Xilka qaadista Qoor Qoor iyo qubanaha Dahir Alasow socdaalka Garowe iyo Kismaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Xilka qaadista Qoor Qoor iyo qubanaha Dahir Alasow -socdaalka Garowe iyo Kismaayo

ความคิดเห็น • 239

  • @TheAbdullahi305
    @TheAbdullahi305 3 ปีที่แล้ว +14

    War this guys he speaks non sense . Aniga waa majeerteen and my wife habargir. No more qaabiil we need peace and prosperity . So please somali is better than qaabiil. No more non sense

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahir kaas mana matalo nin Xaarmaajo u shaqeeya kuma quus qato Qayre masha la marsiiye sidiuu ugu shaqaynaye & hadana saxiibtinimadii xataa wuu ku sharfe waaye Xaarmaajo waa dhurwaay hilbo ku aamino

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh wax farxad leh baan noo shegtay kheyer alha ku sheego Daahir

  • @dahirdejiyeofficiall4353
    @dahirdejiyeofficiall4353 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahey dartiisa sabisgaraad iisaar wll adigoo mahad

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahir waa runta , Dhulbahanta waxay noqodeen Xaabo Mareexaan Dabka ku shubtey. Well done👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva Legend Dahir calasow

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac5193 3 ปีที่แล้ว +5

    Daahir.qoor.qoor.waa.in.aad.raacdaa.waa.adeerkaa.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🤘🤘🤘🤟🤟🤟✌️

  • @jabriilcabdulqaadir5328
    @jabriilcabdulqaadir5328 3 ปีที่แล้ว

    ok abti. hakabixin shaqada guuleydo. abti waankutaageer sanahay abti mcne guuleyso waligaa

  • @wadanigadhabtaah683
    @wadanigadhabtaah683 3 ปีที่แล้ว +1

    Awowe mudaradkii dhicisow xagee dhanka lorari. Viva Farmaajo hore usoco.

  • @cabdirashiiddubbad2611
    @cabdirashiiddubbad2611 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc daahir csow walal kashaqeey maslaxadda umada somaliyed iska daa qaliil faa iido ma laha shantaada waqti tuko astaqfaarta badi intaas alha nagu anfaco dhamanten insha alaah

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali waa mid daahirow hadii qabiil laysku taageerayo #Puntland & #Jubaland baa farmaajo taageeri lahaa balse meesha waxaa laysku hayaa dalka aynu iibsano & dalka aynu dhisno

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir
    Warkaagu Ha is qabto
    Tan Kale
    Waxas wax ka Weyn ayaa noo yaal caawa
    Qaraxa Gaalkacyo
    Oo tifa Tiran keen
    Hawshaada Qabso
    Rooble meel noo Dhig
    Caawa please

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +2

    Daahir calasoow waa halyeey laakiin hataageerin nin soomaali qalad ka galay oo wiilasheena qaaligaa dilay waa khaire intaas baan kuugu racsanayn

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 ปีที่แล้ว +2

    QAYRE WUU DIIDAY INUU SAXIIXO DEKADA GARACAD IYO FARMAJO BA PUNTLAND IYAGAA DHISTAY OO ISKUTASHADAY MARKA ISKU TASHADA CIDI IDINKAMA LABCAGBADNA.

  • @shamsah2219
    @shamsah2219 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir dokhomada hawiye dhamaan waxyar mahee kuwa kale waa isku mid riswaarah Rooble iley Cumar finish iyo kan haysta hirshaeel waa ku dokhomo nimankan lakiin waxaanu haysanas rag kale oo kaficani inshalah ayaan haysanaa ilaah hanio dhaafo

  • @ruqiyahassan523
    @ruqiyahassan523 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi you make me life wa udhameysay qoorta gareen

