Wallaahi canada waxaa ka nolol fiican soomaaliya, hadii nabadgalyo ay jiri lahayd, dhulkan quruxda badan waxaa dhistey nin rag adiga waxba aan ku dhaaamin, markaad rabtana aad ku shaagto gaal.
english ka wax adag ma'aha hadaaba joogto canada waa lacag la'aan ee dowlada kugu bareysaa hadaa tahay qof ka weyn 19 sano hadaa ka yar tahay 19 sano dugsi sare ee dowlada ku geynee oo lacag la;aan ah
Yes u are good jobs my friends and bring more like this
Edmonton alberta tag oo soo dub
Waxaad ka soo haddashaan qaabka loo xarayto wax barshada Cannada iyo shaqaoooyinka?
Taas baah muhiim ah?
hhhhh aaro nin walan
Asm zxp waan Ku salaamaya markasta hore marka xigta zxp waxaad kasoo hadashaa qaabka ugu fudud ee aad Ku imaan karto dalka canada
Wallaahi canada waxaa ka nolol fiican soomaaliya, hadii nabadgalyo ay jiri lahayd, dhulkan quruxda badan waxaa dhistey nin rag adiga waxba aan ku dhaaamin, markaad rabtana aad ku shaagto gaal.
Masha’Allah !💕
Sxb sxb sxb sxb ilahey magacisa iyo risqigiisa ha ku xad gubbins maxay tahy ilahe kuma wediinayo cida kale yaad katahy
Ma sha alla ❤👍
Waxaan ahay ninwada garanayaa reekoo Bodhan Mr siqiiro waa ninciidale ah gaar Ayaan bahadhamal abbaaha angayaa dhalnay abti iyo inaadeerbaa
Waar yaa care, waxa iigu kaadanbaysay markii, aad kunoolatday hargaisa gaar Haan xaafda kaalintaa sudeedaad
Gaadhigii, cadaa maharaynaysaa,ee barigii kuladhacay,berbere waxa,xasuustaa
❤👏🏻👏🏻
Qof 25000 lagaso bixiyey hadana Africa laga biilayo 2sano igatag dheh meesha waxba mayaalaan
Asc walal why highway u lugaynaysan
Asc sideen kula so xiriira wll
shegotube@gmail.com igala soo xiriir insha'alah. Mahadsanid
@@shegomedia wallo whtspkaga na siin karta sababto ah kan wx kma fahmayo
Alberta ayaa idinka wadooyin waaweyn
Runtii waa talo wangsan in qofku waxbarasho ama xirfad barto
👏🏻👏🏻
Maa caaydhii ayaa ku soo dhaacdaay 740$ . Waan joognaa CANADA waaqtii sidaa loo dheex mushaahoo maa jiirtoo😅😅😅😅😅
waaw❤
Walolo mayga cawiin gruob 5 dad ixareya
France ka soo hadla wllo
Welcome hajji 🫡
English ma.aqani shaqana waa rawa ee meel shaqo laga helo iisoo sheg adigo mahadsan
english ka wax adag ma'aha hadaaba joogto canada waa lacag la'aan ee dowlada kugu bareysaa hadaa tahay qof ka weyn 19 sano hadaa ka yar tahay 19 sano dugsi sare ee dowlada ku geynee oo lacag la;aan ah
Pourquoi vous insultez,vous étiez mes frères
Somali maryolay😅😅
Waar ninkii mahadkawaran iyo abshirba iyo inantii walaalo iyo hooyaba iyo ninkii habarwadaaga ahaydayn ee idinlajoogay barigii mrkaysee
Wd mahadsantin mesha malaga xamaalankaraa
Beenaleeh waaxbaa daadkii indhaa lahaa ee reer afrikaa haa waaliin .Meshaan waxbaa maa jiraan .