kheyraadka Somaliaya Dunidii oo Dhan baa la Yaaban Turkiga Waxaa lagu Cadaadinaya Inuu Iska dhaafo !

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 59

  • @abdifarah6336
    @abdifarah6336 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Warunta wlhi

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahow noo hiili ale ayaa noo maqan

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahey mahad leh

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somaalida xaqa Allah hatuso cadawga alle hakaqabto

  • @MaryanAbukar-g3m
    @MaryanAbukar-g3m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha. ha Naga qabto. Alle. Qabe. Maqofe.

  • @dalmaryasiin1030
    @dalmaryasiin1030 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali. Soomaali baa leh

  • @FutoXar
    @FutoXar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waligay baan ogaa xitaa ciida dheeman iyo dahab baa ka buuxa

  • @MaxamedMukhtar-k7d
    @MaxamedMukhtar-k7d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahy soomalia barakee

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahay ba somlia u hiindoona insha all❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    asc good boy .go head.hor u soc

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 6 นาทีที่ผ่านมา +1

    HANAGA CUNINA DALKENA XASIDOW ISHINA BAXARKA❤🎉

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Non Amerika tkt ok

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mar hore ayaan sheegay in cadowga ugu weyn oo aan leenahay inuu yahay mrykan wax nagu taagan waa isaga oo umada qaarna aruuriyey qaarna kalqeybiyey .allow naga qabo

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha allah ma dhacayso in dib looga laabto meesha la joogo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carabi waxay rabaan in aad dawarsato kuuma .arkaan dad waxay kuu yaqaanaan somali gaajo

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aabsuletly

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay wax lama aha in aan aragno carab na baryeysa

  • @fatimaelmi5360
    @fatimaelmi5360 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow usan gas kani diinta na dhaafin sida carabta🤲🏼. Lakin wan u baahanahay ma rabno in nala dhaco nalaga saxiixdo 60 percent for long time. Allow Salaxu diin Ayuubi na maamula ee wadanka hagajiya na mideeya soomaali kaso dhexsar🤲🏼. Ameen

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa logo talagalay ingodki more mid ka weyn lagu ride Somalia wayo lama rabo in and gadho horumar shacabka somaaliyeed in any gajo lessons baa la rabaa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wixii dowladii dhexe ee soomaaliyed looburburiyey wax kale ma ahayin oo aan ka ahayin in waxa aan haysano in cidlo laga qato. Dadkedana cawan diin la an ah laga dhigo gumaysina lageliyo.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    carabta gaar ahaan Khaliijka ayaa ka danbeeya in somaaliya Alshabaab lagu dhex beero si aan shidaal looga soo saarin.

  • @FarahXussein
    @FarahXussein ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia wa dal hodan ah
    Laskin shacab ma laha

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Well, Somalidu Ragoodii ayaa kuwo halaagmay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa. Caqlixumo way DHADHAALE DULIYA QURMOON MA DAN TAADAAD U JOOJIN ISKU DIR IYO MAAMUL LAISKU DIRO UNBAY AWALBA WADEEN

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    It’s Very sad 😢 Walaahi in dadkeena ay’dalkooda aqoon u’laheyn waxa kheryraad ah ee ka’buuxa keliya waxaanu garaneeynaa Geel&Ari&Ló. 🤷🏽‍♀️🫣

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dadkaaan somalida qabiil baa facooda ka reebay !
    Waa loo diidan yahay guumeysi baa haysto bulshada oo dhan

  • @dalmaryasiin1030
    @dalmaryasiin1030 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalida waxaa nagula.heystaaa dhulkeena diinteena iyo dadnimadeena

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa libaax

  • @JaamacBaashe
    @JaamacBaashe ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada waxaalagahelay helayl sidaceelelwadaamaha lagu d
    Arayo

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya waa laheystaa
    Xalane kuwafadhiyo ayaa
    Haysta khayraadkas soomaaliya kujira cidkasta
    Oo gaalo ahi ama cadowga soomaaliya ahi marabaan
    In soomaaliya dhibatada
    Iyo gaajada kabaxaan shacabka soomaaliyeed
    American kaa kow Ka ah
    Markaa dowlada Larabaa iney go aan horta xasan shiikh laguma aaminkaro
    Sababtoo ah cadowguu ushaqeeya

  • @yusra2501
    @yusra2501 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haday dhacdo xasan waa nacas markaa ma umalaynayo xasan waa wadani

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2 wax ayaa nadeeqa 1= nabad 2= qabiilka oo laciribtiro intaas hadii lahelin waxkale wax mataraan.

  • @yusufabdullahi3745
    @yusufabdullahi3745 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noway, ma iimuuqato midaa, in ay Dowlada Somaliya ay ogolaanayso American ka inkastoo shaydaanka ugu wayn uu yahay hadana wax walba Allah baa kawayn.

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 38 นาทีที่ผ่านมา

    Aniga waxaan ka cabsi qabaa? Dowlada hadey diido inay turkiga ceyriso? Ethiopia & dagaal ayaa NALOO furayaa?