  • @abdullahiali1491
    @abdullahiali1491 3 ปีที่แล้ว +1

    (1) Xilligii madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxaa lagu xasuustaa in uu dhidibada u aasay Dawlad soomaaliyeed, isla-markaasna uu keenay dawladdii soomaaliyeed magaalada Muqdisho, waxaana uu dhul badan ka qabsaday maxkamadihii.
    (2) Xilligii madaxweyne Shiikh Shariif waxaa lagu xasuustaa in uu dawladdii soomaaliyeed uu ka saaray Ku-meelgaarnimadii, isagoona suurtageliyey in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashadii madaxtinimada soomaaliyeed.
    (3) Xilligii madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxaa lagu xasuustaa in uu ku guuleystay in uu dhiso Maamul Goboleedyadii sidoo kale waxa uu dib u soo celiyey Dawladnimadii soomaaliyeed isaga oo hagaajiyey xiriirkii arimaha dibadda soomaaliyeed.
    (4) Xilligii madaxweyne Farmaajo waxaa lagu xasuusan doonaa:-
    - In uu 5,000 oo dhalinyaro soomaaliyeed inuu min $100 Doolar u qeybiyey si ay "facebook"-yada uga faaniyaan waxaana loo bixiyey dhalinyaradaas uu Farmaajo marinhaabiyey Cayayaankii Baraha Bulshada (CBB),
    - waxaa kaloo lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu gumaaday ama xasuuqay dadkii shacabka ahaa ee Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeedka isagoo u adeegsaday ciidamo itoobiyaan ah oo dalka sharci darro ku soo galay si uu madaxweyne uu uga dhigo Lafta-Gareen uu Farmaajo abti u yahay, islamarkaasna uu xiray hogaamiyihii ay jeclaayeen dadka reer Koonfur-Galbeed Mukhtaar Rooboow ka-dibna uu ku dhex dilay xabsigii uu ku xirnaa,
    - waxaa kaloo lagu xasuusan doonaa in Farmaajo & Fahad Yaasiin ay xiriir la yeesheen Al-Shabaab si ay ugu gumaadaan shacabka Muqdisho isla-markaasna ay "share" uga qaataan zakada xaaraanta ay Al-Shabaab xooga uga qaadaan shacabka ku nool Muqdisho,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu Galmudug uu laaluush badan ku bixiyey isla-markaadna uu gumaaday dadka reer Galmudug ah, si uu Qoorta-Gareen uu uga dhigo madaxweynaha maqaar-saar ah Dawlad Goboleedka Galmudug,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu ciidamo itoobiyaan iyo soomaali isugu jira u adeegsado Maamul-Goboleedka Jubbaland isla-markaasna uu diyaaradihii ka xanibay maatadii iyo birimageydadii soomaaliyeed ku nooleyd Dawlad Goboleedka Jubbaland ilaa iyo haddana uu dhibaato ku hayo,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in cadawgii soomaaliyeed oo ahaa Itoobiya iyo Ereteriya uu xulafaysi xaaraan la sameysto, baddii soomaaliyeed oo 533 Km u saxiixay Abbiy Axmed si Itoobiya iyo Ereteriya ciidamo malaayiin tiradooda ay tahay ay u soo siiyaan Farmaajo ka dibna soomaali weyn inqilaab dhiig fara-badan ku daato uu ugu qabsado Soomaaliya, taasna waxaa kuu caddeynaya in Itoobiya ay soo iibsatay lix markab oo badda laba ka mid ahna ay gujjis tahay, islamarkaasna ciidamo badeed uu sameystay Abbiy Axmed,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu Cali Guudlaawe ku bixiyey laaluush fara-badan si uu uga dhigo Cali Guudlaawe madaxweyne maqaar-saar ah hadana ama wakhtigaan xaadirka ah ay jabhad xaq-u-dirir ah ka sameysmatay Dawlad Goboleedka Hirshabeelle oo uu hogaaminayo General Xuud
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in deeqihii loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee dalka soomaaliya uu jeebka ku shubtay markii laga reebo wuxuu laaluush iyo isku-dirka umadda soomaaliyeed ku bixiyo maahee isagoo adeegsanaya ama ku awrkacsanaya magaca Daarood iyo wadaninimo been ah oo afka baarkiisa ah,
    -Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu Qalbi-Dhagax oo halyeey soomaaliyeed ah uu u dhiibay cadaw soomaaliyeed oo itoobiyaan ah weliba uu ku yiri dila oo i dhaafiya ceebtiisa yeeysan igu soo noqonine,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in wakhtigaan xaadirka uu doonayo ama ku hawlan yahay in uu boobo doorashooyinkii soomaaliyeed oo xorta iyo xalaasha ahaa
    - Waxaa lagu xasuusan Farmaajo markii Farmaajo adeerkii Maxamed Siyaad Barre uu wadankaan ka huriye colaado dagaalo sokeeye ah wadankii keliya ee aan deriska ahayn ee noo hiiliyey oo dadkeenii ku soo dhoweeyey dalkoodii oo maanta hantida ugu badan ee soomaaliyeed ay dhex taalo waxaan ka hadlayaa dalka Kenya e, in uu xiriirka u jaray isagoo eeganaya dano shakhsiyadeed ee ah markeey dawladda Kenya ay ka diiday in ay ka ogolaato in ay la gumaadaan umadda soomaaliyeed sida ay uga yeeshay uguna dhiirigelisay itoobiya iyo ereteriya in ay la garab-istaagaan in Farmaajo in ay la xasuuqaan umadda soomaaliyeed markuu dhaco "mandate"-ka dastuurka federaalka ah ee qabyada ah ee ku aadan bisha December "27"-keeda 2020,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in Urur dhan oo muddo dheer u dagaalamayey xornimo-u-dirirka umadda soomaaliyeed ee ku nool Jig-Jiga uu maanta ku daray argagixisada caalamiga ah isagoo waji ka sameysanaya cadaw soomaaliyeed Abbiy Axmed oo itoobiyaan ah,
    - Waxaa lagu xasuusan doonaa Farmaajo in uu gumaaday dhalinyaro soomaaliyeed aan waxba galabsan oo weliba kabahoodii ku aasay dhalinyaradaas oo ilaalo u ahaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
    Ninkaan la yiraahdo Farmaajo markuu sida baadda ah uu ugu saxiixay badda soomaaliya Abbiy Axmed isla-markaasna Farmaajo uu xulafaysi xaaraan ah la sameystay Abbiy Axmed iyo Afwerki ayaa waxay ka dhaadhiciyeen Abbiy Axmed iyo Afwerki in Farmaajo uu sugo December "27"-keeda inta laga gaarayo si uu dhaco "mandate"-kii dastuurkii soomaaliyeed ee qabyada ahaa ee ku salaysnaa nidaamka federaalismka ah, ka dibna ay siin doonaan Farmaajo ciidamo malaayiin ah oo itoobiyaan iyo ereteriyaan ah isugu jira si inqilaab military ah oo dhiig fara-badan ku daato soomaaliya ay ugu qabtaan Farmaajo sidii adeerkiis Maxamed Siyaad oo kale uu dalka soomaaliya uu ugu qabsaday inqilaab "military" aan dhiig ku daadan, isla-markaasna uu Siyaad Barre ku haystay dalka soomaaliya "21"-sano iyadoo wadanka uusan lahayn wax dastuur ah, wadanka badbaado ayuu u baahan yahay, soomaaliyeey hurdada ka kaca, anigu ma qabo ra'yi ahaan in la sugo inta laga gaarayo December "27"-keeda, ninkaan Farmaajo la yiraahdi gebi ahaanba waa ku talagalay in wadan la yiraahdo soomaaliya federaal ah in aysan ka dambeeynin

