanmedia7908
    @sahanmedia7908 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh buugta badankeda waan haysata
    Inta badana waan akhriyay
    Kuwa iga dhimana waan doonan...
    Mahadsanid Macalin❤

  • @Bullale6
    @Bullale6 8 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah!
    buugtan qaar ka mid ah waan akhriyey sida;
    1- Aabe hodan ah iyo aabe soabool ah
    2- Fikir oo hadon noqo.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah jzklh kheyran walaal waxaan joogaa America xagee kaheli karaa buugaagtaan jzklh kheyran

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน +1

      Buugaagta qaar waad ka helaysaa wadanka balse waxa aan filayaa kuwa somaliga ah in somalia uun laga heli doono .cid soo baxaysa ayaad i diran kartaa

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid walaal dhamaantood buugaagtaas waan haystaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid ustd
    dhalinyaro maanka hala dhiso

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wll

  • @suhrasiman2298
    @suhrasiman2298 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad Buugtan badi wan Akhriyay
    Marka inyar laga reeebo Wana Buug runtii aaad uqiiimo Badan ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wl

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wllo

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad

  • @haniaxmed-v3e
    @haniaxmed-v3e 9 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad kutubta taariikhda islaamka kuwa ugu wanaagsan ka soo hadal

  • @Deeqacabdulqaadir
    @Deeqacabdulqaadir 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a shukran

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi 9 หลายเดือนก่อน

    Manshalaah alaah ha ku barakeeyo

  • @AbdinurHaji-d1s
    @AbdinurHaji-d1s 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @souheibhassan9409
    @souheibhassan9409 9 หลายเดือนก่อน +3

    woww teacher keep going

  • @ZiciithinaBatuun
    @ZiciithinaBatuun 9 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wll aad ayaan kuugu mahad celinaynaaa

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla 9 หลายเดือนก่อน +4

    Alx 12 buug ayan aqriyay iyo wax kudhow 5 kale summary goda ama ayago lasoo qulaaseyay .Aqrisku manta nolosheyda ayuu kamid noqday oo malinkan waxba aqrin 1000 suaalod ayaa mankeyga kaguxa.wana cajiib wax lodhigaa majiraan

  • @abdinaasirllah
    @abdinaasirllah 9 หลายเดือนก่อน

    Thanksfor your preparedfor us❤

  • @khadarxasan9426
    @khadarxasan9426 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nin aan aaminsanhy

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 9 หลายเดือนก่อน +1

    Oo me buugi deep work ee aad noo raxasay

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 9 หลายเดือนก่อน +5

    3.Rich dad poor dad
    3.Richest man in the bibila
    3.Atomic habits.
    4. Himiladaada hano.
    5.qoys wNgsan carabi bay ahyd.
    6 surroundin iodelts
    7.think ang grow rich............
    Books i red

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Good

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 8 หลายเดือนก่อน

      1. Rich dad and poor dad
      2. The richest man in baybloon
      3. Think grow and rich
      4. Himiladaada hano
      Buugtaas kawaran inaan sanadkaan akhriyaa rabaaye abaayooy.

  • @abdisamad9294
    @abdisamad9294 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ustaad buug kasta oo aad aqriraday nuxurkiisa manala wadaagi kartaa ama soo koobida buuga mahadsanid❤

  • @haliimosiciid-re6et
    @haliimosiciid-re6et 9 หลายเดือนก่อน

    Wllo talo isii sidee luuqada cusub ku bartaa fadlan ii sheeg❤🎉❤😂❤🎉❤

  • @FatoumaMahamoud-k6p
    @FatoumaMahamoud-k6p 9 หลายเดือนก่อน

    Wsc❤❤❤

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 9 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsnhy ustaad

  • @BisharMI
    @BisharMI 9 หลายเดือนก่อน

    Follow baad sidaan kuheshey kwrn😂. Mahadsanid macalin.❤

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asw ustaad sheekh MCH
    MASHA ALLA
    Mahadsaniid❤❤❤❤
    Faranciiskii ayaa hadhaan.....

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Faransiiska waxba wali kuma akhrin hasanow

    • @hassan2abdourahman451
      @hassan2abdourahman451 9 หลายเดือนก่อน

      @@mubarak_hugur
      Masha ALLA
      Kaftaan ayay ahayd ustaad MCH💯❤️❤️❤️

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 9 หลายเดือนก่อน +1

    Atomic habits wan sugaynayaa sandaka cusub insha Allah

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sifican wiye mubarak kasuhadal side wakhtiga loo save ta

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @fadxyacaaql
    @fadxyacaaql 6 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad mnta camera mxa ka si ah 😂 an kula kaftame

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 8 หลายเดือนก่อน

    Kaas dhaqaalaha dersi gaaban nooga soo saar buugaagtana
    Noo sheeg Mayaalaa Saudi Arabiya

  • @ShireSaid
    @ShireSaid 9 หลายเดือนก่อน

    Xgee laga help karaa bugaagata

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Kuwa somaliga ah wadanka balse kuwa kale meel kasta waad ka heli kartaa

  • @Arjunshorts722
    @Arjunshorts722 9 หลายเดือนก่อน +1

    Pro sidee english ku bara karaa adoo gurigaaga joogo

    • @abdallamahamoud3590
      @abdallamahamoud3590 9 หลายเดือนก่อน +1

      Buugaagta Englishka aqri

    • @Arjunshorts722
      @Arjunshorts722 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdallamahamoud3590 ma aqaan maxa aqriya tlie

  • @souleimanfarah642
    @souleimanfarah642 9 หลายเดือนก่อน

    Fadlan waxan joogaa Djibouti buuggaagtan sideen heli karaaa fadlan iga caawi meesha aan ka dalban karo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Jabuti war kama hayo wll

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad mubarak
    Buuga HORMUUD HABAABAY halkeenka helikaraaisagoo dhamaystiran ama pdf ah
    Waanankaagamahad celinayaa soogudbintaada

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Maktabada buugta somaliga iibiya ka raadi wll

    • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
      @ismaaciilMaxamuud-en6sl 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarak_hugur hye wll

  • @AhmednuurMuhumedabdi-kd7js
    @AhmednuurMuhumedabdi-kd7js 9 หลายเดือนก่อน

    Xagen kalaso xidhidhaa plz iso jawab

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur 9 หลายเดือนก่อน

      Insagram @mubarak_hugur

    • @sidroali2609
      @sidroali2609 9 หลายเดือนก่อน

      Buga ah side anago kala fikir dewan side ku nolana ma na tusi karta ustaad shukran ❤

  • @deeqaalikaar5285
    @deeqaalikaar5285 9 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid walaal