  • @axmedcali403
    @axmedcali403 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasn iyo garuubkisa wadanka halga qabto itan noqo falstiinookal oowadanka lqaadan

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHAADHAAMADAAN WAA LAISKU DIRIN XAASAD WALBA WUU NA LUGAYN bal maxay sheegin haddaysan qodob ma qabsadaa

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    baahida qorsha xumadda eey dhalisay qabqabta iyo qabyaladda xuntaa sxb qeeyraadkeena kale sida dahabka iyo dheemmankaaba kasii badan beeraha kaluunka maka yareeystaan

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 43 นาทีที่ผ่านมา

    Imaaraatka & sacuudiga ayaa ugu daran?

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AQof An Ogeen Majiro Fiir Bada Biriyaga Iyo Xoolah Daka Ah iyo Beer ah Biriga Ganacasiga Dhabada iyo Dha maan Somalia wyn Kharaad Kooda waa xaalahaye 1881 sano La helaye marka le 1960 yaa le Mirakale 1989 Liya mirka 20001

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madax xumo Aya na haysata

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa Didi kara oo kaliya ummada soomaaliyed oo aan midoobin taas oo kaliya ayaa diidi karta ciidkale oo ilahey abuurtay diii karta oo hawar dhashay ma.jiirto ummada soomaaliyed hadi ka baxaan qabyaalada wey gaari karaan barwaaqo iyo baraare iyo bashbash caadifada nin jeclisiga iyo tuugnimada eexada xatooyada wala gaara guul iyo gobo nimo

  • @calidaahirmaxamuud4245
    @calidaahirmaxamuud4245 41 นาทีที่ผ่านมา

    beenbadanaa cawra waa isaga

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dunidu Madii Dana Laakiin Somalia weyn Yaa Ogaleen Dabaa Lahaa Maxa yeelaye Doonalada Ah Waa Inaada ilaashatiid Han Tidaada Somalia weyn Yaa Laga Rabaa Ah iskaa Shadada Cada Waga iska Celiya miyase Ah ??????????????????????????? YAP yap Yap ??????

  • @sm.5191
    @sm.5191 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dhalinyarada soomaliyeed waa ineey wadanka odayasha nagaa qabta xalane halaga saro ajnibta nacala inti xuun ku take qabyalada iska dayaah uf

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dubey iyo sucudiga
    Ogoleyn waayo shidalkoda
    Naga koreeyo keena ayaa hooseeyo ayga shidalkoda u yaraanayaha keena hoos aha ma raban in somaliyo loo so saaro shidaal

  • @axmedcali403
    @axmedcali403 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intii ilahay inositol diro madax weyne daacad ah oo jecl dalka iyo database gaajada ka boxing mayno invader m.xasnan waaigu shubo oo samayso waxaad rabid

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo gurubkisa waa kuwa rabat in ay dalka garsiyan horumar ayaga ayaana kudhiraday hishiis yada masiriga ah somala guul

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War soomaaLiyeey nacaLaa
    idinkuma taaLee
    DhaLkeena aan cadhoowga
    Kadifaacano war kacaaaay
    SoomaaLiyeeey kacaaaaaay
    Oo aan iska ceLini
    Cadhoow yaasha kaLe eh
    1 mareeykanka
    2 EThiopia
    3 Kenya
    4 yahuuda UGUS ee shabaab
    NacaLad haku dacdee
    5 ismaamul goboLeedka
    Soomalilan
    6. Sacuudiga gaaLo caabudka eh
    War soomaaLiyeey kacaaaày
    Oo cadhoow yashaas aan
    iska qabano oon xiriirka ujarno

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daalku wuxu ka dhaqaqiiwayey Dad aan dawladnomo garanaayan oo xukunkii laga kariwayey , iyo argagixiso afduubo dawlado shosheeyee wataan iyo Qabiil Qaranlaga dhiigay, iyo shaatii diimeed Been-beena? Waxkasto som lagaheela Som malahaa ee dadkale markay dhulkan qabsadaan baaleeh hantiidaa ee hacawaryiin xoolaha dadka 😄✅?

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This is fe false why we are always hungry if we have more petrol why we begging the other countries i this somali dreams

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    adeer Ilahay haydiin barakeyo ee somaliland ka fuqaa qadaad waayeenay😂😂

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkiga Waa tuugo intii loo qoondeyey 3 jibaar ayey xadaan

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ayga dhan aa tuug eh America ugu weeyn tuugnimadu

  • @ABDALLAHIsmael-h5x
    @ABDALLAHIsmael-h5x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nac nac looma bahna ama wixiina la soo baxa ama qiyaamuhu haydunku dhaco somaliya shidaal baa leedahay maryooley dad intey habeenki lawada mirqaamo subixiina hawo been aha looma bahanailmaadeeryaal😂

  • @dalmaryasiin1030
    @dalmaryasiin1030 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    S O.M A L I ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