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa Farmaajo ma aha Madaxwayne . Mana istaahili in la qiimeeyo.

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 ปีที่แล้ว

    Daahir walaalow runta saa usheegto waan jeclahay ilaahey cimriga ilaahey ha kuu dheereeyo

  • @gamaalise3740
    @gamaalise3740 3 ปีที่แล้ว +4

    300 boqol ookun ma lacagbaa hawiyana lacagbaa sharaftii iyo karaamadii ka qaaday

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar9800 3 ปีที่แล้ว +2

    Dahirow amad sirantahay dani umalenmayo in farmajo ow inoga fican yahay ee ebow balentenu waa isku tashi ee tas ku dadalay qoladina war bahinta in kasto kuwi xamar ey ad udhban yihin mida kale abagal cidankisa waxow joga cel macan ee ki habar gidir aya laga raba halka ow ku sugan yahay iyo farmajo hadi ad abgaal kaliya ugu simi rabtan oo ey habar gidir inteda badan ey ku qanacsanyihin raisulwasare la helow ebow farmajo dorasho xaq eh ma ogolo dagal ayow diyar u yahay ee balantenu waa 2/8/2021/mida kale an iska deyno walalkey kaliya ayan ka adkahay

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 3 ปีที่แล้ว

      Saxiix wll hg waa garabkina ma dhaceyso in abgal an ku firsano dagalka u farmajo ku hayo madaxdeni hore surta galna ma noqoneyso mana dhicin in an dagal ku firsano walalahen abgal osman

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer Muqdisho ragooda madaxda eh halkaa dhigay wadooyika laga xirayo Xaarmaajo ragii isi soo sharaxaaye ayuu ugu layahay waa mucaarad Hawiye haduu isi soo sharaxo waa mucaarad ayagii ba animals oo kale loo la dhaqmaya ayagana isku kanay hore loo yiri lax kasta shilinka ay is dhitaa lagu gowracaa waad aragtan Xaarmaajo uma dhawaa karo Siciid Abdullahi Dani & Ahmed Madoobe oo leh hala isoo barbaryo Xaarmaajo reer muqdidho wuu arkooday askarta & Milatiriga markuu aad u badinaaye oo quudsinaye waa ugu tala galay afgambis askari kasta aduunka joogan kuwa ugu jahilsan ayaa askar noqsta even wadamadaan gaalo I’m sorry 😐 reer Muqdisho raga madaxda Muqdisho haday markaan lesson ku qaadan waligood lesson dambe uma harin Viva reer Muqdisho

  • @aliabdiahmed3745
    @aliabdiahmed3745 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninku wa Qoor Qoor waa saleeebaan ogow waa farax Ee ogow
    Langaab habar gidir ah sacad ah
    Reer xaaji saleebaan kuma soo dag dagi Karo waa na taqaanane
    Dadkas kale hadalka u sheeg
    Bal Galmudug Beesha sacad ayaa hoyadii gidirey uga dhimatay miya kursiga
    Warya meel inaga firiso qasab ayaa lagugu taliya haddii hormarka iyo wanaaga socda aad diido waa qasab waliba sanduule ah
    Dahir calasow ogoow reer lagu soo dag dagi Karo in u saleebaan aheen
    Sidaa aad u og tahay wadkii ku dili lahaa ayaad u og tahay in reer xaaji saleebaan ciyaar ciyaar wax loga qaadi kariin iyo af iska dhuusaya

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 3 ปีที่แล้ว +5

    LABADAAN TUUG WAA IN DEGDEG LAGU DHAAFIYO HAWIYE SIDA CUMAR ILEEY DUQA XAMAR DIB U DHIGAY IYO XUNDUBEEY WASIIRKA CADAALAD DARADA WAA XAYAWAANO WAANA JIRAAN KUWO KALE OO JIRAN OO DHUUNI RAACYO AH UF.

    • @cabdiraxmanyasin8115
      @cabdiraxmanyasin8115 3 ปีที่แล้ว

      ASC MR DAAHIR CABDULLE CALASOOW BOOWE JIMCA WANAAGSAN WAXAA LA YIDHI RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG CASHO DIID IYO QOORTA GAREEN RUNTII WAS LAGU KHASAAREY REER GALMUDUG SIDAN ALLAHA U DHAAMO AAMIIN

    • @cabdiraxmanyasin8115
      @cabdiraxmanyasin8115 3 ปีที่แล้ว

      ASC MR DAAHIR CABDULLE CALASOOW BOOWE MARNA WAA CASHO DIID MARNA WAA QOORTA GAREEN MAXAA WAX DHAAMA LOO WAAYEY AAWEY WAXGARADKII AQOONYAHANADII IYO ODOYAASHII QIIMAHA LAHAA EE REER GALMUDUG ALLOOW SIDA U DHAAN REER GALMUDUG AAMIIN AAMIIN

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 3 ปีที่แล้ว

      a s c abayo kuwaas kaliya ma aragta kuwa ka sii liitaba joogo mise wax kale jira kuwaan dahir calasow ma uu jedid hawiye oo dhan waa ugu shuba ee an sariiraha hoostada galno daahir socdaal awry ceeb ala.ha usturo hawiye walahi iney iska amusan aya ugu qeyr ninkaan waa umasan yahey oo hawlahiisa wataan hawiye maxaa u diidey xoig fakfakad ceebtiina ala ha usturo

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 3 ปีที่แล้ว +1

      Calaacal badanee

  • @aasiyoaxmed6216
    @aasiyoaxmed6216 3 ปีที่แล้ว

    Xoolo waa qof waalan yaahuu daahir alasoow yaa dhegaysanaaya qofkan yar ee waalan oo iska nacnac leh

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว

    Risulwasaare casho diid saraakiil galmudug qiimo kuleh galaaftay allaah u naxariisto inta ku dhimatay gaalkacyo amiin

  • @hawadahir8082
    @hawadahir8082 3 ปีที่แล้ว +2

    Dahir waad fashilantay 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @sumayocumar2080
    @sumayocumar2080 3 ปีที่แล้ว

    Daahirow sxb waan u adkeeysan lanahay beentaada sxb Iska bridal qaabkaan aad beenta usoo tabineeyso

  • @AhmedMohamed-vc2mw
    @AhmedMohamed-vc2mw 3 ปีที่แล้ว

    Thank u abti.

  • @artanofficial4332
    @artanofficial4332 3 ปีที่แล้ว

    Dhahir aloosow jir ee Goog

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 3 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gabanimo dahir

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 3 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN DHAARTA ISKA YAREE ALLAH YAA KUGULA XISAABTAMMI

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 3 ปีที่แล้ว +1

    Why does this men like to create incitement of hate between people. He loves the idea bloodshed by somali people no other solution.

  • @abdikadirhassan1343
    @abdikadirhassan1343 3 ปีที่แล้ว

    Thnks dahir alasow nairobi

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 ปีที่แล้ว

    Yaa huu yaa huu

  • @wadaniwadani8523
    @wadaniwadani8523 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir qarixii xog nagasii

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +2

    Khaire waa digtatoor kale oo farmaajo ka siidaran digtatoor

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 ปีที่แล้ว +2

    Dahirow colada jooji (illahay kabaq)
    Uma bahnin qabyalad wa wixii wadankena burburiyey.

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 3 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante Maxamed Siyaad ay u shaqeyn jireen hadana Farmaajo

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 ปีที่แล้ว +3

    Yas allah maxad runta sheegtay hawiy kaliya aya cashurta laga qadah waa sax noolow waliga cadwgaga oo dhan haqabo

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 ปีที่แล้ว +4

    Daahir Ciyaalka Xaafadaa Noqotee Hanagu Soo Dhisin Miyaa Taagantahay😂😅🤣

  • @jabriilcabdulqaadir5328
    @jabriilcabdulqaadir5328 3 ปีที่แล้ว

    hambalyo abti

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 3 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa jira eecadawgooda umidooba ilaahow idinka dhig farmjo wuujaby donne

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar9800 3 ปีที่แล้ว +1

    ebow mida kale farmajo wa shan daqiqo la dagalankisa ee hadhow anaga ya laisku ken dirin hadi aa nahay abagal iyo habar gidir tasne si cadalad eh mar kaste uga hadal kher alaha ku siyee farmajone xog kuma jogi karo ee sharci aya mesha ku hayo hada ila laga garayo 8/2/2021

  • @hoyosamatar2354
    @hoyosamatar2354 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo kuma yaqaano.
    Umadda amaan ha kaa hesho. Fidnada adigoo urub joga

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 ปีที่แล้ว

    Daahir waa run sheeg dadka dhibaato wada iyo tuugada maqariyo ajar ayaad kahelaysaa daahirow udood dadka dhiban

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 3 ปีที่แล้ว +1

    Afbiijaaale yaa ku baray habargidirnimada
    Dad waxaa ugu liita adoo kale

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 ปีที่แล้ว +2

    I love you brother alot always you tell your family true I believe what are you believe hawiye they are feeling painfully it enough

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoor qoor guul

  • @abdiabdulle8629
    @abdiabdulle8629 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahirow qoor qoor haduu nin sacada ahaan lahaa ama lacag kusiinlahaa waa iska dhaafi lahayd ceeb waye ka leexo ninkas

    • @yusufdirie1045
      @yusufdirie1045 3 ปีที่แล้ว +1

      Raisul wasaaraha yaa weeye asagu sacad mahan muuuu qabiil ku raaco

  • @hoyosamatar2354
    @hoyosamatar2354 3 ปีที่แล้ว +1

    War farmajo meel umasocdo kuwa aad shegeyso gacanbir aa lagu soo qabanaa qaran dumis oo dhan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaarta farmaajo dhaariyay ma inuu dadkiisa iyo dakiisa qayaano waryaa is noolee waxaa adeer kuu ahaay caydiid garaad iyo cabdulaahi ciise

  • @codkasomalia4721
    @codkasomalia4721 3 ปีที่แล้ว

    DAAHIROW RAYSALWASAARUHU MA LACAG BAAD KA WAYDAY, WAY SOO DHAMAAATAY AFMIINSHAARNIMO UMMADDA LAGU SHAXAADO, SHIKH XASAN DAAHIR IYO HORMUUD AYAYNU OGAYN ODIGOO CAAYA OO LACAG KARABA, ADIGOO KHAYRE CAAYAYA OO LACAG KADOONAYO AYAYNU OGEYN, ADEER ALLA HA KUSOO URURIYO, KADAAB, WAA ADIGII LAHAA FARMAAJO NIN HABARGIDIR AH RAYSAL WASAARE HA KADHIGO, MARKII KHAYRE UMAGACAABAY AYAAD BILOWDAY BEESO HA LA ISIIYO,I IYO MURURSADE MURURSADE MAGEYAAN RWASAARE,

  • @bashiiraxmed284
    @bashiiraxmed284 3 ปีที่แล้ว

    Dahir far majo washiq calim ah

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

    Daahir taa waad la waydey dhulbahante haduu danab haysto ciidankiisu maaha dhulbahante
    Waa Somali oo dhan ..dhulbahante haduu dagaal rabo meesha uga baahani waa lascanod

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahirow moshinka aad sheegtit ma adiga haaya sxb qabil qaran aya kafcn ee ogow qorqoor waa qaran doon ee qabil doon ma ahan , inta qaranka jacayl Like ii Saar

  • @nafisobaxsanofficial7330
    @nafisobaxsanofficial7330 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadhaqleeyso saaxiib

  • @abdullahiali1491
    @abdullahiali1491 3 ปีที่แล้ว

    Maanta waxaan qirayaa soomaalida dhabta ah ee jirta soomaaliya in ay yihiin Hawiye, wax badan Hawiye waxaa la oran jirey dawladnimo ma rabaan laakiin maanta waxaa cadaatay in Hawiye ay yihiin qowmiyadda keliya ee soomaaliyeed ee u bislaaday dawladnimada saa waxay u dulqaateen wuxuushkaan Farmaajo ay leeyihiin, oo maalin walba reer abtigeey Hawiye uu ku dhex gumaadayo Muqdisho gudaheeda isaga iyo Fahad Yaasiin iyagoo u adeegsanaya argagixisada Al-Shabaab oo maalin keliya ay ku dhimatay 1,200 oo qof Zoope, waddooyinkana uu ka xiray shacabka maatada ah ee u nugul dhibaatada, cashuurta uu ka qaado reer Abtigeey Hawiye oo keliya, wiilasha Hawiye intuu askarta dhigay oo u adeegsanayo dadkoodii, wakhtigaan xaadirka uu rabo in uu wiilasha Hawiye oo ubaxii soomaaliyeed ah in uu geeyo xuduuda Kenya uu rabo in uu kala yareeyo, isla-markaasna madaxda Hawiye ee hadda joogo in uu ka dhigo madaxweynayaal maqaar saar ah ee dawlad goboleedyada Hawiye, madaxweynayaashii Hawiye dalkaan soomaaliya soo gaarsiiyey dawladnimada soomaaliyee uu bahdilayo, cabburinayo isla-markaasna siyaasi Hawiye ah oo la yiraahdo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wiilashii uu adeerka u ahaa oo ilaalada u ahaa intuu xasuuqay haddana kabahoodii ku aasay, walaahi waa ooyaa dhibaatada markaan soo xusuusto dhibaatada uu reer abtigeey Hawiye ku hayo, balse reer abtigeey waxaan leeyahay lax walba shilalka is dhigto ayaa lagu qalaa idinkaa bahdilkaas iyo daciifnimadaas is-baday heeryada iska qaada oo damiirku ha shaqeeyo oo cadawgaan wuxuushka ah ee Farmaajo iska qabta oo is-xoreeya yuusan addoon idinka dhiganine, abtiyaal dawlad goboleedyadeena ee Daaroodka ah mid qaadanayo ma jirto dullinimadaas aad idinku aqbasheen, meesha iska qaada abtiyaal, walaahi waan idin jeclahay, abtiyaaloow inaga haddaan nahay Majeerteen ha noo qabanina lug-gooyada ay Mareexaan idinku hayaan, run ahaantii Puntland aad iyo aad beey uga xun tahay dhibaatada iyo hagardaamada uu idinku hayo Farmaajo, waxaadse reer Abtigeygiyoow ogaataan dagaaladii sokeeye ee Daaroodka iyo Hawiye ee 1991 waxaa sababay waa Mareexaan, inaga xitaa oo Majeerteen ah waa ina gumaadeen, Hawiyana waxay noola dagaalameen magaca Daarood, sababtoo ah Hawiye Daarood ma kala aqoon haddana waxba hala yaabin wuxuushkaan Farmaajo ah qabiilkiisa oo dhan ayaa aaminsan in Hawiye ay gumeystaan oo gun dhigaan, abtiyaal idinka madaxdiina caado qaatayaal ayey u badan yihiin, abtiyaal damiirkiinu ha shaqeeyo madaxda Hawiye waa in aad ku fara adeegtaan in uu metelo danaha umadda Hawiye, taas ma la idinka heli karaa, abtiyaal inaga Puntland ahaan waagii Shiikh Shariif uu Farmaajo ka dhigay Ra'iisul Wasaare ka dawladda Puntland raali kama ahayn Puntland-na weey la dagaalameen si ay uga tuuri lahaayeen xilka Ra'iisul Wasaaranimo Farmaajo uu Shiikh Shariif uu u magacaabay, waana ku guuleysannay in aan ka tuurno xilkii uu u magacaabay Ra'iisul Wasaarnimada uu Shiikh Shariif uu u magacabay Farmaajo, sababtoo ah waan ogeyn dhibaatada soo socota oo ay ku lug leeyihiin Mareexaan, abtiyaal aaway Qeylo-Dhaan kuwii Mareexaanka ahaa ee Ciyaar-Jecel, soomaali weyn waxaa dhibaato kuwada waa Mareexaan, Daaroodka kala barta abtiyaaloow, Mareexaan waa cadaw soomaaliyeed, ogaada😭😭😭😭😭😭😭

  • @togsan1833
    @togsan1833 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahir, waa sax, waa, bahdil an, yihiin cidaas

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Mareexaan asagay waar diyeeyaan dhulbahante waaye kuwa muqdisho lagu daadiyay war dhulbahante maxaa ka siya

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      Naayaa cuqdad baad qabtaa dhulbahante maxaa xamar ka yaal beenleey .

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      Reeraha dhulbahante neceb waanu naqaan ee waxaa fidinaya

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 3 ปีที่แล้ว

    Guulysta🌳🌳🌳🌳🌳kujira ilaahy haidinkadhigo wall midooba

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wariye sare dahir calasow noolow

  • @shamsoali2795
    @shamsoali2795 3 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @roboatteyeh7956
    @roboatteyeh7956 3 ปีที่แล้ว

    WAA ÒROMODI AAN AFKA SOOMAALIGA BAARNAY. FUTADA QORI LA'INIGA GAALIN.

  • @halimoabdullahi5463
    @halimoabdullahi5463 3 ปีที่แล้ว +2

    Noolow Daahir Alasow noolow qoorta gareen ha baxo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Hg ma habaar baa kugu dhacay maxay yihiin qoor qoor iyo rooble nadhaafi ya

  • @haldorduumar7246
    @haldorduumar7246 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @aliumar2561
    @aliumar2561 3 ปีที่แล้ว

    I WANT TO ASK DHAAHIR CALASOOW. ABOUT HORMUUDTEL, HORMUUD WAAT CAAYIJIRTAY LAAKIN LABADAN BIRI MA CAAYSID EE MAXAA JIYO , MAKU LAA LUUSHEEN.
    INLEEN SIDAAN OO KALE DAHABSHIIL AYAAD WAX UGA SHEEGI JIRTAY, EE MAXAA ISBADALAY.
    DHAAHIROOW IGA DHABA GEEY ARINTAAS

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 ปีที่แล้ว

    Waan taageeraa daahir calasow waa halyey soomaaliyeed aad ayaan kuu taageera waxaad ka hadashaa xaqiiqda iyo wixii ka jira dalka boqor baad tahay farmaajo la arag xasan xoolo la arag sh shariif la arag lakiin daahir calasow waa boqor boqor dhalay runta ayuu ka hadlaa war soomaaliyeey ogaada. Kenya nacalaa sanka dhuudhi ku yaal badii somalia ayay qaateen.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Rooble iyo khaire maxay isdhaamaan

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 3 ปีที่แล้ว +1

    Dahir alasow farmjo waa dead man walking ee iska daa kuwa indhahala

  • @farahali5134
    @farahali5134 3 ปีที่แล้ว +1

    farmago waa lagu khasaaray

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 ปีที่แล้ว +4

    Horta dhulbahante maxoow mugdisho karabaa suaal iyo jawaab

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 3 ปีที่แล้ว

      Waa calooshood u shaqeystayaal

    • @qadrohilowle8366
      @qadrohilowle8366 3 ปีที่แล้ว

      @@saybahmed1504 saxiix caloshod u shaqeyste mel xun baa u danbeysa dhulbahantana waa sidaas

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 ปีที่แล้ว

    Maandhow hawiye maanan Diran maanta ka horoow

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว

    Qoorqoor waxow Fac ku yahay, Suud iyo Futashaar Lacag aa shaqaynayso waa lagu Shubtay Duqa, tan kale warku u kala Gudbiya Madaxda Odayaasha Dhalinyarada waxow ku Fiican yahay Ruufiyanimad isku dirka Dadka qoor qoor waxanow ahayn ow Farmaajo ka dhigyey.

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 3 ปีที่แล้ว +2

    Daahir calasow ilaahey haku xafido runtaa ka hadashaa umadda qaarkoodna runtey kugu nacayaan

  • @aelmi2825
    @aelmi2825 3 ปีที่แล้ว

    Daahir watkii xalay kan isma lehee
    Xaa dhacay

  • @khadrahassan9002
    @khadrahassan9002 3 ปีที่แล้ว +3

    Dahi calaso noloow I'm dhulbahante ilov you so much

    • @mowlidfarahguureofficial5915
      @mowlidfarahguureofficial5915 3 ปีที่แล้ว

      Askari jiifaa😅😅

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan lacag ku shubo waa bilaa qadiyad rerkaasi🤭

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhuuni raac bila qadiyad ah kol hargeysa ka cashe kolna garowe kolna muqdisho isgooyada xiro

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanlibaan5850
      😂😂🤣

    • @horiyo2491
      @horiyo2491 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanlibaan5850 saqajaan cadaw raac kkuwaasi waa Somali ee tigree laga soo xir oohin la fadhi ayaamahaagii dhamaade

  • @alihussein7553
    @alihussein7553 3 ปีที่แล้ว

    inalilaah siduu umada u ikugu dirayey afkii cudur baa kaga dhacay did see sumxanalah

  • @hanyimohamedhusseen7709
    @hanyimohamedhusseen7709 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣⚘👍👍👍

  • @jabriilcabdulqaadir5328
    @jabriilcabdulqaadir5328 3 ปีที่แล้ว

    asc abti waa maxad mire nin aadtahay abtigii oo ay dhashsy ardo geele maxamed xalane ok abti waadku mahad santahay shaqada aad heeydid ok

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 ปีที่แล้ว +4

    Qabiil wa wixii wadankena so babiiyey e illahey ka baq Dahir calasow in ad ka shaqeysid qabiilka marwalba, maxaa kuu diidey wanaga.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 3 ปีที่แล้ว

    Hahaha mansha Allah

  • @codkasomalia4721
    @codkasomalia4721 3 ปีที่แล้ว

    UMMADDA SOOMAALIYEEDEY ILAHAY IDIN ABUURTAAN IDINKU DHAARIYAYE NINKA MADHAN, DAAHIR CALASOW WAKHTIGA II IDINKA LUMINAYO IYO BEENTA UU TH-camKA KU SHAQAYSANAYO, MIYAADAAN DHAGIHIINA IYO WAKHTIGIINU QIIMO IDIIN LAHAYN.

  • @xaliimayar2098
    @xaliimayar2098 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah alow noo danbi dhaaf

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Rooble sacad siciid ba maahan muu noqdo nuucade oo kale xitaa lagama qaadi karo mooshin xitaa lagama keeni karo

  • @siciidshire7246
    @siciidshire7246 3 ปีที่แล้ว

    Buuuuuuuhuuu farmaajo waa landheer landheer dhalya marxaan Maran waa dhulbahante aan hooyda wasee dahir

  • @fartunabukar9764
    @fartunabukar9764 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahaan leenahay

    • @fartunabukar9764
      @fartunabukar9764 3 ปีที่แล้ว

      Waa lagu hagraday ee waxaad u qalantaa madaxwenaha soomaaliya

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 3 ปีที่แล้ว

    Sidee uu ku noqo karaa wasiirka Arimaha gudaha nin mariixaanah??!!!!

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 3 ปีที่แล้ว

    War nacasyahow ragga ka dhexbax-waxaad sheegayso waxay noqdeen nacnac-hadalkaagu waa yaqyaqsi miiran-yaa huba ninkaani inuu reer mudug yahay oo sacad yahay-dadka halkaas dega hadalku micne buu u leeyahay iskamana hadaaqaan,waxaani dhaqan xumaa,ma hoolan baa lagu fara xumeeyey,qof haween ah weeye waxaan daahir la baxay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo down down down down down down down 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @farhiaabdi4365
    @farhiaabdi4365 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa run baad shegtay

  • @adenaydiid145
    @adenaydiid145 3 ปีที่แล้ว +1

    asc kkkkk hawiye wlhi wa dakhy dariiqii caydiid wad Ka leexateen war tashada sida snm

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂Qor_Qor waa lagu dalayaa uun mahane waxba Lagama qaban karo
    Siyaasad kulul iyo taatiko waalan ayuu ciyarayaa Ado soo jeeda ayuu kuu dhameynayaa🤸
    Midna xisaabta ku darsoo ninku waa gawsa isku riix saleban qoslaya oo ilkihiisa LA arkayo😬😁 isaga ayaan ka aragnay

  • @gamaalise3740
    @gamaalise3740 3 ปีที่แล้ว +1

    farmaajo ciyaal suuqnimow idinkula dhaqmayaa

  • @xaqiiq-sheegofficialchanal8872
    @xaqiiq-sheegofficialchanal8872 3 ปีที่แล้ว

    Daahiroow run baaddheegtay dhibaatooyinka farmaajana asaga & inta daba dhillifka u ah ha ogaadeen hawiye inuu hawiyaheey yaqaaneen uu yahay waxeey sameeyeena hawiye uu ka dabaaqtami doonoaadaama farmaajo uu sharcigii & xukunkiisii ku dheellay hawiyana waxaan leeyahay hawiyoow mar hadaad hungoowdeen halbooelaha is gooydeen oo cadow isu hulaabteen ha is daba dhabooliqinee bal aan aragno dhiidhigiina & waxaad dhaxal ka dhigataan ( warkan heeydin deeqo ) waan idin wada sallaamayaa dhamaantiinba ( daahir callasoowna si gaar ahaan u sallaamayaa ) wscww.

  • @calinuur3245
    @calinuur3245 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi ninkan hadal kisa ayaaa jira lkn ani waxan gob jog ahaa ayadoo banadir an balas dhawac sida kacag uga qaten cidanka mesha dhagaxa ladhigay joga malintas ka samra wlhi

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 ปีที่แล้ว

    ANIGU WAAN JECLAHAY SACAD SICIID LAKIIN AMA DAAROOD NOQDA AMA HAWIYE NOQDA MARNA YAA KUMADA AH AYAADLEDAHAY MARNA HAWIYOW BAD KUHAYSA MEEL ADA.

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 3 ปีที่แล้ว

    WARIYE WAA IN UU QABYAALAD NADIIF KA NOQDA